Istanbul waxay ka miiisaaniyad badan tahay Somali oo dhan! Sidee hal magaalo inawga miisaaniyad ..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Istanbul waxay ka miiisaaniyad badan tahay Somali oo dhan! Sidee hal magaalo inawga miisaaniyad badnaatay!

Комментарии • 164

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Год назад +58

    Istanbul ragg ayaa ka dhigtay siday
    Tahay laakiin Qabiil, Tuugo iyo Mooryaan
    Dal kuma dhismo🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭

  • @xamdaaxmedcismaanaxmed
    @xamdaaxmedcismaanaxmed Год назад +16

    M.a Istanbul waxay hargeisa u jeex day wadadii horumarka iyo nadafada waxaan rajaynayaa in maayir C/karim Axmed mooge iyo teamkiisu saas iyo si ka fiican u shaqqyn doonaan ❤

    • @Nimcaaxmadmire-n7t
      @Nimcaaxmadmire-n7t Год назад +1

      Waa hadeenu dadaalno waa gaari karnaa i.a🤲

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +2

      Still magaalo kamid ah Somalia 🇸🇴 ayaad thiin chill down baby 😂😂😭👍🏾

    • @maxamedqm9768
      @maxamedqm9768 Год назад +1

      Shp mar kle dib hano cilin 1991 wixi abayashena io awoowe gashe e ku dhelen shp Jiilka hda jiro wa anaka io dhilin yarada wadanka uu u bahan yhy hda 1 gacan noqono somalia layaqane 1977 wa so cilin karna my pro Qabyalada aan aasno Aan dalkan 30 sano bubursan aan Dhisno shp somaliand io somalia kala ko ooda anaka so cilin karno dhalin yaro aan Wax qabsano 🫡🫡🫡

  • @mahid_ahmed77
    @mahid_ahmed77 Год назад +3

    Hdlkga sarbebtisa allah ha fahansiiyo dalxoreeye, 👏👏keep motivating 🫡shrafi korkga 👑

  • @ilyasmohamed9686
    @ilyasmohamed9686 Год назад +1

    c.raxman umar sxb waad kasoohadashaa iftiminta gobalka gedo guud shaan sxb nooloow tatigeyste❤❤❤❤❤

  • @saabir--hassan9806
    @saabir--hassan9806 Год назад +6

    ilove you istanbul 🇹🇷

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад +16

    🥺 🥺 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @Xamse-lr7cn
    @Xamse-lr7cn Год назад +2

    Waan ku salaamay wll Abdirahmaan

  • @WizzKhaliifa-ub4wz
    @WizzKhaliifa-ub4wz Год назад +7

    Somali alle ha isku xiro🫂

  • @ehmd_dqniel5457
    @ehmd_dqniel5457 Год назад +8

    MAYER abdikariim ahmed mooge ayaa hargeisa inoo ga soo baxay asaga wadada hormarka inoo jeexi insha allah

  • @mohamedmohamud3581
    @mohamedmohamud3581 Год назад +3

    Valued US$349 billion of GDP Istanbul's economy accounts for approx. 40% of Turkey's economy. Istanbul's GDP
    Istanbul kaliya waxay ka dhaqaalo badan tahay kenya tanzania iuganda iyo Somalia oo la isku darey

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +1

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @abdallamohamett1020
    @abdallamohamett1020 Год назад +6

    istanbul🇹🇷 magalo aan wax bdan ka bartay intan ku nolahy

    • @annachannell61
      @annachannell61 Год назад +1

      Abaowe inan imadan raba inte ku iman kataa

    • @abdallamohamett1020
      @abdallamohamett1020 Год назад

      @@annachannell61 abyo ila dhowr qab wad ku iman kartaah dalxiis waxbarsho iyo cafimaad baH

  • @Al-NasriAcademy
    @Al-NasriAcademy 11 месяцев назад +1

    Anagoon Quraanka u laaban oo dastuur ummaaddeed ka dhigan sidan kama baxayno haddii kale calaacasha timo ha kaaga soo baxaan

  • @pukhariabdi847
    @pukhariabdi847 Год назад +3

    Inzhalahh hargeisa ayaa gaadhidoonta istanbul

    • @aliawad9607
      @aliawad9607 Год назад

      Waa hadii maayar Moore loo daayo oo keliya

    • @muminmumatomumato
      @muminmumatomumato Год назад +2

      Qhowmuludland aqhonsigothi dhulbahanta prank ayu kadigay 🤣😂🤣

    • @xuzenkartizame2642
      @xuzenkartizame2642 Год назад

      ​@@muminmumatomumatowaan gariiray iyo wadaadkii khaniiska noqdayba waa daarood😂😂😂😂

  • @shamsadinahmed9234
    @shamsadinahmed9234 Год назад +5

    Malagahelikaraa mudane somaaliyeed oo wadankiisa sida Istanbuul kadhigikara ?
    Jawaabtu waxay utaalaa madaxda wadanka iyo shacabka somaliyeed
    Walaal cabdiraxmaan adna waad mahadsantahay

  • @historypublishers
    @historypublishers Год назад +18

    When you have good mangers and planners change comes! Somalia needs good mangers and good planers and selfless leader who put Somalia interests before profit and nepotism

    • @somaliislamic2460
      @somaliislamic2460 Год назад +4

      ka bilow noloshada oo jooji ku hadalka afafka qalaad, mahadsanid

    • @hassan5896
      @hassan5896 Год назад +1

      ​@@somaliislamic2460uu bartay ee baro

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Mrka koowad wxa ku jiirta gumeeysi maskaxeed ee adiga is xoore mrkaas hadaal

    • @somaliislamic2460
      @somaliislamic2460 Год назад

      @@sHimaaLi_x1 dabcan wll

  • @YahyeMohamed-it1fx
    @YahyeMohamed-it1fx Год назад

    Allah soomali oo dhismatey itus yaa rabi qabyalada allah naga dul qado

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Год назад

    Somalia wxy hormaar gareeysa markuu soo labto MD Farmaajo I.a ❤🇸🇴

    • @raymaabdulkarim6440
      @raymaabdulkarim6440 Год назад

      Kaa haduu hormar garsin lahaa 5 sano oo fadhiya filada somaliya yuu garsiin lahaa ee riyada ka kac😅😅😅

  • @Ubaxii
    @Ubaxii Год назад +1

    Hadii la dhaho nadaafada Istanbul ayaa ka badan miisaanida soomaliya xitaa waan aamini lahaa

  • @SAADSUUBAN
    @SAADSUUBAN Год назад +1

    Hubaal madax xanuun iyo murugo ayaan ka qaadnay dalkeena iyo hogaamiyayaasha Calooshada un ka war qaba..... Allow Hogaan daacada ayaan kaa barinay

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Год назад +1

    Istanbul waa magaalo weyn lkn hal Wasaarad ah oo African ah waliba ayaa ka miisaniyad badan dawlad Ku sheegta soomaaliya oo dhan

  • @Salmaanrashiid
    @Salmaanrashiid Год назад +1

    Isha laa wayne hagaagna sida iyo silamida

  • @zakiaabdullahi9226
    @zakiaabdullahi9226 Год назад +1

    Walaaloow iska daa soomaaliyaa magaalada ISTANBUL WEXEEY KALACAG BADAN TAHAY MASAR OO DHAN IYO SOUTH AFRICA

  • @kaltuumoibrahim240
    @kaltuumoibrahim240 Год назад +2

    D. Faderalka: $977 Million
    Somaliland: $421 Million
    Puntland: $376 Million
    Koonfur galbeed: $320 Million
    Jubaland: $39Million
    Galmudug: $37 Million
    Hirshabeele: $15 Million
    Wadar: $1.9 Billion
    Istanbul waa 4.6 billion
    Somalia intaas so gasho xitaa mamul walba wixiisa asiga aya cuna wana la musuqmaasuqa

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 Год назад +1

      Somaliland markaa ma maxa somalia hoosta ka geliyey 😅

    • @muminmumatomumato
      @muminmumatomumato Год назад +1

      @@zakichamac2561 qhowmuludland aqhonsigothi dhulbahanta prank ayu kadigay 🤣😂🤣

  • @MaryamaIbrahim-vg5yx
    @MaryamaIbrahim-vg5yx 4 месяца назад

    Wadamada hormaray rage ayaa ka dhikaay lkn somalia 🇸🇴 koormee rag heleen 😢😢

  • @rudwaannuurmuuse9528
    @rudwaannuurmuuse9528 Год назад

    Doqon ayaa tahay ee dunida ha na tusin ❤soomaaliya shiila iyo macdan hadaa soosaardoon istaanbuu boorama ayaa caawin doonta 2030

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Wlhi waad iska hadashay 😂😂😂 aduunka oo dhan baa ku oog inay Somalia thy dal fashiilmay sbbto ah mushaharadka dawlada bixiso wxa takuleeya dalaal kleh oo labixiiya musharka 😂😂 tan kleh Somalia gormay laso baxda shidaal waa aduunka oo dhamada wlhi Somalia raajo kama soosocto hormarku wxu noojira inta uu dhaxeeysa cirka iyo dhulka 🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️

    • @aadan_cabdirisaaq-saalax
      @aadan_cabdirisaaq-saalax 6 месяцев назад

      Ma Cid aan ku okay baa jirta inaadn lahayn dal qabiilkaaga iska wado oo iskugu fauna facaa

  • @mohammedhassan2708
    @mohammedhassan2708 Год назад +1

    Wlhi meeshaa waxaa ku cad in ciddi horu Mar rabtaa aan LA hor istaagi karin Erdoğan bilaash 20 Sano Uma Hogaamin turkey long life

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 Год назад +1

    Ma ogtaha gobalka California ee dalka mareynkanka uu ka dad badan yaha dalka Canada/kanada ee ah kan labaad ee dunida ugu weyn marki Ruushka laga yimaado tii ey jirto gobalkan aan ka hadlaayo wuxuu shan jeer ka hodonsan yaha dalka koonfur Afrika ee ugu taagta iyo tukurta roon qaaradan aan ku nool naha ee Africa/Afrika dal walbo horumarkisa wuxuu la egyaha inta dadkiisa aqoontodu la egtaha 😎

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj Год назад

    Adinka waxaad ka hadleeysaan wax kale, iskaba daaye, shirkadda tkeefoonada soo saarta ee Samsung ayaa waxeey ka dhaqaale badantahay, dalalka saudi Arabia, imaaraadka carabta, iyo qadar iyo kuweeyt, hadaba horumarka wuxuu ku xiranyahay dadka dalkaas ku nool sideey u fikiraan

  • @sakariyemohamed314
    @sakariyemohamed314 Год назад +2

    Wuxuunba igu leh maayir cabdikarim axmed mooge io erdogen way isa sawabiyan ama tabtii turkiga ayuu somaliland marinyaa🙈😌

  • @mohamedHaaji114
    @mohamedHaaji114 Год назад

    Isku dad ma dhan yihiin

  • @TheDayib
    @TheDayib Год назад +1

    Intaan inaad dhanto ban u haystay e waqti dhagaysigada kuma dhumiyen hadi shaqada ugufican eed subinkarto noqotay inad Somaliya o Garbadub u xiran Cunaqabatenti ugu dhereed adunka sarantahay wadan aad u hormaray. Walaal Califonia waxay ka mizaniyad badantahay United Kingdom o dhan ee kawaran

    • @malyuunismailshukow7787
      @malyuunismailshukow7787 Год назад

      Anaga maxaa naga galay California danteena aan aqoon sano dhib miyaa tusaale aan ka qaadano oo kaliya Istanbul

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Год назад

      War nio qof in atack garayso laga foicanayahy,
      Tan kale sida hoose ufakaree iska dhaaf muqalka maadan dhamaysan umalaynaa
      Isbadalkaas stanbul kuma imaan dal leh taariiq fog iyo dadka ku nool awgeed tan kale in laisla barbardhigo ma wax xun baa
      Dulucda muqaalka waxa weeye in la helo higaamiye daacad ah wadankiisa dadkiisa wax uqabanaa si loo helana daka waa in la wacyi giliyaa lana baraarujiyaa
      Higaamiye daacad in jira laga yaaba lkn in uu dhiira gilin haysan baa laga yaaba asaas aawgeed wacyigilin darteed muqaalka uqaato madaama codka baraha bulshada meel dheer gaaraayo 🤝👍

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Год назад +4

    Baal uu fiirso Falceelinta Somalida Iyo Aqli Xumododa 30 sano dagal ku jirnaay ku Leeyihin Wa Been Taas Ee Hogaamiye Xumo Nahaysatay Daal walbaana hadu Hogaamiye Heelo Hawada Sare galaaya Ee Aqligiina Dayarta Meesha kala taaga Hadad rabtan Somalia Barwaaqa ah Faraamjo Keensada Wa Fursaada kaliya Aan aarkay

  • @yaasirfadhaye7629
    @yaasirfadhaye7629 Год назад

    Somalia waa dal dhibaatoyin badan haystaan waa dal muwaadin walba oo usoo baxa ladilayo ama loodiidayo xilka iyo hogaanka dalka waa dal ilahay ku itixaamay dadkeedii oo mabda kale aamiinsan alshaab ma aqaan xili aan kabaxano dhibaatada 😪

  • @jaale
    @jaale Год назад

    cajiib

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 Год назад

    Walaahi erdogan istanbul wu hormariyey😮

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Год назад

    Rajab dayib ordagaaan
    Ayaa lahaa aragti fog

  • @Maahir397
    @Maahir397 Год назад +11

    Kalliya 30 sano jirta somaliland hadana mahaystan koronto kufilan magalda qaybo kamidana biyo la,aan kajirta hogamiyaha wangsan wuxu soosara dal dhisan iyo dad dhisan ❤

    • @Abdirahman4
      @Abdirahman4 Год назад +1

      shp Ani reer somaliland ma ihi lkn waxa maqlay In abuur rabaaniya thy biyo la anta Waqooyi Oo Dhulkooda Biyo Ku jirin

    • @mohameddaher1248
      @mohameddaher1248 Год назад +2

      ​@@Abdirahman4 walal gobolada waqooyi oo dhan maha iminka gobolka togdheer burco biyaha ku jira gobolada kale oo dhan bay ku filanyiin

    • @Abdirahman4
      @Abdirahman4 Год назад

      @@mohameddaher1248 marka haday saatahay waxas waa madaxdiina Qabyalada iska daaya iyo kana adeerkey ah Qofki Wax idin qaban Karo doorta

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 Год назад

      @@Abdirahman4zhp biyo way leeyhiin lkn dadkii soo saari lahaa ayaanay helin

    • @Abdirahman4
      @Abdirahman4 Год назад

      @@sakariyeabdi9046 ganacsatada way ka faaideysan kartaa Booskas banana waxba Dowlad haka suginina Rigag Waa yaalan Maala qodo

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Год назад

    Mayir c kariin axmed mooge ayaan saan saantan ka urdugaan ka arka

  • @Khadarxasan-f9s
    @Khadarxasan-f9s Год назад

    Walal.waxtar.iiyaan
    Rabnaye.oogadaa

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Год назад +1

    Istanbul wxy haysta mayiir dacaad ah oo aan qabiil aqoon lkn muqdisho wxa haysta odaay meesha ku kooray waaji qabileed kaga sii daraan waa 🆎 oo aan caqli lahayn 2023 ayaay dameer dulsaran yhiin ma fakiiran sida cawaanta kenya jogta ayay uu dhaqmaan Mrka inaa heer garno inta uu dhaxaysa dhulka iyo cirka wyh 🤦🏾‍♂️

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Год назад +1

    Dalki Somalia Hawiye ayaa gataay oo baabi’iyeey asigana halkaas dhigaay wadanka wlhi waa ogeyd Somalia marku haystay Siad barre inaa 10sano ee uu horeyayy garno hormaarkas mrka hawiye asiga dalka eber ka dhigay xitaa casimadi kliya ee uu dagana maliin kasta qarax baa ka dhaca subxnllah qofba lagu diila Hawiye xitaa badii kenya ayuu ka tagay illahay dalka haka qabto Hawiye caqli madoobe 🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️💔

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Год назад +3

    Gold voice🗜💛

  • @abdixakiimosman7175
    @abdixakiimosman7175 Год назад

    Wll ERDOGAN WAA NIN DHIGLE WLLHY OO DALKIISA WAX LA DOONAYAY OO MARNA NOLOSHA DURUUFTEEDA U JABIN

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 Год назад +1

    Waxaas oo dhan wuxu ku qabtay 3 years kaliya😳😳😳

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 Год назад

    Oooh😮😮😮

  • @saabiriincabdinuur6601
    @saabiriincabdinuur6601 Год назад

    Kama badne. Waan xadnaa wexeena

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 Год назад +8

    Mansha alh dadkooda yaaa saakadhigay xukunkaa haya halka kuweenu musuqmaasuq iyo qabyalad kushaqeeyaan😂😂😂

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Год назад +1

    Istambuul waa caasimad dowladeed , Somalia meesha aad ku sheegeeysaan ma dowlad baa ?!!! .war miyaadan xishooneyn ?! sow ceeb ma aha in Somalia dowlad lagu tilmaamo?!!! .

  • @daudabdulle4450
    @daudabdulle4450 Год назад

    Maxaa isktanbuul kawaran Halwaddo oo Swiss ah ayaa kam misan badan Somalia marka maxaa iskula mid digee

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Год назад

      War si wacan ufakar maxa iskula bar dhigee kulahaa

  • @khadaraidid2870
    @khadaraidid2870 Год назад

    Nin walaba oo somali madax u ah hadii lala xisaabtami lahaa saas mayenan noqoneen balse ale amarkii balanteydu waa meel inta aan caadi wax barshada uga qalin jabinayo

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Год назад +6

    Somalia 967 million
    Djibouti 752 million
    Somaliland 487 million
    Putland 327 million
    Galmud 72 million ❤
    Waa qabyaalad waxaa halka Ina dhigay

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 Год назад

    Faransiisku wuxu dhaha dal. Qayraad leh ama gaas iyo shidaal leh mahaysano lkn dad caqii badan ayaan haysana
    Tusaale Singapore ayaa inoogu filan oo biyaha losoo dhoofiyo
    Halka ilahey somalia nicmo dhex dhigey lkn dadka ugu liito dunida ayuu ku beerey shanta qof oo wanagsan 10 qof oo xun baa ku hareersan kan dadka dilaayo ama umada dhacaayo qabiil lavu difacaa siyaasiga xaramiga ah qabiil lagu difaaca umad halkaas mareyso caqli xumada marnaba umad aqoon iyo caqli isku darsatey ma gaareyso dagaal iyo dhib ayadoo lasoo wada marey ee qolo walbo cashar ka qadatey sida wadanka noo dhaw ee ruwanda anagu waxbo kama barano silica dagaalka qabiilka mashruuc jid lagu dhisaayo hadii xamar laga bilaabo markiiba qof somalia ku dilaayo oo waa ogeen turkida dalka inoo dhisi laheed in dhawr mar lagu laayey aduunka ilaahey cawaan oo hadane isla wayn somali horteed lama arkin

  • @Abdirahman4
    @Abdirahman4 Год назад

    Caasimada Somalia Waxa kow ka ah iyo magaaloyinka somalida in gudoomiyashoda qaab qabiil loo xulo wllhi dadka somalida dadka kle waa ka danbeeyan 1700 baanu ku noolbahay

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Год назад +1

    Ina mooge hargeisa ayaa isna sidaa ku socdaa imika

  • @Qoor252
    @Qoor252 Год назад

    20 sano kudhawaad dadka somaliyeed dowlad magac we kuhestan lkn halkii shalay kaxun lamaraa hada

  • @maxamuudcabdirisaaq-wz9gq
    @maxamuudcabdirisaaq-wz9gq Год назад

    Adiga hada kashekaynaya iyo otdugan 9bilow bad kuwada dhalaten intadi aiga gubaabo aad bad ugu mahadsantahy tusalaha wanaagsan sxp hadaan isku duubnaano waxwalba wan qabsankarnaa lkn hadii adna aad qurbaha vidio kasodubayso ana comment kaso bixinayo maxsn qabankarnaa? Hada maxa tala ah

  • @abdullahicarab4936
    @abdullahicarab4936 Год назад

    Ustad abadiraxman dadka adiga kusoqoray fariimaha ma ahan kuwa kuxisabtamo nolosha ineykasobilawato melhose lkn aniga waxan layabanhy inta adiga kusoqortay fariimaha dhamantod wexey raban okaliya in lodhibo mel dhisan iyo mel qurxon kuwas miya rabo marka iney wxqabtan kaliya waxey raban wxdiyarsan somali moryoley

  • @okashdiamond2551
    @okashdiamond2551 Год назад +4

    Dad cad cad iyo umad madoow hadane African ah isku aqli ma noqon karaan 😂😂😂😂😢

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 Год назад +4

      Bro caqli ilahay waa ina wada siiyeyey lkn sida loo ga shaqaysiiyo ayey ku xidhantahay insha alah mar uun bayno saa noqon iyo si ka fiiican waliba col hortiii jabay ha noqon sxp

    • @user-rx2fs1zp3k
      @user-rx2fs1zp3k Год назад

      hadalakaga ano ka guurayo hada waxa aamin san tahy qofka cad in u ka aqli padan yahy ilen african aa tahayee

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +1

    unuka Somalia hada nahay duqa magalada waxba noma qabto inow nadaco moyane o ma ahan dad wadani ah😢

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад

      Nin 🆎 oo dameer ah baa iska haysta meeshas

    • @updiraxmansiciid6058
      @updiraxmansiciid6058 Год назад

      Benta maaha byo lkn ka tasho dalkan meshan dalmaaha qabilba asagi ka rabay anu ka taahtay

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v Год назад

    Wadan hay'adahiisa dawlada 32 burburtay iyo wadan horumarkiisa 20 sano ku u kac aad sameeyaya ma ayaa isku dhigma somaliya miisaniyada dowlada xagee laga keenaa midowga yurub iyo banka aduunka ayaa siiya haday gooyaan waa laka tagayaa

  • @iamsomali224
    @iamsomali224 Год назад +4

    Somaliya ma hagaagayso
    Inan ka hadalno mar walba waaa wakhti lumis
    Ilaa darood iyo hawiye meesha la dhaafiyo

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Год назад +1

      Hawiye iyo daarood marka meesha laga saaro yaa hadhaya yaasoomali ah

    • @iamsomali224
      @iamsomali224 Год назад

      @@ubahdhool8158 waxas hadad aaminsan thy inaad reply iiso gasho ma ahayn

  • @CabdilaahiIbraahim-m5s
    @CabdilaahiIbraahim-m5s Год назад

    Vedio kazozame Mayar cabdikariim Axmed mooge

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Orood mesha kala taag afaro qabilka h.wse

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK Год назад

    QOFKA KALIYA EE SAMALIDA LA ODHAN KARO WUXU KU SOCDA WADADI U ERDOGAN ISTANBUL KAGA DHIIGAY MAGALO QURUX BADAN WAA CABDIKARIN AXMED MOOGE MAAYIRKA CAASIMADA HARGEISA SOMALILAND

  • @YahyeMohamed-it1fx
    @YahyeMohamed-it1fx Год назад

    Somalia salad walbo allah ubaryaa 😢

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Год назад

    Somaliya qofkasta oo dhalin yara ah hka cararo dal maaha dalkenu anu ka tashtay

  • @Mcx006
    @Mcx006 Год назад

    Gobolka Texas ee mareekan ayaa miisaaniyad bdn ruushka oo idhil

  • @As666-g2u
    @As666-g2u Год назад

    Haa hogaamiye ayka go’nayad inuu gaadhsiiyo heer waddankiisa aduunkan manta wx aan la xalin karaynin majiro Lkn dowaladeena iyo dadkeena soomaliyeed marabaan inaugurate heergaadhan kuna nooladaan nolol sidan dhaanta hadii runta laga hadlo midwaliga qaabil iyo reerkiisa ayuu ka filirayaa

  • @WizzKhaliifa-ub4wz
    @WizzKhaliifa-ub4wz Год назад

    😘

  • @abdirahmansayid1040
    @abdirahmansayid1040 Год назад +1

    California ba wxy ka misaniyad badan tahy africa oo dhan Hhhh

  • @sancho_8
    @sancho_8 Год назад +1

    Qashinku hadaa faa'iiduu ku fadhiyaa😂

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 Год назад

    Waa cabdikarim axmed mooge erdogan-ka somaliland mudo yar ayuu ku xaliyey mashaakilad waweyn

  • @idririssmahamed7871
    @idririssmahamed7871 Год назад

    Hogaamiye dhaba hadi ayna ahayn buunbuunis warbahineed

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Год назад

    Sxb soomaliba ordogaan ookale soomar lkn kama faidaysan
    Hadana ha isla meeraysto weye😅

  • @barkhad21
    @barkhad21 5 месяцев назад

    Qofka Soomaaliga ah ma oggola in uu walaalkiis wax barto oo uu ka kor maro isna meeshiisa inuu dhaafo ma rabo, marka ma shisheeye iyo gaalo baa rabtaa inay kaa kor maraan haddaad walaalkaa la tartamaysid oo aadan adduunka la tartamaynin.

  • @samataribrahim7117
    @samataribrahim7117 Год назад

    Chanelka aqoon maal adigoo mahadsan maka sohadli kartaa pilot sida lobarto wall

  • @HIRE_HASSEN
    @HIRE_HASSEN Год назад

    Farmajo can back 😢😢

  • @maxamedxasan5383
    @maxamedxasan5383 Год назад

    Madax weyne ha noo noqdo ninkan

  • @hamzeclraxmaan9775
    @hamzeclraxmaan9775 Год назад

    Soomaaliya ma dalbaa ciyaal weeraa ka TaLisee

  • @abdikhanihassan
    @abdikhanihassan Год назад

    Ilaahoow haduu madaale Intan qaban karo maxaan aqaana 😂😂😂😂

  • @AbdiVariid
    @AbdiVariid Год назад +2

    Dee Tokyo ba waxay ka miisaaniyad badan tahay Turkey oo dhan😂😂

  • @BssoBri1997
    @BssoBri1997 Год назад

    Waxa saas dhan U xanaaqaya wa Aqan
    Wa Jaahilin Reer Xamar intay Dalki Cunen bay isla si Quman yihin

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Hawiye asiga ayaa dalkii gataay subxnllah

    • @BssoBri1997
      @BssoBri1997 Год назад

      @@sHimaaLi_x1 Hawiye Ganacsi ga bu Ku Fican Yahay
      Lakkn Siyasada
      Wa 100%00

  • @housseinabdisadam-yd8kn
    @housseinabdisadam-yd8kn Год назад +1

    if I tell you one thing to all and all Somali women, let's leave the earth safe so you have to love your Somali land because there are many things that are on our territory please let me say that I am no longer worth you we are all born with the same blood and the same Somali Pattel language and even all the same religions so our problem is a tribune so we would never find a people so continuous like this my dear Somali😊

    • @somaliislamic2460
      @somaliislamic2460 Год назад

      walaal adigu maxa afkaaga uga cararaysa eed afafka qalaad ugu roori

    • @housseinabdisadam-yd8kn
      @housseinabdisadam-yd8kn Год назад

      @@SahalBahdoon-ll4hm wtf what did you say waraya😒 Somaliland me I don't token about you,did you understand me
      I was say Somali country not Somaliland can you explain me what the mean Somaliland is territorial Somali 🇸🇴👑💯

    • @housseinabdisadam-yd8kn
      @housseinabdisadam-yd8kn Год назад

      @@SahalBahdoon-ll4hm first one who are you We're one Somali people don't spread

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Год назад

    3sano hogamiyaha kuqabtay inta adshegtay sidegabayhoraylotiriyay loguxiray dalcalmaniya galbedka xoriyatulqawlka lamabadia hadise aydhacday aawayshacabkii intasodhan losameyay mise wakabadbadis waxagu? siadifahamtid cadifadaydakacday jacaylka ordukhananuqabo awgis oshacabka istambuul banuxanaqsanahay

  • @baxnaaniye2024
    @baxnaaniye2024 Год назад

    P

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms Год назад

    Waxba yaan dadka iyo dalka toona wed la saarin balse hogaamiye daacada ayaan loo baahan yahay

  • @amb2524
    @amb2524 Год назад

    Waxa kaaga habooneed madama u codkaga meel dheer gaarayo gudoomiye Madaale ama madaxda wadanka ama gobolada a wandankeena inad u timaamto caqabadaha horyaalo ee musuqa hareeyay tusaale qofka masulka ka ah nadafada iyo dayactirka wadooyinka oo an shaqadiisa lagula xisaabtamin kuwa amniga ka shaqeya oo an wadanka nidam tirakoob iyo national ID aan wadadiisa heyn iyo wacyigalin bulsho oo joogto ah waxqabadkeedana lasocodo lasmeyo lkn adiga Istanbul oo tagday tilabsatay ayad isbarbadhig ugu sameysay wadan 40 sano aduunka ka danbeeyo dhalinyarada wadkooda ayey kasii cararayaan marka loo amaano wadamo kale dhalin yaro inad nagu dhaantan boqolaalka kun dhalinyarada Ah ee idiinku xiran dhawaqiin meel fog gaarsiiya madaxda toos codkiina ha u gaaro guul ayan Somali u rajeynaa igana raali noqda qofka aqrin doonow

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Год назад

      War nio isbadalka sidiisaba sabat waqti iyo dadaal ubahanayahy stanbul isbadalkaas dadka ku nool tira bdn datrtood kuma imaan ee hogamaiya daacaad heleen ,
      Ta kale aftikaba ka soo qabo dalka ruwanda wa aaragata soo shalay ahaa sida maanta

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Год назад

      Maskax fayow heesaa

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 3 месяца назад

    somali inay qabiil qabill isu layso mooye caqli kumuuu hadhinnn

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Год назад +1

    Facebook DADKA ku Doodaya sidee isku barbar dhigeysaa
    Jawaaabtoda wa tanaa
    NAFTAADA AAMIN HORTA

  • @jimaaleahmed1155
    @jimaaleahmed1155 Год назад

    😂😂😂 Istanbul 15 million ba ku nool waa Soomaali oo dhan

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Год назад

      War nio isbadlkaas dadka ku nool kuma imaan muqalka si vcn udaawo coment hala soo boodinee

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Год назад

      Somalia waa 18 million

  • @CabdimaalikYare-mw2br
    @CabdimaalikYare-mw2br Год назад

    Farmaaajo ayaagaa buriyey soomali rajo male😢😢😢😢😢😢

    • @mohamedjirde
      @mohamedjirde Год назад

      Kaas Qiiro Uun Buu Meesha Ku Hayaa

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 Год назад

      Gedo ha gidoomiye uga dhigta inagu xayeysiis iyo faan ma rabnee

  • @axmednuur618
    @axmednuur618 Год назад

    Dalkaan waxaa saa ka dhigay waa daarood oo jawaasis batiya cun ah oo asal xabsh ah ..

  • @craxmandiini
    @craxmandiini Год назад

    Dal hormaray iyo dal isku jiida

  • @caliirshaad945
    @caliirshaad945 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Год назад

    Lama maqlo codka

  • @Cxakin
    @Cxakin 9 месяцев назад

    ❤🎉🇹🇷🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇵🇸🇹🇷❤❤❤❤❤🇸🇾

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Год назад

    Dal walba haduu hogaamiye daacad ah helo horumar ayuu gaaraa Somalia ayaa ubaahan hogaan daacad ah oo aan musuq aqoon

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад

    Erdogan waa nin wadankiisa wax u qabtay

  • @axmedxasan3089
    @axmedxasan3089 Год назад

    Aad ayaad umahadsan tahay walaal waxaad na bartay hogaanku sida uu wax ubedelo marka uu yahay daacad waxgarad ah