Aniga waa idin ka dambeeyay waxana ogahay dad badan iney iga dambeeyaan marka inta aan ka so hor maray like haiga dhisan hadii kale anigaa dhaqso Fanaan Ku so noqo naayo wana balan hadal kaan😂😂😂😂
waxan dawanaya 14 sano kadib aniga oo jooga dalka PARIS waliba fadhiya meel u dhow hotel DE CRILLON waxan dadka iga danbeya iyo dhamaan umada somaliyed ugu ducaynaya in ilahay quluubtoda isku wanajiyo oo Qalbigoda Qabiilka ka saaro si ay Dunida ula tartaman 🙏
Aniga waa idin ka dambeeyay waxana ogahay dad badan iney iga dambeeyaan marka inta aan ka so hor maray like haiga dhisan hadii kale anigaa dhaqso Fanaan Ku so noqo naayo wana balan hadal kaan😂😂😂😂
Fanaanka fanaaninta abdi diini noolow🌹🌸❤️
9sano kadib anigoo fadhiya meel wada buraa oo kutaala dalka talyaani gaar ahaan naboli magalada Salerno waxan ilahay urajaynayaa inuu inaga joojiyo dagalaada sokeeye jihaadka alshababna Lagu guulaysto❤❤
Saudi Arabia ayaan ka dhagysanyaaa anigna
Lwjen abdi diine guul ustad cod dahsb mira macan ❤❤❤❤
waxan dawanaya 14 sano kadib aniga oo jooga dalka PARIS waliba fadhiya meel u dhow hotel DE CRILLON waxan dadka iga danbeya iyo dhamaan umada somaliyed ugu ducaynaya in ilahay quluubtoda isku wanajiyo oo Qalbigoda Qabiilka ka saaro si ay Dunida ula tartaman 🙏
Alla music tolow ma adeerky idle farah gaaz baa wu kaga hadlinaya pianada❤
Haaa musiga waxa tumay Ustaad iidle Farax Gaas ( Shiine )
Flash uu isiiyay bay heestani kujirtaa
Fanaan qaali ah 🙏
Halla Dini codkiisa waxaa Ka xasaasisan reaction 😢kiiza
wa heesta an ugu jeclhy heesaha somaliyeed wlyl
waaah waah ilahayow afiimadku sii adeer kaye abdi tahlil waarsami aya laha haastan
Horey usoco fanaanka reer hiiraan ❤️
Wad so dhawaysay
Maqalkeedu waa 2005 waxan joogay berde qubane iyo bacaroor iyo dhidinkii kurcad yaa xoolo ku raacay dhulkaasi sanaag galbeedkeeda weeye
Maxan qad kugaday heestan
Heesta Xodamo Murtida kujirta Waxey leedahey Xanxanto Iyo Xadoo kudhaqaaqda inta iga danbeysa like 23/9/20
M.s abdi diini fanaan culus
Heestan zhp kama daalo dhagaysigeda si willon u ilaawo
9bshii 8 2023
Waad kentay hesti abdi tahaliil sxb
Best song ever "Sida Faras"
Mshaalh
Cidna ma dhigi karto halkii Abdi tahliil balse waad isku dayday
ABDI DIINI HEESTII XOODAMO XASUUSTII ABDITAHLIL HD 2014
SOMALINEW STAR ABKOOW
27/7/2023 in Australia
16/4/2024 in nairobi naf baa nagu xariirtee dambigeenna allah dhaafo cafimad allah na siiyo 🙏🏻🤲🏻
28/11/2024 Minneapolis
inaba caadi mahan xasuusti abdi tahaliil
mashallh mabruuk
Maaadan keeenin Runtiii ninkaa coddkiisa lama keeni karro
❤❤
Kkkkkkk. Lal lal ax San hes Waye sxb wlh blh yah kkkk
maashlah ji
maashlah
ABDI DIINI HEESTII XOODAMO XASUUSTII ABDITAHLIL HD 2014