Toos Shir Jaraaid Mw Xassan O Xaaladda Dalka Kawaramay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии •

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 19 часов назад

    Maasha allah. war maal gashigaani wuu i qanciyee sudun iyo shan doolar waa in yar oon awoodee xageen iska diiwaan geliyaa madaxweynaha allah dhaafee waa heer saree waa maal gashi qof walba awoodee❤

  • @JamalzJamalz-gq2se
    @JamalzJamalz-gq2se 12 часов назад

    Mudane Madaxweyne Guulayso oo Noloow Sharaf iyo Cizi ku waar if iyo Aakhiro khayr Farabadan ban ku rajeenaya 🤲 Amiiiiin 🩵🇸🇴 (Aad iyo Aaaaaaad ba u MAHADSANTAHEY )

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 20 часов назад

    Soomaaliyeey, dumaroow xejista shaloongadiina iyo shandadiina waa la idiin soo jeestay😅😅😅😅😅😅

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 20 часов назад

    Hasan sheik, turkey and Ethiopia have the same agenda. The so-called Ankara accord is
    “simply like Balfour Declaration”

  • @mmohamud6977
    @mmohamud6977 20 часов назад

    Hasan sheikh, turkiga iyo Ethiopia waa isku ajande. Heshiiska Ankara waxa loogu yeeraayo waa “si fudud sida Bayaanka Balfour"

  • @abdiali2052
    @abdiali2052 21 час назад

    Madaxwayge cali gaaf.dalka madaxwaynaad utahay laakin maad noqoon.

  • @sahaladan6495
    @sahaladan6495 20 часов назад

    WAR SOOMAALIYEY IS ILAALIYA HOOY HOOY

  • @abdiwelihersi4526
    @abdiwelihersi4526 19 часов назад

    100,000,000x35=3,500,000,000 lacagtaas ayaa la rabaa in masaakiinta lagadhaco waa khiyaanadii ugu damaysay

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 20 часов назад

    War waxaan waa ceeb iyo ilhaano maxay ugu'dheeben asaga Warqada war Ganacsatada Hawiye Madaxwaynaha Halaga qabto War ninkaan Maskixiyan Hala Hubsho War Paratacol kii dowladnimadu waa lahugu ciyaaray😞

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 20 часов назад

    Maxay siyaasiyiintu u dhahaan dalkaan maxay u dhihi kari waayaan dalkeena

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 20 часов назад

    Ogoow waxa sidans uhadlaya waa Xasan dhiiqo

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 20 часов назад

    Dal aad sidaad rabto ka yeelayso distuurkiisa yaa ku aaminaya xasanoow maantan broker buu noo noqday

  • @FarahMohamed-i2j
    @FarahMohamed-i2j 20 часов назад

    Shemon y you mr present

  • @FarahMohamed-i2j
    @FarahMohamed-i2j 20 часов назад

    Asc kini soomali maha haleyska qabto waa igatalo

  • @maryanhassan6580
    @maryanhassan6580 15 часов назад

    hadalkaga xiisa maleh ina hunguri iska soco masharicdas adikay kugu kobantahay lagabaray masakin iyo dawlad midna uma danaynaysay

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 20 часов назад

    Xasanoow buste mashaariic ha na saarin e noo soo gudbi waxaad abi iyo ordogan kula soo heshiisay

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 19 часов назад

    Jaajuus

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 19 часов назад

    Xassan xoolo

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 20 часов назад

    KHIYAANU WWADAN

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 19 часов назад

    Deydey waa dallaal arintan loosoo qorey oo loosoo dhiibay sidii loo dhici lahaa xoolaha ganacsatada iyo shacabka soomaaliyeed bal maxuuw mar walba ugu hadlaa canshuur haddana sheer ayuuw keenay ee xasanoow sharaamiidkii kuu soo dhiibay ula noqo cid kaa aqbaleeso oo kugu aamineeso xataa nus doolar ma jiro imaanka beelle ee orodoo dalka shabaabka ka saar marba markii ka danbeeso muyuusig cusub hanala imaanin

  • @yusufdahir-2196
    @yusufdahir-2196 21 час назад

    Asal

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 19 часов назад

    ❤❤❤

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 19 часов назад

    Abgaana waaba doqomokkkk

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 19 часов назад

    Waligeed lama arag hawiye halyey ahkkkk

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 19 часов назад

    Maxaan cunaa maxaan cunaakkk

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 19 часов назад

    Daanyeerka xataa jaakad waa looxirikaraakkkkk

  • @abdiwelihersi4526
    @abdiwelihersi4526 19 часов назад

    Somaliyey ninkaan iska ilaaliya

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 19 часов назад

    Nacas

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 21 час назад

    war yuu idin dhicin xasan munaafaq soomaaliyey hadeerba xoolihiina xasan munaafaq haduu idin dhaco yaan la calaacalin

  • @fadumoxussencabdi1760
    @fadumoxussencabdi1760 16 часов назад

    Hye kkkkkkkkkkk

  • @maryanhassan6580
    @maryanhassan6580 15 часов назад

    oo intaba adigaa kaqadane maxa lasamayni