I’m so happy in sidah wax lo dortoh xasan dhiqoh iyo villa family iyo museh damer iyo ismacil dofar Ha ku qusten horumarkah puntilaan Good job 👍🏾 mr danih
"اسلام عليكم ورحمه الله وبركاته Congratulations Puntland on this historic day! After more than 50 years, the people have voted for the first time. Kudos to PECPuntland staff for their dedication and hard work. Vote freely and peacefully elect the right candidates
Masha Allah tabaarakallah ilaahoow Nabadda iyo daganaanta noo siyaadi Runtii aad ayaan ugu qushuucay habsamida ay u socoto doorashada PUNTLAND ee Qof iyo Codka One man One Vote waa dhabbadii guusha in qofku codkiisa si xor ah u dhiibto waxaan rajeynayaa Soomaaliya dhan inay gaari doonto One man One vote.
Asc il iyo cawra là wiilasheena qurxoon wadaadadeena iyo gabdhaheena wadada xijaabka qurxoon waan ka maqanahay qurux gool good good KG KU XIGSO HIIRAAN KU XIGSO
Waxaa la gaaray waqtigii ay Shacbka Soomaaliyeed Ka xoroobi lahaayeen in ay u Afduubnaadaan koox arxan laawayaal ah Waa in codkooda Ku doortaan cidii masiirkooda ay Ku aamini lahaayeen.
Aad iyo Aad baan ugu faraxsannahay in dadka ay saacado u taaganyohiin in au codeeyaan hogaanka ay rabaan . Villa somaliya ka noxoo nafta waa puntland wey dhaqaaqday dhabbihii dimocracy ga ayay cagta saartay . Waddadii caddeyn cagta saarnayee ku carraabiyo cimrigii jirayoow ceynaanka hey haay weligaa hey siciid dani
maanta aduunka oodhan reer ssc bu indhaha kuhaya oo tageero dadban oo toos ahay ba lasiinaya wayo kalsooni ba lagu qabin reer ssc oo taariikh ba katala oo ubaahan inay iska tiritiran oo ah wa dad marba maamu uyaaca oo qofkasta gooni ucaraayo oo aminsaneyn inay gooni isku taagi karan laakin midnimadi way kuguuleysten waxa idhaman inay muujiyan inay dad isku kalsoon oo mida oo madax banaan yihin hadi ay taa sameyan dowlad bay noqonaya inshaa allaah
Xasan ma ahan madaxweyne shacab dortey mana mudneen in nin nocan ah marnaba somaliya madaxweyne kanogdo rer buntland somaliya wa dad kudayasho mudan 30sana somaliya burbursanedna mesha nabada lo adijirey
Deni wax uu ku mahadsanyahay iyo abaal uu ku leeyahay ma jirto ee dantaa ka gashay inuu qabto doorasho. Hambalyo ayaan leeyahay shacabka goboladaas ee xaqiijiyay macnaha ay leedahay nabada iyo kla danbaynta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan iyo xamze hoooy ma burburin dadkana waxay rabeen wey idin tuseen,. Waadigii lahaa "ma yreli kartid in shacabka codeeyaan , khad axmar haddaad isku daydo 24 days waad burburaysaan " haxalkaagii hanjabaad buu ahaa laakiin shacbka wey kuu jawaabeen aaranjaan ma burburin karaan ,siyaasina ma birburin karo. Dad shacab ah baa dhistay puntland siyaasina waa loo doortaa ee ma burburin karo
Mashalah ilaahay puntland ha usaaidiyo iyo Somalia 🇸🇴 oo dhan haka dhigo kuwa doorashada dadka shacabka ay madaxdooda usoo doortan hambalyo puntland greeting from bern Switzerland 🇨🇭 ❤❤❤
Ilaahayoow cadowga ishooda
ka qabo reer puntland amiiin.
MASHA ALLAH PUNTLAND
Maashaa allaah reer puntland waa dad xadaarad leh
Asc shukran Masha Allah mudane Farah thanks
I’m so happy in sidah wax lo dortoh xasan dhiqoh iyo villa family iyo museh damer iyo ismacil dofar Ha ku qusten horumarkah puntilaan Good job 👍🏾 mr danih
Masha allah aad bn ugufaray saka codeynta guul iy gobanimo ❤️ alla haynoxafido dadkena iyo degankenaba xasidku hajabo guul guul guul guul 👍
Guul iyo gobonimo reer puntland
Guul ayaan u rajeeynayaa cidwalba oo gacan kageeysata doorashooyinka qof iyo cod ookadhacda ee kadhacda puntlaad iyo guud ahaan somaaliya insha alaah
Guulaysta illaahay idankii, aamiin
"اسلام عليكم ورحمه الله وبركاته
Congratulations Puntland on this historic day! After more than 50 years, the people have voted for the first time. Kudos to PECPuntland staff for their dedication and hard work. Vote freely and peacefully elect the right candidates
MashaAllah guul puntland
Viva puntland gulesta inta xanuunsan caro ha u dhintaan sida xasan shiekh
Mnsha allah rer puntiand manta waa malin weyn puntiand iyo guud ahaanba Somalia
mnshaa Allah guul iyo gobonimo
Masha Allah tabaarakallah ilaahoow Nabadda iyo daganaanta noo siyaadi Runtii aad ayaan ugu qushuucay habsamida ay u socoto doorashada PUNTLAND ee Qof iyo Codka
One man One Vote waa dhabbadii guusha in qofku codkiisa si xor ah u dhiibto waxaan rajeynayaa Soomaaliya dhan inay gaari doonto One man One vote.
Guulaysta reer Puntland.
Waa wax mudan in lagu deydo somaaliya oo dhan illahay ferech kheyr qaba alla ha ufuro
guul guul guul guul caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin aamiin aamiin mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc il iyo cawra là wiilasheena qurxoon wadaadadeena iyo gabdhaheena wadada xijaabka qurxoon waan ka maqanahay qurux gool good good KG KU XIGSO HIIRAAN KU XIGSO
Waa cusub oo u dhashay ummadda soomaaliyeed
Maasha'Allaah kanaxoow nafta waa guul puntland anoo metelaya SSC
Alow nabad inoogu dhamee oo somaliyana sidaan oo kalee loga codeyaaa ameen
Ameeen❤
Aamiin
Masha Allah waan ku faraxsanaahay maanta Puntland Allha guuleeyo.
Geylan guulayso, nin dhallinyaro ah, adeege bulsho ah, u qareeme ah runtii waa halyeey aan la gabban hor u dhaqaajinta umaddiisa. Guuleyso, F Gaylan
PUNTLAND GUULAYSTA.
. . . . .
Nuurka Nederland.
Senior Political Analyst.
guul punland cadowginu hajabo inshaa allaa
Guuuuul Bundland
Guuuuul budlan
Maasha allaah tabaaraka allaah
Kanaxoow nafta waa alloow naxafid aamiin aamiin yaa rabi raxmaan illaahow noo xafid dalka puntland iyo dadka puntland
Gaylan mahadsanid walaal hogaamiye sare
Masha allaa maanta 3 saac oo aan qorax taagnaa xisbigaan rabay baan usoo codeeyey alx
Waa guul iyo talaabo hore loo qaaday
Mashallah Mashallah guul
Ilaah ha garabgalo puntland
Inshaalaah
Madumeyno man dumidoonoh Isha Allah guul ❤🇸🇱
Guuleystay reer pundland alhmdulilah
Dani taariikh da baa xusaysa ilahay ha ka abaal mariyo intii ka shaqay , alxamdulilah
Mahadsanid wll sidaaad maanta dareenkayaga u difaacday
Guul guul guul guul guul guul guul guul guul iyo gobanimo
Butlaan
Guuuul iyo gobonimo hooyada faderal somaliya puntland
Masha Allah, wanaag walba horsedayaal reer Puntland hambalyo
Guuuuuuul
Mnsha allah ku dayo buntland
Manshaallah anga ku faraaxasan ha guulayso Aamiin Aamiin soolo
Alhamdulilah Ilahay ba nagu simay Manta Malin qaali ah
Mansh Allah that’s so beautiful that’s a new day ishi buktay ku bikaaci congratulation putlan
M.a guuul puntland
Masha Allah Guul
Waagaa baryay bilicsan aroorya baxsan maalin boqran badhbadhaarnay badhbadhaadhnay
Masha allah Putland hooyada wadan guul cadow geedu ha jabo Putland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰🥰🥰🥰
Reer Puntland halagudaydo
Masha allaaha
Hambalyo Hambalyo guul iyo gobanimo
Mnsha allah horay u socda
Manshallah Guulayso Galam from Kuna family❤❤❤
Guul iyo gabanimo ❤❤❤
Guul butland❤❤❤❤❤❤
Maashallah guul guul puttiland ssc ❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉Masha Allah. Ha guulaysto putland
Hanbalyo hanbalyo puntiland boqortooyo 🥰
Waxaa la gaaray waqtigii ay Shacbka Soomaaliyeed Ka xoroobi lahaayeen in ay u Afduubnaadaan koox arxan laawayaal ah
Waa in codkooda Ku doortaan cidii masiirkooda ay Ku aamini lahaayeen.
Good luck
Aad iyo Aad baan ugu faraxsannahay in dadka ay saacado u taaganyohiin in au codeeyaan hogaanka ay rabaan . Villa somaliya ka noxoo nafta waa puntland wey dhaqaaqday dhabbihii dimocracy ga ayay cagta saartay . Waddadii caddeyn cagta saarnayee ku carraabiyo cimrigii jirayoow ceynaanka hey haay weligaa hey siciid dani
Dadkii odayaasha jeebka lacag loo galini jirey hada waa laga xoroobey maashaa alaah
maanta aduunka oodhan reer ssc bu indhaha kuhaya oo tageero dadban oo toos ahay ba lasiinaya wayo kalsooni ba lagu qabin reer ssc oo taariikh ba katala oo ubaahan inay iska tiritiran oo ah wa dad marba maamu uyaaca oo qofkasta gooni ucaraayo oo aminsaneyn inay gooni isku taagi karan laakin midnimadi way kuguuleysten waxa idhaman inay muujiyan inay dad isku kalsoon oo mida oo madax banaan yihin hadi ay taa sameyan dowlad bay noqonaya inshaa allaah
Puntland iyo Ssc wa hal dad ah, sa hal jifo oo un ilaahay badshay
Guul butland iyo hartiba
Guul idamka ilaahay
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo dhamaan shacab waynaha reer putland manta waxad xaqiijiseen guul waynoo tariikhi ah waxan idinleeyhy gulaystoo horay usocda dhamaan ❤❤❤
Ishii bugtaay kubikaacso
Danni talaabadaan wuxuu ku samaystay qubays siyaasadeed 😊
Nabadda rabbi mid siyaadda oo siijirta haka yeelo
Cashir ka mid ah Cashirada loo dhigi karo kuwa ku haminaayo kaliyii talisnimo.
Good💐🌸👍
Alx hadan soo ceedeye
Mnsh alh
Xassan skiikh waa dammin nacas ah aanna jeclayn waxkasta oo horumar soomaliyeed ah.
Adeerkey xasan Sheikh wadnaha yaa u qabtaa Farmaajo Will come back soon hhhh
Guul putland
Hambalyo Rer Puntland Wad Gulaysaten, Hadanu Nahay Rer Somaliland Waan Ku Faraxsanahy Democracy ga Aad Bilawdeen.
Hanbalyo Buntilaan Aabaan ugudiirsaday Doorshada waa Xasan cabdi oo jooga Hargeysa
Rer pudland Iskadhiciya xasan iyo maqaarsaarka xamse
Xasan ma ahan madaxweyne shacab dortey mana mudneen in nin nocan ah marnaba somaliya madaxweyne kanogdo rer buntland somaliya wa dad kudayasho mudan 30sana somaliya burbursanedna mesha nabada lo adijirey
Manshalah congratulations ayaan leeyahy reer putland lkn ilaahay Isoodo ha idinka qabto reer putland guuul
gul
War doorta siciid deni lababa abaal oga dhiga ,arrinka sool iyo doorashada qof iyo codka ah
Xasan sh taas masamaynkaraa
KKKKKK XASSAN QABYO XAMAR AYUU NAGU QARIBAY GUUUUL MJ YAA RABI VILA FAMILY CALI GAAF IYO GIDIR VILA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB GUUUUL LAASCANOD DHULOOS FAQA SHINI GUUL YARABI GUUL SOMALIA 🇸🇴
Deni wax uu ku mahadsanyahay iyo abaal uu ku leeyahay ma jirto ee dantaa ka gashay inuu qabto doorasho.
Hambalyo ayaan leeyahay shacabka goboladaas ee xaqiijiyay macnaha ay leedahay nabada iyo kla danbaynta
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wll Deni waa shaqsi waqti & mandate ayuu leeyahay, laakiin doorashadani waa dhaxal u haraya jiilasha dambe ee Puntland
doorashada but laandi kadhacaysa ooqof iyo cod ah waxay xididada usii baysaa 4.5 iyo qabyaaladii bilaa daa wada ahayd
👍👍👍👏👏👏❤❤❤
Xasan iyo xamze hoooy ma burburin dadkana waxay rabeen wey idin tuseen,. Waadigii lahaa "ma yreli kartid in shacabka codeeyaan , khad axmar haddaad isku daydo 24 days waad burburaysaan " haxalkaagii hanjabaad buu ahaa laakiin shacbka wey kuu jawaabeen aaranjaan ma burburin karaan ,siyaasina ma birburin karo. Dad shacab ah baa dhistay puntland siyaasina waa loo doortaa ee ma burburin karo
War
Hayay doliga Xasan iyo xamsa 😂
somaali waa somaali makalalaha dhulka puntland maha dalkale somaliya somalaaleh waacalankaas biligbilig adaalehguulaystapuntland
DHUUSO DHUUSO DHUUSO DHUUSO DHUUSO DHUUSO DHUUSO DHUUSO WAXAA GAROOWE KA SOO SOCTA DAGAAL LAGU HOOBTO WAA HUBAAL
❤🇸🇱❤️
Maburbureysaan waa bulaaleysaan inshallah lkn xassan inaad dhistaan oo xoog iyo xoolaba kubixisaan nabsigii iyo cadaawadi aad umuujiseen madaxweyne farmaajo
Maxaa kakhaldan v
😍😍😍😍😍😍👌