Rer waqooyi waxas ayaa ilbaxnimo la dhah inay nagu dul codeeyeen is cayeey ayay hadana nagu dul bashalayaan hadan rer xamar nahay copy qadan is iri we run ayaan is dila ader filin Lee waye tolkoy dhibadana
kulmiye ma is walaaq baad ku danabayseen looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool alla qosol wana ammaanada idinka la idinku xanta inaad lunsateen yaa u qadaysaan heesta ma xusbiga aan weli iman belayo isla walaaqa odayaal madhay oo is walaqaya habaro ka daran is walaaqya eeducaystakafantaiibsado xaja taaga oo ducaysta yaaanu idin walin ina samater ma heesuu idin barya yaaaaaaaaaaaaaaaaaaabki aduunka aderkay ina kaahina way wanjalayan
this is the Somaliland i always like to see..... mother of all somalis❤❤❤❤.
big love 💘 and greetings from Kenya
Hargeysa meel dadkeedu wuu horumay wle guul iyo gobanimo ku waara idamka allh
Waayo waxaan Xasuustay Waayihii hore❤❤❤❤❤❤
ilaahoow nabada noo adkee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hargaysa meel waalan
Ree burco guulaysta magaalada diinta Mashalah.
Meel fog Ayaan idiinka soo dicaynayaa
😂kuwaa halakaas kamuqda waxay ubadnyihikn reer burco miyaany ku muqaj
Tiriigeey waan ku salaamayaa
Profosoor Axmed Waaw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay nabada noo siyaadi
Prof ka dhiga wasirka fanka iyo dhaqanka qaraaamiga
Bashaalka ha socoto!
Yea salaam waxaa ka dhacay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I love this party Viva Somali/land
Yaa salaam. Tiriig Xaashi Noolow.
KKKKKKKK REER ka Hayadu Ma Sanqadhyara xilkay qabtaanba wuu Siradmayaa .💓💗💖💝
WAH WAH
WA TUMASHO IYO RAXO
AKHIRO SAMAN DHEE
HA LA WASHO DHEE
ina samater waa 70 jir is walaqayaa oo umadii walay intu ducaysan laha xata mujahidinti buu wanjalay salamad
Kulmiye la aasayaa.
Aduunka
In dhagaha
Laga furaysato
Marmarka
Qarakod
Sidasay sax kutahay
70. Jiiraka. Yaa. Udiiday. Baashalka. Iyo. Faaraxaada. Reer. Miyi
Waxay damacsanyihiin ama ay soowadaan waa wax Wayne
Waaaw viva somaliland xxx😂❤❤ saas waaye sxb 😊😂❤
KuLMEy😎😎😎😎😎
SIDANAA WANAAGSAN SIYAASADII WAY NA WAASHEE ODAYAASHII KULMIYE ODAYGII ILA MEERAYSANA SOO KEXEEYA.
BEERTIISIIBUUTAGEY GEESIGII MAJAASAAN ODAYAASHAASI
BEERTIISII AYUUTAGEY MAJAASAAN ODAYAASHAASI
@@fatimahashim5596 waaru Adebta udheer adayg iyo jaasmeel mawada galaan
Tuma tuma
Cajiib😂😂😂😂
Duqda ha seejinina aakhiradeeda iminka fankii way ka waynaatee
yaa qasbay ma cidbaa qasabtay
Por inuu madax noonoqaday ahayiid wan iska farxilahaiin
Rer waqooyi waxas ayaa ilbaxnimo la dhah inay nagu dul codeeyeen is cayeey ayay hadana nagu dul bashalayaan hadan rer xamar nahay copy qadan is iri we run ayaan is dila ader filin Lee waye tolkoy dhibadana
kulmiye ma is walaaq baad ku danabayseen looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool alla qosol wana ammaanada idinka la idinku xanta inaad lunsateen yaa u qadaysaan heesta ma xusbiga aan weli iman belayo isla walaaqa odayaal madhay oo is walaqaya habaro ka daran is walaaqya eeducaystakafantaiibsado xaja taaga oo ducaysta yaaanu idin walin ina samater ma heesuu idin barya yaaaaaaaaaaaaaaaaaaabki aduunka aderkay ina kaahina way wanjalayan
Wadanku wa soconaya waxay ku tosaysa inan laysku mashqoolin oo laysa heesaayo wiixii nasoo Marayna ano is ilawsiinay hada iyo moocaaridnimada
sidaaweeye muuse iyo ina kaahinba waa kanaso siyaasada muusana geeliisii buu raacayaa iyo beeri hiisii
Ku xasuusta beri haa mafahantay
Waar. Iyo. Dagaal. Balagu. Jiiri. Mar. Isaka. Duumar. Maan. Tuumo. Waw.