Asalka Soomaalida ma Carab baa? Haa, Waxaa Qabo Qoraagan oo Daraasaadkiisa nala Wadaagayo.
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- Qoraa Muxuyadiin Xuseen Ciid oo daraasad ku sameeyey halka ay Soomaalida ka soojeedo ayaa ku doodaya in uu hayo cadeyn saynis ah iyo mid taariikheedba. Qoraaga waxaa uu leeyahay in ay Soomaalidu hal odey ka soojeedo, islamarxkaasna 75% uu dheecaankoodu Carab yahay.
DNA ga iyo qoraal nin qoray kee baan rumeynaa?
Soomaalidu waa asalkii dadyowga adduunka oo idil ka soo askunmeen,Soomaalida meelna kama aysan soo hayaamin.
Mahadsanid
Somali are immigrants from other countries or nations. Somalis are not from different tribes. All of the Somalis have one common ancestor.
@@Anisa-bt2jw
The Somalis aren't immigrants from anywhere but the Human being immigrated from Somalia,I know it's hard to convince this to some of the people but it's the reality.
If you would come with archeologists,anthropologists and other historian experts I would show you the proofs in our holy land Somalia.
Thank you Anisa.
@@Anisa-bt2jw somali are origins people not immigrants
Carab ma ihi waana ka fac wanahay carab oo inagaa dhalnay ree abti ayaan unahay
Layar
Somali DNA seems to indicate that we share a common ancestor with Oromo.
Oromo maxa no kenay wll somaali waa qawmiyad sida oromada oo kale ah
Mashaa,lah wa hdal macquul ah
Madasha Furan
Asc walaal ruuxu marka uu Buug qoraayo yaalaa waxa wax laga qoraa baadhitaan cilmiyeysan oo aad raadraac toos ah oo ku xiran baaritaan qoto-dheer oo la raad raaco Af, dhacdooyin iyo sooyaal Taariikh, se waxa ka muuqda oo ku cad qoraagan iyo fikirkiisa in uu ka sheekaynaayo fikiro qoraayo ama Buuggaag ah fikiro qoraayo kale soo bandhigeen iyo doodo iyo fikiro ay sameeyeen dadkale in uu sidii ay yihiin Cilmi uu usoo dheegtay qoraaga buuggisu uu ku salaysan yahay fikir Dheeg taasina maaha Buug qor waa falan qayn fikiro dad kale waxay qoreen.
Siddaa aawadeed Runtii warka ninkan odayga ah xaalkiisu waa Qaliin-Dheeg Camal!!.
Hadalkiisu wuxuu ku qotamaa Buugga uu hebel qoray ama qoraalada dadkaasi qoray siddaas waaye. ayuu doodiisu ku qotantaa!!.
Runtii marka aad buuq qorayso raadraac cilmiyeysan iyo cadaymo Af iyo Dhaqan iyo dhacdooyin u xusan Ummada ayaa loo adeegsadaa se waxa aan aad uga xumahay in aan Buug laga qorin qoraayo ama fikiro dad kale qoraaladooda ku salaysan se dood baa laga dhiibtaa qoraal qoraa kale qoray.
Is kusoo xoori ninka odayga ahi qoraayo dadkale ayuu ka sheekaynayaa se fikir iyo Cilmi uu dabagal uu ka sameeyey muu soo tabin. Mahadsanid.
Sax, balse waa caadi in aad xigato buug iyo qoraalo dad kale hadii aad ku qanacdo soo ma ahan?
@@MadashaFuran waad ka faaloon kadhaa hase yeeshee Buug lagamo qoro Buug, waxa se iyana jidha in Buug ruux kale waa hore qoray oo la daabacay inta aad ongolaasho ka dalbato cidda xuquuqda Buugga leh in aad Dib u daabici kadho se sxb Buuggaag aan ka faalloonaayo baan Buug ka qoraaya shaa arri qad!! Maandow gacaliye qoraalka Ciyaarta ka dhaaf dheh ama qoraal curin la kaalay ama qalinka dheeldheelka boowe ka dhaaf dhe sidani yaab waayee.
AmseKh babaraa 🇩🇿🇲🇦🇹🇳🇲🇷🇱🇾🇪🇬🇰🇲
Libaaaaax
Waxaa ka fiicnaan laheyd in uu ka sheekeeyo carabka siduu adiga kuu arko iyo wuxuu adiga kaa aaminsanyahey, hadii kale dadnimadaadaa Qatar ku sugan
Waa mowduuc kale oo wanaagsan in mar laga hadlo.
@@MadashaFuranomg 40 jiro jahli hysto u jeedaa 😢
Horta aynu is weydiino yaa carab ah laba si baa carab lagu noqdaa in asal qabiil carab ah aad ka soo jeedo soda khaliijka cumaan iyo qaybo suuriya iyo ciraaq ka mid ah ama in lagu carabeeyo ood dhaqan iyo luuqada carabta qaadato sida badi aljeriya, morocco iyo masar iyo cataa sudan
Hadaba labadaa midna soomalidu ma noqo oo asal ahaana waa wadad Kush ah haba inagu milmaan waxoogaa yemeni, hindi, sti lanka iyo xataa iran. Sodoo kale somalidu ayaga oo carab aad ugu dhaw juqraafi ahaan hada way xejisteen luuqadoodi. Markaa Carab cid ah ma jirtee buuqda ka daaya umada isaaq iyo daaroodow
Bisa
Soomaali baan ahay, waxaana ahaan jirnay asal ahaan samaali, dhulkaan waxaan deganeyn ilaa faraciyiinta marka ninkaan been buu sheegayaa, waayo 3 ilaa 450 sano ayey degan yihiin, maarka waa richard burton mar hadduu soo qaatay waad arkeysaa inuu inyar ka soo horreyey waayo waxuun buu iaku soo toosiyey. Sidaa darteed dadkaan waa african laakiin aanan aheyn sida dadka baantiiga.
Imoow garoowe darayle village si aad u hesho tariikh runa oo gaarta 5000sano
Asc walaal, Garowe iyo Darayle iiga waran? Taariikhda xagee laga helikaraa?
Isaaq waa carab soomalida kale moye
Not faahfaahi
Doombire direed yaa u guuriyay odaygii darood yaaa marqaati u ahaaa waa hawiye. Dir ama isaaq
Taariikhda barta carabi ma jirtee, laakiin dad waxaa jira dadka yar jareer ah ee xoolaha u qala yamen oo sheegtay soomaali.
Kani wlhi inusan aqoonyahan ahayn
Ma ninka leh afsomaliga 60 boqolkiiba waa carabi
Xaqiiqda ayaa ah afcarabiga inuu boqolkiiba 50 afsomali yahay
Quraanka ayaaba afsomali ka buuxa
Mida kale ma ogo miyaa
Carabta asalka ah inayba somalida tahay iyo dadyowga ladhashay sida canfarta sahada rediinlaha iyo tutsiga
Carabta reer cadnaan ee subanahu (scw) kaso jeedo
Somali ayaa reer abti u ah
Soyaalka beenta ka daa
Faataloow
Cayda ka reeb, dood fiican baad haysataaye.
Sxb aniga arkay erayo somali eh balse waan ka shakiyay ee qaar hadaad heyso ila wadaag somaliga qur’aanka ku jiro thanks.
Subxanalah war hadad been sheegeyso hal been baa la sheega waaxey waxano been ag 😂
Waxa yaaba in laga doodo wax aan Qoomiyada Somaliyeed u dan ahayn , waayo , Qoomiyada Somaliyeed waa tan ugu Kheyraadka badan geeska afrika , waa Qowmiyad markii ay helaan Hogaan fiican dunida wax ku soo kordhin kara , waa la ogaa Imaam Axmed Gurey iyo sida QOOMIYADA Somaliyed si muqleh uga qayb qaadatay fidinta diinta .. Akhirso Futuuhal habash .. The Conquest of Abyssinia: 16th Century waa qarnigii 16 naad , oo dadaalkii Qomiyada SOMALIYED ilaa maanta 25% magaalada Gondar ee xabashida ay muslin yihiin , Waa qowmiyad xoreysay Somaligalbeed , Marka waa in laga doodaa , dhibta maanta , barwaaaqada dalka , iyo sida Qoomiyado kale sida Kukuuyu, Oromo , Amhaara , Tigree ay u rabaan in ay dhacaan kheyraadkeena , waliba ku dar IMAARAD IYO SUCUUDI .. MARKA YAA U MAQAN QOOMIYADA SOMALIYED , marka aqoon yahan ku sheeg ka hadlayo maanta somali ma carab baa mise .. waxa la ogyahay in caruurteni maanta LIBYA ,SUDAN , TURKEY , SUCUUDI , DHIB KU HAYSO .. Somaliyeey diida qabiil oo dalku waa barwaaqee Gacamaha is qabsada si aan cadow shisheeye Amisom iyo waxa inagu soo qamamaay iskaga Dhicino umadeenana uga farxino walee KUFAAN SOMALINIMO SIDII ABWAAN Tukaale ruclips.net/video/HDcz6cX4d-M/видео.html
Ninku been ku xoog badanaa waxuu dhahay somalidu waa carab hadana waxuu dhahay somalida waxaa la shegaa in dadka aduunka kasoo farcamen tan kale somalidu kushatic mahan anigu gabar marexaan ah kuu qiraya somali inay tahay cushatic arabna manahin edo dna anagaa iska qadnay ani dad badan arabna farac nooma galin oromada ayaa family dna ka noqono halka arab waxna isku keen galin
Hani Cush hee?
waa runtaa oromo iyo dadka cushitic ah baan la dhalanay love my cushitic people
Ma adigaa leh yDNA da aabaha ee isirka laga ogaado wll maadaama aad tahay gabadh waa ku sidee ileen mtDNA da waxay sheegtaa uun dhanka hooyadee?!
@@mohamedmuse08 abahay & 2 ilma aderaday ah way iska qadeen dna waa
E-V32 xataa waa 100% somaali dna kale masoo galo tan kale aan kugu daro jamacadan dhiganaynay dhalunyaro badan somalia ka qaday dhantood waa wada Cushitic arabta shegayso anaga ka facwayn Kana tariikh dheer Arab nabiyullah Muhammed (SCW) baa tariikh & sharf u kenay anagana nabiga jacaylkiisa baa Arabnimada nosoo gashay
@@haniye3693 wll anigu carab masoo hadal qaadine suaal un bay iga ahayd masha allah si aan malaynayayna way noqotay oo ah male line of family members inay is baadheen halkaana aad ka tixraacday shukran
SabaroN rabNaka
Wuu dadalay lk wax cusub kama heyno waa wixii odeyashi somaliyeed ayagu aminsanayeyn
W bosh 1993 markuu somaaliya ciidanka usoo diraayay wuxuu usheegay inay tegayaan dhulkii awoowyaashiin
Ninkan wuxu ka sohorjeedaa beelweynta.
Samaale
Isagoo magac u raadinaayo beeshiisa daarood o ku fashilantay in ay sheegteen carab iyago african ah..o foolxumo badan
War isku xishooda
Husseen cagta masyr iyo nacayb ayaa hadalkaaga ka muuqda wiliba xasidnimo ayaa ku haysa marka daarood mafoolxuma ee ma kharaar baa kaa haya quruxda iyo nimcada iyo cilmigooda daarood abtirsiinyihiisu mugdi iyo shaki kima jiro adigu samaale haduu wax jira yahay meel haysigu raacaan ayagaaba marma marba wax sheeganaya almuhiim daarood meeluu kasoojeedaba dalkii soomaaliya inta ugu badan ayagaa leh ama dagan ogaadeenya, majeerteena, kismaayo, gedo iyo gaarisa iyo wajeer. Adigu qaybta kharaarka isaga dhexwaalo.
Qureeshtaa aad daawanayso quruxdooda miyaa husseenow xanuunkugu haysa haku dhiman xaasidnimada daarood waayo xasadka naartaa lagu galaa
Darood bin ismail bin ibrahim al jabarti
Bin cuqail bin carab
Waa xanuunsan tahay daarood illaahay baa magic siisey waana dadkaad ushaqayn jirteen dhow shaqadii baa lagaa daayey waad uxiistay
Anigu darood baan ahay horta waxaan aminsanahay inaan somaali ahay carab waxba ma wadaagno
Somali iyo darood kala saar aqli darood
Madasha furan waxan ku weydiinaa somalida waxa waaye aala dhahay e1b1b lkn waxan arkay kuwa Dir eh oo T iyo Y noqday waa maxay farqiga udhaxeya
Y du ma jin baa bini aadan ah waligay ma arage😂
Anigoo ku ixtiraamaayo baaraha dooddiisa hadan waxay ka fogtahay xaqiiqda, tusaale berber waa magaca soomaalidi hore waxaadna cadeenta ka heli kartaa, buugaag ay qoreen taariikhyahano ay ka midyihiin idriisi, mascuudi, yaaquut xamawi iyo ibn batuuta
Daaroodku asal wa zinzibar tansania
Sababto ah boqortoyadi balarneyd ee irir samaale ee Ajuuraan aya ka sogadatay daroodka zinsibar si u xoolaha iyo gurya
ha uga shaqeeyo .
Daroodow african aya tihiin
Inta inku biirtana wa naqaanaa..
Darood bin ismail bin ibrahim al jabarti bin cuqail bin carab
Marakay was ko daMey eN meya faraciNti SoomaliLa
Soomali lo Waa carab
Adiga carab ah sidda magaca gaga ka arko
What make u unhappy if darood frome arabi.. What ur proplem are ur hitret will help u.
Darood bin ismail bin ibraahim Al jabarti
Waan ku faanayaa carab nimadayda
Asalkaadu muran magali karo waa hadaad adigu isku eegto miraayada aamin inaad tahay african culimada waa kuwa najaha wareeriya ya somaaliya waa afrikaan carab wax naga dhexeeyaa majiro manihin carab waxaan nahay afrikaan kushiitig saas ugaro
Wxa aan guul ugaari weynay
Anaga African ayaa nahay
😂😂😂
ADN somali ma aha carab
Daliil raaci si aan u barbardhigno arragta kale oo leh waa Carab.
carab ayuu iska jeclaadey. soomaalida waa unique kushitic 87% and arab 2% marka waa nin habaabey ninkaani.
it doesnot add up to 100 brother 😂
Madashu waa madal wanaagsan lkn waxaan aad ula yaabay in aqoon yahanka ay hadaladiisu is dabrayaan mararka qaar tusaale
1. Wuxuu yidhi somali waxaa noqonaya cid kasta oo laga helo dna da isagoo u dhigaya HG E-v32 kuwaasoo u dhigma 77.6% isagoo tixraacaya journalka transfusion medicine marka macnihiisu soo maaha 22.4% kale somali uma arko hadana wuxuu u daliishanayaa 7 dii boqortooyo sida Cifat, Adal iyo Dawaaro oo ay lahaayeen dadka badi aan ahayn dadka uu hadda somalinimada ku koobay?
2. Wuxuu yidhi Somalia oo 76% carabnimadeedu noqotay waxaa kusoo dhaw yemen oo noqotay 75% marka maadaama ay sida aan ognahay kala yihiin laba dna haplogroup Somalida E ah halka Yamanida J ah sidee labadaa isir iyo isu waafajinayaa?
3. Djibouti, Bosaaso iyo Muqdisho oo u yidhi dadka jooga waa isku hal DNA ma og yahay inayan isku DNA ahayn maadaama diraasad laga qaaday Djbouti ay jirto oo 100% ay noqdeen T haplogroup reeraha degan halka soomalida degan Boosaaso iyo Muqdishu u badan yihiin E daas oo sida muuqata aqoon yahanku soomalinimada ku koobay?!
E asalkeedu waxuu ka yimi sham!
@@kiinadan6786 E oo dhan waa Africa lkn qayb waxaa jirta carabta ku nool oo qayb yar ay africa kaga soo noqotay markii qaybeheeda ama subclades keeda la waxaa laga yemen iyo sucuud ilaa shaam geesia afrikana waxaa leh kaliya dadka Cafarta la yidhaa waa V-22 tanse somalida oo ah V-32 wax shaqo ah kuma arabia meesha ugu fog ee laga helo waa masar wayna ku yartahay
HadaN soomli Lo Waa carab
marin habaabinta dadka ka daaya ,
somaalidu carab sal kuma lahan
xitaa DNA markii la qaaday, somalidu
wax sal ah kuma lahan carab
Somali baan nahay asal ahaan, weligeen carab ma noqonin mana noqon doonno.
Taariikhda saxda sidaas maahan
If you want to know what Somalis are don't look no further the name Somali says all !
What's the name Somali means?
Ninkan magac ayu u raadinaa reerkoda darood o jawasiiska somali ku dhax jira ah.
Darood waana ku faanayaa
Darood bin ismail bin ibraahim Al jabrti
Bin cuqail bin carab asla iyo taariikh nin lagu gaaro ma ihi
Kuwa somali ah sheegtay hashami intey urdun tagen kolkasey garacen olayidhi adoo. afrikan qajiro buran oo afrikan a miyaad tidhi duriyada haashimi baan. Ahay waan ahay miyaad ku noqon waxaa tahay wejigadey ku talaa
Ninka hadlayaa waa majeerten madaamo uu yiri way jidha intu dihi laha jirtaa
Aadbaan uga xumahay ninkani aqoonyahan maaha buugbuu akhristay aqoon waa ka agna ama wuu ka gudhan yahay!!
Boowe dhako kale keen!!
Maxaad ku tiri Fartaag?
@@MadashaFuran xaa dhacay?? 😁
esaQa darod Haweyi baLadi biyomaLa baraweNi
Anagu hadanu duriyadi sheekh isxaaq nahay carab ban nahay
Qofkii raba taarikhdayada please one week research kuso same xaqiqda waad ogaani
Hlkee ayan ka sameeya wl
Simon Seep
Carab?
Abtirsiino waa wax la samaysan karo,balse DNA ga lama samaysan karo.
@@Khaliid_muxsi wll waxad kahelaysa cadaymaheda madxafyada jamacada azhar iyo iraaqba waytaala iyo maydhba iyo kutub uu qoray maxamed almasri sida makhdubat hadad afcarabi taqano sidokle wikipedia isaaq resourceska weyalan iyo tixraaca waana locked secured qofwalba iskamaqori karo taarikhdayahano scholars ah oo profesoro ah aya gacanta kuhaya sidokle
Dhulmareeno dad sheekh isxaaq 9 awoow katirsada ay kusoo gaadhen buug ay qoreen ayaa lahayaa
Sidokle 4tii wiil ee kale udhalay tarikdoda waad kahelaysa 8dedena mooye
Sidokle familka muuse care ee ab ka ab ilaalinayy qabriga sheekh isxaaq iyo carurtisa ku ag aasan aya cadaymaha kahelaysa
Dhamaan taarikhdaas waa the same
Hadaba waad soo baadhi kartaa
Iyado video ahna oo ilaa 4 saac documentary ahna waakan linkigan kadaawo ruclips.net/video/ut8KVt9t6ow/видео.html
Dhamaan taarikhdayahanadu iyo tarikhdu wa the same
Adna soo baadh hadad doontana videogas 4ta saac daawo taarikdo dhamaystiran
isaQa daroraka Haweya Cise seXaLa baLadi saSi carab Soomali barayaN xamar sera weN raxaweNi 88 iyo 99 Gaboyi
Stop lying uncle
31 awow aya katirsada daarod
31×25sano=775 years
Hadaba side buu oday yimid 7 qarni kahor uu noqon karaa qabiilka Somali ubadan uguna dhulka weyn
Side buu oday 700 sano kahor yimid uga tiro badnaan kara Dir iyo Hawiye oo waligod Dhulka joogay
That is why daarod iyo hawiye 80% isku DNA unoqden E group
Oday 7 qarni ila 10 qarni kahor yimid oo daarod ah hadu jiray only 2M ila 3M bu noqon lahaa
That is why majority of daarod who took DNA test ay E group unoqden iyaga iyo hawiye iyo Raxaweyn
I am og Mohamed zubeer ree abdile
We have taken DNA as 7 daarod person in Finland we become e1b1 hablogroup
Waa DNA asalkisu masar yahay faraacin intabadan waxa laga helaa wadamada masar morroco Eritrea sudan Ethiopia iyo somalia iyo south yemen oo asalkodu ahaa from masar
Waana DNAga ubadan somalida
Soo noqonmayso in dad la isku kenay inan noqono oo abtirsiin losameyay
Hadaba hanacebenina ee kudaaya asalkena in aan faraacin nahay dad isku dhiig ah oo ugu yaraan 2000 ilaa 3000 sano kasoo wareegtay dhalashadena ayan nahee
Somalida 80% isku DNA ayan nahay hawiye daarod Raxaweyn waa e1b1b1a hablogroup
Dir and isaaq majority DNA results wuxu noqday TM184 or T-L208 hablogroup waa T group
Waa DNAGa ugu yar aduunka qaarada Africa waxa laga helay dir, isaaq iyo antemoro qabiil ladhaho oo asalkisu somali ahaa oo katagay somaliya qarnigii 15aad oo asal Dir ahaa oo tagay Madagascar
T group asal ahaan waxay kasoo jeedan west Asia mudo laga joogo 15,0000 15kun oo sano waa dad faraacinta kahoreyay
Maaha DNA africa laga helo
Sidaas somalidu in 99% carab ahayn kugaro
All in All somalida cida carabta ah oo cali binu abidalib gala waa shaanshi banadiri ashraaf iyo qayb kamida shiikhaal oo laga helay DNA J group
Waana qabilada ugu tirada yar somalida kuwan ayaa la odhan karaa waa carab
Adigagan commentigayga akhrisanaya DNA iskaqaad oo ogow
Halkaad 25 ka keentay.
The average human lifespan is 65, times it by your 31 ancestors.
31×65=2015 years ago which is still proofs that darood was a myth
Fake history, waaye waxaad ka hadleysaan waa mid fake ah, laakiin waxa jira dna in ay ku kala duwan yihiin
Maadaama dadka qaar ay isku diin noqon lahaayeen waxaa jira dad sheegtay qabiil aay u dhalan sidaa darteed qabiilkoodii hore ha u soo noqden.
Ninkan magac ayu u raadinaa reerkoda darood o jawasiiska somali ku dhax jira ah.
Daaroodku asal wa zinzibar tansania
Sababto ah boqortoyadi balarneyd ee irir samaale ee Ajuuraan aya ka sogadatay daroodka zinsibar si u xoolaha iyo gurya
ha uga shaqeeyo .
Daroodow african aya tihiin
Inta inku biirtana wa naqaanaa..
Samaale waxba magadan karin ee naftaada been haku qancin ma ilowday shalay markii caliyuusuf hobyo ka dagay oo xoolohooda iyo naagahooda fardahii caliyuusuf uqala wanankooda lalahaa oo xaabada ay bixiyeen dhuuso daarood khalad baad naftaada kadhaadhicinaysaa ee xasuuso caydiid markuu shalay lahaa hawiyow awoowe yaasheen Allaha cadaabo waayo daarood baa gumaysan jiray oo ay iska celin waayeen marka iska oy oo been naftaada ku qanci
Hahaha allaa Naxdin badanaa daarood iyo zinzibaar kala dheer taasi xaasidnimo iyo maseyr iris samaale weligay mamaqal daarood waa carab carab iyo cajabtuna daaroodka ayey ixtiraamaam waayo wax taariikh leh somalida daaroodkaa ka jira marka hakugu taagnaato qalbi xanuun iga dheh