SIDE LOOGA FALCELIYAY GUULDARADII KA SO GAARTAY SOMALIA KOOBKA KUBADA FUTSALKA | KAFTAN + KARBAASH 🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 648

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 2 года назад +111

    Dunidan ma soo marin qof ka dulqaad iyo ixtiraam badan nabi maxamed ﷺ🕋❤🙏.

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +339

    Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna
    Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋

  • @mohamedzakir2241
    @mohamedzakir2241 2 года назад +89

    Walal Haddey tahay waqtiga Salaada Fadlaan Diib U Dhiigo Muuqalkaa oo Gudoo Waajibka Rabbiii🙏🙏

  • @malak4651
    @malak4651 2 года назад +47

    alx cawa hooyadey ayan la joga inta hooyoyin koda ka maqan ilah ha u nabad geeyo❤

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад

      Pro subscribe ii saar zxp🥰

    • @malabey197
      @malabey197 2 года назад

      Aamiin aamiin aamiin
      Baari z noqo Hooyo macaan ❤️

    • @malak4651
      @malak4651 2 года назад +1

      @@malabey197 alx hooyadey ayada bariyad ahed waxey dhasheyna wadaded un bey racayan

    • @malabey197
      @malabey197 2 года назад

      @@malak4651 Sax Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️❤️❤️

  • @nasroali3658
    @nasroali3658 2 года назад +95

    qof walba oo qoraalkeyga akhrinaya waxaan u rajeynaa caafimaad iyo cibaado suuban😊💞

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 2 года назад +43

    Waxas ciyaar lama dhihi karo playstion bey ahed 😂😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️ shabalaza laga dhigay wlhi wasiir

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +3

      Walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍👍

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 2 года назад +1

      nasro cimmda iska tuur hhh

    • @sakariyeizmail7430
      @sakariyeizmail7430 2 года назад

      Sug aqoonsiga ha soo qaadane marka somaliland ayaa u zoo aargudaayse😇😂

  • @abdullahibeezaani8246
    @abdullahibeezaani8246 2 года назад +81

    Legend always Legend zaki wazirka ❤

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +2

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍😍

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 года назад

      Waziir welcome back legend hore usoco legend legend

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

    • @adamillex4813
      @adamillex4813 2 года назад

      Wlc

  • @nasroali3658
    @nasroali3658 2 года назад +6

    Dunidaan ma soo marin qof la mid ah nebi muxamed scw😊😍❤

    • @amiirah3784
      @amiirah3784 2 года назад +1

      Nabiga aad ku qudhambaynaysid nabad gali scw hadaad rabtid aduu ku sali scw

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 года назад +67

    Zaki you are legend 💕💟

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад

      Pro subscribe ii saar zxp

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @mohamedabdirahman1284
    @mohamedabdirahman1284 2 года назад +3

    Zaki waziir waxa tahey RUclipsr ka kaliyeen sida dhaw aan ula socda ❤❤keep going

  • @rashidcr8364
    @rashidcr8364 2 года назад +2

    Wasiir wlhi barnaamijyadada wan xiseeya wlhi my pro is the lgend

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍😍

  • @farxaanxuseen8241
    @farxaanxuseen8241 2 года назад +14

    Markey aniga iyo waziirka naga tageen baan ogaa inaysan kuwaas guul soo wadin 😂😂

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 2 года назад +15

    Wasiir xulka waa dadaalaya tan mxaa loola yaabaya barizal🇧🇷 ayaa 2006 ku garcaadaya isla fuusatalkan xulka lagu magacaaba 🇹🇱 timor-lesta , waxayan Barizal ku dhufaya 76goal iyo 0 bal kwrn soo baar insha allh wasiir argtidaan kasoo dhiiba bal...❤ guleso pro

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад

      Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰

    • @amishmaxamed3043
      @amishmaxamed3043 2 года назад +1

      2022 laga inta aan isku maqnen waxan ine dhaceso wan uma lenayay wax ka daranna sug

    • @ipmoha3599
      @ipmoha3599 2 года назад

      Marka adi barsil maa saas kuugalay tankale barsil waa number 1 fustalka

  • @xaawosiciid122
    @xaawosiciid122 2 года назад +25

    Muhiimadu waa hadal hynta ama badiya ama ha la idinka badiyo hhh 16 waa score noo xiran 😁😁😁

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 2 года назад +3

      Hhhhh ar anagaa score waye kulahaa 😀😀😀😀😀

    • @xaawosiciid122
      @xaawosiciid122 2 года назад +1

      @@falastinyusuf6062 hhh muhiimadu waa wadwadkaas😁😁😁 score aa noo xiran yrey😁😁

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад

      subscribe ii saar wllshy🥰

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 года назад +1

    Walahi waa arin layaab leh,lkn waxan qabaah ciyaartooyada lugtooda haleys baro, tani waa iska caadi, marka ciyaari waa galin danbe,keep going 💙💙🇸🇴🇸🇴💯💯👏👏never give up, viv wiillasheena💙💙🇸🇴🇸🇴💯💯👏👏

  • @abdifataahabdulaahi1166
    @abdifataahabdulaahi1166 2 года назад +1

    First comment TikTok baan kaaga sobaxay markat tidhi muqalkiban so dhigaya hhhh wasiir waan kuwata

  • @cabdikarinhasan3731
    @cabdikarinhasan3731 2 года назад +25

    Legend always Legend wasiirka🔥🔥

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад +1

      Pro subscribe ii saar zxp🥰

  • @sureyaxarbisalax6226
    @sureyaxarbisalax6226 2 года назад +7

    Legend always zaki wazirka 😍❤🇸🇴

  • @abdirashiidahmed970
    @abdirashiidahmed970 2 года назад +1

    Waziir hala yaabin garoonkaa ku yaraa🙏🙏🙏🙏

  • @abdullahisalat2088
    @abdullahisalat2088 2 года назад +1

    QUEEN Canab miyu goalkeeper ugu jirtey

  • @Zedani99
    @Zedani99 2 года назад +4

    Anigoo playstion dheelaayo xitaa waxas laigama badinin walahi😂😂😂😂🇸🇴 waxaneeyto. Hebloow wiilkiiz waaye baa lagu geeeye😂😂

  • @ilyasomar1973
    @ilyasomar1973 2 года назад +2

    Viva sara kishaa wan gula socday marka live idris pepe sarned legend zaki❤

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад +1

      Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰

  • @aishaabdulahi9637
    @aishaabdulahi9637 2 года назад +2

    Dadka aduunka ku nool hadey afsoomaali aqoon lahaayeen qosol ayey udhiman lahaayeen

  • @xamdappe2595
    @xamdappe2595 2 года назад +2

    Wasiirka arimaha gudaha salaan gobeed ayaan ku soo marinayaa adiga iyo dhamaan sarakiisha🤗🎈😘

  • @mohaqoslaaye3398
    @mohaqoslaaye3398 2 года назад +4

    Wasiir wlhi parnaamij yadaada waan jec lahay
    Wasiir guulayso guulayso Mar walba
    Waan kula soconaa 💖😍

  • @wllqarasta132
    @wllqarasta132 2 года назад +4

    🇸🇴NEVER GIVE UP🇸🇴 🇸🇴SOMALIÀ🇸🇴 THE LIONS AFRICA 🌍 👏

  • @salman-fu2bp
    @salman-fu2bp 2 года назад +1

    16 goal hdii nolugo simay alx aduunyada wan ka harnaye sida alle ugu sugeyo roobka ayaan guushana alle ugu seygeynaa

  • @CadnaanAlawi07
    @CadnaanAlawi07 2 года назад

    Waziir heesta magaceed isheeg please
    Reply
    Reply
    Reply

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar9038 2 года назад +25

    Waxa jiro dhalanyaro badan oo sports ah oo dunida dacaladeda kunol hadii si dacad ah loo so xuli laha saan kuma dhacdeen qaran keena lakin marka qaab qabiil wax loo xulo ceebtan aya dhaceyso taasna sharaf uma ahan qaran keena dunida oo dhan aya nogu shekey saneyso ciil badana 😭😭😭 madaxda somaliyed waxan leyahay saan wax kabadala qaran nimo wax noogu xula qalibka naga daaya ceeb ayad na dhax dhigteen manta 16 goal waa ceeb saan 😭😭😭😭 aniga hada waxan kunolahay Filand waxana jogo dhalinyaro sports ka safiican uu yaqano waxanaa la ciyarna kooxo heer caalami ah tabar fiicana waan qadana waxa jiro dhalinyaro badan oo sidena oo kala ah oo qurbadaha iyo dalka kunol oo sports kufiican marka madaxda somaliyed waxan leyahay dacad halo soo xulo xulkena Somalia ee kadaya qabka qabiilka ah 🙏🙏😭😭

    • @malabey197
      @malabey197 2 года назад

      Waa runtaaa si daacad looma xulin

    • @updirahmanahmeddirir5075
      @updirahmanahmeddirir5075 2 года назад +1

      sxip ha niyad jabina markasta inad halkaa kasii wadaan isku daya
      maalinbad qarankeena matali doona

  • @halimaomar6179
    @halimaomar6179 2 года назад +3

    Wasiir cawa wan ku faraxsanhy ina ka mid noqdo dadki u horeyey😍

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 2 года назад +2

    Zaki you are best RUclipsr mansha allah keep going bro

  • @abshirahmed5314
    @abshirahmed5314 2 года назад +2

    Ku sali nabi MUHAMET CSW❤️

  • @ahmed_6619
    @ahmed_6619 2 года назад +3

    Harry Maguire kuligood mesha ku taagan Somaliyey baloni waxbo kuma lahno😂😂

  • @hanisaciidmaxamuud576
    @hanisaciidmaxamuud576 2 года назад +2

    War faarax luga baasto waa ina ceebeseen meesha ka soo taga meydkana haka soo tagina sharafteenii waa ku tumateene 🤣🤣🤣

  • @yaazhadan329
    @yaazhadan329 2 года назад +1

    Xulka saxdaa waxan khabaa in laga soo kala xulo dhaman gobalada dalka iyo dagmo yinka dalka

  • @cabdirisaqxasan4280
    @cabdirisaqxasan4280 2 года назад

    Waziir wajipkeyga wad kaso paxday anagana naga filo____Respect zaki🙏❤

  • @ismailabdiahmed9727
    @ismailabdiahmed9727 2 года назад +1

    Wankuwata big boss of us
    Wazirkena i am from Hagardera one of your bigest fan

  • @Khadar___Jr
    @Khadar___Jr 2 года назад +4

    Kkkkkk kadar junior maa lageeyo meeshaas dhalinyaro wuu kala kicinlahaa kkkk wasiir wasaarada fasax iga sii❤love u wllkei

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 2 года назад +3

    Sual...
    4.5 iyo Nepotism hadi Sports ka laga dhafo.. Somalia 🇸🇴 horumar ay gare.

  • @faizasaalah4024
    @faizasaalah4024 2 года назад +2

    Soomaali hadaanahey tartanka oradka ayaan ku fiicanahey

  • @mohamedabdirahman1284
    @mohamedabdirahman1284 2 года назад +1

    Waziir comments loo daatey barnamij nooga soo diyaari 🤗🤗 codsigaa inaad tix galisan rajeynyaa

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +3

    Legen Hollywood SOMALIA 🇸🇴
    Wasiir Zaki Bin Xaaji 🎤 kabtan keep going brother 💕

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад +1

      Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰

  • @iifahantv7013
    @iifahantv7013 2 года назад +1

    Muslin🕋 Barthers and sisters plz keep praying 5 times day life is to short ⚰

  • @macruuf9785
    @macruuf9785 2 года назад

    wasiir maalmahaan waxkalaa tahay saa 300k ugashay comin soon 500k i. a

  • @aliyafaqi2263
    @aliyafaqi2263 2 года назад

    Waziir wlhi sad masquulinta ula hadashey ayaanba jaclaadey wlhi kkkkk

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 года назад +2

    Morrocianku Waa inagumeedyo..waana mayd garaaceen wlhi😢😂😂

    • @C.2022-t7y
      @C.2022-t7y 2 года назад

      Marookko
      Marookaanku

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 2 года назад +2

    Guul baan u rajaynaa faarax yadeena maadama ayaga ay wll aabayal iyo sxb intaba ay no yihin waxan leeyahay guul markalaa ka badan❤

  • @maryanaxmed3262
    @maryanaxmed3262 2 года назад +1

    Nac nac miya kasoo dharagte waziir😅😅😅

  • @ZUHEYPJOKER
    @ZUHEYPJOKER 2 года назад +2

    Qof kii kopaad pr0 tageer0 wayn paan ku ahay hor mar wacan🥺🥰🤴🏾

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +2

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 😍👍

    • @ZUHEYPJOKER
      @ZUHEYPJOKER 2 года назад

      @@cabdi-qeyrtube122 OK pr0

  • @wllamoore7612
    @wllamoore7612 2 года назад +1

    Zaki bin xaaji si Qaas Ku taagera role model I taHaY

  • @libaancali9980
    @libaancali9980 2 года назад

    Guuldaradu waa gusha bilowgeeda
    I,a guushu wey Imaan waqtigeeda❣️🤞✊️

  • @ceynicabdulaahi4349
    @ceynicabdulaahi4349 2 года назад

    Nagadaa wasiir dhiiqo luga noolga galiye wan baxaye markee isku toosto isoo kiciya🤣🤣🤣

  • @hoododayib4626
    @hoododayib4626 2 года назад

    waji xumo wallahi magiciii inaga dhimay from hargaisa cady

  • @amaaldalab5654
    @amaaldalab5654 2 года назад

    Amiin ilahay dhaman umad muslimkah odhan waxan uwad rajanya cafimad iyo cibado iyo cimri dher ilahay nawad siyo amiin yaa rabi

  • @abdiasiisosman1911
    @abdiasiisosman1911 2 года назад

    Morroco futsal 10 dal aduunka ugu fiican ku jirtaa waan 1 aad africa iyo carabtaba 👊👊

  • @abdirehmanyerrow7329
    @abdirehmanyerrow7329 2 года назад +2

    Legend saki guuleyso libaax.

  • @mohamedduraan2553
    @mohamedduraan2553 2 года назад +1

    Wasiirka madaxa noo saaran tahay✌️✊

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +1

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍😍

  • @xasancade8758
    @xasancade8758 2 года назад +1

    Yaaaaaa 16 ba hadii nalooka baxiyay 26ne waanzugsynaaaaaaaa hhhhhhhh,😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 2 года назад

    Legend wazirka salaan sare brother

  • @mohammedabdirahmaan7094
    @mohammedabdirahmaan7094 2 года назад

    Wziir hormar iyo Update cusub ayaad nagu wada samaysay

  • @abdifatahaden866
    @abdifatahaden866 2 года назад +1

    Waziir anagu waxan ku facanahay orodka ....halkaas ban ku fcnahay

  • @hamdigenie4098
    @hamdigenie4098 2 года назад

    Sxb good job keep going my bro

  • @wiilhoog1200
    @wiilhoog1200 2 года назад

    Wlhi morocco rag yaqaan ma ahn 5 inee na dhafsiyan ma aheyn lkn we dhacdy dhib mlhan😂😂🖤

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +1

    SAXIB SARE MANTA ISGU SHARAF BINKA IGU QAWO ADO MAHADSAN MASUUL WASIIR ZAKI BIN XAAJI 🎤🇸🇴

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 года назад +1

    3:20😂😂😂😂😂

  • @gelindhexaad5676
    @gelindhexaad5676 2 года назад +1

    Waziir aniga pin maxa igu didanthy oo igu dhaganthy

  • @isacknur3298
    @isacknur3298 2 года назад

    Intad aqrineysay hadalka iga qosliyay waa blz meydadka nosoceliya an aasane 😄😄😄😄😃😀😃😁😁😁

  • @naadircadde3680
    @naadircadde3680 2 года назад +3

    Haday puntland laga xuli lagaa waan hubaa inay badin lahaayeen😂

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад

      Subscribe ii saar wll adigo mahad san🥰🥰

  • @geescadde8397
    @geescadde8397 2 года назад

    Baadiyo aa jiree background goorme bedeshay😂

  • @asadcabdi9330
    @asadcabdi9330 2 года назад

    Legend of Legend

  • @aminocabdi2856
    @aminocabdi2856 2 года назад +4

    lugahaas inay qayr kasoo socon awlba waa ujeeday🤣🤣

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +2

      Walashey Qaali Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍😍

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 года назад +1

      Naga xizhood aminay 😁

    • @aminocabdi2856
      @aminocabdi2856 2 года назад

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 anaga hadaa meesha nageen laheedeen ugu yaraan 2 gool waa idiin keeni leheen hadaa rabno waa u il jabin leheen🤣🤣

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 2 года назад

      @@aminocabdi2856 alla xalimoy musalsalkaga iska dawo plz hda tagtan 100 ebera mcqula isoqabo luuqa🥰

    • @aminocabdi2856
      @aminocabdi2856 2 года назад

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 majiifteen markii saas la idiin galayay🤣🤣

  • @fatimagaraad399
    @fatimagaraad399 2 года назад +1

    Aniga waxaan qabaa Faarax lugo baasto heyska fariistaan Aniga noo caleema saara xaawooyin soobaxaxa lug inagey nagu taale Intii marwo Sacdiyo Kusimahatahay ina keena kuwo noobalansha yaaqey 🤣🤣🤣

  • @HASSAN-GREY
    @HASSAN-GREY 2 года назад

    Waxay kasoo horjeedeen mr xasan sheikh maxamud maadaama uu 16kii may uu guuleystay madaxwaynaha soomaaliya

  • @mohabinahmed3456
    @mohabinahmed3456 2 года назад

    Wazir wankuwata 💯🥰

  • @hindimovies6270
    @hindimovies6270 2 года назад

    Waxan ku faraxsanahay inaaa ahay first comment and like inaa noqday

  • @abdulkadirissewehliye594
    @abdulkadirissewehliye594 2 года назад

    Captane wazir meshan dadka la waday wa dad dalan midkale way jogan rag fustal bis yaqan mana la wadin len fustalka lama istagayo lkn lacibinta la waday wa kuwa iska alaminteya ciyaranahada la wadayana ma diyarsana xirirki hore ronay kan hada tv yadi hormariska kuwaday kubada cagta lcg cules dul dhigen

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 2 года назад +30

    Sharma boy is legend 💕

  • @CadnaanAlawi07
    @CadnaanAlawi07 2 года назад

    Waziir Am Your fan pro please tell me in this song 🎵 pro mignaha heesta beat ka weyn ee

  • @cusmaanraageahmedleadercus1876
    @cusmaanraageahmedleadercus1876 2 года назад +20

    Legend always Legend ❤

    • @shafinho1775
      @shafinho1775 2 года назад

      Pro subscribe ii saar zxp🥰

  • @hassanahmed5935
    @hassanahmed5935 2 года назад

    Firi aniga waxan leyahay barazil iiyo germani 8 o ma ilowday maroco iyo somaliya maxa isku dhawa

  • @liipoojo1666
    @liipoojo1666 2 года назад

    Farxaan xidig inti laga tagaayo waligod ma badinaayan✊

  • @farhiaahmett3844
    @farhiaahmett3844 2 года назад +1

    Wasiir tiktok ta meel Aan kaa Soo Montion gareyey wiilasha soomalida&turkiga ciyar xarig Ah isku dhacayen Wiilashii soomaliga badiyen😂😂Ammaanta faarax lugo baasto Soo Eeg👀

  • @zakayobadal6507
    @zakayobadal6507 2 года назад

    Wazir waan ku salamay

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 2 года назад

    The Legend Zaki bini Haji .The Waziri💯

  • @cocomelonteam8819
    @cocomelonteam8819 2 года назад

    Legend horay u soco

  • @mohawarsame8912
    @mohawarsame8912 2 года назад

    Keep going sxb

  • @farhiyoyusuf1881
    @farhiyoyusuf1881 2 года назад

    Waziir ilen carabiga xita waa laxamentaqan ilen 😃😃😃😃😃

  • @apdirahmansuldaan8020
    @apdirahmansuldaan8020 2 года назад

    Waa wada abgal Iyo moroko

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 2 года назад

    Wazir ciyaal 4goley osalax aqonfican ulahena lageyay qaladkuwakaas sey ilatahay😎

  • @cabdifitaax6233
    @cabdifitaax6233 2 года назад

    Somali alwaysy

  • @mss___diamond2285
    @mss___diamond2285 2 года назад +1

    Waziir aragtida dad weynaha Pro max mararka qaar nogu tuur waba funny🙏😅

  • @rahmahodaninaahmed1141
    @rahmahodaninaahmed1141 2 года назад

    Wa ziir waa kuwataa

  • @MohamedAhmed-hh5wr
    @MohamedAhmed-hh5wr 2 года назад +1

    Keeping

  • @calicabdiraxman4325
    @calicabdiraxman4325 2 года назад +2

    Qof ma iga horeeyo wasir🤴🦁👑

    • @cabdi-qeyrtube122
      @cabdi-qeyrtube122 2 года назад +2

      Masuul sare Subscribe isaar kheyr Allah kusiiye 👍😍

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 2 года назад

    Haddii aan coach noqodo Al shabaab baan difaac ka dheelsiin lahaa kii dhaaf ha cunaan iyo weererka dhexda somalida kale

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 2 года назад

    Waa waar naaxdilleh ruunti

  • @mukhtaarwadani1407
    @mukhtaarwadani1407 2 года назад

    Waziir maanta bin igu sharaf wll gali

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 2 года назад

    Respect 🙏 waziir

  • @cabdiraxmaancawaale4297
    @cabdiraxmaancawaale4297 2 года назад +1

    Wasiir wlh tasi inaga oo dhan wxay inagu sumcad dro macal kuwa comentiga xun soo qoraya waa wda bilaa damiir😓😓😓

  • @salmannewmohamed1319
    @salmannewmohamed1319 2 года назад

    Eh eh eh eh sxp kulankaas waa nala gaaday waraa xbox gacan haleysan aya Noola dhiibay lkn Morocco 🇲🇦 hadey runshegayso markale hana balansato wa leys baraa wlhi 🙋🙋‍♂️🤗🤗🤣🤪