GUMAADKII XALAY XEEBTA LIIDO IYO MEESHAY KASOO GALEEN NIMANKII LAYAY DADKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 66

  • @HusseinAli-q4t
    @HusseinAli-q4t 2 месяца назад +2

    Xalneee behind these 💯 and Ethiopia. Xalneee iyo Ethiopia wadankaa halaga saro

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 месяца назад +6

    Scw scw scw scw scw

  • @DhooboJamac
    @DhooboJamac 2 месяца назад +1

    Allaah. akbar
    Allaah. akbar

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 месяца назад +1

    Allahu Akbr wuu iga ilmeysiiyey wiilkaasi waxaaN OdhaN lha,Ha uga tagina wllo Dhulkiina cadowgaas Dhiigiina Baneystey Ee Tashada Oo u midooba iska celiya ugu Galla Gododkooda inta Dhimatey Alle Ha u Naxariisto inta Dhaawaca Ahna Alle Ha u Boogo dhayo,AamiiN

    • @Muniracabdi9536
      @Muniracabdi9536 2 месяца назад

      😭sorry wllo waxdhacaya wan kaxumahyt

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад

    Saas hadhinina waa inta ey larabo in muqdisho lagacararo is adkey isxoreey idin kon isxorayan ha raaxa
    ysanina
    ilaahay ha idincaawiyo 🤲🤲🤲butland🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 2 месяца назад

    Inta ku dhimatay ALLAHA unaxariisto Inta Ku dhawacantay ALLAHA uboga dhayo

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 2 месяца назад

    Mujrimiin ilaahay ha dhameeyo kuwaas cudur ha googooyo kuwaas culusow isagaa mujrim ah alaha ku cadaabo culusow maalin baad ka shaleyn in shaa allaah

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 месяца назад

    Allah ha u naxariisto dhaman dawladna ma jirto yaa rabi imisa an sidani ku jiraynaa

  • @foosabdull3197
    @foosabdull3197 2 месяца назад +1

    Salallaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤❤

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    Cawaantan raaliga ku ah in cadaanka xalane degan in ay qaraxa ka soo abaaulaan kuwa cawaanta ah ee barlamaanka isku sheegeya ay ralina ku yihiin in uu umadii ay lahaayeen waan matalnaa sidaa loogu galayo gurigoodii gaalana ay ku maamulaan somalia gumeysi bey ku jirtaa ama aamin ama ha aaminin aniga waxaan jeclaan lahaa in cawa itobia ay wadankan qabsato

  • @AbdiMohamed-r4v
    @AbdiMohamed-r4v 2 месяца назад

    Inaalilaalhiwainaailayhi rajicuun

  • @Lessday-j2t
    @Lessday-j2t 2 месяца назад +2

    Inaalillaahi waa Ina illahay rajacuun

  • @NouraMahamoud-if3pj
    @NouraMahamoud-if3pj 2 месяца назад +1

    Allah akbar allah akbar

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 2 месяца назад +2

    Warheedhe meesha quruxiba kama muuqato. Waa meel hoog iyo halaag QURUXI MATAAL MESHAAS. MUQDISHO WAXAY RAACDAY OO LA DHIMATAY MAXAMED SIYAAD BARRE
    QURUXI WAA NABADDA IYO ISLAAXA IYO IIMAANKA

  • @foziamussa3156
    @foziamussa3156 2 месяца назад

    Allaahu Akbar

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад +1

    Xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe waa in sidegdeg ah loola xisaabtamo

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 2 месяца назад

    Allaaha unaxaristo samir allaaha naga siiyo dhamaan ?allshawab mashekate ali dheer mahadle?

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c 2 месяца назад +1

    Ilahayow umada muslimka ka qabo cadowga intii dhimaty alle haw naxariisto inta dhawaca na ha caafiyo

  • @qamarahmed9236
    @qamarahmed9236 2 месяца назад +1

    Walaalayaaloow anigu yaabaye meeshaan xamar layiraa odayaal iyo islaamo waweyn ma joogaan miyaa qarax walboo dhaca iyo dhibaata kastoo dhacda dhalinyaro unbaa ku dhamaaneeysa sawir qof weeynba arki meeysid waxaas lasoo dhigayo

  • @geenyoGadoon08
    @geenyoGadoon08 2 месяца назад

    Subxanallah alloow umadaada badbaadi
    Wll waxaa tahay dhalinta caankaa ruuxii ugu horeeyay oo caana kasoo hadlo qalbi xanuunkeen dareemeyno nala dareemaa tahay

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 месяца назад

    Walaahi waa arin arga’gax leh oo misana murugo badan. 😢😭😢

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад +1

    Gurguutana madaxweyne u yahay sanbaloolshana nabadsugid u yahay somaliyey ilaahey baa idiin maqan

  • @osmanabdullahi3520
    @osmanabdullahi3520 2 месяца назад +1

    Allahu akbar

  • @AshaIbrahim-h7o
    @AshaIbrahim-h7o 2 месяца назад

    Yeah Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 месяца назад

    Illaahow unaxariiso inta dhimatay inta kalana caafi this is not caadi

  • @HuseinMaygaag
    @HuseinMaygaag 2 месяца назад

    Ilaahay ha u naxariisto dadka dhalinyarad lagu xasuuqay ilaahay hageeyo janatul fardowsa int dhaawacana ilaahay ha bogsiiyo😊

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 2 месяца назад

    Alla tolbelay waxa ey rabanba waa in dhalinyaradu niyad jaban oo dalka kacararann oo sidaas ku qaatan dalkena itobiya ka danbeysa waxaan wax shabab la dhoho majiran ilaahay musiibo haku rido waxaan nabada noo diday dhalinyaradeenii xalay lalayeyna simir iyo iiman allaha naga siiyo

  • @anisoaxmed9501
    @anisoaxmed9501 2 месяца назад

    Salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi wasalama salalaahu calleyhi ❤❤❤❤

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 2 месяца назад

    Dowlada. Waxeey ka shaqeeysa gabdhaha Shi is Hada caba. Kuwa qasqaska sameeyo. Kuwa liido kuraaxeeysto. Oo Qarax hoos loo galiyo😢😢😢

  • @maslax1119
    @maslax1119 2 месяца назад +1

    Duqaaa magalda xasaan is xeegaan kama qaadi karo sababta weey is ogyeheen dad daroogo soo galanyo huub soo galeenayo shacab mu u naaxaa waxaan walgo tala gaaalay shacbiga

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 месяца назад +1

    Horta Allah u naxariisto dadkeen wiilkaan waxaan ku talinay inaad dalkaga joogto oo ka shaqeysid sidaad ugu noolan lahayda xamar dhulka aad u soo qaxayso dad ayaa dhistay adigu malahid ee is daji oo ka shaqe nabad

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 2 месяца назад

    Illahay dhibka haka dul qaado dhibka

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 2 месяца назад

    😭😭 Xasbi ya laah wanic mal wakiil
    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @AbdimohamedHassan-h6u
    @AbdimohamedHassan-h6u 2 месяца назад

    Asc WLL QISOYINKI. AAWAY

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 2 месяца назад

    Ashabab xataa xalane ayaa laga maamulaa 😢

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 2 месяца назад

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedabdi8265
    @mohamedabdi8265 2 месяца назад

    Soomaliyeey. Kaca. Hadaakici. Waydaan. idinkoo. Fadhiya. Yaa. Ladin. Dhamaynaa. Kaalaya. Duurkagala. Jeeyte. Sooraaca. Ladagaala. Dad. Qalatada. Alqushaash🇸🇴☎️⚖️📢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 месяца назад

    Dadka Xalane jooga iyagaa qaraxa soo gelsho iyagaa Shabaab la shaqaysto oo waxay rabaan sidii ay dalkaan u sii joogi lahaayeen oo ay u dhuuqi lahaayeen kheyraadka dalkeena una dhamayn lahaayeen dhalintii dalkan beri qaban lahaa. Farmaajo markuu joogay Soobe 1 iyo 2 intii ku dhimatay ayaa ka badnaa

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 месяца назад

    Dawaladii dadka amaankeedi sugu lahaa waxaya ka Shaqeeyaan xasarada iyo xaasida nimada dalka ee xasan fashiliya isa Casila

  • @RaxmoSh.xassan
    @RaxmoSh.xassan 2 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😔😞

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 2 месяца назад

    Shacabka waxa ka qarsoon Dowlada kor bay katahay democratic Si ay caalamka utusto
    Hoosna Waa kooxdii kale. Shacabka hala joojiyo bashaalka iyo labiska. Raaxada. Iyo goobaha. La isugu yimaada

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад

    Markii emarats lagu laayay xamar hassan sheikh wuu iska oohiyay oo dhiig u shubay isla habeenkiiba xalay oo dhalinyaradii soomaliyeed si arxan daran loo laayay ilaa hada lama arag qofkaa la leeyahay waa madaxweyne taasi waxay ku tusaysaa inuu xoolo uruursi iyo dhaqaale meeshii uu ka helayo la murugoodo lkn soomali aanuu dan ka lahayn shacbka soomaliyeed kacdoon bulsho haku ridaan qofkan aan damiirka lahayn viva soomali !

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 2 месяца назад

    Qaraxan waxa ka darnaa ZOOBE SYL 2022 2000 aya ku dhimatay ilaa hada dad lagu la yahay 10/14/2022 ALIET HOTEL NASAHABLOOD ONE AND TWO PIZZA 2022 HOUSE intii haveenkii la qarajinayay hooyoyinka dhiig baxa uu dhintay

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 2 месяца назад

    Waxeey illatahay dowlada ayaada. wax ka og. Sababtoo ah Ayagaan. Ogoleen Raaxada iyo baashalka Iyo wiil iyo gabar meel wada. Fadhiyo Meeshii ay wacdi wax ugu sheegi laheyn ayay cabsi galinayo

  • @Halimo-y2s
    @Halimo-y2s 2 месяца назад

    SOMALIYEY HALANE WAA YAHUUD SOMALIA DAGEEN OO HASUUQA SOMALI UJOOGTA , EE SIDA FALASTIIN OLADAGALAMA.

  • @aminosaid
    @aminosaid 2 месяца назад

    Madaxwayen Truma markuu dhegta la jaray waxaa la ceyriyay security security ayaa shaqadee ku wayay somalina waxaas oo dhan dileen lagama hadli karo

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    Mesha qaraxa laga soo abaabulo waa xalane waxan waa mashruuq lagu soo qaatay in umada laayo xasan qoslaye uu ku soo qaatay

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    Culima ma jirto hebel cali wajiis qoom uu culuma u yahay wey halaagsameen

  • @Garaad-
    @Garaad- 2 месяца назад

    Sxboow ciidankeeenna ma xumo wllhi , lkn dadka ka sarreeya ayaa ka amar weyn oo soo fasaxa ... ciidankeenna waa kuwa shafka u dhiganaayey xabadihii cadawga

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 месяца назад

    Shacabku hawkaco difac naftooda

  • @elenastella7064
    @elenastella7064 2 месяца назад

    Saranno etiopi ebrei che vogliono la nostra terra

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    Waxa mesha fadhiya oo idil waa alshabaab madaxweynaha reysalwasaraha cidamada dhamaan

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 месяца назад

    Yaa sheegaya iina liido lajooga dowalada ayaa alashabaaba maaha waxay tidhaahada Ruqo nina lihi dabada hayaa ma kacado xamara isa canaano?????????

  • @sahraqueenshoppinguk8699
    @sahraqueenshoppinguk8699 2 месяца назад

    😢😢😢

  • @MakoNur-m3f
    @MakoNur-m3f 2 месяца назад

    Xalane say ku ogaadeen iyaga ayaa ka dambeyaya waxay ka xun yihiin tacsidii loo diray reer falasteen ee ismaaciil haniya

  • @Muniracabdi9536
    @Muniracabdi9536 2 месяца назад

    ilahy xamar ha ugargaro

    • @Muniracabdi9536
      @Muniracabdi9536 2 месяца назад

      Hah xanuunbadanaa Xamar waxba may galabsane ilahayow uhilii mugdisho frmo somaliand walaldy somalia wan ksxumahy dulmiga iyo xasuqaa sandwalba lagurogmanayo. 😭😭😭

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 месяца назад

    War sheydank iska naro muqdisho mahan falastiin qarax yar aya hutel qarx adunk ayow kadaca tahran ayaw qarax kadacayo o lagu dilay ismacil haniya alshabab waxey lasay shacabki waxey sas usameyeyn wa yey dagin alshabab iyo UN iyo amisom wa wada shaqestan nabada somaliya dantoda kuma jirto somaliyey cidna ha edeynin e adiga is edey muhim maku thay nabad dalkaka muhim maku thay midnimad muhim maku thay xurnimad somalia 🇸🇴 muhiim maku thay inad sharaf ku nolato iskadafa qabilk iyo gomalesiga o uso jesta midnimo iyo wadajir in ad dalkina ilashatan muqdisho o nabad ah wa somaliya o nabad ah muqdisho o baba ah wa somalia 🇸🇴 o baba ah adunk waxow firiya casimad waxan dalka mamulo ninki casimad kataliyo o kacant ku hayo walayal dalinyaro ukaca dalkin adunki wad ku laten somaliyane wad ku laten waxad ku mashqulshan social media iyo qabyalad iyo tarib nin adiga okale ah dulkisa aya hadaf ku ah walahi falastiin ayad naqa dontan somaliyey hadadan dulkin uso jesan hisku haleynin badax iyo cidan difaco dalkin midoba

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    War qoftaasa gurigaaga hortiisa kula hasaw liido maxaa ku geeyay 10 jeer ayaa la qarxiyay miyeydaan ku waano qaadaneynin jasiiro maxaad ka dooneysaa adigaa waalan hadaad tagto intaan kuu sheegay war wadankan dowlad ma jirto walaashey tooba dheh

  • @marshalpologne
    @marshalpologne 2 месяца назад

    cimran inanki aad aderka u aheyd ee laga adeyta ee la isticmalan mahad ugu hadli waysay mise 4.5 iska miskin ah baa tahay yaabka adunka ilen raga 4.5 sida cimran wala adegta😂🤣😂cimran maxad somalida ku necebtahay i sheeg baal? anigu somalida waxan ku necebahay wa jaahilin 89%🤣😅😂

    • @elenastella7064
      @elenastella7064 2 месяца назад

      I somali non dovrebbero andare in spiaggia negli alberghi ristoranti

    • @marshalpologne
      @marshalpologne 2 месяца назад

      @@elenastella7064 no one has the right to kill people except the madmen and the criminals who kill people and the majority of Somalis are mad or are criminals too bad in reality life is beautiful and it is better to live in peace than to kill each other

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 2 месяца назад

    Anigu waxan u maleynay kuwa xalane fadhiya ay waxan ka danbey waa in meeshas lag kiciyo waxa ay halkas u fadhiyan ayba khalad ah waxa ay somaliya u degi la dahay waa nimanka xalane fadhiya