Prank: dirisle oo an jacel usheektay😳 (jawabtan mafilen)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 4,1 тыс.

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +2969

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @rayanruxi2620
      @rayanruxi2620 2 года назад +6

      صلي الله عليه وسلم

    • @halimahashim896
      @halimahashim896 2 года назад +6

      Sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam sallahu calayhi wasalam

    • @Raho339
      @Raho339 2 года назад +5

      SCW SCW SCW❤️❤️❤️

    • @sacdiyocadey5488
      @sacdiyocadey5488 2 года назад +4

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤♥️♥️♥️

    • @anfaciinalove3853
      @anfaciinalove3853 2 года назад +3

      Scw

  • @ApdilaahiIsmaacil01
    @ApdilaahiIsmaacil01 2 года назад +5572

    Qokii ugu Fiicnaa uguna khayrka badnaa uguna Naxariis badnaa uguna aqoonta badnaa uguna akhlaaqada badnaa uguna uguna Udgoona Rabi intu Uu Abuurey Waa Nabi 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗦𝗖𝗪 ♥️🥰

  • @baxzan687
    @baxzan687 2 года назад +1890

    Ilaahayow aad isguursataan amiin dhaha waar🥺😂😂

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 месяцев назад +7

    Dunidan Ma so marin ruux Al mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh
    sxp

  • @liibaansiyaad5584
    @liibaansiyaad5584 2 года назад +436

    Hadaad xishood darentay adi naftaada like ta 😂😂

    • @apdirisaaqpersio9833
      @apdirisaaqpersio9833 2 года назад +9

      Anoo nina dareemay dumar maxad umalynay prnk la mida Prnkan kana funnys Abid mapa Arak😂😂👍

    • @fatuuxmahomed5971
      @fatuuxmahomed5971 2 года назад +6

      Wan dawan karilaayahay kolba wan joojinaya videoga xishood darteed 😂😂😂

    • @mssbutterfly3890
      @mssbutterfly3890 2 года назад +2

      Wlh ani 😂 I'm so shyyy 😂😭

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 2 года назад +1

      Wabaaaa wa jareeeeyay 😱😱😱

    • @mohaahmet7235
      @mohaahmet7235 2 года назад +2

      Wlhi Iam shy 🤭 it's so amazing 👏

  • @shadiyoaadan4618
    @shadiyoaadan4618 2 года назад +195

    Run run inee ujeceshahay inta ila aragtay like sidee ugariireso ufiirsada🤣😂👍

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 2 года назад +313

    😥😥Sorry sorry dirisle
    waxaso kale prank mahan
    Intaa qof qalbigiisa ogaatay
    Team dirisle is muujiya

    • @dirirmoneyex9458
      @dirirmoneyex9458 2 года назад +2

      walle ninka ku guursan doone ku amini doona ayaan laybanahay anigu shaki ayaan ka qaadi laha xita u tegis daayo waxaan ku oran laha cuntaada madoow i gee sharafi dhimatay

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 2 года назад +121

    When he said “ waxan ka cabsana marka aad wada qaadato wax maskaxdayda iyo qalbigeyga kujira inaad gadal ka tirah waa been ama ciyaar “ that statement literally touched me wallah ,please don’t play others feeling💔

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 года назад +134

    wallahi Dirisle waa wiil Sharaf ii qiima Badan Weligeey waan jeclaaa waan tageeri jiray lakiin Hadana intaas Ii Ka badan Ayaan Hadana Usii Qaaday Markaan Arkay Sida Sharafta ii Ixtiraamka leh Uu Samiha Uka Dhaqmay Ma'sha'Allah Waana Ka xumaaday Aad iyo Aad Asagoo wal walayaa Ayuu Ku cel celinayay Ma dhab ayey kaa tahay ? Waan Ka xumahay In aad Feeling kiisa aad Sidaas Ugu ciyaarto At the same time wuxu ku dhahay Hadal weyn ( Waad Ii qalantaa Waad qurux dahay Gabar somali ahna waad tahay Dadka weey isku keen jecel yihin Waxaa tahay qof aay dadka aay ila jeclaadeen) Abaayo please Mar kale Waxaan ha sameynin!!! 😭😭 Nasiib Inan U yeeshto qof aan jeclahay oo i ak fadhiya weligeey darenkisa maku ciyaareen wallahi!

    • @RiGaax_22
      @RiGaax_22 2 года назад

      Wllhi anaaba Jacayl igu Ridayyy Asha heena kkk 😂😂

    • @Maaman86
      @Maaman86 2 года назад

      wa sidi mid aan ogahay igu sameysay , Dumarka qaar Jaceylka masuliyadisa ma qadi karan ! Weliga Guuldaro haka biqin sababto ah Guuldaradu qofka wa dhista !...

  • @najma2484
    @najma2484 2 года назад +489

    Prank ma ahan ee dareenkeda bey sheganeysa gbadha 😂

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 2 года назад +1297

    Waaba sugayay prank gan inta ila sugayay like sar🤣
    👇

    • @xabsomaxamed3749
      @xabsomaxamed3749 2 года назад +2

      Sidoo kale abowe

    • @fartuunciise3584
      @fartuunciise3584 2 года назад +2

      Sheekada sane kubilobaty 🤣🤣🤣

    • @bishaaroabshir3904
      @bishaaroabshir3904 2 года назад +3

      Haa wllhi😂😂😂

    • @qaaliladaninaxersi951
      @qaaliladaninaxersi951 2 года назад +4

      Waa caadii abaayo uh sheego jacelkadah awal sanadkaan jacel mah jiro 😅😅🤣🤣😂😂

    • @ayaanocariif7816
      @ayaanocariif7816 2 года назад +2

      Wlhi samix abaa Ninka Qalbigis waab ogaated Mx usoo galisayna prankigan sorry darisle

  • @ahmedadan4147
    @ahmedadan4147 2 года назад +70

    Xaqiiq dirisle wuu ku jecelyahay indhihiisa ayay ka muuqata 💘

  • @wasa6621
    @wasa6621 2 года назад +102

    Reer magaal hadalkooda kaftan bey ku dhameystaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sahroxasan5483
      @sahroxasan5483 2 года назад

      Ha wlhi 😅🤣😂

    • @abdishakuradam6631
      @abdishakuradam6631 2 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😂😢😢

    • @aaminanuura9700
      @aaminanuura9700 2 года назад

      💟💟💕💕💕💕💖💖💖💖💔💔💗💗😂😂

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 2 года назад

      Ada iyo ada

  • @salimmohamed5632
    @salimmohamed5632 2 года назад +41

    Nambarkiisa magaca kuqoran inuu love 💕 usaranyahay inta ila aragtay isoo raca

  • @bishaaroshamsudiin2857
    @bishaaroshamsudiin2857 2 года назад +114

    Illaahayow isku calaf lamaane kasta o si dhab ah isku jecel🤲🥺Walal aamiinta ii raaciya🤲🥺🥺

  • @AhmedMohamed-my5py
    @AhmedMohamed-my5py 2 года назад +22

    You shouldn't have posted it on your RUclips cause he put his inner feelings out for you, and waited for while before he opened his hurt. If his friendship means something to you, please remove it from your channel.

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle 2 года назад +611

    Ayyyy prankiga hadaa ku faraxday liketa😂🤍
    Reer RUclips waxa niyado ugu jiro prank Noka dhiga🤣🤣

  • @sahracalicabdi480
    @sahracalicabdi480 2 года назад +212

    Prank Run ah inuu yahay Yaa wajika Dirisle ka Fahmay 😂

  • @apdirizackmohamed3437
    @apdirizackmohamed3437 2 года назад +149

    Qurux kudhiigle iyo marish shaashaadaha ayaad kala baxdeen😂😂

  • @ladyhajima1859
    @ladyhajima1859 2 года назад +41

    The way he look at her is everything 🥺 i feel bad for him

  • @khalidcabdiraxanweer8534
    @khalidcabdiraxanweer8534 2 года назад +35

    Nabigena Halagu Saliyo (Salalahu calayhi wa salaam ) Like sara

  • @zaraquen130
    @zaraquen130 2 года назад +118

    Wlhy siday u dhahday cabdirisaaq wan ku jeclhy ku qoslay
    Zamiixa she is fany wlhy😂😂😂

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 2 года назад +123

    Bal Fiiri Sida dareenkiisa Muqaaleed isku Badalay Markii ay tiri waa prank!😓😭
    Qalbiga aadanaha waa Sida dhalo oo Kale Ku dhicitaanka Dhul waa laga dhawraa oo u dhiganta waxyeelayn ha U Quurin qalbi Jecel Wanaagaga.
    Sorry Dirisle!

  • @toukalehtv5278
    @toukalehtv5278 2 года назад +24

    Masha Allah wad isku so baxaysiin ee jacaylka run ka dhiga oo Arooska naga so dadajiya from republic of Djibouti 🇩🇯

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 2 года назад +268

    Ani sida ila muuqata prankigan
    Wa run marka la eego dareenka
    Wajiga dirisle u,muujiyay xata
    Haday bentahy jilliinka dirisle
    On the top weeyi🍁👋🏻

    • @queen-hy1tj
      @queen-hy1tj 2 года назад +5

      Haa gacantisa xitaa wey jareenese

    • @ashraf_deeqsi
      @ashraf_deeqsi 2 года назад +4

      @@queen-hy1tj
      Exactly ha😊

  • @fosab9518
    @fosab9518 2 года назад +711

    Love don't hide. Its written all over your faces. I want to see u two together eventually❤ please make my dream come true. Labo qof anjclahy

    • @Aminahminivlogs
      @Aminahminivlogs 2 года назад +8

      Seriously though I couldn't watch at the end though it's kind of sad, but the way they were looking at each other especially him it was just a whole lot beautiful

    • @xafsamohamoud703
      @xafsamohamoud703 2 года назад +7

      lkr bro, those two am sure they love each other, or maybe at least one, I hope, they admit that they love each other, soo cuteeeee❤😩😩😩

    • @fosab9518
      @fosab9518 2 года назад +2

      @@Aminahminivlogs ikr. The chemistry between them is amazing! Hope for a happy ending Insha Allah

    • @Aminahminivlogs
      @Aminahminivlogs 2 года назад +1

      Lots of 🦋🦋🦋

    • @Aminahminivlogs
      @Aminahminivlogs 2 года назад +2

      @@fosab9518 If they end up getting married, we did it!!! cuz we have good taste in matching couples

  • @hamdiibrahim283
    @hamdiibrahim283 2 года назад +298

    The way he look at her you tell that he love her for really, I hope both of them get marriage one day, I pray to Allah swt , both of you deserve each other mashallah

    • @khadz6688
      @khadz6688 2 года назад +3

      Ikr.... That first look was pure love

    • @deeqa2771
      @deeqa2771 2 года назад +2

      Ameen yaa Allah alhamdulilah ♥️♥️♥️masha, Allah

    • @yasminbisharyaska1254
      @yasminbisharyaska1254 2 года назад +2

      Amiin 🤲 amiin 🤲 yaarabi

    • @beerlula8876
      @beerlula8876 2 года назад

      Love beel wuu loa duureed meel fadhido ma ku leh waku jeclahay balaya ka dhacde qofta qof buxdo uma ekee madama aad Nairobi timid ku mood umadane ka qari 😂😂😂

    • @ubaxibrahim8713
      @ubaxibrahim8713 2 года назад +2

      Ubax my sister 🌹💞

  • @ahmedothman2460
    @ahmedothman2460 2 года назад +51

    Actually don't know weather its real prank or not but 20:32 when she said it was prank the way he looked at her tells you how much he loves her .don't play someone's feelings ever 🥺🙏

    • @amaal556
      @amaal556 2 года назад +1

      Yeah, there was a look of shock in his face😢

  • @sadadboy2739
    @sadadboy2739 2 года назад +443

    Dirisle Abdi iyo SAMIXA best couple❤️👫🤣isboqdha guys

    • @apdirisaaqpersio9833
      @apdirisaaqpersio9833 2 года назад +5

      Jaceylpaa jira wlhi😂😂 Allow is guursadaan 👍❤

    • @odeykaarto5177
      @odeykaarto5177 2 года назад +1

      kkk

    • @xamdacali8788
      @xamdacali8788 2 года назад +2

      Hhhhhhhhhhhhh

    • @nunucute972
      @nunucute972 2 года назад

      Wow wow amazing yes yes yes 👍🏼 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️mansh Allah

    • @ibrahimabdi7880
      @ibrahimabdi7880 2 года назад

      Who told you 😏🤨

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 2 года назад +53

    Samiiha i love this girl wallhi siday natural keeda meel walaba ugu marto i love that confidence qali❤️🥺

  • @mohamedfaarahhassan3471
    @mohamedfaarahhassan3471 2 года назад +137

    Waxaa habooned Markaa aragto inuu really katahay camerada inaa damiso oo meesha uga siiwado jaceel kaa ushegatay
    Ama hadaa prink Ahaan karabtayneh codsigiisa aad tixgaliso oo hasoo dhigin uu kudhahay aad hayo tirahdo lkn waa xanuun midaan aad sameesay 🥺

    • @ifraahali1038
      @ifraahali1038 2 года назад +8

      Haaa wlhi been mha

    • @hindaosman4491
      @hindaosman4491 2 года назад +4

      Wa sax ileen si xun bey yeshay

    • @munahilwa9490
      @munahilwa9490 2 года назад +6

      lkn si too ah ayuu isku badalay asagaa blse wuu qalbi hadlay runtii naag waa cawaan mararka qaar 🥲

    • @shukriinaabdirahmanafjar9646
      @shukriinaabdirahmanafjar9646 2 года назад +1

      Haaaa wlh wa sida an aniga sameyni laha

    • @Caydid66
      @Caydid66 2 года назад +2

      War waxaan heshiis ayaa lagu yahay Maahan wax aysan isla Ogayn🤣🤣

  • @maxamudomar6836
    @maxamudomar6836 2 года назад +38

    Maka fikirtay ayuu dhahay?? Ama igu ciyaaareysaa, everything was 😯 amazing until she said It was Prank 🥺🥺🥺🥺 anigaa beerka I go‘ay asaga iska daaye 😞😞🥺🥺

  • @ayaandiamond3673
    @ayaandiamond3673 2 года назад +66

    Inta soo oroday marky prankiga aragty😅😅

  • @kafiyoabdiaziiz3617
    @kafiyoabdiaziiz3617 2 года назад +15

    Waligey comments ma bixinin Rabiyow i tus samiixah iyo idirisle is guursaday waan isku jeclahay labadan inee is helaan riyo ii rumowday ayey noqoneysaa malintad is gursataan 🤲❤️🌹

  • @AMIN-wp2tb
    @AMIN-wp2tb 2 года назад +25

    Samiixa Khalil Iyo dirisle ABDI yarabii 🤲 calaf iskugu dar yarabii 🤲 wankubarya

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 2 года назад +18

    Waxba kuguma dhufanaye hacabsanin buu yiri wllhi😭😭 ala wiilka dareenkisa waad kuciyaartay danbe haku sameeyn prank noocan cml ah

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 года назад +53

    Amuu runlee kaa yahay dirisle kama maaran tiyee new couples welcome🤍❤🥺

  • @xaliimaibraahim3462
    @xaliimaibraahim3462 2 года назад +42

    Alla dirisle marka 1aad wajigiisa siduu noqday waaaw samiixaay pls run run ka dhiga yaaah❤💯Anaga dhanbaa isku kiina rabnee

  • @onlinetube863
    @onlinetube863 2 года назад +40

    Samiixa waa laga dareemaya inu jacayl jiro xooga 🤪🥰

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад +27

    Aww! I can tell he has a strong feeling for her which is nice.🥰

  • @redroses4071
    @redroses4071 2 года назад +223

    Playing with someone’s feelings is bad, bad,bad and bad😭😭

    • @ibnukhayre4929
      @ibnukhayre4929 2 года назад +8

      Wllhi it’s true someone’s felling isnot easy

    • @yasminbisharyaska1254
      @yasminbisharyaska1254 2 года назад +3

      Kabisa wlh samiha qalad ayaad sameysi abaayo

    • @kingiskukalson9162
      @kingiskukalson9162 2 года назад +3

      Videogan iyo aniga iyo samixa sidee isgu baranee haal malin aya ladubay so my opinion waa scripted but not fake

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 2 года назад +2

      Videoga hasoo dhigin uu kuyiri Samixa , weyna soo dhigtay walaahi waa naag edeb daran.

  • @yasirilkacase43
    @yasirilkacase43 2 года назад +79

    If you don't love him actually its easy to act but when you are making real thing into a prank its hard to pull of

  • @batterylow6163
    @batterylow6163 2 года назад +99

    I just luv this girl 🥰 she can vibe with anyone so sweet🙂

  • @asma-ii6hl
    @asma-ii6hl 2 года назад +41

    His face after she told him it’s a prank 💔💔
    I hope they marry each other 🥰🥰

  • @sidra857
    @sidra857 2 года назад +203

    Nagadaya faakhda wad is jeceshihin indhihin ka muuqata 🤣waxba jar jarten ma naso fasaxdan🤣🤣 prank nagu ma welinaysaan🤣 lkn wiilka ka nixisay🤣🤣

    • @adnuushabdulahi4380
      @adnuushabdulahi4380 2 года назад +1

      🤣🤣🤣🤣wlahi waa iga qoslise xoog ma wadtaa

    • @sidra857
      @sidra857 2 года назад +2

      @@adnuushabdulahi4380 🤣🤣🤣
      Xanta wan iska jecelahy ina helno war jacayl maaho🤣🤣

    • @adnuushabdulahi4380
      @adnuushabdulahi4380 2 года назад

      @@sidra857 iska sug fadhigag kugu imane🤣🤣

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 2 года назад

      Asc brother

    • @sidra857
      @sidra857 2 года назад +1

      @@Jamalosman665 wcs lkn gbdhaan nahy walal🤣🤣

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 2 года назад +390

    Prank means:- been farsameysan 😂😂

  • @hamthaindhacase8697
    @hamthaindhacase8697 2 года назад +67

    Ayyyy Qalbiga Saa'id Uga Dareemay Waad is Rabtaan Plse Dhab ka Dhiga❤️❤️😥🌎 Ilaahaw Calaf isugu kiin Dar🥰🤲
    Lakiin Dirisle Qalbiga ka Dhaawacday

  • @riyafaria7557
    @riyafaria7557 2 года назад +22

    The chemistry is on another level

    • @CilmiFaafiye
      @CilmiFaafiye 2 года назад

      Sxby chemistry gaas dhawr filana wanku arkay ee micnaheeda chemistry caadi ah ma aha e waxn is idhi romantic condition balaga wada ban isleeyahay soma

  • @xamzezanchez7685
    @xamzezanchez7685 2 года назад +72

    DIRISLE ADIGA HORAY NOO DHAHAY HA AMININA PRANK YADA SOMALIDA WAYO WA PEEN WAXANAD NA DHAHDAY HADAY RUN KA TAHY CAMEREDA AYA LA QARIN LAHA LKN WAN QADANAYNA KAN WAYO WAXA TAHY LEGENG 0F SOCIAL MIDIA WAR MA PENTAYPA TEAM DIRISLE IYO SAMIXA✊❣😅

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 2 года назад +192

    😂😂😂😂👍🏼
    Wallhi walshay macaan
    Waa iga qoslisay caadi matihid
    Anig aada ayn kuu taageeraa wallhi
    Ilaahay ha ku xifdiyo waxan ahay walshay kaawayan magaca iigu qoran waa wiilkayag
    Ha moodin qof kale okye xabiibti khayar ayan
    Ku rajanayaa good luck prank 🌺🌹🌺🌹🌺🌹

  • @fatmaz194
    @fatmaz194 2 года назад +262

    Sorry dirisle 😰 si xushmad leh o qurux bdn bu kugu jwapy lkn marka dhahday wa prank anigaaba is mooday qofka dhahaayo wlhi wadnahaa igaraacay sorry 😰wxaso kle mfiicno 🙏

    • @YouTuber_shorts2023
      @YouTuber_shorts2023 2 года назад +1

      😅😅😆😆😆😆😅😅😆😆😅😆😆😆😅😆

    • @naste1
      @naste1 2 года назад +9

      Ma aragteh samiha videogan iney sogalisobo ma eheyn maskiinka markasto arko videogan waa uu dhibsanaa nin raga lama bahdilo☺

    • @farhiyaali5043
      @farhiyaali5043 2 года назад +2

      @@naste1 wlhi hadalkeyga aya afkeyga ka baxsatay, kugu fikir aya ahay runti🥺

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 2 года назад

      @@farhiyaali5043 war waxaan waa jilniin maahan prank saxa yaan laydinka waalin😂

    • @naimoabdullahi338
      @naimoabdullahi338 2 года назад +1

      Wuu naxay maskinka🥺

  • @dayibalidayib348
    @dayibalidayib348 2 года назад +33

    Always abdirisaq abdirisaq that means true love ❤ 😃😀

  • @sheekomacaan3334
    @sheekomacaan3334 2 года назад +44

    War dadka xiligan wa u dhacaty I love you 😘 just prank a dhehe hdi u ku diido 😂😂😂😂

  • @فتحعبدالله-خ6ي
    @فتحعبدالله-خ6ي 2 года назад +243

    Samiixoy waaa argta filayaa ikraan & isku filan waan isku darnay adinkana waa baln waaan isku kiin darayna marish & qurux diban udhigaynaa🤣🤣🤣
    Kaftan qli❤😇

    • @sabirinmohamed8686
      @sabirinmohamed8686 2 года назад +3

      Wa fuury wlhi hhhhhhh maish iyo qrx diba udhigeyna mucjiso 😂😂😂😂😂

    • @nasraabdi603
      @nasraabdi603 2 года назад

      Hhh weydamate

    • @salmacabdi123
      @salmacabdi123 2 года назад +6

      Raaga iyo qaaali ladan waad ogaydeen iskufilan iyo cabdiqani waad ogadeen samiixa iyo idrisle iskudara🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Haliali23
      @Haliali23 2 года назад

      🤣🤣🤣 saas waaye

    • @Dagan77
      @Dagan77 2 года назад

      😂😂😂

  • @ramla7732
    @ramla7732 2 года назад +158

    Y’all have chemistry laugh at each other’s
    jokes and the friendship is there and there’s nothing better than starting it from a good foundation ❤️❤️

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 2 года назад +2

      chemistry maxaa kawadaaa

    • @ramla7732
      @ramla7732 2 года назад +2

      @@maxamedcabdiraxmaan6398 wll waxa laga wada way isfahmayaan way isku gu Bxda and is true from what I can see

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 2 года назад +1

      True

  • @AHMD777
    @AHMD777 2 года назад +47

    Prank Nagadhaaf Toos isu Guursada
    Maxaa Noo Wareerinaysaan😡😂

  • @dagandagann8692
    @dagandagann8692 2 года назад +211

    You can literally see how his feeling crashed ........ I feel sorry for him😔

    • @timojunior7104
      @timojunior7104 2 года назад

      Kaamka yeelin dharka 2ba vediow aa ku duubty

    • @muminochanel5191
      @muminochanel5191 2 года назад +1

      @@timojunior7104 oo intuu cuntada socunaayay soiskameysobadalinw

    • @fatumaabdulah530
      @fatumaabdulah530 2 года назад

      🥺🥺🥺🥺🥺

    • @MuniraKhadar
      @MuniraKhadar 2 года назад +1

      Omg so he loves her 🥰🥰🥰🥰

  • @jamalabubakar7432
    @jamalabubakar7432 2 года назад +18

    He love u and u love him ,how emotion al u became even u were feeling shy ,,tell him it wasn't prank ,u hit him ,, u really love him

  • @simaneymediapro625
    @simaneymediapro625 2 года назад +170

    Samixa Cadey don't play with someone's feelings this guy loves you and I guess you have feelings as well,he is a quite guy he looks happy when he is with you look after him while he is in your city.❤️❤️❤️

    • @aishaibrahim1057
      @aishaibrahim1057 2 года назад +3

      I felt him 🥺🥀

    • @minhoproyt0116
      @minhoproyt0116 2 года назад +5

      I felt him too for real

    • @kadheinayusuf9478
      @kadheinayusuf9478 2 года назад +5

      I thought she was smart this guy literally ignored a lot of girls js working on his self finally he was willing to open up to her but she’s dumb wlhi when she saw him thinking abt it hard and accepted her she should’ve ignore the video thing and tell him how feel abt him deep doqon feedha wayn don’t ever do that to someone like abdirisaq maygaag he’s a good brother 👑

    • @fahmaabdulle658
      @fahmaabdulle658 2 года назад +1

      @@kadheinayusuf9478 💯💯

    • @minhoproyt0116
      @minhoproyt0116 2 года назад +1

      @@kadheinayusuf9478 you think like me
      Genius thinks like genius
      She would freakin ignore the whole video wlhi because dude though it was prank and she said not a prank am serious so dude really thought hard about it and she spoilt it wlhi 🥶🥶

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +87

    So sorry walal Abdirisaq
    But there is a feeling between you
    Two, more than friends❤️❤️🌹

  • @unalkhayrcaydid3597
    @unalkhayrcaydid3597 2 года назад +219

    Anagaba Cabsi Nagu Aburtay wlhi 😂🙈❤️ Ana ismodayay Wlhi 😂😂

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 2 года назад +6

      walhi wa nax nxsanhy walina ma dhamaysan videoga cabsi cabsi 😂

    • @aaminanuura9700
      @aaminanuura9700 2 года назад

      @@Muslimah536 anixitàaa 😂😂

    • @apdirisaaqpersio9833
      @apdirisaaqpersio9833 2 года назад +2

      @@aaminanuura9700Ani xitaa waan nax naxay wlhi prnkan prank ka funnysan kana mcn Apidkay ma Arak jack & marish hawada laga saaray 😂😂

    • @noraabdulaahi2620
      @noraabdulaahi2620 2 года назад +1

      Same

    • @rahmahussein7482
      @rahmahussein7482 2 года назад

      Aniga hata naxdin markay tiri wan kujeclahay alaaa wilka maskin

  • @apaazmoh3389
    @apaazmoh3389 2 года назад +133

    Wlhi wan dawan Kari wayay anaba xishonaya iska dhaf idinkeee 😂😂😂😂😂😂

    • @ilhanita7778
      @ilhanita7778 2 года назад

      Hhhhhh adi lacala see usheegan lahay😂😁😁

    • @cayuuni
      @cayuuni 2 года назад +1

      Like me wllhi🥺🥺

    • @naciimauk5050
      @naciimauk5050 2 года назад

      Ani xitaa waan dawan gari waayey

    • @amiishamohamutt3191
      @amiishamohamutt3191 2 года назад +1

      Wllhi waa iskuxishodey kaligey umaleynayey😂😥

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 2 года назад +2

      @@naciimauk5050 aniga wan dawadey ilayn weligey qof ma jeclane qofna ugu ma dhigin wan ku jeclahay😂
      lakin wlhi marki danbey qalbiga ka jabey Dirisle biskisa inan ku jiro is moodey💔😕

  • @qaasim_erizh80
    @qaasim_erizh80 2 года назад +61

    Samiiha ❤dirisle abdi best couples 2022⚘🥀

    • @am.ahmedd
      @am.ahmedd 2 года назад

      أم أحمد من فلسطين قطاع غزة يا اهل الخير أعيش في بيت أيجار أطفالي الايتام بحاجه إليكم لتواصل مرفق بصوره الشخصية.
      🇵🇸🇵🇸

  • @bahaar9357
    @bahaar9357 2 года назад +15

    Wad isku so baxeysan wlhi m.a 🦋❤️ inta ila sugeyse prankiga like 😂

  • @riyaaqhaaji9274
    @riyaaqhaaji9274 2 года назад +86

    Waad is rabtaaane sheekada Naga soo Afjara😂😂😂😂🙈✌️

  • @maanoh_qoslayeh
    @maanoh_qoslayeh 2 года назад +38

    Illaahayow hadaan prank somali ay leedahay rumaysto qalal igu rid 😂😂😂

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 2 года назад +76

    Asxaabeey iso duceya owlaad saalix inu ilaaheey isiiyo Allahuma aamiin 😰 🥰 🤲

    • @mumtazsalahmusse8824
      @mumtazsalahmusse8824 2 года назад

      Alle Haku siiyo Aamiin yarabi

    • @munaawoowe7052
      @munaawoowe7052 2 года назад

      Rabi raxmaan haku siiyo owlaad saalix ah insha Allah

    • @ahmedabdi4136
      @ahmedabdi4136 2 года назад

      Allah kusiiyo abyo

    • @ugasoabass6483
      @ugasoabass6483 2 года назад

      Allah kusiiyo walalshey Qaali🤲🤲🤲🤲ilmo baariyaal ah❤️❤️❤️❤️

    • @nimcanadar4099
      @nimcanadar4099 2 года назад

      Allaha kusiiyo oowlaad baari ah adi iyo intii kula mid ah🤲🤲

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 2 года назад +48

    Qof inta qalbigisa ogatey hadana prank ku dhahdey
    Anigiiba xata ismodey Waan xanaqey 🥺😭sorry dirisle

  • @bintushukri6933
    @bintushukri6933 2 года назад +104

    OMG!!!this is not just prank it’s more than prank,i like the way she says Wa kujeclahay seriously isna dareenkisa uu isu badalay koley am sure feeling wuuujirah labadinaba plz plz isguursada wan isla kiin jeclaaane riyadeenana rumeeeya

  • @updykariinmohammed3704
    @updykariinmohammed3704 2 года назад +49

    Samiixa hadii aan anahy team dirisle waan kaa wada xanaaqnay marka waa in LA timaado raali galin lagu qanco waayo waligey ma arag dirisle oo xanaaqaayo guul team abdi risaq meel walbo oo aad joogtiin ♥♥♥

  • @feysalamoore
    @feysalamoore 2 года назад +39

    Abdirisak waa ku jeclahay see u dhahday day 🤣🤣🤣

  • @samiiraabdi2501
    @samiiraabdi2501 2 года назад +10

    The way she said Wanku jeclahay 😂😂😂😂😂😭

  • @saapageedi7401
    @saapageedi7401 2 года назад +50

    Ku Jeclhy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mi Big Sister👸Samiha Khalil Wllhi waxa thy Gapar An Marwalpo Tagero Allaha Ika Xafido Cadow Gaga U Nolow🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedjamamohamed5444
    @mohamedjamamohamed5444 2 года назад +55

    Samiha derisle daacad ka aheyd wlhy qosolkii iga dhamaaday soo badiya wlaalahay weliba challenge keena prankigan waa ka helay 😛✌💯🇸🇴

    • @caishamaxamuud4875
      @caishamaxamuud4875 2 года назад

      Waxaas wax fiican maahan samiixa😢😢😢😢 qalbiga bani aadam ka lama dhaawaco

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 2 года назад +26

    nin naf ah Adaa dhahday waa ku jeclahay ka xaa xaabi Hee samiiha 😂😂😂😂

    • @muqdisho205
      @muqdisho205 2 года назад

      Haduu naf yahay ma gabdho ayuu waayayaa bey kula tahay?

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 2 года назад +12

    Samiixa khaliil and dirisle both are my favourite 😍 ❤ ❤❤🥰🥰❤❤

  • @hanifarhana4524
    @hanifarhana4524 2 года назад +31

    Samiixa you deserve to be his wife wlhi you guys are cute together ❤

  • @najmanalka8873
    @najmanalka8873 2 года назад +32

    Dadka laga walayo waa anaga 😂😂🤣

  • @somalinimo7337
    @somalinimo7337 2 года назад +104

    Isku yace niyow nagadaya ciyarta waad isku bahantihine 😂😂😁😁

  • @lillowofficial4781
    @lillowofficial4781 2 года назад +83

    True Love never end⭕

  • @cadeybolo7383
    @cadeybolo7383 2 года назад +23

    Wow! Dirisle nin rag ah wlhi❤️ isma micneyn Masha'Allah 😍🥰 inaad Soo dhigtid ma aheyn runtii inad niyadisa ilaalisid ayey aheyd

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 года назад +75

    Go forward sis your hijab iyo astrirnaantaadu is what making you unique, marna xijaabkaaga ha dhigin xishoodkaagana sidaas u hayso.
    From your sis 💓💓

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 года назад +267

    Zamiha another level 😄

  • @mohanabdi11
    @mohanabdi11 2 года назад +21

    I don't want to lose my brain 💔😂

  • @alfaafilms
    @alfaafilms 2 года назад +316

    Respect people’s feelings. Even if it does not mean anything to you, it could mean everything to them. This is a clear proof

    • @abdikadiromarbare6466
      @abdikadiromarbare6466 2 года назад +4

      👍

    • @halimaibrahim5437
      @halimaibrahim5437 2 года назад +4

      Correct

    • @mohamedhassanrage3089
      @mohamedhassanrage3089 2 года назад +6

      I believe he would not take her serious next time and this will be the end of the relationship btw them

    • @alfaafilms
      @alfaafilms 2 года назад +1

      @@mohamedhassanrage3089 no u can't take it serious such a matter because u never heard from her again

    • @abdidacar4095
      @abdidacar4095 2 года назад +3

      War heedhe khayr helee afkiina somaliga ah mad isaga hadashaan. You and me un bn ujeedaa

  • @haniabdullahi4782
    @haniabdullahi4782 2 года назад +15

    Dirisle waa jiliinkìza ugu fiicnaa
    Team dirisle waa naqaanaa wiilkena
    Anyway hit waaye

  • @dahirmohamed116
    @dahirmohamed116 2 года назад +199

    15 minutes 4k another level

  • @ambasexashioffiall1487
    @ambasexashioffiall1487 2 года назад +3

    Ina khliil adeer ninka waad jeceshahee arooskaaga uun jigjiga kudhigo hadiikale kumasiinayno dirsle LH waaye jacaylkagana prankiga kadaa plse👍👍👍👍👍👍👍

  • @amalugas
    @amalugas 2 года назад +139

    If you know it or not 🤣 there is love in the room 🤣🤣🤣🤣🤣 and I love you both 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 2 года назад +20

    Inta murugeysan murugada Allah ha ka qaado aamiin isoboqo wll macan 🙏🙏❤

    • @fatimaistahil1190
      @fatimaistahil1190 2 года назад

      Alhuma ameeen yarabi yarahman ameen yarhaman wllo

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 2 года назад +41

    Dirisle waykudacday💖💓💕
    Sikasta uu udiido Prank wax ladhaho💕💓💓💖

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 года назад +18

    This is not real prank you both love each other barakallah😍🤗

  • @maanbilajaangoowchannel1170
    @maanbilajaangoowchannel1170 2 года назад +49

    Dirisle Yaa Ila Arkay Inuu Rapitaan ku Jiro 💔 Jacayl Prank Ma Galo 💔

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 2 года назад +97

    No bro 😂, intaad ninikii wixi dareen uu gudaha ku haystay ka soo saartay bad wadnaha goyasay, markasad waliba u raacisay "so you love me". This was one of the best pranks ever but wan ka naxay dirisle 😂❤

    • @beerlula8876
      @beerlula8876 2 года назад +3

      Waa wax leysla ogyahay oo la jilaayay

    • @Omersdad_.
      @Omersdad_. 2 года назад +1

      @@beerlula8876 haa waa laysla ogaa sidaa yare fudud dirisle iskaga muu tageen

  • @abdirahmanahmed7882
    @abdirahmanahmed7882 2 года назад +84

    This is really painful 💔. Hope i see you guys together in the near future i.a

  • @moumingantaal9153
    @moumingantaal9153 2 года назад +5

    Markey karaamadu kaa dhamaato ixtiraamka bini aadanimo ayaa ka baxa meesha waxaan cml maaha wax lagu kaftamo ama prank lagu matalo feeling sorry 😞 💯💯

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 года назад +55

    *Samiixha* prank ugu macan 😂😂 goat 🐐 ♥️ inta danbe Qof kst oo dawaday oo ah Dirisle fans og inuu prank isla ogayen

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 года назад

      Bro riwaayad ahaan udaawan😂🐐

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 2 года назад +16

    Waxaas run mahaa darisle qalbigu ku ilalinayey runta caadi kugumu sheegin just wuu ku ixtiramayey😂😂😂

  • @apdirizackmohamed3437
    @apdirizackmohamed3437 2 года назад +33

    Inta ila og inuu video ga dirisle editing greeyay ❤😂

    • @steffe9051
      @steffe9051 2 года назад +2

      😂😂😂 oo wlh aha

    • @tawalyusuf1851
      @tawalyusuf1851 2 года назад

      Wax badan ayaa laga saaray.waad fahanti

  • @bilanehoussein2709
    @bilanehoussein2709 2 года назад +5

    This is really painful Sorry Dirsle, samixa 😡😡😡 Dirsle is a good person from outside in inside don't loose him please stop playing with his feelings he love you.