Your my role model wlalky Ayub hda kahor waanku duceeyay runti video aad so dhigaty 2023 gii o guidance I noqday dadkaa kuu baahan & Dalkaba m.a mahadsanid
Ayuuub zi qalpiya kugu duceeye abti mahadsanid wax badan ba ka faide adunka ceeb La'aan aaqirana cadaab la 'aan nolow 😊🎉❤kheyr fara padan Alle haku siiyo waxan kula jeclahay io inlamid ah ba alle swt haku siiyo❤
Ustaad Thanks you ilhy haku barakeeyo aduun iyo akhriraba Whi wax badan ka faaida 2021 ila hada wan ku dawada ❤wax aan ka faaida ilhy misanka xasanadka haku saro ❤❤
Wll waxn ahey 16jir nolosha necdey wayo malinkeyga dhan wa ii murugo.wayo dadko dhan wey i necebyihin ma hysto chp,jaceyl,waalid i jecel iyo qof an wax u sheegto oo i dareema🍀
Marrarka qaar qof ku dhahaya wan kujecelahay 24 hours kula soo xiriiraya hadana markad guur iyo mustaqbal kala hadasho dhaqale badan iga bixi ku dhahaya adigo xaladada u sheegay gabdha kasta in wax laga bixiyo waa ok lkn dhaqalo aadan awoodin marki lagu dhaho samee dantaa kugu kalifeysa in aad ka aaamusto qofkaas
Asc Walalky aad ban uga helaa dhiro galin tada waxa jira qof isheega in uu iga helay hadan isbad badalkisa badan kol wu kolaso hadlaya kola ma fahmaysid xata hadalo anan jeclaysan ayu kuhadla markan igadaa idhahdan wuxuyidha magaranayo waxan kalahadlo wayo wad xanaqaysa wixi an kuwaydinlahaba
Ayuub marwalba waxd kuso celcelisa lacagtu farxad ma keento , malaha haben qudha bila casho kumaad seexan , shaadhka xidhan tahy ma sadaqo lagugu siyay , ka waran hadad waydo waxd dhar sisato oo aad dadka ku dhex jogto , ka wrn sabunta aad ku maydhato hadad waydo , sooo warayso dadka aan haysan mida kale farxadu waa waxd jeceshay markad hesho anything marka ka xiso dhac ama daa
DALINYARO DR AYUB BOSS WEYN AYU NOLOSHENA UGUJIRA 🙌 WUXU NOSOBAHIYA MUQALO WANAGSAN BILA LAACG 😮🎉 ...... LET'S SUPPORT HIM 💪🦁❤️::::: HALF MILLIONS COMING SOON 🔥🤜 USTAD HAMAPALIYO 🎉 👏 🫡💯
My teacher as you are a hero❤❤
Muqalada nucaan camal ah lacag baa lagubixiya
Lakiin walaal somaliyed baa bilaash nagu siyay.❤
BrO hdaL xaqiqi aha alah hano dayo
Father brother and m'y best friend thanks keep going inchallah
Waqti Gabar aan lasocdo majoogo 99% noloshayda Waxaan diirada saraya Hammigayga 1% soo hadhayna hadii wax waqti ah loga helayo waa la eegi : Thank you teacher
This guy he deserve more subscribe 👏 ❤ wlhi 💖🥰 ❤
I hope 1m iyo in kabadan insha,allah❤🎉
Qof aan wax badan ka fa'iidey Ustaad Ayuub Guuleyso.
Thanks ❤
Markee tala igu jahwarerta qofka kaliye dawado un wx badan kafaidey thnk wll allaha ku barakeyo ❤
The best teacher of life Ayuub
Alxamdulilah anigu waxan ku jiira dadka ka fa'iidey. Allah ha ku barakeyo maclin
Jazakallah wll ayub ilaahey caqliga iyo cimriga kuu barakeeyo ustaad🎉🎉❤❤
Mar dhaw ayaa ku lasobiray wax badan ka faiday Walahi 💯
Waax bdn ayaan kaa bartay run ahantii macalin😊❤
THANKS My teacher ❤ Nolow inta Ay nolol jirto😊
Teacher Ayub ahmed Rabi haku wanaajiyo wll mcn ❤❤❤
Mhdsanid brother ayuop jazakallh khayr ❤
❤thanks my teacher ayuub ❤😊
Your my role model wlalky Ayub hda kahor waanku duceeyay runti video aad so dhigaty 2023 gii o guidance I noqday dadkaa kuu baahan & Dalkaba m.a mahadsanid
My teacher🖤
Ustaad ayuub axmed wan ku salaamey
Ayuuub zi qalpiya kugu duceeye abti mahadsanid wax badan ba ka faide adunka ceeb La'aan aaqirana cadaab la 'aan nolow 😊🎉❤kheyr fara padan Alle haku siiyo waxan kula jeclahay io inlamid ah ba alle swt haku siiyo❤
Ustaad Thanks you ilhy haku barakeeyo aduun iyo akhriraba
Whi wax badan ka faaida 2021 ila hada wan ku dawada ❤wax aan ka faaida ilhy misanka xasanadka haku saro ❤❤
Thanks teacher 🎉
Mahadsanid ayuub Allah kusharfo ereyo badan ayaa ilaimaade gawadha lkn beri ayaa xirirkena ayuu jarmaaya 😢
wlhy waa wax jira mid xidhiidh naga dhexeyay wuxuba iska sojaray dabecad malihid ana Wan is oghy in am dabecd lehy sas uga tagay😊
Tan ihysta wye abyo 😭
Ustaad mahadsanid aduunyadu hal qof wehel ii ah wuu inaxariistaa suu igu naxariisto Allah ugu naxariisto 😊
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Jasakumullahu qayran jasaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sax waaye wlhi wax badan kafadi ustada ayub mahadsanid 🙏
Ustaad suheyb waa ku slaamay ❤❤❤
Maashalh wala wialahi. Waa. Runtada ❤❤❤❤
My teacher ❤🎉Thank you
Thanks teacher wxa modaa Mawduca inuu aniga Iga hdlayo casharo badn oo noloshayda ku badalay wn ka bartay mhadsnid macalin❤
Caqligi & runtii oo qof ah
Thank you my teacher😊
Mnsha allh ❤ dar alle iyo muslimnimo ayaan Ku jecly wll
Idhiiriye ❤️
Run badanidaa ustaad allh hano kaa xido barakow idinka ilahay jzakalahu khyrul jazaa
Thanks ustaad qiiima badan ❤❤
Thanks ustad wa Ka hya 🎉❤❤
My fv youtuper❤😊
My Brother ♥️
Mashallah mahasanid wllo Ayoub Allah haku barakeyo
Walalky Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🎁❤️👑🫅🥰👏
Wllhi aniga ka mida dadka shaqsiyadoda ulumiyay qof aan aqoon qeymeheyga 😢😢😢😢
Mansha Allah Ustaad runtii waxbadan baan ka bartay Mahadsanid 🎉
Big legend ❤
2020 ayuub axamed waqti dheer baan kula socday
Thanks teacher ❤
Masha Allah ❤
Lagend ❤❤
Wll waxn ahey 16jir nolosha necdey wayo malinkeyga dhan wa ii murugo.wayo dadko dhan wey i necebyihin ma hysto chp,jaceyl,waalid i jecel iyo qof an wax u sheegto oo i dareema🍀
Waalid iyo dad maxaa isa galay ceeb wll❤
Illahay garabkaaga ha ahaado, waxa laga yabaa inaad tahay qof adag tagay oo lagu imtixaamaayo ood tahay ee wll niyadjabin.
Walal xagee ku noshahay aduunka wax walba waa la arkaa ee sabar quustane iska dhaaf Ilaaheey tallo saaro
Asc ayub axmed allah haku xifdiyoo brother
My teacher as are you a hero
Keep going my teacher
Allah ha ka abaal mariyo khibrada aad na baratay ustaad❤
My teacher guuleyso❤
Ustaad ayuub axmed alle haku xafido macalinkeygi ❤❤
Mahadsanid ustaad Ayyuub best teacher ❤
Thanks brother
My teacher ayup keep going uztad❤
Kheyr allaha ku siiyo macalin ayuub❤
Ustaad ayuub videos yadii aan kaga hadlaysay sooyaalkaagii iyo wxd soo martay Playlist MA usamayn kartaa si Hal meel looga helo please
Marrarka qaar qof ku dhahaya wan kujecelahay 24 hours kula soo xiriiraya hadana markad guur iyo mustaqbal kala hadasho dhaqale badan iga bixi ku dhahaya adigo xaladada u sheegay gabdha kasta in wax laga bixiyo waa ok lkn dhaqalo aadan awoodin marki lagu dhaho samee dantaa kugu kalifeysa in aad ka aaamusto qofkaas
Guulayso ustaad
Macalinkaa aan kuu daydo hore uu socoo ayub axmed❤
MY Coach
جزاك الله خيرا❤❤❤❤
Absolutely ❤
Allha no ka xafido my wllkeya
Thanks 😊
Mahadsanid wlo taladada
Legend 🎉❤
Ayuub wlhi waxa aan ka fa iiday lama soo koobi karo jasakalaah wlky qli❤
Mahadsanid 😊
Best RUclipsr Ayub Ahmed from Djibouti horay usoco wllky 12:03
Wa commentaires ki u horayay aan qoro
Ayuubow wll waan ku salaamay nio horaan fariin kugu soo diray ee majirtaa meel lagaala xidhiidho
My pro
Asc Walalky aad ban uga helaa dhiro galin tada waxa jira qof isheega in uu iga helay hadan isbad badalkisa badan kol wu kolaso hadlaya kola ma fahmaysid xata hadalo anan jeclaysan ayu kuhadla markan igadaa idhahdan wuxuyidha magaranayo waxan kalahadlo wayo wad xanaqaysa wixi an kuwaydinlahaba
Mahadsanid teacher ❤
Maaasha alaah ele hanookaa daaayo
Mahadsaniid sxb ayoub hooray usoco
Thanks zxb soobadi
Ragg kiisa qalbiga adag waa alpha man
Meel kaala hadlo kaala soo xariiro ayaan rabaa
Ustadkeygi illahay haku xafido adun iyo akhiraba
Ustad
2:31
Ayuub marwalba waxd kuso celcelisa lacagtu farxad ma keento , malaha haben qudha bila casho kumaad seexan , shaadhka xidhan tahy ma sadaqo lagugu siyay , ka waran hadad waydo waxd dhar sisato oo aad dadka ku dhex jogto , ka wrn sabunta aad ku maydhato hadad waydo , sooo warayso dadka aan haysan mida kale farxadu waa waxd jeceshay markad hesho anything marka ka xiso dhac ama daa
Lacagtu waxay keentaa farxad waana waxa uu qof walba subuxii u kalaho
asc bro sethy xld
shugrn wll qli
Tnks
Ani farxadayda waxaan ku xiray in aan aqoon yeesho miyaan ku qaldanahay
Yaa farxad raadina qof aan alle aqoon dadka ciyaarta kadaa adeer
Ma gaalo ayaan la hadlayaa mise somali muslimiin ah? wax matare eed ma waayo!
Nio waxaad rabto inaa udadaasho ceeb maaha ayaa naleheede naag aan rabo inaa kadaba cararo waxay kamidtahy dadaalka
Meeel khaasa lagaalaso xiriiro maleedahy wll
mahadsanid wlloh
Qof aan ka daalin dhagaysigiisa ayuub abaalkaada alow jano ka dhig
Bro. Ayoub keep going ❤. Walhi. Walal. TGero buxa ku ahye