Barwaaqo Qalanjo | Idheh | New Somali Music Video 2023 (Official Video)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2265060459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA: Suhayb-faro
    LAXANKA : Cumar-Faray
    MUSIC : Domie Deal
    CAMERA: Maame Dayax
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

Комментарии • 75

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms  Год назад +4

    Subscribe hadaad nagu cusubtahay ❤ we love you all

  • @xadiis24
    @xadiis24 Год назад +36

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fihiimabaashe5200
      @fihiimabaashe5200 Год назад

      Waa run quraanka ka macan lkn adiguba heesaha waa dhageysta iskada inder

    • @fatuushxirsi
      @fatuushxirsi Год назад

      Ya ogeen inuu quranka mcn yahay meesha heesa laso dhigay qur.aankena kariimka ka dhaafa plz

  • @MatanMedia-7
    @MatanMedia-7 Год назад +16

    Heesaha waxaa ka macaan Qur'aanka ♥️

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Год назад +4

    Fanaanadeydi❤ wlhi I love her labiskeeda codka iyo dholacadeyntaba❤

  • @Bahjabureqaaa123
    @Bahjabureqaaa123 Год назад +5

    Hestaan walhi darenkaygaa ayaay ka hadashay xaldaan hadaa ku suganahay ayay ka turjumaysaa Hore kaga maan baraan idheeh wacdkii kamaa bixiiin😢😢heestaan waan so boqaan donaa markale on isbadal sameeye 😢💔💔💔🥹🥹🥹😭😭

  • @Zahracaday
    @Zahracaday 5 месяцев назад +2

    Heestan 9 bil bay ii download gareysneed Cadi baan iskaga jeclaa uun lkn Cawa anigay iga hadleysaa Alla jacaylow xumidaa Yaa allah 💔😭😭😭😭💔💔💔😭😭😭

  • @hasanhuda3500
    @hasanhuda3500 Год назад +2

    Idheh wacadkii kama bixin 😭💔

  • @moubwolf
    @moubwolf Год назад +2

    Somali zouk❤❤love it❤❤

  • @devvishqi179
    @devvishqi179 Год назад +4

    Adiga adimadaydiyo
    Unugyada jarayee
    Naftu waa amaanee
    I soo raali gali...😢
    Ada uurkiyo qalbiga
    Olol iiga shidayee
    Inkiraad ma fiicnee
    I soo raali gali...😢

  • @abdirizakdheereeye9119
    @abdirizakdheereeye9119 Год назад +1

    Barwaaqo baryahan waad iska soo naqaysaa heesaha jiidhkaygii

  • @sharifhodale8996
    @sharifhodale8996 Год назад

    Queen ofthe queen barwaaqo qalanjo waad la heshay halka kaga hey

  • @MakaDoor-r7p
    @MakaDoor-r7p Год назад

    Barwaaqo hees fcn waa kaa haynaa

  • @SaynabAhmed-y4g
    @SaynabAhmed-y4g 10 месяцев назад

    Waaw

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Год назад +4

    Barwaaqo qalanjo ayntaan heeso badan bay so daysay laba isbuuc guduhod 4 hees iyo kabadan kali kali iyo iyadoo qof la qadayso.
    Yaa ila arkay. Salamaa reee tusmo ❤

  • @faraxcali6828
    @faraxcali6828 Год назад

    Barwaaqo qiiro 😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Год назад +1

    Song 🔥🔥🔥🔥🔥🎉

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Год назад

    Manshala walaashay barwaqo

  • @hothomoha7950
    @hothomoha7950 Год назад

    Barwaaqo qalanjo 🥺🖤

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige Год назад +1

    Suhayb-farro Cabdiqani iyo Cumar-Faray Axmed.❤

  • @abwaangallaydhmukhtaar2121
    @abwaangallaydhmukhtaar2121 Год назад +1

    Suhayb Cabdi Qani (Suhayb-farro)

  • @Hammi_.
    @Hammi_. Год назад

    Hees way dhaftay

  • @fowziahaajjialiQueenAnuu
    @fowziahaajjialiQueenAnuu Год назад

    NYC SONG 🎹🎵🎧🎼🥁🥁🎤🎤

  • @nuurajaamac9817
    @nuurajaamac9817 Год назад

    Bogu waa bogagih ❤😢

  • @najmachanel7171
    @najmachanel7171 Год назад

    Dap io gaaz 🤍😚😊

  • @barwaqohirsi3508
    @barwaqohirsi3508 Год назад

    Wooow❤🎉

  • @aslidhalalbadan5136
    @aslidhalalbadan5136 Год назад

    Wee wee❤

  • @samsammohamoud5882
    @samsammohamoud5882 Год назад

    Heestan aney dareenkeyga ka hadleysaa idheh bukaankeygii kama tegin

  • @susansomaliland1
    @susansomaliland1 Год назад

    Queen 👸 ❤

  • @nadiajama2936
    @nadiajama2936 Год назад

    Idheh burin jaceylki ma babin heztan ani ma qadey😭😭😭

  • @mohamedjamajapey230
    @mohamedjamajapey230 Год назад

    Hees aan in bdn sugaayay ❤

  • @user-ze9el1hm6j
    @user-ze9el1hm6j 9 месяцев назад

    ❤😂

  • @raaliyorooney4676
    @raaliyorooney4676 Год назад

    Barwaaqo plz dumarland dirso na fasax anagaa kaaga soo aareynoo

  • @Raxmo-c4n
    @Raxmo-c4n Год назад

    Galnjo gurx❤❤

  • @abdoulfatahdjama6410
    @abdoulfatahdjama6410 Год назад

    ❤🎉🎉🎉❤❤❤❤😊wwww keep going beautiful girl From USA 🇺🇸 💖 ❤️

    • @naimaabdi1016
      @naimaabdi1016 Год назад

      🎉🎉🎉🎉😮😅😅😅😉😊💏👶🧒🧒🧒🧒🧒🫁🧠🧠🧠🧠👄🫀🙎‍♀️😢sfcvji89😊😊😊😊😊😊😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😊😊😊

    • @naimaabdi1016
      @naimaabdi1016 Год назад

      🎉6🎉😂😮😮nnkkoooikl😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😅😮😮😮😊

  • @zuuziqaali1061
    @zuuziqaali1061 Год назад +1

    Mark nin ku qabo ficn duashd lag gart mashl allh sooktoo salx

  • @yonisyooyoo858
    @yonisyooyoo858 Год назад

    Waxan kaimaday tik tok kaaooracay Best music in the world ❤😊

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 Год назад

    Wow

  • @hodonabdifatah9417
    @hodonabdifatah9417 Год назад +1

    😢😢😢😢😢😢 imu dhiin wali

  • @saleebaanxasan1997
    @saleebaanxasan1997 Год назад

    ❤❤❤

  • @CaashaAxmed-xd9mj
    @CaashaAxmed-xd9mj Год назад

    Kbx quruxdi fanka so nolty❤😂

  • @fatushhassan8246
    @fatushhassan8246 Год назад

    Inta wali wax jeclan👀

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Год назад

    Dubista codka halagu noqdo waa laga kharibay pls halagu noqdo

  • @asmaanalkaofficial3235
    @asmaanalkaofficial3235 Год назад

    Barwaqo Qalanjo😢

  • @musecali6421
    @musecali6421 Год назад

    ayan salax hasan dirir😢

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 Год назад

    😢sorry qalnjo

  • @cabdikhadar1878
    @cabdikhadar1878 Год назад

    Wewewe

  • @casayryare5274
    @casayryare5274 Год назад

    Cumar faray

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 Год назад

    Wllo👋

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 6 месяцев назад

    💔😒

  • @cabdaleherer8546
    @cabdaleherer8546 Год назад

    Barwaaqo ma lay so furay xagayga waaa jaanise 😂😂😂

  • @arafoabadidofficial42
    @arafoabadidofficial42 Год назад +1

    Adkatay 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 free barwaqo qalanjo🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdiwaliadam1613
    @abdiwaliadam1613 Год назад

    Bogu waaa bogaagii nio habkusoo dhe😂😂

  • @ROZIINA6
    @ROZIINA6 Год назад

    ❤❤❤catonimada Qurux

    • @queendm1317
      @queendm1317 Год назад

      Ur wrong she is beautiful abuurt ilaahy iskuma eko

  • @HahanismcilHanaismcil-ir6kr
    @HahanismcilHanaismcil-ir6kr Год назад

    Miya Sorry🤣😟🤣🤣🤣

  • @gobbobatun6207
    @gobbobatun6207 Год назад

    Sorry 😢qalanjo aduun Waa hadhka labadisa galin

  • @abdurazzaqmuhmmed227
    @abdurazzaqmuhmmed227 Год назад

    Dadka fanka fahansani marka hore heesta q0raal ayay kusoo dayaan waayo waxa jira heeso aan socon karin inta aan lagu hawshoon ayaa la iska siihubiyaa

  • @raaliyorooney4676
    @raaliyorooney4676 Год назад

    Salaax carab Uk markuu tagey ayuu miskiinta Gabadhiisa yareyd kaga tagey awalba yamani xun uu ahaa

  • @Dagreendemon
    @Dagreendemon Год назад

    Salax carabki calosha weyna bey u walatay maaskinta

  • @abdirizakdiiriyee
    @abdirizakdiiriyee Год назад

    😂

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 Год назад

    Tan ma calaacal weligeed ku jiraysaa?

    • @idilapdi7387
      @idilapdi7387 Год назад +2

      Iyada maha wa nasiibka🥺

    • @iskuroonamohamed486
      @iskuroonamohamed486 Год назад +2

      Haa walhi waa nasiibka😢😢

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Год назад

      @@iskuroonamohamed486 haa waa runtaa laakiin waa laga guursadaa meeshaad naftaada siinayso iyadoo badii ku jiro hadana alle dadaal waan kula jiraa dhahay marka calacalka naftaada ooma roona diiniyana ma fiicno calacal habo fiirsato qofkay nolosha la wadaaagayso

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Год назад

      @@idilapdi7387 ummada soomaali nolosha markay iyaguna isu xumeeyay maaha Nasiiba ee shaydaan ayaa ka adeejiyay walaal alle qof walba Nasiib wacan ayuu u qoray ee waa sidaad adigu u qaaad qaado

    • @sharifhodale8996
      @sharifhodale8996 Год назад +1

      Gabadha yaan lagu fogaan fankugba waaa calaacal

  • @HahanismcilHanaismcil-ir6kr
    @HahanismcilHanaismcil-ir6kr Год назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 Год назад

    mashaalah