Wararkii u Danbeeyey Xukuumadda Israaiil oo Saldhig Ciidan ka Doonaysa Xeebaha Somaliland & jawaabta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 35

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 часа назад +5

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Час назад +1

    Viv wadani iyo Ciro

  • @OsmanJama-y8j
    @OsmanJama-y8j Час назад +2

    Waa cajiib Israel malihin mana jiran wax ab iyo isir ah oo naga dhexeya diin, dhaqan iwm. Sidaa awgeed dhulka somaliland ma iman karto. Kumana dhacdo inay timado. Israel yay ku riyoon xeebaha somaliland iyo kuwa somalia.

  • @AbdirahmanMohammed-p3z
    @AbdirahmanMohammed-p3z 3 часа назад +2

    Ma yuhuud allow hanoo keenin

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 3 часа назад +3

    Yuhuud ilaahey habaabiiyo maxaa lagaso dhaweystaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Час назад +1

    ILLAHEYE BAAN YUUHU KAA MAAGAN GALYE😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 2 часа назад +1

    Ilahoow wixii nalasoo doota naarta yahuu naga badbaadi halkaa mayeelayno dhamaan arkaa naarta yahuu

  • @CabdilaahiColaad
    @CabdilaahiColaad 3 часа назад +2

    Hee

  • @CIISECabdiraxmaan-f7r
    @CIISECabdiraxmaan-f7r 2 часа назад

    Ģuul guul somaaliland

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 часа назад +1

    Xisbiga ciraxmaan khaliif wadani ka fogaada ee ciidankii Qaranka laayay ee huwanta soo taageeray

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757 3 часа назад +2

    Guuuuuuuul Muse Bixi

  • @Jonhidhhoon434
    @Jonhidhhoon434 2 часа назад +1

    Guuul xisbiga wadani

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 3 часа назад +1

    eleteria miyaanay joogin yuhuudo iyada u dhaw baabulmadab anagu uma hayno saldhig yuhuuda

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 42 минуты назад

    Ma yuhuud !!!
    Bari ayaankanahay Aqoonsina kamarabno yuhuud.
    Naartay u cashatagiba malaha
    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @SadiiqCabdiraxmaan-d8h
    @SadiiqCabdiraxmaan-d8h 2 часа назад

    ❤❤

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 Час назад

    Waa guul muuse bihi keep going

  • @osmandahir5993
    @osmandahir5993 2 часа назад

    Sxb beryahan warkaagu ma dhameystiranaba qodabada aad ku sheegto warka madaxdiisa ma dhameystirtide warkii labaad
    Soo celi ina diriroow

  • @ahmedhassan3401
    @ahmedhassan3401 17 минут назад

    Haddii yuhuuda saldhig ciidan ka samaysay somaliland waa la waayo doonaa dhamaan dalka iyo dadka ha.laga joogo arintaa.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 минут назад

    CIRRO SABABTUU UGU NOQNOQDO KEENYA WAY ISKA CADAHAY

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 часа назад +2

    waar wax mamaqlayisaan walahi hadaa yuhuuda siisaan saldhig military waa maalintaan xabad laga arakayiin Somali land waayo Xuuthiga ayaa idin duqayiinaya in 5 minutes ee aduunka sidiihore maahee jooga iska hubsada

    • @FahmyAbdillahi
      @FahmyAbdillahi 3 часа назад

      Somaliland danteeda waa taqaan adigana talo kaagama baahna

    • @ilhamdahir9915
      @ilhamdahir9915 2 часа назад

      @FahmyAbdillahi Nacas nimada kala fadhiista caalamka you don't know nothing at all

  • @Abz_146
    @Abz_146 Час назад

    Lovely kulmiye Allah haguleyo Ameen

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 2 часа назад

    Waxay kunolyihin tugada ayxadan exolaha maxamad abokor iyo haweye ayuxararan oaysodawarsadan iyo jidgoyo aydhigtan waxaudher cuqdad iyo gajo

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad Час назад

    Saylici wado dhuxuled ayuu qaday wlee
    Wixi Somaliland danta wada wa inay slnd soo dhawaysaa aduunku iskashi ayuu isku dhaafee

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 2 часа назад

    Somaliland waanjeclaan lahaa in ay xornoqto lakiin waxankasii jeclaan lahaa iyadoon ethiopiana wadan wsxankalee lasheegina yuhuudan kabasiidaran

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m Час назад

      itoobiya waa dalka 1aad ee Reer sland umuujisay naxariis 1988kii markii maatida reer sland Diyaaradaha Siyaad bare usoo mutaystay ee Hargaysa iyo burco mAshaariicda lala dhacayay macaan soomali kunoqon waayay soomalidu iyagaa ka fun yuhuuda

  • @Jonhidhhoon434
    @Jonhidhhoon434 2 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m Час назад

    Guul muuse biixi cabd❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abz_146
    @Abz_146 Час назад

    Wadani faqashow habarjeclo imarabno ee hanagu walanina i