Gabar Hooyadeed Ka Dacwooneysa Kiis Saxmad Dhaliyay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024
  • Gabar Hooyadeed Ka Dacwooneysa Kiis Saxmad Dhaliyay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Комментарии • 51

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi Месяц назад +13

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 Месяц назад

    ❤WAXAN LAYABEY SOMALIDA DHAQAN XUMADOODA WAR HADAAD SOKORSATEY AMA CARUUR AAD DHASHEY INTABA QALBIGA LAGAMA JABIYO KABADHAN .SUBXANALLAAH. HALA CAAWIYO.

  • @nashou22
    @nashou22 Месяц назад

    Mashallah dahir. Another level. Hore usoco

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Месяц назад +3

    Ader Dahir gulyso wlhi dhigu biyo maha 🩸🥰

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul6383 Месяц назад +14

    Dahir cadaalad same waayo qofkii habar gidir ah Waad u ceeb qarineeysaa qabiilada kalena ceebahoodoo dhan ayaad dhahdaa ka Sheekeeya hillahay ka xishood oo gabdhaha u cadaalad same wlhi waxbaa kuu qarsoon uur Iyo afkala Jira waa calamatu munaafaq

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Месяц назад +4

      Waxa yaab ah kuwaa moodo Dahir inuu yahay qof dacad ah.😂😂ayaka walan see Dahir baay kasoo dhoonteen cadalad 😂😂

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Месяц назад

      Gabar waalan waaye,,waa la yaqaan

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm Месяц назад +1

      HG ma tuugsadan

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy Месяц назад

      Anaga wn is nqana wll gbdhan iny xnnsntaha laga yaba wlhi dahir dacd waye mlinksta ints o qof bu cawiya

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Месяц назад +7

    Hgnimo intaadan wax walba sheegin waan baadhaa kulahaa dadka kalena calooshoodaa banaanka uu keenaa xataa hawiyaha kale hg xataa uma wada ceeb qariyo sacad bes daahir qabyaaladiiste munaafaq ah oo Shaydaan ah qofkii aaminaa ka daran😮

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy Месяц назад +1

      Malinksta kuwa u cawiyo ma sacd ba midkle hadu u cep qariyo xita so dhigisa maha qofku inu run shegayo io kle inu ogado ma muhim

    • @rahmaosble8514
      @rahmaosble8514 Месяц назад

      Qofkan waxuu dhahey waa kuso ogana ee iyadaa kac saneed oo ciil haye gabadhana kuxanaqdey

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Месяц назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +2

    Mansha Allaaha wan.maha sanid Allaaha ku xafido🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩🤩👍

  • @ZahraSalaad-ch7es
    @ZahraSalaad-ch7es Месяц назад +1

    Masha Allah

  • @AbdiMohammed-yc8cw
    @AbdiMohammed-yc8cw Месяц назад +3

    Soy soy waa fidna wadi leave us lone from wiil sacad reer hilowle

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Месяц назад +7

    Hooyo xun waa jirta

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Месяц назад +2

    Allow ku magan gabadha iyo waaliid ka hala dhexgalo iyaguna dhibta haka dayaan gabadhada

  • @chriskahin545
    @chriskahin545 Месяц назад +4

    Manchallah ALLAH DHOWRO HAD IYO JEER DAHIR ALASOW

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Месяц назад

      Maashaa'Allaah not manchallah. Iska sax.

  • @user-ic1uz5yv3u
    @user-ic1uz5yv3u Месяц назад +2

    HOOYO. IYO ABO ILMAHODA. MA INKIRAN EE GABADHAN WAXBA KA QALDAN

  • @UmuSara
    @UmuSara Месяц назад +2

    Dahir xarami umada ka fadhiso war away Dowladi so ma liyed

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Месяц назад +3

    Wan hel wan runta habargidir wal hal 🤩🤩🤩🤩👍

  • @Qadraibrahim
    @Qadraibrahim Месяц назад +4

    Allahu Akbar dadka kale waa lag dhagey sinayay hadalk Lkn dadka kisa dahir calsow wuu u ceb qarinaa wala yabanahay gabadhan wax logu celinayo hadalka wale waxan kumoday &waxan cawa arkay kala duwan in ad qofna cebtisa qariso ado qabil uxigsanayo qofna ad bananka kento xaram caleg kahor imisa walid kadac weney say Lkn tolkaga mey ehen miyaa Ader dahir san cadalad maha

    • @nawalsiman5651
      @nawalsiman5651 Месяц назад

      Saas mahan qof walba dadkisa hade imadan ee lawaregan walasiyaa dadka ayaka dadkoda Rabin qolkas aa taktay ee didayan

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Месяц назад

      Sax ninkaan cadaaladi ka fog wuxuu meesha rabaa in la daawado oo uu ku lacag helo. Muu labada dhageysto oo markhaati raadiyo DNA qaado mxaa keeney caburinta.

  • @AbdiMohammed-yc8cw
    @AbdiMohammed-yc8cw Месяц назад +5

    We are sacad we are reerhilowle fucking soy soy deeq geesoor guursado

  • @jeelemohamed5344
    @jeelemohamed5344 Месяц назад +1

    Daahir qabyaalada daa sidaad dadka uwaray satid uwaraysa war somasliyay cadaalada daahir waad aragtaan dunarow isku xishooda

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955 Месяц назад +1

    Daahirow gabadha sixunaa ugashau

  • @user-mn3tq5vk2z
    @user-mn3tq5vk2z Месяц назад

    Dahir Dahab guul ku rjna insha Allah

  • @Hamzagamer-fq4gh
    @Hamzagamer-fq4gh Месяц назад

    Duli fasal duli ceebtena astur ku dhahday , umadaha kale ceeb ma laha miyaa. Maxkamada mooryaanta war gabadha dhageysta

  • @qajo9403
    @qajo9403 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂 maxkamada dahir calsow weey waladay bisinka

  • @hamdiismaciil7013
    @hamdiismaciil7013 Месяц назад

    Bisika gabadha quran halasara waa xanu sanasa

  • @iidiid9529
    @iidiid9529 Месяц назад +2

    Habargidir sheekadaan miyey keeneen hadana 😂😂😂😂.
    Maxkamadi dahir calasow waa waalarabtaa hadey isku daydo iney xaliso dhamaan buuqa habargidir!
    Qof hooyadeed iyo aabeheed dhahayaan anagaa dhalnay ayaduna leh DNA 😂.
    DNA naftiisa waa in DNA laga qaada si loo hubiyo inuu saxyahay😢

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Месяц назад +1

    Abaheey inan nin weyn cayay buu i garacay lugaheyga ila hada wey I daqran yahin hoyadey wa iso garaci jirtay adunka walidkeyga ugu jclhy marka walidka iney na dilan anaga qaladkena waye ee naag weyn thy hoyadey dhik ika qaad war miya 😂😂

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 Месяц назад +1

    Daahir kkkk sacad ahaan buu uhadlaa naag sacad mabahan karto 😅😅😅

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Месяц назад +1

    😂😂😂😂 sacad xaal qaado

  • @قناةالقرءان-س3د
    @قناةالقرءان-س3د Месяц назад +3

    Qabyaaladiiste, sidad dadka kale ceebahiooda u raadinayso ceebtada banaanka allaha keeno

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi Месяц назад

    Hooyada iyo hooyadeed ba waste wuxu yiri sacad ba nahay dad ba waxan dhagay sanaya

  • @Anodsks
    @Anodsks Месяц назад +1

    War gabadha. Hala tix galiyo.

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Месяц назад

    Asc BOQORADA CADAALADA❤QUEEN SOY SOY ❤gabadha ugu asxaanka badan maxkamada weeye masaakiinta u gargaara indhaha maxkamada guulayso insha ALLAAH

  • @SharifIbrahim-zb9wr
    @SharifIbrahim-zb9wr Месяц назад

    Waxii jirtaa Allah Aya ock

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte8703 Месяц назад +1

    Tan abgaalne waad bahdiloosa

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte8703 Месяц назад +1

    Qabiiliste

  • @AbdiMohammed-yc8cw
    @AbdiMohammed-yc8cw Месяц назад +1

    Soy soy waa balaayo reer hilowle neceb balse waxba maqaadi karto

  • @hamdiismaciil7013
    @hamdiismaciil7013 Месяц назад

    Wayo abe heda iyo hoyada aya ledahaya ima dhalin

  • @Nimco-v9h
    @Nimco-v9h Месяц назад +1

    sad ceebta cicada uqari dadka kalne

  • @user-un5ee6jb9w
    @user-un5ee6jb9w Месяц назад

    😂😂😂😂😂

  • @Zurich527
    @Zurich527 Месяц назад +1

    Beenloow saleebaanbaad dadka ugu neceb tahay