DAAWO ! Farqiga u dhaxeeya Kooxda AS Iyo Ururka XMS ee ka dagaalama Falastiin | sh umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 68

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 4 дня назад +11

    Masha Allah sh ummal xaqqa ayaad ka hadashaa Allah ha ku xafido adiga iyo culimada islamka oo dhan aamiin yaa rabbi

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 3 дня назад +9

    HAMAS WAA WAXA ILAA HADEER LOOGA GUULEYSAN LA YAHAY WADADA SAXDA QOFKI QAADO O ALLAH ISKU XIRO CID KA GUULEYSAN KARTAA MAJIRTO

  • @NajkaCaraay
    @NajkaCaraay 18 часов назад +1

    Masha allah shekh shukran

  • @Shuceebwarsamejamac
    @Shuceebwarsamejamac 15 часов назад

    Dhamantey alle ha xafido diintay iyo xaqany cade hny mideyo amiin❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 дня назад +8

    Xamaas waa xaq udirir mujaahidiin dhulkoodii cadow heysto ee kuwan caruurta iyo maatida dadkooda ayey kujihadaan .

  • @MowliidabdiYarrow
    @MowliidabdiYarrow 3 дня назад +6

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💯❤️❤️💋💯❤️💯❤️💯

  • @SiimSaam-l3m
    @SiimSaam-l3m 2 дня назад +1

    Illahowo uumaddan islmaka guul allaha siyo waayo ilslmaka dhig madadiyan❤❤❤scw scw scw❤❤❤illahow aamin❤❤❤yahud allaha jabiyo❤

  • @farhanhamdi1483
    @farhanhamdi1483 3 дня назад +2

    Alshabaab Allah hakaqabo shacabka somaliyeed Iyo muslimedka
    Xamas waa dad xaq u dirir ah

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 4 дня назад +2

    سبحان الله العظيم ☝️
    أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 4 дня назад +7

    Alshabab waa cadaw wali jaahilnimp ayy ku darsadeen illahy Hanaga qabto sharkooda😢

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 4 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤maashaa allaah allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @abshirogaruun8350
    @abshirogaruun8350 2 дня назад

    Masha allah sh umul allaha allaha ku xifdiyo

  • @abdiyasto7067
    @abdiyasto7067 4 дня назад +2

    MASHAALLAH

  • @abwaanamerica7056
    @abwaanamerica7056 14 часов назад

    ❤❤❤❤❤

  • @abdirizakdahir7444
    @abdirizakdahir7444 4 дня назад +3

    Nin urur ayuu udagalama alqacida ,nin waxa u dagalama inuu ilaahey rali galiyo

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w 4 дня назад +2

    Allh Ak bar ❤❤

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 2 дня назад

    Masha Allah sheikhena Rabbi ajir haka siyo geeesi baa tahay ilahay haku ilaaliyo amiin

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 дня назад +2

    Xamaas waa rag raba gurigi nabiga iney difaacan oo ay xoreeyan alshabaabna waa rag caadeystay iney caruurta iyo dumarka iyo cid walboy gaadhan iney dooxan janada iyo naarta waa abaal marinta cid walbo wax ku sameysay aduunkan

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 4 дня назад +3

    والعياذ بالله العلي العظيم ☝️
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali День назад

    Allaahu akbar

  • @Marwan-z17
    @Marwan-z17 2 дня назад +3

    Khawarijta wa mashruc galo,

  • @hayrejamaali9870
    @hayrejamaali9870 2 дня назад

    khayr Alle ha ku siiyo shiikh

  • @YurubAadan-t7f
    @YurubAadan-t7f 3 дня назад +1

    M.a 🎉

  • @FardowsaBishar-b7v
    @FardowsaBishar-b7v День назад

  • @yacquubibraahim2743
    @yacquubibraahim2743 4 дня назад +1

    Masha Allah

  • @hayrejamaali9870
    @hayrejamaali9870 2 дня назад

    Aamiin yaa rabil caalamiin

  • @snw9257
    @snw9257 4 дня назад +1

    Allahu Akbar Alx Allah aya quluubta kaafirinta argagax ku riday awoododu waa in ay xasuuqan maxaasta iyo faan taangi fulaan,diyaarad hebla. Allah ha uu gargaaro reer Qaza Allahuma Amiin Amiin 🙏🤲jizaka Allahu khayr sheekh Maxmed

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 4 дня назад +2

    صدقت

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 3 дня назад +1

    Aaaamiin

  • @Utuber141
    @Utuber141 День назад

    Yaa yiri alshaab ilaahey ayey u dagaalamaan. Waa tuugo ilaahey raxmada ka qaadey oo magaca islaamka ku halaaga muslimka tabarta daran ee soomaaliyeed.

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 2 дня назад +1

    Khawarijtu waa mashruuc gaalo walee akhiro war waa jiraa

    • @SaidMohamed-b8t
      @SaidMohamed-b8t 2 дня назад

      Beenta maahan wlhi AL_SHABAB iney KHAWAARIJ yihiin qofki caqiidada saxda ah ee KITAABKA KAREEM Ka ah iyo Sunada Nabigeena suuban ( NNKH ) aamin san sida saxda shaki ogama jiro midaas ee xaabada NAARTA lagu shido ALLAHA Ka dhigo

  • @XawoXasan-e1h
    @XawoXasan-e1h 2 дня назад +1

    shabaab waji naxa malahan soomali laaya Ayaa la dhahay lkin ilahey hanaga qabto

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica 10 часов назад

    Jahli baa haya shabaabka. Jihaadka way kharibeen.

  • @CabdiraxmanMaxamed-m1u
    @CabdiraxmanMaxamed-m1u 3 дня назад +1

    Dhaaliban waa kuba aad caayni ayay lamid yihin

    • @SaidMohamed-b8t
      @SaidMohamed-b8t 2 дня назад

      Anoo kugu tixgalinaya fikir kaaga
      Wll Research ama cilmi baaris qoto dheer ku samee Lamid maahan sxp caqiido ahaan DAALIPAAN waa SUUUFI ama AHLU SUNA WAL JAMAACA wll.
      Khawaarjta AL-SHABAB wax lamid ah majiraan ayaga iyo ISIS waa isku mid naxariis maleh waa EEYAHA naarta Dalka iyo Dadka SOOMALIYEED Allaha dhaafiyo.
      Jawaap aan Ka sugaa guuleyso wll ✊✊✊

  • @Sharif-sj6bj
    @Sharif-sj6bj 2 дня назад

    Haddii aad caqli leedahay waxaad ka noqon lahayd hadalladii aad nabi muxamad scw scw scw aad ka been sheegtay

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 День назад

      Adigu Cqliga ad leedhy xgebu ka shqeya ma hdlka u ku hdlyo bad ka nxdy alshabbyhow

  • @WeliCade-w6c
    @WeliCade-w6c 22 часа назад

    😂😂😂 Alshabaab isLaam maahan ee waa yahuud
    NacaLad haku dacdee
    Ugus ururka gumaadka soomaliyeed waa yahuud
    Sharkooda Allaha ka qabto
    islaamka inshaallaah

  • @Hassanelcaptain
    @Hassanelcaptain 2 дня назад

    Xamas maba lagarab dhigi karo shabaab

  • @abdimusse3377
    @abdimusse3377 День назад

    Xamas waa waq udirir al shabaab gaalo ayay ushaqeeyan

  • @O.mrpromo
    @O.mrpromo 4 дня назад +2

    waxa fiicnan laheyd inay hal qudbad tahay. wa labo qudbad o isku keentay.

    • @MohaManka-j4c
      @MohaManka-j4c 4 дня назад

      Muhiimada waa inaad Garata Islamka Wadadiiisa

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo 4 дня назад

      @MohaManka-j4c madan fahmin waxan kahadlaya , waxan rabay inay qudbad cusub ahato oo u Alshabab ogu diraya Xamas wanaga ay sameyeen iyo sideey diin islamka umamnucday in dhiig islam ladadiya . videos hore ayuu isu keen keenay

    • @O.mrpromo
      @O.mrpromo 4 дня назад

      @MohaManka-j4c madan fahmin waxan kahadlaya , waxan rabay inay qudbad cusub ahato oo u Alshabab ogu diraya Xamas wanaga ay sameyeen iyo sideey diin islamka umamnucday in dhiig islam ladadiya . videos hore ayuu isu keen keenay

    • @HalimaAbdisalan
      @HalimaAbdisalan 4 дня назад

      ​@@O.mrpromohaduu yahay mid hore ama mid dambe Muhammadu waxa waaye in ay farriintu iyaga ku socoto

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 2 дня назад

    Waxan aaminsanahay alshabaab inay kasiiwanaagsinyihiin xamaaz

    • @Mohamed1-h4h
      @Mohamed1-h4h 2 дня назад +1

      Wanaaga bal inoo sheeg gaalada aan ladooxeynin muslimiintana ladooxayo waa diintee

    • @SaidMohamed-b8t
      @SaidMohamed-b8t 2 дня назад

      ​@@Mohamed1-h4hwar 1 iyo 2 eey Ku fiican yihin xataa ha sheego
      AL- SHABAAB waa eeyaha NAARTA 😂😂😂😂

    • @Hared-wc7xu
      @Hared-wc7xu День назад

      @Mohamed1-h4h wanaga waxakamid meeshay kataliyaan shareecada ale Aya sibuuxda looga xukumaa waxakamid qabyaalad kamajirta qabiil qabiil liisumalayo amnidhamaashatirin wukajiraa waxakamid gaalanaceeyb aljihaad fiisabiililaahi olanooleeyo iyo gaalada lalayo rabdhuura xabashida wiixikuqabsadi wad ogeed ceelcade wixikadhacay wad ogeed iyo kuwabadan ma muslimiin ayay ahaayeen

    • @ismaaciilibraahim3980
      @ismaaciilibraahim3980 21 час назад

      ​@@Hared-wc7xuhaye nabiga naxariis iyo nabad galyo dushiisa ha ahaatee wuxuu dhahay. ilamaha iyo dumarka yaan la taaban kuwaan iska laynaya maxay ahaayenn

    • @Mohamed1-h4h
      @Mohamed1-h4h 12 часов назад

      ​@@Hared-wc7xuHaye Kaaba yeelay shacaa'irtii islaamka kamuuqatay Soo nabiga madhihin khawaarijta waa kuwa idinka akhris badan kalaamka Alle Soo muusan dhihin waxay gaalaysiinayaan muslimiinta ayagoo dano siyaasad wato qof diidan majirto J|haad oo waa aayado ilaahay na amrayo inaan jidkiisa u hogaansanno balse waxaa taalo su'aal maxaa dadka muslimiinta dhiigooda u baneesateen Nabiga waligii ama saxaabadii madileen dad muslimiinna kagadaal madhaheen camalkooda iyo niyadooda lagu Soo bixinaa, Xagee Buu garaadki Kaa aaday miyeesan kuumuuqan walaalahaada muslimiinta dhiigooda maalaa yacniga lagu daadinaayo miyeesan aheen in aad xaqa iftiimiso Marka aad dadka muslimiinta kudilaysid asbaab kaamiro war hooy Allah halaga baqo hadaad tihiin dad muslimiinna xalaal ah.

  • @mohamedfarah6578
    @mohamedfarah6578 4 дня назад +1

    Sh. Umal asaga lee fadwa ma dhiibin miyaa?

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz 4 дня назад +1

    Guushu waa laandheer guuldaraduna waa gun xamaas.talibaan.shabaab isku mid beynoo ahaayeen shalay maanta maxaa loo kala fadli yeelaa shacabka iyo guryaha baaba'ay ma baa be'een hadii aysan la dagaalameynin dowlado ka xoog badan ma haystaan taangi.diyaarado yaa masuul ka ah shacabka iyo hantida baabaday ileen awood ma leh ay ku dagaalamaan

    • @Nuur-u2k
      @Nuur-u2k 4 дня назад +3

      Xamaas iyo taalibaan waa isku mid sababta oo ah iyo dadkooda ma dilaan mana qarxiyaan cadawgoodana wa dilaan.
      Alshabaab waxay dilaan oo ay qarxiyaan dadkooda waxma galabsatda ah
      Kenya iyo Ethiopia oo cadawga muslimiinta Somali ah ma dilan ama wax badan ma gaadhsiiyaan.
      As waligeed guulaysan mayso.
      Sababtu waa xumida waxa ay layimaadeen.

    • @MohamedAli-nq2zz
      @MohamedAli-nq2zz 4 дня назад

      Walaal anigu culimada waan dhageystaa muxaadarooyinkooda mahaysaa labadaan qolo ood sheegeeyso inay wanaagsanyihiin shiikh amaanay intii aan afkhaanistaan laga bixin iyo intii xamaas dagaalka sanadka ay ku jirtay
      ka horeysay waa Maya hadaad adigu aragtay iisoo dir kuwaan hada kasoo horjeednana bari haday guuleystaan culumadu wey taageeri marka walaal guusha unbaa dadka mideysa guuldaraduna dadka bey isku dirtaa

    • @Nuur-u2k
      @Nuur-u2k 4 дня назад

      @@MohamedAli-nq2zz wll aniga halmid iga qor
      Sidee koox dadka maatida ee waxma galabsatada dilaysa ilahay guul iyo nasri u siin walhi waa cajiib wll miyaanad alshabab waxay samaysay arag meeqo qof Muslim aan waxba galabsan ayay dishay????!!!.

    • @MohamedAli-nq2zz
      @MohamedAli-nq2zz 3 дня назад

      Saaxiib labada qolo ood leedahay wey wanaagsanyihiin waxaan kuugu dhaaranaa dadkla ay ka dhasheen waxay ka aaminsanaayeen intaan arinku isbadalin inay argagiso yihiin oo shacabkii udiideen nolol dadkana ay laayaan waxay wadaana inaysan diin ahayn maanta isbadal baa labadaa qolo ku dhacay shacabkii iyo culumadiina way taageereen tusaale kale siiriya kuwa qabsaday shalay culumada iyo caamada maxay ka aaminsanaayeen inay shacabkii laayeen maanta markay awood heleen waxay heleen taaageero xaalada isbadasho baa isbadalka keenee dadku isma badaan

    • @Nuur-u2k
      @Nuur-u2k 3 дня назад

      @MohamedAli-nq2zz
      Wll halmid iiga jawaab
      Goorma ayay xamaas falastiin majirtaa
      Iisheeg kaliya hal qof oo la yidhi wa falastiin oo xamas aya dishay tasi wa mid
      Teeda kale suuriya waa ogtahay dulmiga iyo waxa uu sameeyay bashaar.