عن أبي مالك الحارث بن عاصم الأشعري رضي الله عنه ، قال : قال رسول الله صلي الله عليه وسلم : { الطهور شطر الإيمان ، والحمد لله تملأ الميزان ، وسبحان الله والحمد لله تملأن - أو : تملأ - ما بين السماء والأرض ، والصلاة نور ، والصدقة برهان ، والصبر ضياء ، والقرآن حجة لك أو عليك ؛ كل الناس يغدو ، فبائع نفسه فمعتقها ، أو موبقها } . [رواه مسلم:223].
MashAllah i love that safety precautions are put in place for the factory workers. Another congrats that a woman is working alongside men. Great initiative 👏👏👏
Run ahaantii, waa fikrad wanaagsan oo niyad san kasoo maaxatey. Fadlan ha la dhiiri geliyo wax ka iibsiga ganacsiyadan bii,ada u roon, ee dadka soomaaliyeed leeyihiin.
Hor mar wanaagsan. Shaqaalaha waa iney sanka hirtaan iyo hawada wasaqda warshadukuseydiineysana waa in la kontroolo maxaa yeeley cuduro xun baa laga qaadaa qiiqa waseqeysan. Warshaduhu dhibtoodey wataan ala hanagamagangaliyo.
Waa shaqo runti dad bdn ay ceeb u arkayaan iney qashin soo aruuriyaan lkn ani ahaan wan u hambalyeynayaa dadka hal abuurkan lahaaa keep going all of brothers
That’s good work and greet job shaqadu waa muhiim balse shirkad wlaba waxa ay soo saarta waa in boqolkiiba ay ahaan karto mid la hubo wax tarka iyo wax yeelada ay keesan karaan wax ay soo saarto mida kale shirkadu waa iney kala saarata meesha ay product ka ku soo saareyso iyo meeesha qalbka lagu hagaajinaayo mida kale hooyooyinka u na xariista allabta aay Soo uruurunayaan u sameeya ayaga laftirkioda team isku xiran misna ay noqdaan meel ugu hagaagan misna aad garab ku siisaan kheyrbaha gaadiidka
Muuqaal kan marna waa ku farxay mara arkay dadaalka ee mujnayaa howl wadeenada Marna murugo ayuu igu sii reebay markan arkay daruufta ka muuqata hooyooyinka Soomaaliyeed
Well done. Can I ask what happened to the ECCO cleaning company. What do they do. Dalsoor can you please follow the company and tell us what they do on a daily basis.
inta igu raacsan inay shaqadaan fcnthy like
mashallah
Masha allah allaha barakeyo dalkeena iyo dadkeena wali waxaa jiro dad naga fiican alhamdulilah
Masha Allah I’m happy to see that I lahey nabada Somaliyo u siyadiyo amin yaarab Somali 🇸🇴hanow lato
Wll meesha mafia ayaa haysata amaan leheli maayo ilaa iyo inteykabaxayaan
Aamin
Maasha’alaah allaha idin barakeeyo waxaad keenteen fikrad wanaagsan hubaashii
Ax Hooyo Somaliyed Awood hadan lahaa lahaa Waidin cawinlaha wajeclahy dibaneinaan cawaiyo
Asc
Insallah
عن أبي مالك الحارث بن عاصم الأشعري رضي الله عنه ، قال : قال رسول الله صلي الله عليه وسلم :
{ الطهور شطر الإيمان ، والحمد لله تملأ الميزان ، وسبحان الله والحمد لله تملأن - أو : تملأ - ما بين السماء
والأرض ، والصلاة نور ، والصدقة برهان ، والصبر ضياء ، والقرآن حجة لك أو عليك ؛
كل الناس يغدو ، فبائع نفسه فمعتقها ، أو موبقها } .
[رواه مسلم:223].
Warshad Fiican Oo WAX TAR ULEH BULSHADA SOOMAALIYEED
Haah 😓😓 markaasee al shabaab dadkaan masaakiinta beey qarxiiyaan 😰😰😰😨😨😨
Masha allah horumar. wacan. hore. uu. Socoda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏆🏆🎖🎖
MashAllah i love that safety precautions are put in place for the factory workers. Another congrats that a woman is working alongside men. Great initiative 👏👏👏
Ilahow Hooya denbigeda cafi janadi firdowsana ku abaal mari amiin Amin
😭😭😭ax warshadaba anigu maan eegiba hooyooyinka tabaalaysan baankanaxay
Wlhi waan ku farxay 😍😍😍😍
Allah khayer haa iidiin siiyo shaaqo loo bahanah we love somalia guulleysta
masha Allah
hormar wacan dalkayga iyo dadkaygow
Run ahaantii, waa fikrad wanaagsan oo niyad san kasoo maaxatey. Fadlan ha la dhiiri geliyo wax ka iibsiga ganacsiyadan bii,ada u roon, ee dadka soomaaliyeed leeyihiin.
Hor mar wanaagsan. Shaqaalaha waa iney sanka hirtaan iyo hawada wasaqda warshadukuseydiineysana waa in la kontroolo maxaa yeeley cuduro xun baa laga qaadaa qiiqa waseqeysan. Warshaduhu dhibtoodey wataan ala hanagamagangaliyo.
Farxad iyo Murugo isla socda Allah kariim
Waa hormar wacan hore usocda
Waa shaqo runti dad bdn ay ceeb u arkayaan iney qashin soo aruuriyaan lkn ani ahaan wan u hambalyeynayaa dadka hal abuurkan lahaaa keep going all of brothers
guul wacan💙💗💝💗💙💞💝💗💝💞💙💗💝💞💙💙💙💗💝💞👈👀😍
Maasha allaah maasha allaah illaah ha idiin barakeeyo shaqadiina horumarka aad sameeyneysiin aaba wax la siista laheeyn maasha allaah
Masha allah Hormar wacan Somaliyee 👌
Mar nabad haddii lahelo
Hormmar wuu kuxigaaa
Maasha alaah ilaahow soomaaliya dowlad khayr qabta sii aamiin🤲🤲🤲✍️🤲
MashaAllah. This is very impressive
That’s good work and greet job shaqadu waa muhiim balse shirkad wlaba waxa ay soo saarta waa in boqolkiiba ay ahaan karto mid la hubo wax tarka iyo wax yeelada ay keesan karaan wax ay soo saarto mida kale shirkadu waa iney kala saarata meesha ay product ka ku soo saareyso iyo meeesha qalbka lagu hagaajinaayo mida kale hooyooyinka u na xariista allabta aay Soo uruurunayaan u sameeya ayaga laftirkioda team isku xiran misna ay noqdaan meel ugu hagaagan misna aad garab ku siisaan kheyrbaha gaadiidka
MashaAllah good to see Somali progressing
AAWEY DADKII KA XANAAQI JIREY MUQDISHAA HEER GAARTAY MEY SOO HADLAA. MASE WEY XISHODEEN
Mashallah guul horay u socda
Mashalh wlhi waa arin wanagsan guul wacan
Good idea
MashAllah waa 2 shimbir hal dhagax ku dil.
Waddankii wuu dhismayaa Insha allah
Maashaa allah, waa hal abuur wax tar leh. Waxaan leeyahay dhalinyaradan dadaalkiina hore usii wada.
Mansh allah horay usocda dadkayga waddadii horumarka baad cagta saarteem
Somalida waa dad hawl kar ah. What we missing is the System and strong government
mansha allaah hore u socda from burco
Mansha Allah guuul alle ha u barakeeyo
Mash alaah wllyl horey u socda dalka ayaa kunoolaan doona
Masha allaahi guulaysta hooyooyinka unaxa waamasaakiin hoyadaa okale waaye qashin haudirin
Mansha Allah.
Waa barmamij wacan
Mansha Allah dib udista iyo wanga ayaa kaheleya runti nolodha sonaliyen
Hargaysa ayaa warshadan oo kale u baahan
Hdaynu ka hir galino kawrn wlal
Maasha Allha 🌷❤️❤️❤️❤️
Waa horumar kle oo lasameeye
Maashaĺlaah Asa intaas oo lagusii daro oo sii shaqaystaan
Masha allah tan waaloo baahnaa🙇🏾♀️🇸🇴
Anniga waxaa idin oran lahey masaakinta idiin soo aruurineyso wax yabahaan please wax fiican siiya waayo idinka faa,ido weyn ayaa qabta mar walbo lkn dadka xaqooda siya wlahi waan ooyay markan arkay hooyinkan oo sidan danta bartay
Laakiin ✅ lkn
Wallaahi ✅
Horu mar wacan, laakiin dhibtiisana wuu wataa
Masha allh hurmar wcn
Dadkaba aduunka qashin llama tuuro ee dibaa lloo habeeya
manshallah hoormar weeye. Iyado laaga xun yhy hormarka daadkena gadhayan ayay dalaal shiisheye donayn in hormar ka hiir gaalo dalkena.
This is the way antreprenuer think never copy the innovation of athers try to produce yours
This is not a new innovation. recycling industry was there before the civil war happen.
@@Ahmedinho2022 he is talking about somalia bro
prank tv jr So? We were recycling before the civil war as well
Hormuud wali ma oganin 🤔intii ifhnty like ta dhac
Maanshalh shaqo fican
mansh alllh hanplyoh dalkeug iyo dadkiis guuul
Waa howl iyo adeeg aad loogu baahnaa balse weydiin culus ayaan ka qabaa. Caag hadii laga sameeyo armuu dabku inuu qabsado u nugulyahay? Waaxda badbaadada dhismaha ee heer qaran iyo dawladaha hoose waxaa xil kasaaranayahay badqabka bushada sidaas darteed waa iney la socdaan warshadaha shati la'aanta layska furanayo.
Mansha allh
Hurumar wacan
Keep going
Masha allha
Waa bilow wanaagsan horay usocda walaalayaal Rabbi ha idinla garab galo.
mnsha alaah Muqdisho mcny
Maashalaah
Masha allah hormar wacan
Mashaa Allah
Masha aallah guuleysat dalsoor
Masha Allah wlh waa figrad ficaan
Hormarwanagasn
Mashaa allaah
Muuqaal kan marna waa ku farxay mara arkay dadaalka ee mujnayaa howl wadeenada
Marna murugo ayuu igu sii reebay markan arkay daruufta ka muuqata hooyooyinka Soomaaliyeed
war hada is caawin laheen qof faqiir ah ma arkin la heeen
Recycling Industry aad ayaa loogu baahnaa sidoo kale waxaa loo baahanyahay other Small Industries-ka
ilahey wax qeyr qabo hadsiiyoh wey dadalaayaan hooyoyinka soomaaliyeed
Asc dadka yurub iyo Amirica jogaba shaqadan midlamida ayun bay qabtane ogada.
Masha allah
wadankeena wuxu u baaahan yahay warshadeyn si shacabka shaqo u helaan , jaadkana La mamnuuco , dadka loo jeediyo beeraha iyo bada , wlhi dhaqalaha somalia wuu is badali laha lkn intaan jaad billion dollar ah Ku cuneeno waligeen dhaqaalo fiican wadanka inuu yeesho haka sugin
masha allaH Kheyr keeda allaHa idiin siiyo Wax fcn allaha idiin kaga dhigo wllahayga
ilaahay halagarab qabto kuligoodba kuwa sooururiyana alle haugargaaro
Waligeey ayaan is weey diin jiray
Guul somalia
Wara waxan dhan ma qaban kartiin😂😂
waww
Tana waa hormar wadanku gaaray
Allow dalkeeyna barakeey
Well done. Can I ask what happened to the ECCO cleaning company. What do they do. Dalsoor can you please follow the company and tell us what they do on a daily basis.
Nothing basically. Ecco is owned by thugs
Aduunkab saan llooga shaqeseta cabashad joojiya aduunka meelekasato qofo wallabo isga natiisa debera
Mashallah
Sax waye shaqo ceeb mahan haba yarato lkn waxa ceeb ah shaxadka
Warshahadaha bananka magaalada ha laga sameeyo cimiladii hada way is badashay xanuunana waa laga qaaday.
hooyo!
Xagee ku taalaaa wershadaan alaab ayaan haayaaaa
waa loo bahnaa warashadaas
Jazallah thanks for making this company
I support you I you need help contact me
QAYLO DHAAN xaraash badda 31 SHIRKADOOD OO SHIINO AH YAA BADDA LAGU wareejiyey badda somaliya. MADAMQATEEN. Shaqo abuur shino dheh.
Haaaa sxb waaaa saas lakin chineska dadkisa ayuu LA imaanaaa nacalaa dhalay.
Baroorta orgiga ka weyn
Dulqaata gabdhahaygiiyow waxyar ayaa inoo dhiman, wadanku waa soo noolaanayaa.
Wle wx badan oo naag iyo ciyaal qashin jiidanaya sidii wx walan waa la argaya
shaqo ma kabanaan tahay sxb
Maskiin