Ha dambaabin duruufta cunugeeda u korsan ma ogidee. Ilmo kastoo la qaatana macnaheeda ma aha in waalidkiis qaldanaa. Ilmo badan bay gaalada sabab la'aan u qaataan iyo waxaan macno laheen. Marka nabsi haka galin waalidiinta murugaysan oo ubadkooda laga haysto.
Wiilka Illaahay ha u caafiyo..intii wax dhiibateyne Illaahay kheer ha ugu bedelo♥♥♥♥
Ducaysane daahir calasoow janada ilaahay ha ku geliyo
allaha cafiyo dhaman inta xanun San amiin yarbul calamin
Ilahow u caafi😢😢
Ilahy ha caafiyo 🥹🤲
Sxb sare wasax ❤❤❤caafimad irahey a shiyo
ALLAHA U CAFIYO
Allaha cafiyo inta xanuunsan oo dhan allahumaaa aamiin yaa rabbi
OSPEDALADA ILMAHA SANA ILAHEEY XAGI HAKU DAWEYAAN
Allaah ha caafiyo
Asc dahir
KAREMOYINKA J MAQARKA LAGU CADEYO WAXA BAREY DHAQATIIR REER YURUBA KAREMADAS AMEY MARISEY
Illahey hakuu caafiyo abaayo
Aduunyadu waa imtixaan
Iso qabo
AMA WA GUBTEY HALA BARO
WADAN HADUSAN CANSHUR USKU DARSAN O OSPEDAALKA DOWLADA LAHEYN SAN AYA U DANBEYSA
MARIA CUNUGEEDA AYADA GALADA SIISEY 15 SANO KA HOR
DHAQTAR FIICAN HALO GEYO
CUNUGA WA QASAB INU DAB WAJIGA UGA GADOMEY AMA QAS QAS EY MARISEY HALA BARO
CUNUGA HALA BARO IN LA MARIYEY KAREMADA JIRKA LAGU DHAQO O GUBTA MAQARKA
NAGAHAAN ILMAHAAN MEL KASTO KU DHIBATEYSAN AWEY EHELKODI WALIDKOOD QABIILKODI
NINKA CUNUGA DHALEY WA IN LA XIRO O HADU HANTI HEYSTO LAGA QAD0
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
Dahira Talala iso qabo
WA QALAD IN LACAG LA SIIYO MARIA O JOGTA YURUB O CUNUG EY DHIIBTEY 15 SANO KA HOR KORSAN QANGAAR KU DHOOW FEDEYD KU RABTO
Ha dambaabin duruufta cunugeeda u korsan ma ogidee. Ilmo kastoo la qaatana macnaheeda ma aha in waalidkiis qaldanaa. Ilmo badan bay gaalada sabab la'aan u qaataan iyo waxaan macno laheen. Marka nabsi haka galin waalidiinta murugaysan oo ubadkooda laga haysto.
CANSHURTA BEYDHABO LAGA QADO YAA QATA MAXA OSPEDAAL LOGU DHISI WAYEY
Ducoweane
DHIBKA HEYSTA WUXU HEYSTA SOMALIDA SOMALIA JOGTA BOQOLKIIGA SAGASHAN
LAFTA GAREEN CANSHURTA U SHACABKA KA GURTO MA UGA DHISI WAYEY OSPEDAAL BEYDHABO
CUNUGA MA WWXEY MARISEY KAREMADA QAS QASKA O LAGA QADO KANSARKA MAQAARKA HALA BARO
ASC Dahir Baaritaan kusamey reeraan qaarkoot caruurta weydhibaateeyaan. Heyada bey uga tuugsadaa omo iyo koloriin beysiiyaan caruurta bishiilixaat baan tegey Xamar , waxa gabdho yaryar oo ilmo xambaarsan tuugsanaa waad yaabeysaa. Awey ninkii yaadhaley markaad weydiiso jawaabtu waa ifurey waaye Haadir Alasow sobaar arintaa ilmaha mawaalidkaa dhibaateeya mise sey wax ujiraa ?
AWEY CUNUGA ABIHIIS JUFADIISA HOOSE KABA QABIILKISA
Way kala tagen raga qar wa qayru masuul akhirona wala waydina masuliyada