Beri waxan khamiista 21/11/2024 waxan sugnaa taariikh nololeedka madaxweynaha cusub ee jsl cabdiraxmaan ciro 2024 Anoo kulmiye ahaa aya leh badiyaba waa bahdeen. Yaan buuqii muuse lagu furey lagu furin ciro dalku hore ha u talaabsado.
SOMALILAND Dhakhtar ka howl gala Hargeysa oo adeeg Caalami ah u fidiyey Dhakhatiirta Takhasuska Caloosha iyo Beerka ee dalka Ingiriiska Masha Allah ruclips.net/video/bFN9tjyt3kk/видео.html
Taariikhdii somali iyo wax barashadii qarankii Somalia wax aan wax intaas ahayn ma loo hayaa dwladii somali ma uu aaminsane e mxuu u sheegansyaa wax barashadeeda, isgu hada wixii Somalia u qabatay qof reer somaland ma u qaban karaa,qaranimadiisu been
wadani baan ahay lkn welcome Mr. MUUSE biixi imika tartankii uu dhamaaday Somaliland only 👊👊✋✋✌ ✊✊✌✋👊☝👆👍
Maanta yaad tageersantay
2024/November/18keedii Ayaan daawanayaa Hada Cirro ayaa Madaxweyne noqonaya I.a Halmaalin kadib ayaa lagu dhawaaqayaa Natiijada Doorashada
Maansha allah,
Geesiga cadowgaaga ilaahay ha jebiyo
Mahad alleh ku nooloow
Hambalyo mudane madaxweyne. Somaliland Guul iyo horomar In cha Allah
Maasha Allaah mudane Allaha ku xafido masaakiinta iyo dulmanaha waa gabooyehee ogow oo wax u qabo kana warhay.
Msha Allah
Muuse nin adag
baanaale
Mujahid Muse Bihi Abdi long life
Fulaygaan dhadiga isaaq ina biixi fulaygaa dhulkaa xadaa
Beri waxan khamiista 21/11/2024 waxan sugnaa taariikh nololeedka madaxweynaha cusub ee jsl cabdiraxmaan ciro 2024
Anoo kulmiye ahaa aya leh badiyaba waa bahdeen. Yaan buuqii muuse lagu furey lagu furin ciro dalku hore ha u talaabsado.
Muuse Biixi Cabdi xildii Roble yasin yonis Abdi jamac guuled samatar Abdale ❤
Mujahid mouse biixi cabdi Hogaamiyaha ruuxigaa ee jamhuuriyada barakaysan ee somaliland allah hakula garab galo xilka qaranka
Makhnudkaan Ina biixi fulaygahaa dhadiga isaaq muu dagalmiin dhulbahante kaa dhigay oromo
Habeen kamuu tagin nolshiisa jlaahaw u dheere ciriga iyo caafimaadkaba ❤❤❤❤😂❤❤❤
hadaanu nahay reer wadani waanu u hanbalyeynaynaa madaxweynaha cusub ee
qaranka mudane muuse xuseen cabdi.
Somaliland waa mid imika, guul usoo hooyatay reer somaliland, hambalyo
Warsama Siciid mudane muse bihi abdi hambalyo
Warsama Siciid tana wayni wada leenahay ta xisbigiinuna way iman wayni wada guulaysanay
Mansha Allah inader guusha waynu wada leenahay
Asia Deek Hussein. wallal bixi waa naanays magaca aabihii waa xuseen.
Guuul soomalilnd geesiga halyga ah alle ha barakeeyo geesiga afrika 💪💪💪💪💪💪💪
Ina biixi fulayahaa dhadiga isaaq tuugaa Islamabad xadaa
@@hassan-mp1pk adiga horta muse muu kuqaba mise hoyadaabu qabaa waadigan muuqaladiisa ku ashqaraare😂
@Mo_Daud58 first dhaqan kaa inkaa Lee hooydaa baha dhilooyinkii hanar awale laa qabay racay jiray faqahtaa buule adiga luu dhalay
Mudane Madaxweyne ALLEH haku barakeeyo
Dhadiga isaaq tuugaa makhnuud Ina biixi
welcome president mouse bihi
الله يحفضك موسى
mansha allah hanbalyo madaxweynaha cusub mudane muuse biixi cabdi
Shan sanno iyo badh kadib ayaan daawanaya oo Muuse Somaliland Tii lixda Gobol ahayd ay joogto Afar Gobol. Dib udhac, siyaasad xumo waxan ahayn lagama dhaxlin waana dhaxalka ka dhasha marka qofka aan lagu dooran aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa ee lagu doorta qabyaalad
Ninaadu Mqaamsareeya Waa Madaxweyneheene🔴⚪️🟢⚫️💪🏾
Calanka somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 bu meel mareey adeer
Aniga Somalia dhisay isaaq la aanti bilaa dawlad bad ahaanaysaana.maskaxada anaga ahayn wanu idin furfurnay state by state.
mashallah somaliland President pilot waaah👍
Muuse Sabaayad waxaan unaqaanaa anagu Mr, Dhuuso-ridqe
Waad la heshay hadalkaa malinta
Heestii madigaanku u qaadeen xiligii ololaha doorashada muuse biixi
Muse soo dhawawo
mudane madaxwayne muuse soo dhawaw
Madaxweynaha shannaad ee somaliland muuse biixi cabdi
SOMALILAND Dhakhtar ka howl gala Hargeysa oo adeeg Caalami ah u fidiyey Dhakhatiirta Takhasuska Caloosha iyo Beerka ee dalka Ingiriiska Masha Allah ruclips.net/video/bFN9tjyt3kk/видео.html
Wakhtigu waa cararayaa aakhiro ayaa loosocdaa jidkii siraad ayaa lamarayaa maanta taariikhtu waa 2024 /8/ 26 doorashadan doorashadeeda inta akhrisandoonta haku cibro qaadato
😂😂😂😂 sxb maxan ku cimro qadana.muuse biixi mar 2 hasoo noqdo insha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@Sakariye-km6ry wll hadaanad ilaahay awoodiisa iyo isbadalada caalamka kasocda kucibroqaadanayn maxaad kucibroqaadan
@@Khayr120 wayay wll waan ku cimro qadanaya salada. iyo sakada .soon ka. Iyo dhaman inta kalaba ee isaran waan ilaliniya.mixii ilahay iga reebayna waan ka tagaya
@@Sakariye-km6ry alle haku barakeeyo wll
Haaa
Very good war lord
Madaxweyne Biixi Ileen State aandeganahaybu Dayton Ohio Ayuu waxkasoovartay
Beenaal Ina biixi waa dumb drop out dhadiga isaaq dagal qudhaa qadiin
Snm yuhuud baad ahydeen isaaqow uuuuf from puntland Somalia
hahahaha naa caadi iska dhig
Ifrah Ozman dhilo adaa yuhuudad uraysa ah
Ifrah Ozman funk faqash
Ifrah Ozman Wd uraysa
Mudane muze bixi cabdi soo dhaawow
Hambalyo mucaard iyo muxaafidba
Waxaa cad in Ethiopia maal galisey SNM oo kalin ku qaadatey burburkii wadanka Soomaliya
maxaa nabadayn ah ma kan masakinta ka qadaya baloodhada
madexweyme mujaahid muse bihi apdi hildid nolow nin adag
Noloow muuse bixii cabdi
Abtirsimihiisa yaa garanaya
Biixi cabdi maxaa ku xiga
Dhadiga isaaq kuu xigaa tuug dhul xadee
Kkkk Waar Idoorkii walaahay maanta ayay u talo wacnaayeen. Nin adag ayay doorten
AGA kkkk Anagu dadkayaga waanu kala naqanaa dee
Maxamed Faarax idoor waligood wado khaldan maqaadin wana sababtay mar walba hormuud uyihiin lkn faqash wali wado hagaagsan maqaadin inyaro duriyada ka koobiyeeyan mooyane
lewis Jack cagdheer mise fadlan lacag kushubo hhh
Muuse Biixi ( Dhuuso Ridqe )
Warlords will go soon
how?
Carab Cadow fuck u
Taariikhdii somali iyo wax barashadii qarankii Somalia wax aan wax intaas ahayn ma loo hayaa dwladii somali ma uu aaminsane e mxuu u sheegansyaa wax barashadeeda, isgu hada wixii Somalia u qabatay qof reer somaland ma u qaban karaa,qaranimadiisu been
dawladaas aad sheegysid cashuurtii gobalada waqooyi bay ku geeyeen waxbarasho....
Blood hand
nin adag
dhimo waa khawaarijtii laayay reer boorame
Waa laydin wasayaa❤
Been ayaad ka sheegtey duuliye ma aheyn
R3z
inuu dhiigyacab ahaana ku dar
Dani dhiigcab weeyaan isna
muxu udhawacmay dabadhilifbu Uahaa snm
Nùura Alph xaarkii faqashta day uf
Waxaa loo tababaray la dagaalanka cadaw shisheeye hada cadawgiisu waa isirka Somaliga ilayn asalkiisaa canfar ah Oo somali laga dhigiwa waa wacal
Noloow MUJAHID MUSA BIXI, FAQASH buufiye.
waa wax lagu qoslo madaxwayne ma isagaba guulaystay boob iyo xaraan buu ku helay, nabad galyada ka wayn muse shani kolay waxa loo fadhiya waxuu qaban doono oo dulmi ah, siiraanyo waa oday u dhamatay oo asasaq ah, museba dhamo labada shaydaan.
guleed farah 80,000 kuwii uu isagu u xulay inay u ilaaliyaan ay u markhaati fureen oo saxeexeen orod meelahaa ku suux
guleed sxb waad jirrantahay malahee dhakhtarka aad
Nin raga ayaa wax damci kara oo wax boobi kara, nacas qoslayaa waxba ma qaybsan karo!!!!!!