Dhiirigalin 𝐂𝐚𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 Sida Looga Gudbo | Sheekh Mustafe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 109

  • @anabshishaye-gs4rf
    @anabshishaye-gs4rf Год назад +17

    Yaa allaha ilhow cadabta ka xoreeh shiikh mustafe ❤😢

  • @nasirabdifatah5107
    @nasirabdifatah5107 Год назад +11

    Allow quluubta noo hagaaji Ceebteena astur Dunuubteena dhaaf Khaatumadana noo hagaaji 🤲🤲❤

  • @akramlyrics9788
    @akramlyrics9788 Год назад +21

    Rabiyow Qof kasta Dhib iyo murug heyso ka dulqaad Yaa Allah😭😭🤲🤲

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Год назад

      Adigana sidoo kale. Jazaak Allahu khayran ducada aad u duceysey umada oo dhan.

    • @rahmaroos7780
      @rahmaroos7780 11 месяцев назад +1

      Aaameen yaarabi

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 Год назад +4

    Maansh alaa ilhow culimada noo xifti oo noo barkee jisa kumalaa sh mustafe

  • @user-raniaaxmed
    @user-raniaaxmed Год назад +49

    Waxaan ahay gapadh 17 jir ah 😢noloshyda culaysaa saaran xaga ilahay marwalpa waan ujeesta iso duceeya In ilaahay amuuraha ii sahlo🤲qof walpo qoraalkeyga aqriyay iguso duceeya

    • @nimcozagal7230
      @nimcozagal7230 Год назад +2

      Ilahay wax kasta ha ku fududeyo culayskana ha ka dulqaado wll mcnn Lanbarkaga iso qor haday surta gal tahay hppti inan kula hadlan raba

    • @faraxsanahmed7058
      @faraxsanahmed7058 Год назад

      Rabbi amuurahaga hakuuu fududeyyo inshallh xbbty ducadana baddi inshallh way hagaaagi waxwalba🥰

    • @rooblebeershia9717
      @rooblebeershia9717 Год назад

      Allaha kuusahlo amuurahaaga anagana allha noosahlo

    • @BashiirIbrahin
      @BashiirIbrahin Год назад

      Allah hakuu fududeeyo muraadkaaga oo macsi la.

    • @GuledGureyOfficial
      @GuledGureyOfficial  Год назад +2

      Allaha kaa qaado culeyska walaal

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Год назад +3

    Asc shiiq mustafa ilahey hakuu naxaristo jisaakalah alaha kubarakeyo shiq noo soo ducee

  • @nawaalmaxamed962
    @nawaalmaxamed962 Год назад +1

    Msh allh shiiiq mustfa haaji allh ka raaali noqdo 🤲🤲

  • @rizack_jalato
    @rizack_jalato Год назад +7

    Shiiq Mustafa Haji ismacil,, alahayoo Ku xafid ❤

  • @jamaaccabdalle7064
    @jamaaccabdalle7064 Год назад +9

    منشأ الله Allh cimriga hakuu barakeeyo ❤janada dhamaanteen Alle hay nagu kulmiyo dhaman wixii ilahay iyo nebigiisa rumeeyey Amiiin Aamiin aamiin يا الله ❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Год назад +2

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi yaa Allah

  • @fathihassen
    @fathihassen Год назад +2

    جزاك الله خير ❤

  • @farahroble9961
    @farahroble9961 Год назад +8

    Allah ha ku xafido sheikh

  • @nadaxasan3316
    @nadaxasan3316 Год назад +3

    Maamo io aaBo abalkaGh allah jaNo haka dhigO ❤ anaga jidka toozan nagu hanuni❤😊

  • @cabdalladaqarre3976
    @cabdalladaqarre3976 Год назад +4

    Jazakallah shiq Mustafa

  • @lailo8082
    @lailo8082 Год назад +5

    Mansha allah allah ha ku xafido insha allah ❤

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 Год назад +54

    Once I finished my high school I almost gave up proceeding to university but again I stood up and I'm almost done❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +5

    جزاك الله خير

  • @AsmaSuliman-i9f
    @AsmaSuliman-i9f Месяц назад

    Ilahoow faraj khayr leh xagaaga ka sugayaa 😢wll iso duceeya ❤

  • @naima5387
    @naima5387 Год назад +9

    Challenge Nolosha aad bu u adagyahy Allow igu guule Samirna isii yaa rabi 🤲🤲

  • @abdinasirismacil9951
    @abdinasirismacil9951 Год назад +5

    m.a sheikh mustafe alle haku sharfo

  • @taxliilintacafimaadka5256
    @taxliilintacafimaadka5256 Год назад +5

    Just a couple of days I will have my OSCE for school of dentistry iam almost very exhausted I don't even able to read single word all iam doing is to make du'a for the almighty to make be capable 😢

  • @faraxsanahmed7058
    @faraxsanahmed7058 Год назад +3

    Mashallh jazakallahu kheyral jazaaa akhiii Guled Gurey💖💖💖 allaha nagu anfaco oo noo idmo inaaan ka faaideysanno inshallh 😇

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 10 месяцев назад

    Ilaayahow cimriga u dheerey

  • @Apdirahman-qg2ql
    @Apdirahman-qg2ql Год назад +3

    AllaH AkBar❤

  • @Aamino-ql2oq
    @Aamino-ql2oq 5 месяцев назад

    Masha Allah 💚

  • @foosmsahal3779
    @foosmsahal3779 Год назад +3

    Ilaahay haku xafido shiikh mustafa

  • @sagalgeedh9014
    @sagalgeedh9014 Год назад +4

    Shekh mustafeh جسكأ الله 😊

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 9 месяцев назад +1

    Manshallh ❤❤❤

  • @Said-gn2ec
    @Said-gn2ec Год назад +3

    Alhamdulilah 😢

  • @AsmaSuliman-i9f
    @AsmaSuliman-i9f Месяц назад

    Rabiyo tawbada na waafaji😢❤

  • @FilsanMaxamed55-pw3mm
    @FilsanMaxamed55-pw3mm Год назад +3

    Ale aku dhowro shikhena 🩶💔

  • @SafiyaCabdi-cj2ww
    @SafiyaCabdi-cj2ww 3 месяца назад +1

    no exz now nexz for me Mustafe esthe best ❤

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 10 месяцев назад

    Ilaahayow noo danbi dhaaf🤲😭

  • @feizasalatfeiza1965
    @feizasalatfeiza1965 Год назад +5

    Dirigaliyaha naftedha😢😢❤ilaxayow dipkasto nahaysto naga qafidi😢

  • @abdullahinasri6137
    @abdullahinasri6137 Год назад +4

    Waa xaqiiq hadal kaas m.a

    • @Maslah1992
      @Maslah1992 Год назад +1

      WOW😊😊😊😮heoga

  • @XakiimoFuuste
    @XakiimoFuuste Год назад +3

    Allahu akbar ❤

  • @ikraanjiinleey107
    @ikraanjiinleey107 Год назад +4

    Yaa rapi❤

  • @kaligeedsocoto
    @kaligeedsocoto 11 месяцев назад +2

    Aniga hada waxan daremayaa culays aanan rabin inaan qof la hoostago allah mooyee soomaliyey 40 qofood ducadooda waala aqbalaaye iisoo duceeya in allaha iisahlo umuuraheyga

    • @aishabixi405
      @aishabixi405 17 дней назад

      Ilhy ha ka dulqado wlle 🤲

  • @xasanmuqtar3714
    @xasanmuqtar3714 Год назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. M shaa aallaha

  • @ABDIHAMIDABDULAHI-v4d
    @ABDIHAMIDABDULAHI-v4d Год назад +2

    Thkns

  • @pus911
    @pus911 Год назад +1

    Mashallah

  • @abditawnebuul2761
    @abditawnebuul2761 Год назад +3

    Allow culumadena noo xifdi

  • @sheilahendrix5935
    @sheilahendrix5935 11 месяцев назад +1

    May 💚Most❤️ High💛 bless💜 Everyone 💖always ❤️much 💜love❤️ blessings💚 Always ☺️ 🎇 🌈 🌐 💯 💯💯💛💛💖💖💚💙💙💚💖❤️

  • @Maslah1992
    @Maslah1992 Год назад +2

    Ussugaggiefsu9j1e88688i9jjdo8⁸þýřhjjhıtţyýfþflutatauraryterigstuoyraaryotoeadtaoyroayroayorteiautsigdpTsyspuaet7pa6utagsixfiwyxusudywisgeosgyxiayfsofsidyeurtsagdheu

  • @ShamsaYare-xm5lj
    @ShamsaYare-xm5lj Год назад +3

    M.a ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naimamohamed8684
    @naimamohamed8684 Год назад +3

    Aniga hada dhibato faro badan i hesato wlhi mana aqno wax an sameyo😢

  • @Maslah1992
    @Maslah1992 Год назад +3

    😊

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 Год назад +4

    Alle haka abaal mariyo

  • @maymunabdisalan
    @maymunabdisalan Год назад +3

    M.a

  • @Nuurabilan1234
    @Nuurabilan1234 Год назад +4

    🥰🥰🥰

  • @AmiraCabdi-rp5px
    @AmiraCabdi-rp5px 9 месяцев назад +1

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Год назад +3

    XaqiiiqA xaqiqA

  • @nameless-io5xf
    @nameless-io5xf Год назад +2

    🥰🥰🥰

  • @sheilahendrix5935
    @sheilahendrix5935 11 месяцев назад +1

    Peace 💜and 💚Blessings 💙Too 💙My 💛Brothers❤️ May💚 Most💙 High ❤️Bless 💚Everyone 💙Always💙 May 💛Most 💚High 💙Bless💖 Everyone❤️ Richly💚 with 💙everything 💛they 💚need 💖Always💚 Much ❤️Love💚 Blessings💖 Always ☺️ 🎇 🌈 🌐 ✌️💯💙❤️💜💛💛💜❤️💙💙💚💚💙💙💙💙

  • @xusenmaxamed4155
    @xusenmaxamed4155 Год назад +3

    Ok

  • @ramloadaawe9351
    @ramloadaawe9351 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @Maslah1992
    @Maslah1992 Год назад +1

    Error ERROR

  • @xusenmaxamed4155
    @xusenmaxamed4155 Год назад +3

    😅😅

  • @OrlandoCifelli-q8z
    @OrlandoCifelli-q8z Месяц назад

    Justine Islands

  • @MaxamuudCumar-dd8dp
    @MaxamuudCumar-dd8dp Год назад +7

    Alha ka abal mariyo

  • @haniabdirahman517
    @haniabdirahman517 4 месяца назад

    What is rong his sound 😳

  • @hiibocabdic-er3se
    @hiibocabdic-er3se 9 месяцев назад

    Masha Allah ❤❤