@@cartancartan8452 maxaxaaaaaaaa Qof fiicani wax ma amisanankara garxaji wadanka ma lagu aminkaraa cana loda iyaaa ka hadalinayaa garxajis waa darka soomaaliland ku taagantay
Maashaa allah mohamed ilig waraysaigaas aadka u qiimaha badan ee sida fiican ee faah faahsan uu cheif caqil jaanbiir uga waramay dhabta wadanka iyo xalka loo baahanyahay ,jzakalah khay
War caaqilka gar xejis ilaa xilligii ini cigaal wuu shaqaynayey ee daayeer adeerkaa mouse yaa wax xun4 ah ee daa odayada yaadan ifka ku googoin make adna wici ayaa tahay
Maasha'Allaah Tabaarakalaah wariye aad uqiimo badan aqoonteedana leh.daganaan iyo akhlaaqna iyo daacadnimo ay ka muuqato .Walaal Allaha kuu siyaadiyo Runtii waan daawadaa barnaamijyadaada .From London.
Somaliland waxay ku dhisantay dulqaadka Garxajis. Sanadkan dulqaadkii wuu naga dhammaaday ama Marya alool soo kaxayso ama Baha iidoor noqo iyo Futo Awal waa ballan inaanu is arkayno Muuse Shaani hadduu doorasho madaxweyne qaban waayo.
Inta caqliga leh way Ku fahmi se inta xanuunka iyo isir nacaybko Ku jiro dhib iyo dhawac ayay u arki hadalkaga reerka garxajis walahi waa dhabar adeegay in badan ee I lahay ha guuleyo
Wareysi fiican buu bixiyay caaqilku Madaxdu way tagiye dadka iyo dalka ha loo tudho Beesha Aad ka midka tahay Waa dad tudhaale iyo talo wanaag lagu yaqaan hadafkiina weydun gaadhi yaanay noqon karis xun iyana wax ku la’ Muuse Mid dalka uuga wanagsan Allah ha inoo keeno
mashallah eshcalla Garxajis no qaxolojy but wadaniyad iyo qaranimo la beegsan karin !!! doorashada marka ilaahay hadinku kuuleeyo sidi muse bixi oo kaleh !!!!! 👮🏼 from saylac somaliland republic
ASC DHAMAAN WALAALAHA MASHALAH WARIYAHAN IS ONE OF THE BEST SOMALI SPEAKERS JOURNALIST (FANTASTIC ) WAXUU REEBI DOONAA TAARIIKH ARAGTIDEYDA WAAN BOGAADINAYAA MOHAMED ILLIG .
Walahi taasi wa runtaa garxajis isaaqa kale waxay wada aaminsanyihiin inaa kursiga lagu aaminin karin garxajis wa hadal run ani baaba ka maqlay in badan hadala nocaa ah lakin 2023 ba lagu jiraa runta lays ku shegayaa runta hadii la rabana dhulbahante cid aan garxajis ahayn u qabsomi mayaan because dhulbahante iyo garxajis wa labada qabiil ee iskugu dhaw waqooyi
Waleee inta soomaaliland garxaji laga hor taganyahay ee la xasiidayo soomaaliland hagaagi maso waa ninman haday guuleestan soomaaliland isku wadikara guuleesta
Weriye maxamed cabdi ilig waa weriye degan oo shaqadiisa si fiican u yaqaan Aad baan ugu mahadcelinayaa Sida wanaagsan ee aad u soo jeedisay barnaamijkan .
Cuqdada iska saar wll. Wax tegey oo laga bogsadey oo aheyd dad ibleys ka dhex shaqaystey wakhti aad u adkayd oo waad og tahay marka dawlad la rido in calamka oo dhan ay wakhti ku qaadato jabhadii rridey iney power sharing saneysato waxaa ma aha in aynu is daba wadno. Ilaahay ayaa in daba qabtey in aynu ku shukri naqi waynu waa danbi
@@fahiimae7336 Walaal ma odhan karno jabhadaha wakhti bay ku qaadataa power-sharing waayo USC Hawiye xilku waa u meerto qolooyinka kale sidaa si leeg balse Somaliland waxaad moodaa siiba labada beelood ee jeegaanta loo yaqaano iyo siyaasiyiinta aan kor ku xusay in ay qaaxo isku soo dhaarsadeen si Garxejis looga ilaaliyo kursiga taas bedelkeedna xilalka qaranka iyagu isku taxeen halkaana beelihii darafyadu arkeen in aan Isaaq dhexdiisa waxba isu ogolayn waana bakoorada uu Dhulbahante cuskanayo in nin aan walaakii wax u ogolayn aanuu cid kale siiba Daarood khayr u hayn
Garxaji waa beesha ugu badan Somaliland gobol degto waa rag iyo rabi ba yaaqno 🙏 dulmiga way neceb yhihiin in la dulmiya way neceb yihiin waa dagaal yahayno 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Garxajisku waa dad garna gasho garna ka baxdo reer dhagax buur ayan islanahay dad daris wanagasan oo gobo weeye❤️
Gobtii reer dhagax buur🥀
gob gobi dhashay dhagax buur ilaa awaare dad somalida kale noga dhaw
Anoo reer Nogbeed ah ayaa kaaga marag ah in Garxajis yahey gob gartu gasho,kana baxdo.Gari Alley leedahee Dhulbahante waa laga gardaran yahey.Muuse Biixi Cabdi wuxuu u baahanyahey in aanu dhageysan Edna iyo Saleebaan gaal ee uu wax ka maqlo Caaqilkan iyo dadka fayow inta gaari goortahey!
Gobtii reer dhagax buur mhdzanid indr
Reerkaasi Waa gobta isaaq iyo somaliba. Dagaal iyo nabad labadaba way yaqaanaan. Anigoo Faqash ah baa ka markgaati ah.
Inay tahay marki garxajis aniga oo ah nin sacad muuse ah baa qiraya, tol kadulqaad badan wallahi inaan lahelayn Somaali oo dhan
Wallahi heerka aan isaaq ugu jecelahay iyaga weyaan nasabnimada waa loodhashaa waana reerka ugu hadalka wanaagsan
Manshallah NIN RAGEED WAA KAN OO KALE GEESI GEESI DHALAY
BEESHA GARXAJIS WAA GOBTA ISAAQ WAAN KU OGNAY GABANIMADIINA HADAAN DHULBAHANTE NAHAY GUUL INSHA’ALLAH🦁🙏🏿
Inaad gob iyo geesiyo tihiin waan idiin ognahay tolow dalkana idinkaa xukumi soon Insha’Allah koley aniga codkaygu waa diyaar from solomadaw 👍
Reerka Ugu jeclahay isaq 🥰
Doorasho madaxweyne dhici-mayso, tii urur-daa dhacaysa. Muuse waxaan leeyahay kor u hay... Sanduuqa pranka ah.
Reerkani reeraha woqoyiga ugu nasabsan ayey kujiraan gob weeye
No more s land ama idoorland reer kasta gurigiisa ha iimaan sado jamuuriyad io qaran waxaa dhulbahantaa soo af jaray ama liqay kkkk lagu kalatag
Alle Ha Ku Barakeeyo Adeero Chief Caaqil Rashiid Jaambiir 🦁💯🔥🙌
Garxajis garna udaa garna way qaataan wllhi waa dad caqliyan iyo miskaxiyanba fayow oo qofna xaqooka ku gudbayn mnsha Allah wan u hambalyaynayaa 🥰🥰🥰🥰
Iyagii baan waxba isu ogolayn...2da goor ee faysal dhacayba waxa riday habar yoonis
Waan ku raacsanay iney diidaan awoowyaashey garxajis Ilaahay khayr ha idin siiyo. Ninka meesha jooga isaagaa kharibey somaliland. Gob gob dhasay weeye walle reerkani. Noolaada, salaan dheer kasocota reer wardheer
Alle ha ka qabto isha xasidiinta Aamin 💕
« أَعُوذُ بكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّةِ، مِن كُلِّ شيطَانٍ وهَامَّةٍ، ومِنْ كُلِّ عَيْنٍ لَامَّةٍ».
Amiin!!!!
@@nasrayasin4472 1
امين امين
Axlaaam
Aamiin aamiin aamiin
Masha allaah geesi garxajis iyo ssc guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🦁💕💕
Maanshaa,ALLaah waa caaqil jira garxajisku waa mufakir waa dad masuula oon runta kagaban from boorama
Jiif Alle Ha Ku Barakeeyo From Dhulbahante🙏🙏🙏
Mashallh libaax geesi ah war caaqilkan waan jeclahay hadalkiisa anigoon aqoon ulaheyn
Cidna ha iska jeclaan hadaba👍
jiif caaqil rashiid waa rakii dalinjiry
thanks thanks mahadsanid caqil
guullayso🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
Aqoonyahan waa loo dhashaa
Ina jaanbiir waa libaaxi oo qof ah ❤❤
Masha allh ilhy caqliga ha kuu barakeyo Adeero
Colaaodana allh haynaga qaboojiyo
Mnsha Allah caaqil waad sharfantahy
Muse bixi iyo reerkisba ma aaminsana garaaxijis in dalka maamilkaraan lkn way iska riyoonayayneen walhi
@@cartancartan8452 maxaxaaaaaaaa Qof fiicani wax ma amisanankara garxaji wadanka ma lagu aminkaraa cana loda iyaaa ka hadalinayaa garxajis waa darka soomaaliland ku taagantay
Anaaba ka mid ah dadka qaaxology laga dhaadhiciyay laakin maanta fahmay thank you wariyee iyo adeerkan mashaa allah wa waxgarad
وَإِن طَائِفَتَانِ مِنَ الْمُؤْمِنِينَ اقْتَتَلُوا فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا ۖ فَإِن بَغَتْ إِحْدَاهُمَا عَلَى الْأُخْرَىٰ فَقَاتِلُوا الَّتِي تَبْغِي حَتَّىٰ تَفِيءَ إِلَىٰ أَمْرِ اللَّهِ ۚ فَإِن فَاءَتْ فَأَصْلِحُوا بَيْنَهُمَا بِالْعَدْلِ وَأَقْسِطُوا ۖ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُقْسِطِينَ (9)
Wager waa maxay.kan quraanka
Soo qoray war yaa maali jiray bay
Maraysaa
Maashaa allah mohamed ilig waraysaigaas aadka u qiimaha badan ee sida fiican ee faah faahsan uu cheif caqil jaanbiir uga waramay dhabta wadanka iyo xalka loo baahanyahay ,jzakalah khay
Waraysi qiima sare leh, wariyaha iyo caaqilkaba waan salaamaya very well done top quality interview.
Allah cmrigiisa dheereeyo cibaado suuban iyo caafimaad Allah siiyo caaqilkaan
Masha allah caaqil jaanbiir hadal yaqaan run sheeg
Rashid waa geesi runta sheegay... Allah yacazak... from laascaanood.
Allow cafimaadka iyo caqligaba u barakee caaqil rashiid janbiir
Manshaa Allah wall Maxamed Allah ku dhawro
MaashaAllah very good interview. Excellent questions and even better response by the Caaqil
War caaqilka gar xejis ilaa xilligii ini cigaal wuu shaqaynayey ee daayeer adeerkaa mouse yaa wax xun4 ah ee daa odayada yaadan ifka ku googoin make adna wici ayaa tahay
@@cabdulahaboole3775 waxaan umalayn af ingriiskaa kugu cusub. Caaqilka maanan cayn waxkastu yiri waan ku raacsanahay
👍👍👍👍👍👍you’re absolutely right 👍👍👍👍!! Garxrjis 👍💪🙏🌹💯♥️🎊guri NABADGELYO taal🎉
MM NOOLOOW SALAAM FROM SWEDEN
Dadka Laascaanood waxaadilay
Dhulbahante iyo Dasrood ainigs OO
KENYAN Ah 30 z,Years ago. Ayeu dsttorey Wuu docdsy. Do cheif kan wsrmajayo
Masha allh guulayso ilig iyo mmtv hore usocda
max,ed cabdi sheekh ilig wariye dhamaystiran, keep going pro
waa qoloma tolow
@@sabiriinmaxamud2684 qolo lagaa raacye ninkani waa suxufiga geeska Africa🌍
Maashallaah guulayso jiif👍👍👍✅️✅️✅️💯💯💯
Mm tv wa mid ad u hormaray msha allh🙏
Maasha'Allaah Tabaarakalaah wariye aad uqiimo badan aqoonteedana leh.daganaan iyo akhlaaqna iyo daacadnimo ay ka muuqato .Walaal Allaha kuu siyaadiyo Runtii waan daawadaa barnaamijyadaada .From London.
Somaliland waxay ku dhisantay dulqaadka Garxajis. Sanadkan dulqaadkii wuu naga dhammaaday ama Marya alool soo kaxayso ama Baha iidoor noqo iyo Futo Awal waa ballan inaanu is arkayno Muuse Shaani hadduu doorasho madaxweyne qaban waayo.
Asc wll futo awal ma nihin ee hana cayin hadii kale gajo xajis ayad tahay
Inta caqliga leh way Ku fahmi se inta xanuunka iyo isir nacaybko Ku jiro dhib iyo dhawac ayay u arki hadalkaga reerka garxajis walahi waa dhabar adeegay in badan ee I lahay ha guuleyo
Nin ku yidhi sinaan mayno
Adna diid sarayntiisa 👏👏👏
Garhajis historically they been doing great things in past history and I’ll make bigger impact in the near future viva garhajis
Waraysiga wariye ilig Aad baan uxiiseeya
Waa wiil fariida dagan runtana kama
gabado maashaa allaah
Allow cafimaad caqliga ku barake adero
Gabadha reer guuleed ah ii dóon hadii rabiga KU jecelyahay
Wareysi fiican buu bixiyay caaqilku Madaxdu way tagiye dadka iyo dalka ha loo tudho Beesha Aad ka midka tahay Waa dad tudhaale iyo talo wanaag lagu yaqaan hadafkiina weydun gaadhi yaanay noqon karis xun iyana wax ku la’ Muuse Mid dalka uuga wanagsan Allah ha inoo keeno
Maasha allaa illaahay isha cadowga hakaa xujaabo
Waligee ma arag laandheere ka dulqaad badan garxajis
MASHA ALLAH, ILAAHAY HA KU XAFIDO CAAQIL.
Mansha allah Tabarikallah ❤️
😊
Very interesting. Congratulations wariye Ilig
Masha allaah tabarikalaah caqil rashid waa sama taliis garxajisana talidiisu ka goodo kuwa maqar saarka ah hala dhaafo Oo dhegeesta caqil rashid 🎉
Manashallah run sheeg Goba weriye ilig good Profesional
Mnsha allh weriye qaliya iyo caqli ba is hely
Somaliland dib haloogu celiyo nidaamkii dimuqraadiyada wadatashiga iyo isqancinta ee kusoo caana maasheen mudo dheer hadii kale waxaad cagta saari doontaan wadadii kaligi taliska (dictator leader)
Marsha allah cheif caaqil rashiid jaanbiir❤❤❤❤❤❤
mashallah eshcalla Garxajis no qaxolojy but wadaniyad iyo qaranimo la beegsan karin !!! doorashada marka ilaahay hadinku kuuleeyo sidi muse bixi oo kaleh !!!!! 👮🏼 from saylac somaliland republic
Masha Allah caaqil. Iyo weriyaa waxa uu wax uwaraystaa sida cabdisalam hereri
ASC DHAMAAN WALAALAHA MASHALAH WARIYAHAN IS ONE OF THE BEST SOMALI SPEAKERS JOURNALIST (FANTASTIC )
WAXUU REEBI DOONAA TAARIIKH
ARAGTIDEYDA WAAN BOGAADINAYAA
MOHAMED ILLIG .
Walahi hadalkaa caaqilku wuu imaray anigoo arkaya waa qiciga jira maanta waanan taageeray walahi anigoo ah nin ARAB ah
Maasha'Allaah Tabaarakalaah wallaahi waa nin wax garad ah .Nin walba illaaheey baa la xisaabtami.
Masha Allah C Rashid Janbiir ❤
Mashallah caqliga alle hakuu barakeeyo caaqil
One of the best interview walahi aan arkay
Walahi taasi wa runtaa garxajis isaaqa kale waxay wada aaminsanyihiin inaa kursiga lagu aaminin karin garxajis wa hadal run ani baaba ka maqlay in badan hadala nocaa ah lakin 2023 ba lagu jiraa runta lays ku shegayaa runta hadii la rabana dhulbahante cid aan garxajis ahayn u qabsomi mayaan because dhulbahante iyo garxajis wa labada qabiil ee iskugu dhaw waqooyi
Waleee inta soomaaliland garxaji laga hor taganyahay ee la xasiidayo soomaaliland hagaagi maso waa ninman haday guuleestan soomaaliland isku wadikara guuleesta
Great interview maxamed ilig well done
and Good speech caqil rashid that was fantastic thanks
Adeer luqaddaada somaliyeed ee sharafta leh qimee ama aamus luqadda khaniisiinta hanoo buunbuunin adeer👎🏼👎🏼
Masha Allah si raganimo iyo geesinimo leh oo laynugu yaqaanay "gaal dil gartiisana sii"
Garxajis walee waa Gob
Faji Galbeed
Anigoo Boorama Kate soo jeda waxan ku kalsoonahay in caaqilkaa nawada matalo. Sababtoo ah runta ayuu ka Hadley.
Waar arinka runta ka sheega ,50 idaacadood baa loo furtay arinta laascaanood oo ethpoia NFD ,Putland lagaga soo afuufayo dadka ,
Waa Caqliga Muuse Maangaab
The only and best interview I ever seen!!!!!
Adeer luqaddaada somaliyeed ee sharafta leh qimee ama aamus luqadda khaniisiinta hanoo buunbuunin adeer👎🏼👎🏼
Masha allah allah ah ku barakeeyo caaqila rashid
Maxamed elig
Sifiican oo dsgan ayaad warka u
Qaaday
Kafaa iidayso mr cawke
Qaabkuu warka u tabin jiray
Ee cilmiga iyo caqliga ku dheehnayd
Mahadsanid
Waraysigii abid ugu wanaagsanaa ee aan arko.
Chief Caaqil Rashiid Jaambiir. Oday dhaqan ❤
Arinku maaha Laascaanood iyo Argagixisada oo dalka ku soo duulay. Jaanbiit waa Xisbi Siyaasadeed oo dariiq forget khaldan ayaa marayaa. Kani waa Bugtaan ee waxba ha waydiin
Khalad ma arko uu ku halay zxp waana xaq uuleyay haduu xisbi taagero wayo salaadiintuunaba way idin taageertaa haduu xisigiisa taagero ma xumaan baa nio waalawaydanayaa xaqana wuu idiriraya huunoy waxa hadlayaa waa Ragii futada idiin ilaalin jiray gari Alay TAGAAN Ee libinta walaalka waa laqiraa nio
Ma sha Allah wa run sheeg Allaha ku xafido.
Masha allll lama helayo caqilkano kale lakiin anigu wan tagersanahay gar xejis anon ano isqa iyo darod midna aheen
Weriye maxamed cabdi ilig waa weriye degan oo shaqadiisa si fiican u yaqaan
Aad baan ugu mahadcelinayaa
Sida wanaagsan ee aad u soo jeedisay barnaamijkan .
Masha Allah
The Legendary Chief Caaqil Rashid waanu ku wadanaa hadaan Garxajiis nahay,,
Somaliwayn manoqtiinooo muse juudan hafakadee sidii madaweynihii iraaq
Gobi haday inuun garaabayso Chief Caaqil si xarago leh u hadal gartiisana dhiib. Sidiisaa waan qabaa in Garxejis dulmi weyn gaadhay 1993 ilaa maantadan waxaana ka dambeeyey Muuse Biixi Maxamed Kaahin iyo Saleebaan Gaal iyo inta ku taageertay in beel intaaleeg lagu shaamabadeeyo waa qaran diid midhaheedi kala qaybintaasi waa ta maanta taagan ee uu dalku la dhutinayo
Cuqdada iska saar wll. Wax tegey oo laga bogsadey oo aheyd dad ibleys ka dhex shaqaystey wakhti aad u adkayd oo waad og tahay marka dawlad la rido in calamka oo dhan ay wakhti ku qaadato jabhadii rridey iney power sharing saneysato waxaa ma aha in aynu is daba wadno. Ilaahay ayaa in daba qabtey in aynu ku shukri naqi waynu waa danbi
@@fahiimae7336 Walaal ma odhan karno jabhadaha wakhti bay ku qaadataa power-sharing waayo USC Hawiye xilku waa u meerto qolooyinka kale sidaa si leeg balse Somaliland waxaad moodaa siiba labada beelood ee jeegaanta loo yaqaano iyo siyaasiyiinta aan kor ku xusay in ay qaaxo isku soo dhaarsadeen si Garxejis looga ilaaliyo kursiga taas bedelkeedna xilalka qaranka iyagu isku taxeen halkaana beelihii darafyadu arkeen in aan Isaaq dhexdiisa waxba isu ogolayn waana bakoorada uu Dhulbahante cuskanayo in nin aan walaakii wax u ogolayn aanuu cid kale siiba Daarood khayr u hayn
it is not somaliland but clan land which is now sinking
We agree and disagree mind your own faqash business
@@OHH2004
Faqash are those who talk like you
Mr. Faqash anus
@@OHH2004
Aabahaagii dabada jilicsanaa u sheeg Iidoor maandooris.
Dhulkaad leedahsy ka hadal iyo Jamhuuriyadda barida weyn
Weriye maxamed ilig Nin Wax badan og aqoona leh muwaadin reer Somaliland ah hore soco alle ha ku daayee legend
"Dhulbahante xalkiisu xaguu kujira"... I like that...
Waaaaw madaxdhaqameedka garxajis waa nimankii Isaaqa u talin jiray ilaa maantana u taliya sida suldaanka guud
Cheef caaqil jambiirna waa halyayyadii guul iyo gobanimo
Maxamed ilig wariyaha best the somliland and VIVA GARXAJIS P0WER ❤😊
masha all chief caaaaqil ilaaahay ha ku dhawro
Alle haku barakeeyo libax libaxyda garxjis ka mida guul iyo gobonimo👑
Manshallah Manshallah Tabarakallah Allah haku xafido amiin
Isticmaalka magaca beelaha waa waxa Somaliland furfuray. Kelmadda Garxajis isticmaalkeedu maaha wax haboon.
Ninka dagaalkii laascanod Ku dhintey ee sacad muuse aas qaran aya loo sameyey ninka beelaha Kala Ka dhintey cagaf aya lagu aasey
HHHHHHH YAA SI WAAD DADAASHE
WASWAASAW KKKKKK LAKIN YARA REER BAADIYE AYAD!!!!!!!!!!!
Dhaawacoodana Jabouti baa loo qaadaa ku darso
Caaqil jambiir waan ku raacsanay wxs oo dhan anoo xaga xukuumada ah 😮
Alle ha ku xaafid jiif cali
❤❤❤ waa cuqaashi la arki jiray
Viva Nin rageed❤
Ceeb weyn ayaad cagaha Rashiidaw kula jirtaa. Ma odayadaa cid walba leh ee is xilqaamay baad leedahay maaha rag madaxbanaan oo xukuumadaa wax ku sii shubatey . Xaal sii odayada waa hadal gefe
ma hadsenid runtaasheegtaymaa
caafimaad baan kuurajaynayaa aamiinaamiin mahadsanid guul
Best interview
Garxajis boqolkii konton ayuu kayahay Somaliland hadana waa labahdilay
Garxaajiis waa reer Dulqaad keeda leh Dulmiigaana Neeceeb.
SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM
Maanshaallaah wariye sare mohamed aad iyo aad ayaan ujecelahay wariye ilig. Ilaa mudo fog. Perfect journalist
Alle ha barkeeyo garxajis waa gob guni rifayso soomali dhana u qirsan tahay ina garina.gasho garina.ka baxado
Caaqil Adiga iyo Reerkaagaba Illaahay Haa idin dhowro.
Wax yaabaha lagu qiimeeyo qoomiyad Waa cadaalad.
Aaad baad u mahadsantahy Jiif Caaqil ....
Masha Allah Caaqilka Allah Yacizak
Macha allah illhay caqliga iyo carabka iyo camalkaba rabi kuu samee allah isha hakaa dayro adeero
Masha Allah Caaqilkan waa genesis👍👍👍
Ninkan IYO cadde Gude waa ku dheeraad madaxdhaqameedka SOMALILAND
Adiguna ina huunoy
Garxajiz raganimadii Gobanimadii sharaftii geesinadii isaaq Uurka kaa ogsooni anigo Dhulbahanta👊🦁♥️🙏
Masha Allah madaxda dhaqanka illahay ha xifdiyo somaliland wayku soo caana maashay muuse ayaa wadadii ka leexshay somaliland
Garxaji waa beesha ugu badan Somaliland gobol degto waa rag iyo rabi ba yaaqno 🙏 dulmiga way neceb yhihiin in la dulmiya way neceb yihiin waa dagaal yahayno 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁