Shirka intaas oo madaxweyne, Rais al-Wasaare iyo mayoro isugu imanayaan ee lagu casumey Madaxweynaha Somalilaand, lagana fanteeyey madaxweynayaasha Somaalia iyo D’jibouti waxay cadayn u tahay in madaxweynayaasha Jabouti iyo Somaalia aanay u qalmin shirkaa maqaamkiisu sareeyo ee Caalamiga ah, halka Jamhuuriyada Somaliland ee ku caanbaxday dawladwanaaga, dimuqraadiyada, nabada iyo horumarka lagu sharfay ka qaybgalkiisa !
ani waxay ila tahay in shirkaas uuna jirin haddii ksle meeqaamkiisu hooseyo waayo geele waa jokarka siyaasada geeska iyo tan jamacada carabta awood imaraatku ku hor jogsado maleh
@ Geele iyo Jabuut kama dhexeeyaan xidhiidh Imaaraatka. Markii Dekedii Dooraale ee Imaaraatku u dhiseen uu Ina Geele ka baxay heshiiskii maamulka Dekeda ee uu kula galay Imaaraatka ee axdigii ka baxay ayaa Imaaraatku xidhiidhkii u jareen Jabuuti !
Maasha Allah❤❤❤ waxaasaa diplomacy lagaa yidhaa🎉 guul Madaxweyne Cabduraxman ❤ Hoggaan daacad ah🎉
Mashalah madaxweyne cabdiraxmaan 🎉🎉❤❤❤
Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤
Guuuuuuuuuull iyo gobanimo somaliland ❤❤❤
Alx soomaliland guul guuul guuul somaliland ❤❤❤❤
Waar geel Anagaa dhaqanaye Cid ku Faantuu waayay guul Aqoonsiga S/L❤❤❤❤
xasan sheikh bagaa loogu diiday shirkaa😄
😂😂😂😂😂❤❤😂😂😂😂 somali wareer ah macruuf ah oday hore u soco
guul qaranka soomaaliland
Mashallah guul
Kanax oo nafta waa
Aamiin
Well done cirro noolow
Taartv wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 🤍💚❤️
Guul somaliland❤noolaw Mahamed Adam Dirir❤
Waa. Guul. Somaliland
Wasiiradii doorki8 hore inagu lahaa waa la dhaafay wakhtigii sawirada tolow imisa taswiirood ayay soo wadaan doorkan😂
Goof kii Hawiye iyo qoladii Daarood niyad jab oo calool xumo ayuu waagu igu baryay maanta. Madaxweyne Ciro, guuleyso saxib.
Woow Cirro 🎉
❤❤❤
😊😊😊
Waa war weyn
Kkkkkk ma jirto magaalo Abu dubai..kkkk
Guul soomalilan
Askarta puntland waxay la dagaalamayaan argagixiso fadlan kadaa negative faraha badan maaha kani dagaal inaga dhaxeeya inaga iyo puntland walow ay dhayaan yagu somaliland baa kadambaysa hadana taa waxyaynaan uqaban fadkan oo aynaan kuxumaynin wariye
Wcs wad mahadsantay
👍💝💚
Xildibaanada reer maraykan dalkooda ayay ilaashanayaa inagana way iibsadeen
Jermani anaka ayaa cid u xigna magna ma yeelan doono e xaqiisu waa waras.
CARAB DALAB LEH LAGA GARAN OG ADIN DALAB LEH
Wal Xajju Wiqqaafiiy
Taar sxb maadigaa sharaxan sxb iska daa bahasha siyaasada.kkkk xagan bad ku fiican tahee
Cabdi jarmani waa inmeshu jogaba lagu togto
benaleh
Khaayin Dhukur waxa uu noqday Mas Madaxtooyada dhex fadhiya Hadaan laga saarin Madaxwayne Ciro wuu fashilmi
Garmany marku dalka Somaliland waa in la toogto weyi waa ka fogyhy huwanta Somaliand ladegaalamysa khadar dhukur isgaaba huwan ah
UAE xasan garguutheh Iyo teamkisa waa loodiiday iyo ismacil Omar geeleh ba
😂😂😂😂😁😁😁😂🙈🦋🤩🙄😏🔊🎧😝😜🎉❤🙏
Itoobiya ayaa na aqoonsanaysa, Ala maye America ayaa na qoon sanaysa Maya imaraatiga ayaa na aqoonsanaya.
Intaa iyo in kabdan baa way aqoonsanayaan jamhuuriyada somalland
Hala dilo hadu yimaado
Shirka intaas oo madaxweyne, Rais al-Wasaare iyo mayoro isugu imanayaan ee lagu casumey Madaxweynaha Somalilaand, lagana fanteeyey madaxweynayaasha Somaalia iyo D’jibouti waxay cadayn u tahay in madaxweynayaasha Jabouti iyo Somaalia aanay u qalmin shirkaa maqaamkiisu sareeyo ee Caalamiga ah, halka Jamhuuriyada Somaliland ee ku caanbaxday dawladwanaaga, dimuqraadiyada, nabada iyo horumarka lagu sharfay ka qaybgalkiisa !
ani waxay ila tahay in shirkaas uuna jirin haddii ksle meeqaamkiisu hooseyo waayo geele waa jokarka siyaasada geeska iyo tan jamacada carabta awood imaraatku ku hor jogsado maleh
@ Geele iyo Jabuut kama dhexeeyaan xidhiidh Imaaraatka. Markii Dekedii Dooraale ee Imaaraatku u dhiseen uu Ina Geele ka baxay heshiiskii maamulka Dekeda ee uu kula galay Imaaraatka ee axdigii ka baxay ayaa Imaaraatku xidhiidhkii u jareen Jabuuti !
Dadka muslimiinta ahi waxaad moodaa dad cawaana ma yuhuud baa balan oofisa
Warsiir iskusheegu isagaba macaafimadqabo waxweyn ayaa kasiah.kankalena kasiidaran
Dadkii aad ka erideen Somaliland xoriyadoodii hada dib bey u helayaan, Taah tv mid nin waalan oon weligii bogsaneyni uu ka soo duryamo
Ina Adan Dirirooooooooooooooow Siddaad Af Somaliga ugu Dedaaasho Qaranka ugu Dedaaal Siddaad Daartii uga Soo Qadaysay Xabeeb ayaad yeelatey
Uu banaystee yaa u bixi kara
Ethopia dad wanaagsan weeyi, laakiin, Badda Somaliland ciidanka Badda ee Ethiopia ma soo Gali karaan. Abiy xaq uma laga Badda Somaliland.