Ogaden Abtiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 59

  • @yuusfabdihayi6689
    @yuusfabdihayi6689 Год назад +5

    Wa landhere weyten ah ader

  • @user-hy4ot9lo6k
    @user-hy4ot9lo6k Год назад +4

    Muse gumcadle
    Ismaciil gumcadle
    Maxamed gumcadle

  • @yonissayid6073
    @yonissayid6073 9 месяцев назад +2

    Wayteen ayaa soo koriyey ogaadeen Alwaytenia

  • @MohamedMahmoud-ty4dn
    @MohamedMahmoud-ty4dn Год назад +1

    Mansha allah 🤝🤗😍👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿

  • @kingoflegends3582
    @kingoflegends3582 2 месяца назад

    Waan ka xumahay oday aan abtir aqoonin inaad wareysataan nin walba ninkuu ahaa ayuu ahaanayaa

  • @MohamadAli-cf5do
    @MohamadAli-cf5do Год назад +1

    Odayadan magacyadooda saxda ah ha noo sheego ninkii garanaya isagoo mahadsan;
    Tagaalwaaq, Barwaaq, Amuudaan, Kaanti, Tollomogge, Caabudwaaq, Siinwaaq, Samawadal, .............

  • @user-rm3tg3ry1c
    @user-rm3tg3ry1c 6 месяцев назад

    Odaygaan Xaguu joogaa

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 11 месяцев назад

    Sheer

  • @user-fn8ny2gf8m
    @user-fn8ny2gf8m 7 месяцев назад

    Abrere aaway beelale

  • @khadrahassan8140
    @khadrahassan8140 2 месяца назад

    Khaain

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 11 месяцев назад

    Duqan wan wan jeclahay wuxu haya abtirkayaga
    Si fican

  • @abdulazizatl6752
    @abdulazizatl6752 3 года назад +6

    De maqabul iyo
    Amuudan wa hal.. yacni maqabul
    Ba naanays ah.. amuudana wa magaca saxda ah oo sacad iyo Makaahiil abahood.. odaygan wareersan hal reer umba la baray.. miyirwalal umba is Bahaysi ah oon abtir saxa marin.. maqabul wa nanays jubaland lagu sameeyay halka miyirwalal yahay isbahaysi dagaaleed

    • @xilowlemuhumed9757
      @xilowlemuhumed9757 3 года назад

      Kkkkk

    • @abdullahiguled5271
      @abdullahiguled5271 2 года назад +1

      odaygan waba mayaqan ogaden Waxu dhalay 1 wiil oo ah Tagaalwaq isna waxu dhalay 2 Cumar Tagaalwaq iyo Barwaaq Tagaalwaq kadibna barwaq waxudhalay 2 Maqaabul iyo Miyirwalaal

    • @mohamedhassan-xl7lf
      @mohamedhassan-xl7lf 2 года назад

      @@abdullahiguled5271 ishaad ka ridey barakalah

    • @xanaanjamac2936
      @xanaanjamac2936 2 года назад

      Wawow

    • @caqlisan1197
      @caqlisan1197 Год назад +1

      Waxan kuweydiyey wlle kulubkan ama habargeylo xagee ogadeen kagaso dhacan ii faidee bal

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 11 месяцев назад +1

    Camar Yusuf baan ahay

    • @user-lw2ws5bw1k
      @user-lw2ws5bw1k 7 месяцев назад

      Asc

    • @CR71987
      @CR71987 2 месяца назад

      Anigaba camar Yusuf ayaan kula ahay odayga wuu saxanyahay abtirka uu sheegay adeer waa sax

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Месяц назад

    MAGACYADU MA ORAMAA ?? NAW

  • @GODOL24
    @GODOL24 2 года назад +1

    Duqa dhakhtar geeya waxwalba waad iska waraysanaysaane cirbadii buuna soo qaadanine.

  • @zakiamoore8282
    @zakiamoore8282 2 года назад +2

    Muse gumcadle aniga ayaa Ah

    • @sfhjmgdkl
      @sfhjmgdkl Год назад +1

      Wankusalama abti boqoradi idhashay aya muse gumcadle rer faqa Ahmed ah

    • @zakiamoore8282
      @zakiamoore8282 Год назад

      @@sfhjmgdkl abti aad baan ku salamay 🥰

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng Год назад +1

    Wuxuu yiri Maqabul sacad baa la baxay wax jiro iyo meel uu abtirsiga ka soo galo majiro Gabaygii seydka baan ku maqlay ee meel nagama soo galaan kkkkkkkk sacadoow mardanbe hana sheeganina dhaqan ogadeen iyo dhaqan daroodba malihidiinee maqayada ciyaarta ka daaya hada kadib

    • @afiifsf214
      @afiifsf214 9 месяцев назад +2

      Sacadka laga hadlaya ma han kaas hg ee waa kan ogadeen asagana maqabul labaxay markii miyirwalal is bahaysten

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 2 года назад +2

    Odaygani wax Badan Buu isku qasay Ogaden tagalwaq Buu dhalay tagalwaqna 2 dhalay barwaq Iyo cumar

    • @ayaanadan8939
      @ayaanadan8939 2 года назад

      Asc wll xgee kala soo xariira inaan kaa bartaan rabaaye adooo ralia

    • @mohamaalim7013
      @mohamaalim7013 2 года назад

      @@ayaanadan8939 Anigu ilaso xariir kubarayeye Walale

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 Год назад +2

      Waa runtaa sidaas aad usheegtay weeyi ogaadeen waxa aw dhalay tagaal waaq tagaal waaqna barwaaq iyo cumar tagaal waaq waxba ku hadhay cumar oo dadku uyaqaan tagaal waaq oo dad badani uhaystaan inoo jid waaq la dhashay laan barwaaq tagaal iyo cumar tagaal waaq ayaa wada dhashay oo ilma sheekh cabdiraxmaan oge ah

    • @BASHIR-IBRAHIM
      @BASHIR-IBRAHIM Год назад

      Yussuf waa camar yussuf
      Waa camar ogaden

    • @khadarmuxumed2618
      @khadarmuxumed2618 Год назад

      Dadka yaan la qaldin,oo nasabka iyo abtirka la gu ciyaarin, wax badan ayaa qaldan, odaygu waxa uu sheegayo ciyaala xaafadka ayaa ku qosli haday maqlaan.
      Sixitaan:
      Cabdiraxmaan oge ama ogaadeen, wuxuu dhalay hal wiil oo Tagaalwaaq la yiraahdo .
      Tagaalwaaq wuxuu dhalay sagaal wiil, sagaal ka wiil e ilma tagaalwaaq waxaa deegaanka ku dhaqan saddex waxayna kala yihiin :
      1.Axmed tagaalwaaq (Naanaystiisu waa Barwaaq)
      2.cumer tagaalwaaq ( oo la deegaan ah reer isaaq ,Waa niman ka dagan magaalo cad)
      3.Toomale Tagaalwaaq.
      Waxaa tarmay Axmed-Barwaaq, axmed wuxu dhalay laba wiil oo kaliya , waa 1. Amuudaan Axmed-barwaaq( oo dadka wax qaldaa Maqaabul yiraahdaan).
      2.Siciid Axmed-barwaaq. Naanaystiisuna tahay kaanti(Dadka wax qaldaana miyirwalaal ka u yaqaanaan).
      Amuudaan(Maqaabul) waxuu dhalay laba wiil:
      1. Sacad Amuudaan (reer sacad).
      2. Makaahiil Amuudaan.
      Sacad wuxuu dhalay saddex wiil:
      1.xasan/Abubakar sacad(Labada magac ba waa loo yaqaana).
      2.xuseen Sacad.
      3.ibraahim sacad .
      Makaahiil Amuudaan isna wuxuu dhalay afar wiil:
      1.Ibraahim Makaahiil (Abraahiin).
      2.Gumcadle Makaahiil.
      3.Gacanwayne Makaahiil.
      4.Yuusuf Makaahiil.
      Siciid Axmed Barwaaq (Naanaystiisu tahay kaanti)
      Isna wuxuu dhalay Hal wiil oo Yusuf Siciid ah.
      Yusuf ba wuxuu dhalay saddex wiil:
      1.Cumar yusuf(Reer Camar).
      2.Abreere Yusuf.
      3.Muuse Yusuf
      Abreere yusuf wuxuu dhalay laba wiil:
      1.qaal Abreere Yusuf.
      2.Ableele Abreere yusuf.
      Qaal Abreere wuxuu la deegaan yahay Caraale amaadin.
      Ableele Abreere na waxaa qaatay garaadadii ama boqortayadii bartire oo wa niman ka jigjiga dagan e Ableelaha ah.
      *muuse Yusuf ayaa noqday faraca ogaadeen oo tarmay.
      Muuse wuxuu dhalay lix wiil.
      1.Siciid muuse( Xaaji Baahale Ama Baahilaawe)
      2.Cabdiraxmaan muuse (Xaaji Talomoge(.
      3.Ricad muuse(Habar Ricad).
      4.Maloonke Muuse.
      5.Maxamed Muuse(Dhag-buro).
      6.Sharawe Muuse.
      Ilmo muuse waxaa batay xaaji baahale oo magaciisu siciid yahay,iyo Talomoge oo magaciisu yahay xaaji cabdiraxmaan.
      Baahale muuse wuxuu dhalay 9 wiil.
      4.bah ah, saddex bah iyo laba bah.
      Xaaji talomoge isna wuu dhalay laba wiil.
      Waxay iga tahay uun bidhaamin iyo sixid e qoraalku inuu ila dheeraado ma rabo.
      Halka odaygu Kulubkaan ka keenay inaan yara saxo ayaan rabaa, horta Kulubkaan magaciisu waa cabdillahi.
      Odayga kulubkaan ah magaciisuna cabdillahi yahay, waa cabdillahi Kuumade.
      Cabdillahi Kuumade wuxuu dhalay saddex wiil.
      1.Maxamuud cabdillahi( naanaystiisu waa Absame).
      2.Gaylabe (Habar-Gaylabe).
      3.Raagsay.
      Kulubkaan wuxuu la dhalashay Cabdiraxmaan Kuumade (Xaaji Galimays, iyo Cabd-deeq Kuumade.
      Qalad taarikhiya ayaa la galay, marar badan ayaad maqli iyadoo lagu leeyahay afarta ilma absame iyo adeerkood ay adeerka ka wadaan galimays, galimays ilma absame adeerkood maaha e waa awoowgood, oday dhan ayaa u dhaxeeya absame iyo kuumade iyo reero dhan oo dhaqan oo jira.
      Absame adeeradii waa habar-Gaylabe iyo raagsay.
      Waligaa iyo allahaa maqli maysid waana reero dhan oo dhaqan oo daarood ah.
      Waxaa sax ahayd in la yiraahdo afarta ilma absame iyo adeeradood oo habar gaylabe iyo raagsay la sheego. Ama la yiraahdo afarta ilma absame iyo awoowyadood oo galimays iyo cabddeeq la sheego iyo Cabdillaahi oo kulubkaan ah.oo ah odayga dhalay maxamuud oo Absame ah.
      Lixdii kale ilmo tagaalwaaq waxay odayaashu nasabka yaqaana sheegayaan inay anniyo,itto,Caruuso,jaarso,allo,yuutu iyo tuutsiga ku jiraan, oromada ,axmaarada iyo africa da kalaba.

  • @pkamaal2776
    @pkamaal2776 3 года назад +3

    Odaygan abtir waxba kama yaqaano isagaa ubaahan in wax labaro

  • @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
    @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew Месяц назад

    Ninku been badanaa waaba nin weyne

  • @hassanabdulahimuxumad9686
    @hassanabdulahimuxumad9686 Год назад

    Odeyagan cuqdad maqaabul Ayaa haysa siiba reeer sacad

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar2973 3 года назад

    W

  • @habiibafarah7560
    @habiibafarah7560 Год назад

    Gab56

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 Год назад

    Anigu camar ayaanahay

    • @Bashiirbarako
      @Bashiirbarako Год назад

      Camar yaa ka tahay waryaa

    • @tamaanshire9989
      @tamaanshire9989 Год назад

      @@Bashiirbarako waxan ka ahay ree farax lkn maba kala aqaan wayo Kenya kuwaynade afdheerna wan kudhashe lkn baali iyo balbaleti aya lawushegaye

    • @Bashiirbarako
      @Bashiirbarako Год назад +1

      @@tamaanshire9989 haa gartay adiga nin camar ah oo ku kala bari ee ila soo xidhidh

    • @taariikhogaden1029
      @taariikhogaden1029 Год назад

      @@Bashiirbarako abti waan idin salaamay

    • @farhanabdiibrahim6667
      @farhanabdiibrahim6667 Год назад

      Ok waan garty

  • @istarhabeen
    @istarhabeen Год назад

    Ogadeenka tafiirtooda maba dheera sida Daroodka kale. Hadna waxa ka buuxo oromo baddan sheegatey ayaga.

  • @user-vc3zh1bo6g
    @user-vc3zh1bo6g 2 года назад +1

    Xabashi kkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar2973 3 года назад

    W

    • @khalif3636
      @khalif3636 Год назад

      Kan waxba ma oga waa hal