MAXAA KA JIRA SACAD WAA OGAADEEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024
  • MAXAA KA JIRA SACAD WAA OGAADEEN

Комментарии • 22

  • @FosiaJama-cq4bk
    @FosiaJama-cq4bk 8 дней назад

    Allaha u naxariisto Awoowgay Amuudan ee dhalay Awoowgay Sacad Mudug❤❤❤

  • @uloklor5789
    @uloklor5789 3 года назад +2

    Sacad waa ogadeen

  • @abdiyareibrahim7130
    @abdiyareibrahim7130 6 месяцев назад +3

    Afriko beesha Reer sacad muran magasho, waa curadka ogaaden, ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 5 месяцев назад

      Ogaadeen iyo Mareexaan ww ilmo IRIR SAMAALE EE baro

  • @ZamzamAbdullahi-wq3gz
    @ZamzamAbdullahi-wq3gz 2 месяца назад

    Amuudan allaha unaxariista from sacad saciid ❤❤❤❤😢😢😢

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 3 года назад +4

    sacad waa ogaden

    • @OmarMohamed-db3iy
      @OmarMohamed-db3iy 8 дней назад

      sacad darood meela kama soo gaalo ogaaden haduu sacad ogaaden noqdon darood sheegan maayo waan ka baxaaya darood Ismail.

  • @maryamjama5179
    @maryamjama5179 3 года назад +5

    Dadku Waxa isaga khaldan habargudir iyo Sacad.
    Sacad Waxay isku hooyo yihiin saleeban madarkicis hiraab.
    Reer Sacad ogaadeen iyo Sacad Galkacyo Waa Walaal Waana isku mid. Sacad iyo Makaahiil Walaalo Weeye Waxa dhalay Amuudaan.

    • @AbdinasirAbdiHassan-f1o
      @AbdinasirAbdiHassan-f1o 8 месяцев назад

      Been hanaga sheegin baqti iyo xaaraan baa wadaa labada wiil ee awoowe Sacad dhalay ee Cabdale iy cawareere iyo makaahil baa walaalo ah saas waaye macnuhu hiraab h.g Sacad saciid dhalasho aahaba waa saas

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 5 месяцев назад

      Sacad Saciid Ogaden ma ahee lakin kuwi idin ogol ka xeysta, Sacad intaasba cey iyo ceeb ugu filan.

    • @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
      @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew 4 месяца назад

      ​@@AbdinasirAbdiHassan-f1omaya maya sida saxdaa waxaa waaye
      1.sacad amuudaan
      2.makaahiil amuudaan
      3.wilinwil amuudaan
      Sedexdaas ayaa walaalo ah oo ilma amuudaan ah
      Hadaba sacadka habargir ee saleebaan lahooyada ah
      Waa sacad siciid wilinwil amuudaan
      Labada sacad ayaan la isku qaldin

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 8 дней назад

    sacad ogaaden ma ahaan meelan kama soo galaan darood Ismail.

    • @FosiaJama-cq4bk
      @FosiaJama-cq4bk 8 дней назад

      Amuudan Ayaa dhalay Sacad siciid kaalay adigu ka saar
      Nimanka aad u jeedid Waa Sacad siciid iyo Makaahiil oo kortaagan Awoowgood Amuudaan

  • @ahmedkhalifofficial
    @ahmedkhalifofficial  3 года назад +1

    Thanks

  • @zahraegal5209
    @zahraegal5209 2 месяца назад +1

    Aniga ah Sacad Amuudan Ogaadeen Waxa Walaalo Nahay Makaahiil daga Doollo Wardheer
    Awoowgay Amuudan Ogaadeen Wuxuu ku Aasan yahay Galinsoor korkeeda
    Waxa layiraahda Ceel Amuudan Anaga Gacanta ku hayan Qabriga Awoowe Amuudan
    Hg bay Nagu khaldan
    Galgaduud Dagan
    War Wixii isbahaysi Waa gooni
    Nimanka hg Hada Maqasho Waxa WEEYAN beesha Madarkicis hiraab idhacade, Qoor qoor, Mahad salaad

  • @soofehirre1380
    @soofehirre1380 6 месяцев назад +1

    Sacad waa ogaadeen

  • @CaliXassan-w5n
    @CaliXassan-w5n Месяц назад

    DAAROOD DADKIINA ALAHA IDIN BARAKEEYO DHASHIINA SACAD SICIID WAA HAWIYA HABARGIDIR WEEYA ALAHA IDIN BARAKEEYO DADKIINA( SAYID MAXAMED CABDULLA XASAN WAA KA FAC WEYN YAHAY SACAD SICIID EE DAAROOD DADKIINA IIMAANSADA SIIBA OGAADEEN YUU IDIN QALDIN SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN

  • @fadumonour9815
    @fadumonour9815 10 месяцев назад +1

    Sacad was ogaadeen

  • @hugdheh
    @hugdheh 5 месяцев назад

    laba sacad isku qaladeen cagdheerey

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 5 месяцев назад

      Sacad wa Magac lala baxo lakin hawiye wa laga kalla cararayaa Daarood shabaq ba u dhexyaal hawiye sida kalunki ba lo dabaya kkk kuwa kalo badanna wa so bixi donan 😂 ha leys qarameyo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 6 месяцев назад

    War wax ma ogidiine ee Ogaadeen iyo Mareexaan waa ilmo SAMAALE