Dil Ama Dooro - Aniga iyo Fowzi Igu Sharaf - Qosolka Aduunka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • #GeenyadaMadow

Комментарии • 889

  • @Geenyada
    @Geenyada  4 года назад +573

    Nairobi Muuqalo noocee Jeceshihiin ina kaso duubo ? ila socodsiiya asxbta. one love!!

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 4 года назад +101

    Geenyada this will be your 1st video to hit 1 million 🔥🔥🔥🔥

  • @somalitiktok8430
    @somalitiktok8430 4 года назад +95

    NinKaN waJiGiisa iYo Codkiisa WlaHi codkiisa hor bartaY 🤣🤣🤣🤣

  • @qaalimohamedali7574
    @qaalimohamedali7574 4 года назад +311

    Noso celi markale juuro aku nahy hello inta igu raacsan

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 4 года назад +97

    Shadiya sharaf inta jeg ku ah is muujiya like iyo subscribe isara

  • @qamarsahal2672
    @qamarsahal2672 4 года назад +76

    Qfkii ugu horeyey aan ahay likta ha ila dhafin hday muslim nimo jirto🤣😂🤞🤞

  • @zakiyasaid5435
    @zakiyasaid5435 4 года назад +77

    Wiilka social media-yaha dhan ugu jeclahay juuro waaye😂😂😂

  • @indiatiktok7952
    @indiatiktok7952 4 года назад +232

    😂 😂 Brother youtube furo 😂 Serously king ck iyo dirisle adaa ka fican xaka cayda

  • @wiilkabosasolehwiilkabosas4757
    @wiilkabosasolehwiilkabosas4757 4 года назад +72

    Wlhi ninkan kal iyo laap utaagera qosol miran weye😂

  • @hothanhappy4879
    @hothanhappy4879 4 года назад +46

    Yaa marku tik tok kasobarkay inta imaday 🤣🤣🤣🤣

  • @amiirchachaa0555
    @amiirchachaa0555 4 года назад +35

    Geeenyada madow
    Boqoradeena madama kenya jogta waxan jeclaani lahaa mar uun in an ku arko huno
    Mahadsanid

  • @abihamidmohamed8077
    @abihamidmohamed8077 4 года назад +39

    Yurub geenyo qabriga ley geeyna hadey dhiman weyso waa kanixinaa fowzi sharafta allaah kaa qaado sharaf malihid

    • @maryomamatalah219
      @maryomamatalah219 4 года назад +1

      😂😂😂😂

    • @amalmaxamedcali6299
      @amalmaxamedcali6299 4 года назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 года назад +55

    Genyada madow inta ila tagerta like

  • @sucaadocali5863
    @sucaadocali5863 4 года назад +58

    Dil ama dooro inta soo firsaday midkii igula qosolka bdnay waye wlhine 😍❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanosman8731
    @abdirahmanosman8731 4 года назад +115

    Yurub genyo wakanixina kulahaa 🤣🤣
    Fowzi nio RUclips furo sharaf malihide sharafta alla kaqadye🤣

  • @aasiyamaanka7469
    @aasiyamaanka7469 3 года назад +1

    Waligeey wax ma comment gareen lkn juuro igu sharaf waa iga qosliye wlhi geenyo juuro barnamijkan kuso celi😀😀😀😀 supper hit waye wlhi🔥🔥🔥🔥🔥

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 4 года назад +50

    Fowzy is the funniest guy on the planet... Legend
    Another Video lasoo sameysay when u go back to the states.

  • @gamuuteshow_
    @gamuuteshow_ 4 года назад +29

    Iska fiirso legend waa ku tageraa🙏

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 3 года назад +9

    I can’t stop watching this video, this guy is too funny 😂

  • @ayaanmohamud2174
    @ayaanmohamud2174 4 года назад +15

    Too much funny wlhi🤣🤣 hory usocda Fowzi iyo genyada❤

  • @143ladan
    @143ladan 4 года назад +32

    wiilkan iyo qurux kudhiigle iskuqaldijiray codadakooda

  • @XamdaosmaanLailom
    @XamdaosmaanLailom 2 месяца назад +1

    Inta hda soo radisey tiktok ksoo aragtey like😂

  • @sulddanabdiasis7898
    @sulddanabdiasis7898 4 года назад +31

    Wlhi Waan raftey manooli Astaqfurulah 😂😹✌️ sharaf malihid sharafta allaha kaa qaado qosol u dhiman rabey😂😹

  • @mariamabdullahi1577
    @mariamabdullahi1577 4 года назад +10

    Video gaan iskiisa uu ushidanyhy ninkaan soo badi geenyo best comedian ever ⭐️

  • @fadxamohamed3548
    @fadxamohamed3548 3 года назад +1

    Haduu fowzi RUclips furto first subscriber anaa noqonaayo 😍😍😍😘

  • @saadaksalal9548
    @saadaksalal9548 3 года назад +1

    Plz kan Instagram kisa maxa ugu qoran

  • @siyaadbare4444
    @siyaadbare4444 4 года назад +8

    War legendkaan noosoo badi waa ku tuugeena nagu so sharaf😂😂

  • @salmanhashi2464
    @salmanhashi2464 4 года назад +4

    Geenyada madow intaa ku daawanaayay saa u qoslay maanta waligey uma qoslin
    Fowzi noogu celi

  • @gedihagigedi7741
    @gedihagigedi7741 4 года назад +1

    Markii ugu horeeysay ee aan youtube comment bixiyo waaye, Fawzi legend waan kuu taaganahay bro

  • @zainabgarad289
    @zainabgarad289 4 года назад +5

    Geenyada madow Naag fariida weeye 💛🐤

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 4 года назад +125

    Saa u sugayay ugu danben 🤣🤣🤣 Qosol iguma harin

  • @sumayoahmed5960
    @sumayoahmed5960 3 года назад +6

    The funniest person u brought to your channel thanks for making our days guys we wanted to see more videos with him and u together 😂😂❤️

  • @maymunmahadalle3236
    @maymunmahadalle3236 4 года назад +88

    😂😂😂Gaajo kugu dilaa 4:19 😂😂😂 😂 naxtin ku dilaa 10:17
    Qosol kal iyo laab qoslay 😂😂

  • @qaali1236
    @qaali1236 4 года назад +20

    Abaayo Nairobi jooga inaan ku arko doonayaa qaaliyah you have good heart ❤️ I support you.

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 4 года назад +21

    Naxadiin ayu oo dimeens kulh I'm dead 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 4 года назад +12

    Igu sharaf love you wlhi juuro weeye xalku 🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @barwaaqocali3730
    @barwaaqocali3730 3 года назад +3

    Lafoole halaga xishoodo waa great artist😍

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 года назад +12

    Inta Ninkan La heshay Waraxadosa Like Saara 😂😂😂😂😂😂Welibana RUclips Ha Furto

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 3 года назад +2

    Fanny wlh xalkiisa jakuura markale noo soo celi fowzi daaaaaadax genyada madow thanks huuno sida wanagsan aad nogu soo gud bisid barnamijyadada one love huuno ❤🙏❤🙏❤ hurumar wacan halkaa kasii wad wyo wey fcn tahay isdhaxgalka bulshada guuleyso my queen

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 4 года назад +20

    American to turki
    Turki to kenya
    Kenya to mogdishu wan wxn sugo
    Fowzi and maria 🥰🥰🥰💝🥰💝 xamar hadii aad timaadan xalka juuro ayu noqonya 🥰💝💝

  • @craxmaankk6361
    @craxmaankk6361 4 года назад +7

    Fawzi zxp reer you tube ku soo biir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakiboy1991
    @zakiboy1991 3 года назад +1

    fowzi sharaf malihidi snap-ka kasoo guur youtube furo

  • @surmindiqalawqalaw2104
    @surmindiqalawqalaw2104 4 года назад +16

    Plz nooso badi muuqalada fowsi 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 4 года назад +7

    Walaal Geenyo👉 iidle Yare Noo Soo Fariisi 🙏

  • @munasardaud8295
    @munasardaud8295 4 года назад +1

    Fowzi social media??

  • @juweriayusuf3342
    @juweriayusuf3342 4 года назад +16

    😂😂😂From tiktok kanaah wllhi si kal io laab u tageraah ❤️🥺

    • @waayoaragmohamed9341
      @waayoaragmohamed9341 4 года назад

      Tiktok ma lahan snapchat ayo isticmaalo kaliya wa laga so xada

    • @rahmaaden3950
      @rahmaaden3950 3 года назад

      @@waayoaragmohamed9341 plsz spch iso sheg wll

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 года назад +9

    My sweetheart Genyada madow ❤🥰

  • @ayansaid2834
    @ayansaid2834 4 года назад +12

    Geenyo iyo fowzi walaahi qosolkii nagadhamayseen 🤣🤣🤣❤️❤️

  • @wiilmaafiyo36
    @wiilmaafiyo36 4 года назад +3

    Anaa uhoreeyo team geenyo

  • @assadvlogs3893
    @assadvlogs3893 4 года назад +16

    The Kevin Hart in Somalia 😍

  • @manalcadey6407
    @manalcadey6407 4 года назад +16

    Balbalaaar sixun u dishee hayeey osman diamond yaa kacelinyo sxb fowzi sharf malihide🤣🤣🤣🤣

  • @seinabrashid6595
    @seinabrashid6595 3 года назад +2

    I watch this multiple times. He is so funny. Walahi wuu iga qosliyay

  • @duniyalayla567
    @duniyalayla567 3 года назад +4

    Fowzi juro😂😂😂ur soo funny.. imagine having fowzi as your husband, life would be full of laughs bcoz of him😂Geenyada one love sister, I love what you do. Amazing, May Allah bless you.

  • @twingirls4454
    @twingirls4454 4 года назад +8

    masha allah fowsi codkiisa waa can dreamgirl na noosoqabo

  • @shukrihaji3839
    @shukrihaji3839 3 года назад

    Igu sharaf waa qosol miiran

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 4 года назад +9

    Ninkaan RUclips wlh wa lagaga bahn yahy sxb furo RUclips qosolkii oo qof ah waaye 😂😂😂

  • @mohamedabdi4803
    @mohamedabdi4803 3 года назад

    Wlhi qosol iguma harin ninkaan muuqaaladiisa no soo badiya

  • @bileabdullahi4147
    @bileabdullahi4147 4 года назад +3

    Markale inoo soceli hal video wuuna ku yar yahay inta iku racsan like isar

  • @iftinmidiyaa2379
    @iftinmidiyaa2379 3 года назад +1

    Sacdiyo siman utag plz

  • @abuukaryare804
    @abuukaryare804 4 года назад +7

    Walogey Dil Ama Dooro Si toos ah Uma Daawan Lkn Fowzi Markaa Arky Anoo dhageesan Qoslay 😂

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 года назад +4

    Fowzivich wuu iga qosliyay waa qosol miiran🤣🤣🤣

  • @abbasfaroole1497
    @abbasfaroole1497 3 года назад

    geenyada don't tell me that you are not coming to see Muqdisho?

  • @alishabbe7932
    @alishabbe7932 4 года назад +3

    Fowzi wllow wlhi RUclips adi cml ayuu ubahan yahy ee plz RUclips furo 🙏🙏🙏🙏

  • @amish6567
    @amish6567 4 года назад +6

    Weew Geenyafa Madow sis Ilove Too much❤️♥️😍🥰💕

  • @Cilaaj
    @Cilaaj 3 года назад

    Waa markii sadexaa aan ku soo noqdo nin walhy qosol kii bu iga dhameayay walhy kula haa waan ka nixnixinaa wale kanaaa

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 4 года назад +32

    10:17 saaa u quslayey waan ilmeyey alla manooli ani fowzi dhib badnaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartunaali5224
    @fartunaali5224 4 года назад +17

    Fowzi walaahi qosol iiga keenay he is funny🤣🤣

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd 4 года назад +41

    Fowsi naagihii Shidnayeen oo Dhan
    Woola Dagay Rageedi Waaye igu Salaam 😁

    • @queenkothar4934
      @queenkothar4934 4 года назад +1

      Nagaha nimanka kafarxiyo ayey jecelyihiin ee aan lagu ag caajisin

    • @Mohamednoordd
      @Mohamednoordd 3 года назад

      @@queenkothar4934 aad iyo aad Walashaay
      Shaqsiyad Wanaaga Waalo Baahanyahay

  • @kingmoha8750
    @kingmoha8750 3 года назад +1

    PLz fowzi youtube haloo suubiyo our legend

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 3 года назад

    Noosoo celiya wiulkaan ilaaheey ha ku cafiyo insha allah walaahi qosol aya ladhimngaray

  • @apdullhifiile3631
    @apdullhifiile3631 3 года назад

    Sharaf allha kaa qaado war lndhre waaye wllhi

  • @sahraabdinasir9635
    @sahraabdinasir9635 3 года назад +1

    Geenyo nin walan noo kentay wlh
    Ninkaan wan ka helnay video yal bdn lazoo duup dad jaf uu ka dhigay
    Wlh tnk u zo much fowzi iyo genyo❤❤

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 года назад

    Plz willaan markale no soceli wuu.iga qosliiye walahi Gowsi caadi maha masha allah

  • @omarali9699
    @omarali9699 4 года назад +12

    Ninkan part 2 lasoo samey walzhyda 😂😂😂✋🥰

  • @ahmedmohamedfarah444
    @ahmedmohamedfarah444 3 года назад

    Intaxaan Wallhi daacad ayan uqoslay
    Wa qoffki ugu horeyey dil ama doro iga qosliyey

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 3 года назад

    Ar fowzi Walalkey Nairobi wax badan isla joognay masuulka

  • @onemanarmy1318
    @onemanarmy1318 3 года назад

    Meshan maa comments ka lagu qorayay geenyada allaha haku sharfee jeeri raadi ninkii Studio alfaghi ka fariistay legend jeeri 😂 haduu nolyahay

  • @dheymanlula6588
    @dheymanlula6588 3 года назад +6

    Waaa maalintii labaad aan kusoo ceshanooyo inaa firsado🤣funny boy wlhiii

  • @sagalcabdulaahi4284
    @sagalcabdulaahi4284 3 года назад

    Qaali Ladan noo soo qabo plz

  • @mariama2473
    @mariama2473 3 года назад +2

    Juuuro Haduu RUclips Furto Wallahi Faataalayaal Badan Daaqadee ka bixi lahaaayeen

  • @maxameddooy7910
    @maxameddooy7910 4 года назад +21

    Saaxib RUclips furo saxib

  • @maahirmoha6365
    @maahirmoha6365 3 года назад +4

    Wlhi qusol iku maharin
    Abyo ku soo celi marlawaad inoo keen wiilkaan woo ika qusliyay xaqiiqdiii.😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @Cagmadhigo
    @Cagmadhigo 3 года назад

    Dil ama dooro 1nin iga qoslisiyay guuro waaye

  • @liibaansiyaad6890
    @liibaansiyaad6890 4 года назад

    Gaanyadi madowed wlh igaar fani noo keenay oo ciyaal xamar ah reer xamar dhan wa reer magaal weka qoslinayan

  • @simanhassan3612
    @simanhassan3612 3 года назад

    Wiilkaan snap kiisa igu caawiya

  • @LiLove-db5xt
    @LiLove-db5xt 3 года назад

    Wax kale waaye waan wataa woftaan wlh taageero ween baan u ahay hadaan la kulmi lahaa farxad bay ii ahaan laheed Runtii Germany dee kaalay Wll Qali

  • @imjihaan4990
    @imjihaan4990 3 года назад

    Maashallah wlhi qosolka aduunka iga dhameyseen

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 4 года назад

    Wiilkan waa iga qoslisay mashaallah salan sare geenyada waa ku salamay macaanto

  • @snehabasheer1899
    @snehabasheer1899 3 года назад

    How are you in Kenya and i can't meet you?

  • @fidhigcarab7769
    @fidhigcarab7769 4 года назад +5

    In this way, the first thing that comes to mind is the best you 👍

  • @hamdahennabeauty6058
    @hamdahennabeauty6058 4 года назад +16

    Fowsi RUclips ma leeyhy tolow ninaa jeclahy ❤

    • @fadumohusseinhassan4217
      @fadumohusseinhassan4217 4 года назад +1

      Haaa Barmuudo boy

    • @مريومعلي-ف6ش
      @مريومعلي-ف6ش 4 года назад

      @@fadumohusseinhassan4217 istaqfurullah been badanidaa wax yare cusbo ku dare bal beenta

    • @fadumohusseinhassan4217
      @fadumohusseinhassan4217 4 года назад

      @@مريومعلي-ف6ش maxaa beenta och raacaayo walaal ku qor Barmuudo boy waa arkeysaa xayawaanada ayuu vid saraa hadduu qof ku sameystay kuma darin

    • @Afatah-adde
      @Afatah-adde 4 года назад +1

      @@fadumohusseinhassan4217 asi ma ahan qofkala kuqarabanayo

  • @hauways5420
    @hauways5420 3 года назад

    Fowzi instagram malahn miyaa??

  • @anisaosmanabdi4405
    @anisaosmanabdi4405 4 года назад +1

    Geenyo dooqa kawarery 2qof iska ag dhawen isku kenosa king j iyo balbalrka maba isqadanyan foozi o kle dad iska ag dhaw isku level ah laisku qabta cdy
    Lkn wxa sharaf ah inaa foozi no kentay💯✌

  • @hsm6581
    @hsm6581 4 года назад +2

    Fowzi qof an taageero ❤️❤️❤️walee kana sharaf malihid 😂😂

  • @aishasaed4406
    @aishasaed4406 4 года назад

    Talent weye dadkii youtube loogu talagaly weeye

  • @bukhaari1345
    @bukhaari1345 3 года назад

    Lafoole inaa awale agdhigtaan khalad wye lafoole waa big Fanaan

  • @abdallemoha3726
    @abdallemoha3726 4 года назад

    Yarkaan snap kiisa maxaa ku qoran wllhy wuu iga qosliyaa

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 3 года назад

    wlhi faaraxgan waa iga qosliye...kan youtube sogal kudheh he really made our day😂😂😂😂 one❤️Fowzi

  • @saammuxudin802
    @saammuxudin802 3 года назад

    wlhi qosol ayan la dhacay cawa ninkaa fowzi waan wataa anigu👌

  • @tihaanbella1852
    @tihaanbella1852 4 года назад +1

    Fowsi cml ayu RUclips u bahan yahy nin talent leh