SAFARKA ADNAN OO LAWADA OYAY IYO ASXABTA OO MACSALAMEYEN 🥲

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 142

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 месяца назад +14

    Wax Walbo Xun iska indha Tir Balse Saliga nabiga scw Ha iska indho Tirin Haduu dhiig Muslim kugu jiro Siina Faafi 😢❤

    • @kadra9957
      @kadra9957 2 месяца назад

      SCW SCW SCW ❤❤❤

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 месяца назад +20

    Ku Sali ❤️Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @zuhaanasomali841
    @zuhaanasomali841 2 месяца назад +16

    Safar Salama Nabad Ku imaw Dalkaga Hooyo Bweh😢❤Wlhi Waqtigu Waa Cajiib Azxptaas SaaS isku Jecel Uukala Geeye Waqtiyow Mxaad Dad Badan Dunida iska ilaashanaaye Dad Badan Oo Walaalo Ah Mxaad Dad Badan Oo Zxpo Ah Kala Geysay Waqtigu Waa Cajiib Markii Ladhahayoh Been Mahin😢😢

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +21

    Team Cadnaan one like 👍

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan 2 месяца назад +17

    cadnaan maxaa nooga tagtay❤waa kuu xiisi doonaa🤗only inta tiktok kasoo aragtay❤

    • @Xogahachannel
      @Xogahachannel 2 месяца назад

      Walahi wadnaha I xanuunay 😢 ani

    • @Sahrayaan
      @Sahrayaan 2 месяца назад

      @@Xogahachannel anbo wlhi waa aamini waayay

  • @Ladancidi-j
    @Ladancidi-j 2 месяца назад +12

    Elboorka Aaden ade ku arkaayay qeynta gadaale wlhi 😢welcome to mogadisho

  • @CabdiTayo
    @CabdiTayo 2 месяца назад +3

    ilaahayow isagoo nabad qaba noo soo cali aamin❤❤❤

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm 2 месяца назад +14

    Koko cadnaan by by see udhahday wallahi waa qiiroodY

  • @sundusmohamed2792
    @sundusmohamed2792 2 месяца назад +8

    samiyay ilahay qalbiga haku qabojiyo bayo don't worry anaga kula jirno

  • @SharihanAli
    @SharihanAli 2 месяца назад +3

    Safar salama❤❤❤❤

  • @Fatush-rg4dy
    @Fatush-rg4dy 2 месяца назад +7

    Alla murug badanaa😢😢

  • @TALIYEQEYZAR
    @TALIYEQEYZAR 2 месяца назад +7

    Macsalama Cadnaan

  • @starboy4527
    @starboy4527 2 месяца назад +12

    Team from tiktok ❤ like

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 2 месяца назад +3

    Cadnaan safar salaama nabad ku tag dalkaga Hooyo 😢❤

  • @CabdirisaaqMuxumed-y9o
    @CabdirisaaqMuxumed-y9o 2 месяца назад +1

    Jack adnan goor moosolabanaa sxp zaki

  • @japuriAdan
    @japuriAdan 2 месяца назад +7

    Xaligii noosoo dhigaysaa video zaki ❤❤

  • @safazum4078
    @safazum4078 2 месяца назад +3

    Samia 💔😢

  • @Nimcosss
    @Nimcosss 2 месяца назад +15

    Wlhi Samia Ka naxsanhy😂😢

    • @NajahMuse-gp3zi
      @NajahMuse-gp3zi 2 месяца назад +1

      Anba 😂

    • @SagalQaasim
      @SagalQaasim 2 месяца назад +1

      Aniga xatta wllhie waan ka naxay samia kali noqonee

    • @NeymaAbdi
      @NeymaAbdi 2 месяца назад +2

      Maxa ugu naxsantahy cadnan iyo samia xiirir kama dhaxeyo is gad gad lee ku jiran😂😂

  • @Barwako6
    @Barwako6 2 месяца назад +13

    Safarkan an la ogyn wa halis wlhy😂

  • @SabriinaShariifa
    @SabriinaShariifa 2 месяца назад +4

    Safar salama cadnaan adigoo nabad qabo imow soomaliye 😢

  • @NimcoYusuf-q8p
    @NimcoYusuf-q8p 2 месяца назад +6

    team cadnaan onelike

  • @DeeqDarajo-s6u
    @DeeqDarajo-s6u 2 месяца назад +6

    Si fiican haloo so dhaweyo

  • @BashaarMaxamed-vl9qp
    @BashaarMaxamed-vl9qp 2 месяца назад +5

    Mahadsanid sxp igu qaaliya waye qofkale xita saaxiib

  • @Muntaz8749-o7x
    @Muntaz8749-o7x 2 месяца назад +3

    Cadnan ishala nabad in ku solabana❤

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir 2 месяца назад +2

    Ilahy nawad hakugu geyo nawad hakugu soceliyo❤

  • @AsmoibraahiimAsmoibraahiim
    @AsmoibraahiimAsmoibraahiim 2 месяца назад +5

    Caddnaan maxaa u baxdy samiyo waa cid leeysy😢😢😢😢😢

  • @JamaacaxmedOogle
    @JamaacaxmedOogle 2 месяца назад +3

    I want to tell you .your nambar 1 Lengend. St. you are going to your Real life and sweet home brother ❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @Yasmineabdi-x8g
    @Yasmineabdi-x8g 2 месяца назад +6

    Ala alpha aad oga naxay maskinka sxbkis ugu dhaw ayu aha cadnan dhibkoda wa uxiisi doona😢😢

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc 2 месяца назад +4

    Aala cbnaan😢❤

  • @XanaanFaarah
    @XanaanFaarah 2 месяца назад +2

    Team cadnaan one like 👍

  • @MohaAdam-n2i
    @MohaAdam-n2i 2 месяца назад +2

    Legend zaki somali

  • @RamloXusein
    @RamloXusein 2 месяца назад +1

    Illh haku nbd geyo pweh Adnan ku xiisi dona I.a sfr salma pweh oohinta iga dhameysy mrka oysy pweh ❤❤❤🙏💯

    • @RamloXusein
      @RamloXusein 2 месяца назад

      😭😭😭😭😭

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 2 месяца назад +2

    horry usoco wllo

  • @SulekhaSiman-xp3vu
    @SulekhaSiman-xp3vu 2 месяца назад +1

    ❤❤

  • @NajmaMaxamed-d9i
    @NajmaMaxamed-d9i 2 месяца назад

    Athnaan wlhie wa miskinn yar oqalpi wanagsannnn 😢❤

  • @FiicanMaxamuud-h8h
    @FiicanMaxamuud-h8h 2 месяца назад +1

    Welcome jeck❤

  • @Owliyoomar-c9g
    @Owliyoomar-c9g 2 месяца назад +1

    Wllhi wan ku xiseynaa😢😢😢😢

  • @MohaAdam-n2i
    @MohaAdam-n2i 2 месяца назад

    Waana mhdsan thy prank ku sameynyso kiki ama koko qaastan kiki legendnow

  • @almaasahmedmohamud7474
    @almaasahmedmohamud7474 2 месяца назад +3

    qofka ugu fiirsadey

  • @ismahaanmawliid4875
    @ismahaanmawliid4875 2 месяца назад +1

    Safar Salama Wll cadnan 😢gusuudhawaaw somalia wll lajclyh😍😢😢😢😢

  • @IqroAhmedDaahir-rq4gv
    @IqroAhmedDaahir-rq4gv 2 месяца назад +1

    Ala team 27 inee kala tag tagaan Keen😢

  • @MohaAdam-n2i
    @MohaAdam-n2i 2 месяца назад

    Wlhi waa xanuun legend qof is fahanteena markii ka soo dago balse ilaah wadankiisa nabad ha ku keeno

  • @MohamedAdeer-bc1qx
    @MohamedAdeer-bc1qx 2 месяца назад +1

    Nabadgal bro Cadnaan.

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 месяца назад +1

    Waan kuu saarey walaalo lanadaba.

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 2 месяца назад

    Safar salama 😢😢inhaallah ilhaay nabad haa kususocoliyooh😭😭😭

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 месяца назад +1

    Samia deena yaay naga murugoon nooso laawo😫🥺😭

  • @Cabdixaafi
    @Cabdixaafi 2 месяца назад +1

    Youtupe ku wuku xisi dona anana waku xisi dona❤😢

  • @ApdaleJaapiri
    @ApdaleJaapiri 2 месяца назад +3

    safaar salaam

  • @-iqra_mahamuud
    @-iqra_mahamuud 2 месяца назад

    Welcome cadnaan to muqdisho cadey

  • @safazum4078
    @safazum4078 2 месяца назад +1

    Samia

  • @CaliYuusuf-vd4eo
    @CaliYuusuf-vd4eo 2 месяца назад +1

    Cadan m.a by by ❤❤❤❤❤

  • @SamaaxaAbuukar
    @SamaaxaAbuukar 2 месяца назад +1

    Safar salama Wllhi wan la ooyey sonoqo adoo nabad ah 😢😢

  • @Eiso_o4
    @Eiso_o4 2 месяца назад

    Saki waxaanu rabna in aad part two nooga sooo samyso wac ex kaagii

  • @axmedciise9094
    @axmedciise9094 2 месяца назад

    Safar khyr

  • @IbtisaamIbti
    @IbtisaamIbti 2 месяца назад +1

    Ax markan xanuun waye wllhi 😢😭

  • @MunoAbdi-x5d
    @MunoAbdi-x5d 2 месяца назад +3

    Sas ma lo kala dhuman he ❤😢

  • @axmedciise9094
    @axmedciise9094 2 месяца назад

    Wlhy wan la oyaaay miskiin abwe ilhy ha kunabad geeyo

  • @Queensize-tz4zd
    @Queensize-tz4zd 2 месяца назад

    By by by cadna indho bilbil somalia kuguso dhaweynena❤❤

  • @MalyuunAbdirahmanMohamud
    @MalyuunAbdirahmanMohamud 2 месяца назад +1

    Nasiib wacan lasoo kulan😢😢

  • @Issejookar
    @Issejookar 2 месяца назад +1

    Wllhi cadnaan ma fileynin inuu manta agteyda imaanayo oo xaafadeena in bdn mobile waa ka daaptay lkn nanta agteyda ayuu joogaa

  • @AnasMuhiadinMohamedZubeyr
    @AnasMuhiadinMohamedZubeyr 2 месяца назад

    Wllo Nabad Rabi ku imaaw teamkaga malinta malin keda kle nabad ugu solabo i.a ❤❤😮

  • @RahmaAhmed-e3p
    @RahmaAhmed-e3p 2 месяца назад

    Safar Salam Allah hanawadgeyo dalkisa hooto

  • @NajmaCabdu
    @NajmaCabdu 2 месяца назад +1

    😢😢😢

  • @MohaAdam-n2i
    @MohaAdam-n2i 2 месяца назад

    Dhulkiisa hooyo ku soo dhaweynaaaa

  • @SamiiraCabdi-bp6sj
    @SamiiraCabdi-bp6sj 2 месяца назад +1

    Miyuuna soo noqonanaaa wll😢

  • @Cawo560
    @Cawo560 2 месяца назад +1

    Safara salama wll cadnan ❤😢

  • @ZahroCabdi-v6e
    @ZahroCabdi-v6e 2 месяца назад +1

    M.a❤❤😊

  • @RahaAbdullahi-l9w
    @RahaAbdullahi-l9w 2 месяца назад +1

    Sorry team 27 bro sve journey 😢😢

  • @CaishaAbdirahman-x5n
    @CaishaAbdirahman-x5n 2 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢

  • @MohaAdam-n2i
    @MohaAdam-n2i 2 месяца назад +1

    Prank ku samey koko ama kiki

  • @CubeydAbdidiriye
    @CubeydAbdidiriye 2 месяца назад +1

    Zxp zaki Ripley 😢

  • @SabriinAbdullahi-t6m
    @SabriinAbdullahi-t6m 2 месяца назад +2

    Wallhi wan la oyay😢

  • @nadaabdullahi1478
    @nadaabdullahi1478 2 месяца назад +2

    ayyy first🎉

  • @FaadumoDagan-fu4eh
    @FaadumoDagan-fu4eh 2 месяца назад +1

    Hada cadnaan ma naga tagay😢😢😢😢

  • @MiskiDaahir-dl8hr
    @MiskiDaahir-dl8hr 2 месяца назад +1

    Adnan waa kuxisi dona 😭😭

  • @FaizoCusman-nv8io
    @FaizoCusman-nv8io 2 месяца назад +1

    Mafahmin safar dag dag😭

  • @ahmedabiikar
    @ahmedabiikar 2 месяца назад +1

    qofkii kobaad❤❤

  • @FarxiyoCabdalla-o5q
    @FarxiyoCabdalla-o5q 2 месяца назад +1

    Wan ku jacalhay ❤

  • @Kingmaahir-i8n
    @Kingmaahir-i8n 2 месяца назад +1

    Hada masoo naqonayo miyaa wllka😢😢😢😢

  • @NajahMuse-gp3zi
    @NajahMuse-gp3zi 2 месяца назад +1

    Maxa wye safarka kadizka😢

  • @MariaABdulkadir-p8b
    @MariaABdulkadir-p8b 2 месяца назад +1

    Masoo noqonayaa zaki😢😢

  • @XaawoluulMuuse-ep9hq
    @XaawoluulMuuse-ep9hq 2 месяца назад +1

    Safar salaamo

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 2 месяца назад +1

    Xagu aadey wah

  • @ikhlaasTv
    @ikhlaasTv 2 месяца назад

    Zaki.sxb.macan.intakasoradiya

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 2 месяца назад

    Kokoh walahi see cadnaan bye udhahde qiiro walahi😢😂😂

  • @FaadumoabdiYusuf-xn5it
    @FaadumoabdiYusuf-xn5it 2 месяца назад +1

    Mxaa safrka kadiska ahanh sakiyow

  • @HaniCali-z9f
    @HaniCali-z9f 2 месяца назад +1

    Wallah wan laoyay

  • @sabaaxsamire4542
    @sabaaxsamire4542 2 месяца назад +1

    Inta Oydey farta taaGah

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 2 месяца назад +1

    Had. Run miyaa 😢 cadnan maxa noga tagtay sxbow Lkn dhibmel aduuu nabd nosolaabo

  • @SahroIsmail-lj1pu
    @SahroIsmail-lj1pu 2 месяца назад +1

    OMG 😢😭

  • @NajiibJiiqo
    @NajiibJiiqo 2 месяца назад

    Maso labanayo mia

  • @NimaMahamoud-iz5rx
    @NimaMahamoud-iz5rx 2 месяца назад

    Cadan😢😢

  • @AishaBulle-jw6tr
    @AishaBulle-jw6tr 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭

  • @SulekhaSiman-xp3vu
    @SulekhaSiman-xp3vu 2 месяца назад

    🎉❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 месяца назад +2

    SAFARALAAMA. CADNAAN. CADE. ABOOWE.
    AMELYGA ILAAH. NABADGEEYO
    WAXAA SIGIONI KUUGUIIYA SAMITA IYO. CABDELE❤❤❤

  • @AxmedXasan-g4q
    @AxmedXasan-g4q Месяц назад

    Aala weska osay. 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hilwahassan7372
    @hilwahassan7372 2 месяца назад

    Alx wuu nabad imady wllken❤

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 2 месяца назад +1

    ma ogi waxaa u oynayo cadnan waa naga fogaade miyaa hada

  • @saamiyacabdirashiid3360
    @saamiyacabdirashiid3360 2 месяца назад

    By cadan 😢😢😢