Waa meesha maantey dhibku ka taaganyahay, xukaamata sha’nigooda wax waa laga yaqaanaa. Waa niman loo dhisay, in shu laddii Islaam ah, ee meel ka dhisanba dumiyaan, gaalana u adeego, ma intaas baad ku dhawaaqi la’dihiin oo waliba iska cad oo banaanka taallo. Ictisaamna, waa idin ku raaceen maxaad ku haysataan
Ictisaam kama tirsani laakin waa dad duinka iyo sunda u gargaaaray. In la yiraahdo waa cadaw Alle waa ajende Yahuud wadato. Waxaa isku qaban la'a amaanta Imaaraadka iyo Ictisaam oo lagu tilmaamo cadaw Alle. Maxaa soo socdo
Maxasuusto ma ahan ma jirto, culumo musdalaxii ma hilmaanteen.
Waa meesha maantey dhibku ka taaganyahay, xukaamata sha’nigooda wax waa laga yaqaanaa. Waa niman loo dhisay, in shu laddii Islaam ah, ee meel ka dhisanba dumiyaan, gaalana u adeego, ma intaas baad ku dhawaaqi la’dihiin oo waliba iska cad oo banaanka taallo. Ictisaamna, waa idin ku raaceen maxaad ku haysataan
Adiga culumada miyaa hor boodee maka cilmi badantahay , maka alle cabsi badantahay
Adeerow jadiidiyo awelba dhuuni baa kuu geyaye hadana isaga bax!
Ninku wxu dono ha ahaado balse waxuu shegayo waa dhab , ictisaam waa cadaw ilahay anigana allah intaa ku caabuda,
Nin caamay hagoogan ahna yeelkii!
Ictisaam ma difaacayo waa la qabaa fakarkaas, lkn waxaa la yaab ah in ey imaaraatkane ahlu qeyr noqdanaan anago og waxey thy
@@MunaKuus
Waxa ahlu khyr ka dhigay waa in ay 💰 bixiyan
Kufrigoodana Awood ku socodsiyan
Ictisaam kama tirsani laakin waa dad duinka iyo sunda u gargaaaray. In la yiraahdo waa cadaw Alle waa ajende Yahuud wadato. Waxaa isku qaban la'a amaanta Imaaraadka iyo Ictisaam oo lagu tilmaamo cadaw Alle. Maxaa soo socdo
Iyado waliba imaaraat la yaqaan waxey thy
wahaabiyo noocay rabaan ha ahaadeene tuutikood waa takfiiroyiin waa mujasamo waa mushaboho waa nawaasib ha ogaadeen ama yeysan ogaanin.
EEYGAAAS hore aya loo isticmaaley😂 wax cusub la imow😊
Haddii wahaabiyadu wadaadadu ay isku inkirayaan hal shir oo ayaga dhexdoodaa maxaad ka maleysaneysaa qusuumkooda waa garan karaa qofka caaqilkaa kaan wax ogeyna awalbaa warkiis ma xisaabneyn.