Subxaanallah 11 Riyo mid ka mida hadii aad ku riyootid ogoow in Lagu sixray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 345

  • @ina-tajwedwab2486
    @ina-tajwedwab2486 3 года назад +27

    It starts at 5:20! You are welcome!

  • @caish3987
    @caish3987 3 года назад +29

    سبحان الله ، الحمد لله ، الله اكبر.
    Ilaahayow Riyo xun ha itusin ,walalahana Allow ka Qaad😭
    Subxnallah .
    Alhamdulilah

  • @umalkhayr8812
    @umalkhayr8812 4 года назад +57

    Sheikhaw anigu 4kamida ayaa leeyahay oo mar walba iguso noqnoqda wana xanunsnhy Lkn rajo fican ayan ilaahay ka qabaa inuu iga caafindoono inshallaah

  • @hankaabfilms7552
    @hankaabfilms7552 3 года назад +30

    Alle danbigeena iyo ka waalidkeen ha dhaafo wllalayaall qof kasto arka qoraalkayga iso ducee in alle idanbi dhaafo

    • @ashahassan2635
      @ashahassan2635 3 года назад +1

      Wallaalo illaaha waxaad jeceshahay ooy janadu ohorrayso haku siiyo RABBII Wayne ALLAAHUM Amiin Anigana isoo Duceeya Assaxaabta

    • @samsammacalin2868
      @samsammacalin2868 3 года назад +1

      illahy subxanallah watacal haku danbu dhafo hadii anad samayn wax illahy ka xarimay iyo hadiikaleba inshallh 😪

  • @ifraaxgenyoabdisalan8710
    @ifraaxgenyoabdisalan8710 3 года назад +7

    Wxn kuriyodaa anigoo lai cayrsanayoh oo magalada rasulka scw galay madinah😥

    • @malyunmaxamed9231
      @malyunmaxamed9231 3 года назад +2

      Allaw ku romey magaladi barakeysned ee madina qofka dago waa qof rabi jcl wlshyda wax frxd leh bad la kolande ilah hagu romeyo in aad mar un dagto

    • @ifraaxgenyoabdisalan8710
      @ifraaxgenyoabdisalan8710 3 года назад

      @@malyunmaxamed9231 amiiin siz dhamntenba Allah no rumeyoh

  • @MeymunIsack
    @MeymunIsack 6 дней назад

    Salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam salalahu celyhi wasalam

  • @mamasalmamamasalma8331
    @mamasalmamamasalma8331 3 года назад +4

    Aniga waxan kudulmeyreysta qabuuraha inti qur aan la isaaray malha waxan isleyhy majiro qaf lasaray aduunka mararka qaar waxaan isdhaha adiga caafimad umajeedid ee waad dhiman rabta 😭😭😭yaa rabi illahow ani iyo intii muslim eh caafi bishan barkeysan fadligeeda

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 3 года назад

      Allaha ku cafiyo my sister

    • @mamasalmamamasalma8331
      @mamasalmamamasalma8331 3 года назад

      @@iskufilan174 amiiiiiiiiin qaaliyey

    • @yaaskadheere
      @yaaskadheere 3 года назад +1

      Haka quusanin raxmada Illaah oo rabigaaga ku kalsonow ama wad cafimadesaa ama ajar baa kuugu socda waa hadaad ku sabarto allahana ku caafiyo

    • @mamasalmamamasalma8331
      @mamasalmamamasalma8331 3 года назад

      @@yaaskadheere amiiiiiiiiin yaa allah aqiyow insha allah shukran

    • @fartunyusuf6554
      @fartunyusuf6554 3 года назад +1

      Suratul baqrah malin kato aqri abayo ilahey ka furfurayo insh allah

  • @upthishakourmohamoud9624
    @upthishakourmohamoud9624 3 года назад +16

    Anigu habeenkii markan seexanayo quraan baan akhristaa markaa waxba ma arko

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 2 года назад +7

    صل الله عليه وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Год назад

    Allahumma Ameen Ameen InshaAllah ya Rabi🤲🤲🤲🤲Sheikh

  • @samsammacalin2868
    @samsammacalin2868 3 года назад +4

    fanacuduu bilah subxanallah illahy hanag nabd galiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @umabdulahi95
    @umabdulahi95 3 года назад +6

    Ustaad waad mahadsantahay Illah baa wax og ee riyaan kuusooqorilahaayee si khaas ah ee xageen kaalasooxiriiraa mahadsanid

  • @BalqiisaCabdi-zj5ld
    @BalqiisaCabdi-zj5ld 5 месяцев назад +1

    SALLALLAHU caleyhi wasalim 😢❤

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 года назад +1

    Subxaanallah Subxaanallah.
    Illahay ha ku celiyo dadkii balo sameeua

  • @Zaam495
    @Zaam495 3 года назад +3

    Aniga marka jiifto wxba iso kor istaga kadib suratu iqlaas aqriye wa i kor istaganyihiin
    Kadib ayad kursi aya aqriYa weyna igatagaan
    Sidaa u ahaay ayaa ayaaa wxii wx ka xoog badan ayan habeen isookor istageen
    Kadib ayaad kusri aqriste
    Wxii wan dharbaxay kadib
    Ayaa soboday hurdadii
    Anigoo wadnaha igaraacmaa
    Naag madawaadka iibisaa ushegay wxay idhahday wad kaguuleeysaty
    2019 ayey eheed
    Markas ayana iigu danbeeyse
    ALXMDULLIAH

    • @Zaam495
      @Zaam495 3 года назад

      Marka dharbaxay hurdada kasoo boday Anigo wadnaha igaraacmaa zaaid waliba dhididaa dhadid fara badan

  • @mowliiddaahir4544
    @mowliiddaahir4544 3 года назад +2

    Masha allah sheekh waarun anaa ku riyooday intaad sheeg tay qayb kanida badankeeda waana laysixray sida cuno la iisumaynayo abeesooyin aan laynayo markasta ama meel marayo timo naageed oo dhaadheer oo aan cunayo saacirkii oo liif u dirirayno oo aan ka adkaanayo meelkore oo aan kasoo dhacayo

    • @yusraabdala1135
      @yusraabdala1135 3 года назад

      Ilahey haku caafiyo wll sixir ma fiicne😢

  • @nastehonatasha7915
    @nastehonatasha7915 3 года назад +3

    Subxanallah iilow naga hay

  • @abdirizakabdilahijama6081
    @abdirizakabdilahijama6081 3 года назад

    السلام عليك ورحمة الله وبركاته
    waan idiin salamay dhaman umada muzliminta ah gaarahan umada somalied Sh.Abdirahman Happen aan saas usii dhawayn ayaa waxaan ku riyooday iyadoo qiyaamuhu dhacayo oo dadka lakala saarayo kuwi ehlu naarka ahaa naarta la gaynayo kuwii eglu janaha ahaana lagaynayo janada sh.anigu waxaan ku riyooday anoo janada galaya sh.markaa waxan rabaa fasiraadeeda.
    manadsanid fhamaan umada musliminta ah ilahay waxan ka baryaynaa Ramadan ayaa lagu jiraa inu ilahay naga dul qaaso xanuunka Viruska ah
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ❤🙏🤲

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 года назад +3

    Masha Allah shukran sheikh 🏆

  • @hudahashim6478
    @hudahashim6478 3 года назад +11

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @asoushkeize4292
    @asoushkeize4292 3 года назад

    Calamada najasada qubuuraha ta dibi qalooca ta meesha laga soo dhacayo ta masaska ta saaxirka oo geed weyn oo qof u eeg ah intaaba wn arkay ta qofka xabad igu soo tuuraya madaxa iga dhacayso intaa iyo in kaleba wn arky wlhi xanuunkaygina sixir xasad ah ayuu noqday igu soo duceeya anoo is cilaajiyey laba sano oo marba dawo gooniya cunayey bn hadana wli sii dareemayaa xanuunkaa ilhy baa cafimadka haya sidaa aan u ogady xanunkayga bn rabi oga sugaya dawadaydana alhmdulilah wn dhamaa sidii hore wax badana weyska kay badaleen sixirka lay sameyeyna waxa uu isugu jiray dhawr nooc oo sixira marka ilhy baa iga badbadiyey albti lagu sameyeyna qaarki lahelay alhmdulilah sheekh wuu gubay inta kale rabi ayaa gubay ilhy wxn kaa magan galynaa sharta shayadinta io suxarada shartooda iyo kuwa u tagya ee adigoo waxba ku samyn kuu xasdaya kuu diidan wixii rabi ku siiyey ee aanad cidna wax ka qadan cadaladu ilhy bay agtisa taala aduunka waxba laysuma ogola lkn waa imtixaan ilhy darjo kugu siinayo hadaa ku samirto wlhi marki hore xijabka iyo faralka ayaan ilalsan jiray hada se ilhy bn ugu dhowady xanunkan Quran duco sadaqo baarinimo intaas bn rabi ka helay iyo dad badan oo isoo duceya ku cibro qaaty xanunkayga xataa kuwii uu iga imi sixirku ayaa isoo waca qarkood si ay iweydistaan cafis ana wn cafiyaa alhmdulilah ilhy inta xanunsan hA caafiyo inta dhiban dhibta haka saaro hana siiyo samir io dulqaad ay ku xamilaan dhibatada taala aduunka mahadsanid sheekh wn ku han weynahy inaan kuu imaado mar dawoyinkgana isticmaalo insha allh

    • @zahiliyano22
      @zahiliyano22 3 года назад

      Hdii ad Somalia jogto ciwa kda isoo qor wll

  • @fatushdagan5740
    @fatushdagan5740 3 года назад +1

    Subxanalah 😭 yaranteydi ilaa hada wxn kuriyodha ano Mel dherr laiga soturayo dulkana an sogareynin intan dulka sogarinpo wnsotosaa illahow naamanso

  • @saamiyo9604
    @saamiyo9604 3 года назад

    Waxaa lay tusay qabri kuyaalo gurigeena gadaashiisa
    Hooyadee inee kudoogantahay lay tusy
    Sheekhoow hooyadeeyna waa ii nooshahay allaha iidhaafo

  • @caaishabintiabuubakar8708
    @caaishabintiabuubakar8708 Год назад

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 3 года назад +2

    Waxaa qaati ka taagnahay abeesooyin sariirta iyo darbiyada ii soo fuula markaan ku riyoodo Waa qayliyaa habeenkii dhowr jeer baannku riyoodaa . Acuudu billaah, Sheekh maxaan sameeyaa

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 года назад +2

    Subxanallah Yaaaaaaa Allaah scw scw scw❤❤❤❤❤💯🙏

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 года назад +3

    Acudubillahi Mina Shaydani Rajim 😱 waayo aan u daawanayaa riyooyinkan caawan ku riyoon iyadoo xadiisu nafsi ah laakiin cabsi badan😔

    • @bou.boshra8434
      @bou.boshra8434 3 года назад +2

      😰😂😂wlhi wrun wxn mqlo mlinti hbenkipn ku riyonya

  • @mawaahibmawliid3983
    @mawaahibmawliid3983 Год назад

    Mahasanid sheekh alahakaa abaalmariyo

  • @caaishacuud3169
    @caaishacuud3169 3 года назад +5

    صلي الله عليه وسلم

  • @kiinali4872
    @kiinali4872 3 года назад +9

    Assallaamu caleykum sheekh waxaan ah hooyo soomaaliyeed calaamadahaas 3 ka mid ah wey i daashadeen mudo badan ayey igu soo noqnoqonayaan waana akhristaa qur aanka maxaan sameyn karaa sheekhow jzkallaahu kheyr

    • @hamzaaliahmed8962
      @hamzaaliahmed8962 3 года назад +4

      Hooyo qor,aanka ha dhaafin insha alaah waxba kugu dhaci maayo hooyo mcn❤❤❤

  • @boqoradarerhshimboqoradare5276
    @boqoradarerhshimboqoradare5276 2 года назад

    Sheekh riyaa arkay qof familkayga ah oo dhintay kabacdii waxan arkay dariskayga qof kamid ah inuu dhintay ii soo fasir shikh

  • @boqoradarerhshimboqoradare5276
    @boqoradarerhshimboqoradare5276 2 года назад

    Subxanalaah ilahayoow naga qabi

  • @najmaabadalla8142
    @najmaabadalla8142 2 года назад

    Saaxir baan arkaa marna mid madow marna mid cad oowaliga amasujuuda calaamado kusamaystay ooleh naya waa kugu daaley markaan inaan kudilaa laygu kaasoodiray oxanaqsan saan iri subxana allah.

  • @asmadahir2073
    @asmadahir2073 3 месяца назад +1

    Bisinka anigu timahayga cunayo wan ku riyoday 🥺

  • @AchiaOmar
    @AchiaOmar 6 месяцев назад

    salalahu calehi wasalam

  • @mulaaxiitaalin5675
    @mulaaxiitaalin5675 4 года назад +2

    jasakalah sheekh .. culays aad ubadan iyo dagal joogta ah aya naga dhexeya ani iyo sawjkayga laba cisho mawada heshiino sheekh culayska sideen iskaga dabiibnaa

    • @عاشقةالقران-ر5ت
      @عاشقةالقران-ر5ت 3 года назад +3

      Suuratu al baqra aqalka ku shid adna akhriso xabbti subxa iyo galaba ku shid

    • @sahrayusuf5879
      @sahrayusuf5879 3 года назад +1

      last two ayah surah baqarah akhriso maalinkasta

    • @caish3987
      @caish3987 3 года назад +1

      Abyo surah baqara Guriga ku shid Aroortii.
      Aqriso Surah kahf ,surah yasin.
      Markasta weyso kujog .
      Salliga nebiga Badso Zaaid weliba

  • @fahima6186
    @fahima6186 3 года назад +5

    صلى الله عليه وسلم

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 3 года назад +4

    Sababta loo dhahay waxa ugu badan ee naarta galayo waa dumar wxaa cadayn u ah dadka comments ka bixinaya 99% waa dumar waa wax lala yaabo runtii dumarka somaliyed waxan leyahy diinta barta oo alle ku xidhnaada mar kasta kuna dadaala salaada iyo wayso qabka insha alah ...!

    • @hamsikabdi7743
      @hamsikabdi7743 3 года назад +2

      Hhhhh sxb waxas ayaad iska dhahaan quranka laguma shegin dumarka bas iney naarta ubadanyihin ee gaalada xitaa wey galayan ee dumarka islamka ah mhn bal qiyaas meqa ninaa gaal ah oo naar galeyso dumarka naarta uma badna ee walo simanyahy 😌

    • @sultanaaden9657
      @sultanaaden9657 3 года назад

      Adi ma og inaa naart la geeyna dumarka badankod mise wax dad dahen iska dhahi wayo quran laguma sheegin in dumarka u badan yahin naarta subhan Allah ilahey ka baq oo diinta sifican u baro walkey

  • @quruxbadan4094
    @quruxbadan4094 3 года назад +1

    Sheekhow alleh haku barakeeyo maraar aaad uu badan biyo ayaan ku riyooday waanay igu soo noqnoqysaa lkn kuma dhinto marwalpa waan badbada biyaha markan kasoo baxana meel mogdi ah baan soo carara waxa kloo aan ku riyoooda meelo buur ah oo isku eeeg meshaasan soo mara marksta oo aan so badbadaa habeenadi oo dambeeyay na maas wayn baan arky oo ii erynaaya lkn ima qabanayo habeen klena waxan ku riyooday maskiiiyo igu duupan sariirtayda duusheeda xalayna waxan ku riyoooday ano cunug dhalay kabacdii nuujinya please isoo jawaan sheekh

  • @ayanabdillahi4327
    @ayanabdillahi4327 2 года назад

    Shekhow waaxa ku riyoo daaa xabalooo ilaaa 3 haben hankasta joogtanamelbaa kaaa dhaaaca subxanallah sheskhbaaa utagay waaa sixrantahay ayuuu idhay cilajbaaa isocdaa

  • @aliosman3326
    @aliosman3326 3 года назад +6

    sheekow marar badan ku riyooday wlhi iyada oo leey ceersanayo meel dheer kasoo boodayo hadana aan badbaadayo ilaa aan ku soo kaco aan fiiriyo hareeraheyga 🥺🥺

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 3 года назад +4

    Shekhow alle ajir iyo xasnad haka siye aniga waxan isku arka riyo ah cajufteyda ayanku saxda markan jifo

  • @yaasmiinmaxamed4784
    @yaasmiinmaxamed4784 3 года назад

    Walh sheikh qayr alh ku siye aniga waxa isku arka imta badan qodobka sagalad haben walbo mel dher anigo kaso dhacaya arka marna anigo le bursanayo oo sida u ordayo an daalayo iyo wax weyn inte ii imadan nefta igu celiyan kadibna an qayliyo subxanalh

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 года назад +1

    ASC Ramadan mubaarak

  • @qadiijoqaali1416
    @qadiijoqaali1416 2 года назад +1

    Asc siiq ilah haku barakeyo waxan ku riyodahy anoh mel aroos dadkiisah ad u badan jogan nag ayah waxe igu tiri cilan ayah ku saraya siiq waxe bilawdahy ine cilanka cunto aniga aye iradinesah waxenah igu ledhay ilmheyga we igu dagan yihiin nagtahn ayah rawah siiq ad ayan u baqay blz ifisir

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 3 года назад +2

    Mansha Allaah Allaah Barakeyo sheesh

  • @lula383
    @lula383 3 года назад +2

    jazaka allahu khair

  • @suudaanicade356
    @suudaanicade356 3 года назад +1

    lugaha ibararay hooyo ur leh ba ahay kadib masas lugaha la iga so bixinayo ba ku riyode

  • @ishowflesh1696
    @ishowflesh1696 2 года назад

    Sheekhow mudo ayaan jiranaa.waxaana ku riyoodaa inova OP saxaro ku dheh jira ama anigu saxaroonayaa ama meel dheer ka soo dhacaya.ama libaax I eryanayo ama boyo dhooqo ah ku dheh jira.ama sida shimbirta duulayaa OP uga cararayaa wa markaad I eryanaya mudo ka dib waan xanuunsaday lahaa iyo murqaha ayaa laga galay xanuunkaasna waxaan qaban mudo 12 a no ah waxaan dareemaa candi badan waxaan joojiyey in aan gaadhi kaxeeyo waxaan dareemaa dadkii in ay cadoegayga yihiin waxaan heshay son or aan la qiyaasi Karin ma u malaynaysaa in aan sababsaday sixir.sheekhow ilaahay umada dhibka ha ka sahro isagana ii soo duceeya

  • @hibohaybexasan6396
    @hibohaybexasan6396 3 года назад

    Sheqow waxan ahay gabar xas ah oo dulman wixi idulmiyay iyaga dhib qabe wan xanusanahay iso duce marka hore marka xigta riyo ban la ahay cid iga jawabta sheq anan waydiina way yartahay riyaduna waxa weye carurtayda oo haben ba mid kamida an waayayo ama biyo lagu dhex ridayo ama hog lagu ridayo wa riyo jogto ii ah waxan kalo kuriyoda maryaha an dharkayga ugu jecla oo mar hore iga dhamaday ano riyo ku arkaya iyago mel yala ama xarig kuwaran aan leyahay ala wa maryahaygi xage kayimaadeen mar labaad

  • @zamzamabdullahi7112
    @zamzamabdullahi7112 3 года назад

    Inalilaaaaaaah madiman rawa wayehe ,

  • @nasraabdinur6710
    @nasraabdinur6710 3 года назад +3

    سبحان الله wlhi masas aan kuriyoda ilhow naga badbad😥😥😥😥🙏🤲🤲

  • @foozia426
    @foozia426 3 года назад +9

    Scw scw scw

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 3 года назад

    Sheekh Jassaakallaah Khair

  • @queencadey604
    @queencadey604 3 года назад +1

    Aniga mar waliba waxaa ku riyodaa hadana habeenkas aana duceysan ama ana aqrisan quran waxa ku riyodaa anoo wax la qaayo waxeysana ana aqoon wuxuu yahay markaas intaa soo boodo biyo cabaa waa hadan aqrisan quran allah baryin habeenkas waan arkaa inaa wax dhuunta iga sii carayo sheikh bal iga so jwb riyadaas igu soo lablbado mar waliba

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 3 года назад +1

      Malintina mxa daremta daal tabardro howl maqabakartid dacif aniga sas eh

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 3 года назад +1

      Dulqad la an xanaq ibadalaya aniga dhan

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 3 года назад +1

    sheekh ani hal wado ayaan marwalbo ku lumaaa hal wadane waaleeygu ceyrsadaa fadlan iifisir wan xanunsanahay

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 года назад +6

    Salaamad Min Kuli Aafaad 😱

  • @amritaaqurux4591
    @amritaaqurux4591 2 года назад

    Shiqow malin dhuhur anoo jiifo oo umaleyso inaa dhintay miirna waa leyhy inaa qeyliyaa rabaa maqeylin kari inaa istaga raba ma istagikari ifasir shiqow

  • @yusufbulush6714
    @yusufbulush6714 3 года назад

    Asc wr wbr wall waxaas waa Quraa faat
    Rasuul kane CSW In la six ray Xadiis kaas ma sax sana , Alla wuxuuw yiri
    والله يعصمك من الناس
    Uuw ka wadao Rasuulka in laga qabtay wax yaawahaas
    Sixirka kaliya waa indha sarcaat wax kale malagu sameeyn karo ‘
    Nabi muuse CS markaay ka hor imaadeen kuwa Ugu waa ween oo sixirka sameeyo ma xaay ku sameeyeen
    Indha sarcaad ayay ku Samee yeen Xergihii ay wateen ayuuw masas u arki
    Wax kale ma jiraan ,
    Ee Quraafaat ka ka daaya Umada
    Riyo Cid fisiri karta ma jirto ‘ Nabi Yusu oo kaliya ayaa Alla Usaqiri oo quraanka lagu sheegi,
    Alla ka baqa Sixir waxba idinka qaadi maayo

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 3 года назад +2

  • @cismancali8994
    @cismancali8994 2 года назад +1

    Sheekhew waxan kuriyodaa abeeso wayna igu so noqnoqotaa hadan 2 hawen kuriyonin habenkakale wan kuriyodaa

  • @asmamaxamedey8042
    @asmamaxamedey8042 3 года назад +2

    Sheekh calamado badan isku arke Wana xanusanayaa xlke Kal so xidhiidha

  • @queencayuusha5871
    @queencayuusha5871 3 года назад

    Mnsha allh shukran sheekh🙏

  • @mojackyy
    @mojackyy 3 года назад

    Masha Allah shiikh

  • @NaadiyoCali-fn7bn
    @NaadiyoCali-fn7bn Год назад

    Mashaalah

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 2 года назад

    Wn kubay way dhaman waayeen

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 года назад +5

    اللهم نجينا

    • @caish3987
      @caish3987 3 года назад +2

      اللّهم آمين😭❤

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 3 года назад +5

    Isoo ducaya inoo illahay i caafiyo

  • @AbdiqadirMahamed-vb6zh
    @AbdiqadirMahamed-vb6zh 6 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️

  • @qurayshoali9273
    @qurayshoali9273 3 года назад +10

    Scw ❤scw s❤cw❤

  • @mawaahibmawliid3983
    @mawaahibmawliid3983 Год назад

    Alasheekh ninkaa sa kuriyooda 😭😭😭😭

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 месяца назад

    9. Baa umaleenaya anigoo meel ka soodhacayo laiga sootuurayo

  • @Thehumbleman432
    @Thehumbleman432 3 года назад

    Sheekh Waxan ku riyoday anigo laba libaax o aad caato u ah gubaya inta xaabo saaray labadiba wa gugbay bacdi guri Qurux badan tagay o leyahay ilma wiil ah na waan dhalay nolosh cajiiba galay bal riyada i soo fasir xaasna ma ahi hooyo keli ahay habeenki la horeyeyna mas gurigayga ka baxaya o wayn xuub kaga tagay akhi bal riyada ka soo hadal

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 3 года назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw
    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @asmaa-nw2dy
    @asmaa-nw2dy 3 года назад

    Qodobkaa sagaalaad ayaan ku riyoodaa iyo masasa madmadow oo i cayrsanaya

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 года назад +1

    ALLAHU AKBAR

  • @aishaumarwersame7543
    @aishaumarwersame7543 3 года назад

    Wll labarkaga iso gudbi

  • @hindamohamed1824
    @hindamohamed1824 Год назад

    Telephonekaagan rabaa

  • @fartunjama1971
    @fartunjama1971 3 года назад

    Asc shiiq waxan ku riyooday mas wada madoow aadna u dheer Shula ayu galay waxaana leeyahay 2 madax wa dhanka danbe & madaxa 2 midi kaga mudo please iso fasir shiiqow allah ha ku xafido amiin

  • @ilhanfarah2327
    @ilhanfarah2327 2 года назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @aaminacabdiraxmaan7845
    @aaminacabdiraxmaan7845 3 года назад +1

    Anigu waxan xanuunsana mudo 15sano.ah tiyooyin kaas qaarbadan ookamida waysoo noqnoqonayaan xasbiya laah

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 2 года назад

    Waxn kurigyga ka dhex helay dhego iyo gaccan faraanti dahaba o bac kuxiran waxyna ahaayeen wax dug ah meel uu kasoobaxy wan garan wayy

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 4 дня назад

    Alla Rabiyoow maxaa tiri yahuud hadaa riyo ku aragtid ? Xalay baa ku arkay laba wiil oo yahuud ah oo koofi yar xiran oo banooni dheelaayo waxaa kaloo arkay in biyo an cabayey timo la iigu daray😢

  • @samiyajama903
    @samiyajama903 3 года назад

    sheekh wan yara markan aan ku sheegayo qisadan igu dhacdayna waa xiqiiq aanigan kula hadlaya ayay igu dhacda burco ayay ehedna meeshan joogay malin ayaa waxa dhacay xafadayada deerkiisa waxa sogalay riyo ana wan yara hooyaday ayaa igu tiri riyaha naga ari ka dib qori meesha olay ayaan qatay wan suxay waxan sokacay ano jooga meeshay hooyaday fadhiday oo jidh kaygi is badalay wan cada marki hore kuman shegine madow ayaan is ku badalay habeen kii markay gadhay ayaa wax laga baqanayo isku kay tuseen habeen walba iyo markan hurdo kaso kaco casarka ilaa hada way is ku kaytusan shaydan ka ayaan iska nara hada wan dagaybe markan yara sidan ubaqan jiray waa laga yabi jiray dadku markayan waxan arkayo aniga ayay igu koban tahy ee sheekh maxad arinta ka odhanaysa isheeg bal

  • @filsanabdiabdi1608
    @filsanabdiabdi1608 3 года назад +1

    Aniga waxaan arkay qabridas mararbadan bana guriyoda anigo dulmereysanayo maxan samenkara sheykhow allaah hakuxafido insha ale

  • @farxiyocali
    @farxiyocali 3 года назад

    Sheekhow isoo jawab riyada

  • @shamiminafarah6614
    @shamiminafarah6614 3 года назад

    6jer ayan gurigayga wax kadexqaday lkn wanturayay un managubin

  • @aminoosman
    @aminoosman 25 дней назад

    Sheqoow waku bahanay entee kala so xariira

  • @FaadumoJimcaale-g4v
    @FaadumoJimcaale-g4v Год назад

    Asc shiiqow ninkeyga wuxu ku riyoody asagoo imindiyeeye markaasuu hordada kasoo boody isoo jiwaab

  • @nimcocabdilaahi4480
    @nimcocabdilaahi4480 3 года назад

    Waxan kuriyoda yaranteydi masas subxanallh

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 месяца назад

    Pls iga jawaab. 9. Meel dheer baa la igasooturaya in Qof isootuurayo baa Dareema mana arko iyo in mas ku riyoodey labadan aad bey usoonoqnoqdeen maska waabadhalaya aragti kali maahe

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 года назад

    ASC sheekh xabiib waxan Ku riyoday anoo kitaab Qur'an kaso sarayyo musqul dhexded wan yabe iso fasir

  • @fartunabdi6028
    @fartunabdi6028 2 года назад

    Waxan markasta kuriyoda qabuuraha masaska madow oo gurigeyga kujiran dubqaluuca

  • @deeqaadam4513
    @deeqaadam4513 Год назад

    Kawran hadey ku qanionto abeeso maxay kutusinaysaa

  • @Munocalihassan-8061
    @Munocalihassan-8061 Год назад

    Riyada safar shiiqow isheeg 😢

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 2 года назад

    Wsc

  • @zeenataadam6506
    @zeenataadam6506 3 года назад +3

    Shiiqow mudo hada laga joogo 3sano waxaan ku riyooday gabar aan ilmo ader nahay anago isku raacnay meel wax lagu sixro markii aan meesha galnay intan oo aan sugeeno saxirkii ayaa ilaahay qalbigeyga hanun galshay anigoo oynayo ayaana gabadhi ka so cararay

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 3 года назад

    Xalay o udamysay waxaan ku riyooday ayadoy idilayaan 3 nin on kabaxsanayo intaan madaxa budh kaladhacay ayan kabaxsaday ayago kaliyana may ahayne dadkale ona arkayn aya soqabta laha san u cararayay ayan arkay gabar alabkedu furanyay guri icawi ku idhi sogal idhahday wan galay gurigi wana oyayay inbadan waxana laha diban unoqonaya ilmahayga iga maqan qaxaasa ayan ku riyoday xalay badana maxasuusto riyoyinkan ku riyoodo lakin tan man ilaabin mxad umalaynaysa sheekh

  • @engzadaamofficial8798
    @engzadaamofficial8798 3 года назад +6

    Waxaan ku riyooda nin madow ah oo sanka iga qanino marna bambo igu ceyr sanayo?waaana kufaaa masasna waay i ceyrsadan

    • @quruxbadan4094
      @quruxbadan4094 3 года назад

      @Kifo channel official mxd ku qososhy kkkk

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 2 года назад

    Waxn ku riyooday 4 kamida subxaanalaah allow nacaafi