CADAABTII CAASHAQA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • HADANA WAXAAN DIB UGU LAABANEEYNAA FILMADII TAAARIIQIGA AHAA OO LAGA DABA DHACAY SOMALIA SIDA CADAABTA CAASHAQA, SHARAXII LA TUMAAYEY SHEEKAA KA DAMBEESAY IYO MA DAMCI LAHEED DUMAASHIGAA
    OO AAD KALA SOCON DOONTAAN CANNELKA ISBAHEEYSIGA FANAANIINTA EE RUclips 12/05/18

Комментарии • 80

  • @munaborechannel5529
    @munaborechannel5529 8 месяцев назад +3

    Who is watching in 2024😢 like me

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 5 лет назад +4

    Sahruuja caadi ma aheen, i miss sahruuja, Iina, jaad cabdulaahi, jiimi, shimaali, maki xaaji, sidii hore oo kale waligeed ma noqoneeyso, LKN ilaahoow wax fiican.

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 5 лет назад +6

    Waa xasuus iyo berisamaadkii macaanaa Via Rooma ilaa Via eejito iska soco kistoo, Bar Nove cento Cajaladaha cusub soo dhageeso kadib kultuuraadii Talyaaniga ku dhaqaaji, Jiiradii Hotel Shabele ilaa Jiiro Norwey cagta soo mari, Shanema Xamar iyo Cafe Nazionale hor mar, Samatar book shop ku leexo kistoo buugta cusub isha la raac, Carwada Zulfa kher Ali maan aadaa mise? Maya Shankarfoon iyo Yaaweli video kistoo Cajaladaha cusub bal soo fiiri. Haye baahi aa i heeso maxaan sameeyaa? Allora Baar Romano ama Baar Aaran aan ka soo casheenaa. Waqti dambe waaye berina School Yasin Cismaan aa i sugaa see camal? Hal mar Shaneema Super iyo Missione soo firi. Hmmm SUHAAG Cali dhere iyo Shash Kapor iyo Rekha aa dhagan, Shinema Missione maxaa dhagan? Napoli a mano armata con Maurizio Merli. Ok Tiyaatarkana? Cadaabtii Caashaqa. Hmmm waa inaan Goaan gaaraa. Beri after schoolka Footo Somali Galbeed isgoyska bakaaraha Masawir ka soo gal, kadib LLPP Jeeno iyo Wagad soo fiirso, kadibna Shanema Super iyo SUHAAG ka soo gaar. Tiyaatarka Birta ugu dhufo Safkaa dheer camal. Bes iga dheh.

    • @ismailmomamad5498
      @ismailmomamad5498 4 года назад

      Maashaaalaah dadka hada joogo xanar intaas aad sheektay mayaqaanaa

    • @nurcali7948
      @nurcali7948 4 года назад

      @@ismailmomamad5498 xamar unukaaleh

    • @ahzaabali
      @ahzaabali Год назад

      Dadka hada joogo number 4 iyo banaadir Lee magaalada u kasayaan. Reer gadaal ka gaar iyagga iyo geeloodiii waa qaseen

    • @abdisheikh8042
      @abdisheikh8042 6 месяцев назад

      Asc walaal waxaan aad kuugu qirayaa in aad Asal dhalad xamaraawiya aad tahay cid kastaa a hahadashee waxaa runa in aad kudhalatay kusoo barbaartay kuna waxbaratay wallaahi markaan aqrinaayey qoraalka waxaad moodaa in aan dib u yaraaday oo dhallinyara qoqday anigoo Oday Lixdan iyo siyaadaa wallee xamar aqoon baad u leeday waxaana ka gartay sida aad noogu tilmaanay sida Giro Norwey ilaa shaneema misuone shaneema afrika Zulfiqaar Ali Bahutto illaa footto Galbeed cajaa'ib

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 6 месяцев назад

      @@abdisheikh8042 Waa mahadsantahay walaal. Noloshii yaraantii iyo Environmentiga qofku kusoo koro waa wax aan marnaba xasuustiisa ka bixin.

  • @jeceldoonxidigabuulo4483
    @jeceldoonxidigabuulo4483 5 лет назад +2

    Waw siden ku heli karnaaaaa ruwayda cadabtii cashaqa

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 лет назад +11

    Subxanallah markan Sida loo qaawanaa alxamdulilah hadane dadkii diinta ubaten sifiican leysku asturay 😍

    • @maryanyarey2522
      @maryanyarey2522 6 лет назад +2

      Maryam Cumar ha wa runta waga nabad ba jirty lkn dadka diinta ku yareed bn is iri

    • @Professor4555
      @Professor4555 5 лет назад +8

      Diinta qarax iyo ari camal in la isku qalo ma ka fiican saan in la isaga baashaalo

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 лет назад +8

      Waagaas waala iimaan qabay, Muslim la wada ahaa, wadaad iyo waranle laba ayee kala ahaayeen. Hadda wadaadkii ayaa waranle ah, xaaraantii xalaal ah. Nin khamiis weyn garkiisana weynyahay guri xaaraan ah xoog ku heysto islana saxsan. Eebbe mid ka wacan berisamaadkii ha noo soo celiyo - aamiin

    • @alimahamed8166
      @alimahamed8166 9 месяцев назад

      Maryaneey waaggaas umada waa la wada caafimaad qabay. Lkin waxaa magaaladiiii soo galayka dad qalataa. Umadii qarxiynaayo masjaadidiii dadka lku dhex dilleyyso

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 месяца назад

      Hada waala asturan yahay dhiig dadna waa lagu qubeystaa. Gabdhaha qaarkoodna siilkood Tiktok ayey soo dhigaan iyo af xumo

  • @anabmohamed9342
    @anabmohamed9342 3 года назад +1

    dadki hore jileen wee kasayeen, hada kamirada eeba fiirinayan, weena qoslayan

  • @maslah345
    @maslah345 2 года назад +1

    Riwayadan dadka kujiro badigood wey dhinteen ALLAHA URAXMADO

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 6 лет назад +5

    sheekh mayoow halaag ,sahruuja ., sulfa jiimy alh yaarahma

    • @rtghfc
      @rtghfc 6 лет назад

      & labada ugu dambeeysa muuqaalka fiidiyaha waa Dr ama daktor maxamed iikar jeesto oo ahaa kuxigeenka wasiirka caafimaadka dowladii siyaad bare ee ugu dambeeysy ____gabadhana waa fowsiyo kalsan

    • @abdibiley2237
      @abdibiley2237 3 года назад

      @@rtghfc Gabarta Jaad Cabdullahi walaasheed waaye oo fanka ooga horeysi, Khadro Cabdullahi.

  • @maxamedaadancali2558
    @maxamedaadancali2558 2 года назад

    Walaalayaalow riwaayadan xusuus badan nougat duugan fadlan soo fasaxa hadii qarash rabtiin soo sheega

  • @abootiweyne1239
    @abootiweyne1239 4 года назад +1

    Riwaayadii koow laduubay oo ka horeysay xaga duubista filim ahaan fal xaasid iyo faqiir wax helay mala helikaraa
    rafad iyo raaxo wyay ka horeysay

  • @maslah345
    @maslah345 2 года назад

    Sahruuja waayo waayo

  • @alijama103
    @alijama103 2 года назад +1

    Mee full film mudo ayaan sugaynay

  • @ahmeddiiriye4624
    @ahmeddiiriye4624 4 года назад +2

    Filmki Cadaabti caashaqa
    Maki xaaji banadir
    Shariif jeeg
    Jaad c/ laahi
    C/salaan jimmy (aun)
    Sahruuja
    Maxamed iikar jeesto ( aun)
    Xaaji iikar leeb ( aun)

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 6 лет назад +5

    aniga xamar ku soo bashalay xisius gara bay ledahay

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 4 года назад +1

    Yaa fiirsanayo 2020 right here

  • @haashimcade5577
    @haashimcade5577 5 лет назад +5

    Somaalidii hore hindi bey uekaayeen kuwaan hada halkeykayimideen

  • @adankenow2688
    @adankenow2688 5 лет назад +2

    Nabadaa naas LA nuugo leh mohamed issak adow

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 6 лет назад +6

    WAXAN IDINKA SUGNABA WAA XUSUUSTII BANADIRIGA IYO CADAABTIU CASHAQA OO FULL AH AMA DHAMEYSTIRAN MAHADSANIDIIN

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 6 лет назад +17

    XAMAR SAAN AA LOO BAASHALI JIRAY ANAGANA XABAD LEEN KU DHALANAY KUNA BARBAARNAY

    • @abubakertezmoofficiall7631
      @abubakertezmoofficiall7631 6 лет назад

      Muse muse 😂😂😂😂 wlhi bentaa maha qaraa kudhashay kuna dhalay wlipa pro allh dhibta hyniga dulqado somali oo hrumarty insha allh mustaqbalka dhaw wan arki donaa

  • @aliali-ck8cr
    @aliali-ck8cr 6 лет назад +1

    Marayan Asturka Ad sheegeesid Maxaa waaye waa Sheekada guurdoon ama guurdoonta.kkk ee meeshaad jooktit iska dhici

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 5 лет назад +1

    Somalia Ha Noolaato

  • @liibaan1990
    @liibaan1990 4 года назад +2

    5:49 Yaa kugu yiri wiilasha Somaliyed Romantic ma aha.

  • @mohameddeeq2271
    @mohameddeeq2271 6 лет назад +4

    Fadlan riwaayada soo daaya

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 6 лет назад +14

    Shiit birigii banadir ee aheeyd banadir

    • @m.x970
      @m.x970 3 года назад

      😂😂😂😂

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 2 года назад

    waayo waayo waqdi aan soo noqon ynin waaye

  • @AHMEDOSMAN-hp3kx
    @AHMEDOSMAN-hp3kx 4 года назад +1

    Oh my waqti alle wngsana waqtigodi dhigyo cab ma jirin bililqi ma jirin qurun iyo qabil warkisa daa heso shidn riwayad micno leh banadir ugu imow 😂

  • @abdulahiabdi3257
    @abdulahiabdi3257 5 лет назад +1

    1980 ayaa soo wax u jileeynay walee burburkii wax badsn buu lunshay

  • @mohamedosman5074
    @mohamedosman5074 3 года назад

    Jaarlees cadde intuu ku dambeeyey
    Waxaa iigu dambeysay 1988

  • @haashimcade5577
    @haashimcade5577 5 лет назад +1

    Waywaayo

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 5 лет назад +1

    Qoftaan quruxda badan Amino Muuse Weheliye Caddow miyaa

  • @xasanofficialchannel8628
    @xasanofficialchannel8628 3 года назад

    2021 year come on

  • @hirsi8073
    @hirsi8073 5 лет назад

    Riwaayadii oo dhameystiran miyaa noo sii deyn kartaa?

  • @safiyamusewarsame4243
    @safiyamusewarsame4243 Год назад

    Love italy and cismao .taytaylay

  • @abootiweyne1239
    @abootiweyne1239 4 года назад

    heesaheeda waxaa ka mid ahaa duufaan iyo dabeel culeysaa zaminkaan ilasoo darseenee dar alaay iigu deey docadii aw diila nuuree

    • @abdibiley2237
      @abdibiley2237 3 года назад

      darbi ka boodooy aa ku qaldoosaa. heesta soo qorti duufaan ii dabeel culees, fal xaasid ii faqiir wax heli waaye, Muumin yoo AUN.

  • @liverpoolfan5369
    @liverpoolfan5369 6 лет назад +2

    SHABEELAA HOOSE WAAYE BAANIDIRIGA RASMIGA

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 6 лет назад

      Fuad MM reer koraad yaa waxas kuu sheegay?

    • @liverpoolfan5369
      @liverpoolfan5369 6 лет назад

      car ha lagu fahmo

    • @ikarade3274
      @ikarade3274 5 лет назад

      Benaadir (Warsheekh illaa Baraawe) ayay ahaan jirtay.

  • @mahaabdo8409
    @mahaabdo8409 5 лет назад

    kkkkkk waa reer xamar.way jiraan qaar hindi.ueg adigu sxb inaty katimi

  • @mohamedosman5074
    @mohamedosman5074 5 лет назад

    Sahruuja intee ku dambeysay xaggee joogtaa

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 3 года назад

    Mmmmmmmmmmmmmmm

  • @anabmohamed9342
    @anabmohamed9342 3 года назад

    hooyayinkeena hada waxee na dhahayan, is atura, ayagane saan ee ubashaleen, lakinse dagalka diinta dhinaceda woo ufiicnaay, waba la gaaloowi lahay, san hada kusii socon lahayn

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 6 лет назад +2

    👏

    • @hibaaqhassan8874
      @hibaaqhassan8874 6 лет назад

      Hiaghasn a have to be there by to get to work early tomorrow to the house for the house in about a month or a have been in a few days I can do

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 5 лет назад +1

    🇸🇴

  • @jeyali4326
    @jeyali4326 4 года назад

    👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝

  • @siciidaxmadsiciidaxmad9594
    @siciidaxmadsiciidaxmad9594 4 года назад

    Dadkaan mooryaantu ma dileyso qaaqaawan

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 3 года назад

      Mooryaan ma jirin waagaas, Ciyaalka Xaafadaa la wada ahaa.

  • @GgGg-rc9lw
    @GgGg-rc9lw 4 года назад

    😂❤❤❤❤👍