Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Iikir jeesto iyo shimaali caadi ma aheyn, the best Somali flim
Best actors of Somalia 1.Dr maxamed iiker jeesto 2.C/salaan Jimmi Alle ya raxam.
Dr: allaah ha u NAXARIISTEE si fiican ayuu u jilay riwaayadan
Riwaayad wanaagsan iyo jilayaal aan caadi aheyn
waxa cajiib ah style ka labeskooda inu yahay kan maanta yurub laga xirto. Somalidi hore ilbax.
Walee tiyaatar ladane ayaan ku daawadey ilaaho somali nabad kadhig.
Codkii sahra dawo iyo muqtaar iidi ramadan aun
Yes l like youtube
Xasus qali
Aduunyada waa harka labadiisa galin
Aduunyooy xaalkaa ba maalintaan dawanayay fogaydaa 30 sano oo halaag ah na hilmaansiisay
Rabshoole reer waa dumiyaa
Filimkan iyo berisamaadkii iyo shaneemo Soomaaliya.
osman abdi ciid weliba shaneemo Soomaali riwaayadaan aa laga dhigi jiray
wadaan laagu dheelay haada wlh laamaa arkayoo tiihooree yaa lees daalin
wlh ruuwayaad qaali ah
@@yahyasufi8544 30
@@yahyasufi8544 Sankar
All time hit somali songs
Away qebtii kale 13
20 shilling lacag qiimo badan ayay aheyd.
alaa ruwayada waxbadan wan raadshey qofki so galshey wuu mhdsnid ruwayadaan ano yar sofirsadey
Film aad u wanaagsan waaku mahadsanatahay.hees ki jirtay imtixaanka aduunka uu qaadayo marxumka ayaan jeclaan lahaa oo ahayd U,maaa iyo Aaabee codsigaas itix geli hadaad heli karto mahadsanid zuweeys
waa shimali ahmed shimali
waa xusuus aan la iloowi karin ruwaayadan
MUQDISHO CADEY AYE ISOO XASUUSINAYAN
Xasankoobin
WAa qalad ruwaayada
Waaaw way jirta
shimali axmed shimali nice time usoo qaatey wallaahi maasha allaah best film somaliheesaha muqtaar ramadaan iidi , kiler, baastow iyo awes khamiis,
hajiyoos2 kiler iyo aweys khamis kuma jiraan heesaha saxb kooxda dur dur aa wadey riwaayadaan
Sorry waxaan u jeedey riwaayaddii Xiddigtii is xujeysey
Mar labaad ayey cod background ah saareen, kuwaan hadlaya waa kuwa tarjuma aflaanta Hindiga, sax?
Ma umaleynayo walaal coodka wuu is leeyahay
Shimaali axmed shimaali codkiisa waa Sax
Zangar Zangar
Sakow
Iikir jeesto iyo shimaali caadi ma aheyn, the best Somali flim
Best actors of Somalia
1.Dr maxamed iiker jeesto
2.C/salaan Jimmi
Alle ya raxam.
Dr: allaah ha u NAXARIISTEE si fiican ayuu u jilay riwaayadan
Riwaayad wanaagsan iyo jilayaal aan caadi aheyn
waxa cajiib ah style ka labeskooda inu yahay kan maanta yurub laga xirto. Somalidi hore ilbax.
Walee tiyaatar ladane ayaan ku daawadey ilaaho somali nabad kadhig.
Codkii sahra dawo iyo muqtaar iidi ramadan aun
Yes l like youtube
Xasus qali
Aduunyada waa harka labadiisa galin
Aduunyooy xaalkaa ba maalintaan dawanayay fogaydaa 30 sano oo halaag ah na hilmaansiisay
Rabshoole reer waa dumiyaa
Filimkan iyo berisamaadkii iyo shaneemo Soomaaliya.
osman abdi ciid weliba shaneemo Soomaali riwaayadaan aa laga dhigi jiray
wadaan laagu dheelay haada wlh laamaa arkayoo tiihooree yaa lees daalin
wlh ruuwayaad qaali ah
@@yahyasufi8544 30
@@yahyasufi8544
Sankar
All time hit somali songs
Away qebtii kale 13
20 shilling lacag qiimo badan ayay aheyd.
alaa ruwayada waxbadan wan raadshey qofki so galshey wuu mhdsnid ruwayadaan ano yar sofirsadey
Film aad u wanaagsan waaku mahadsanatahay.
hees ki jirtay imtixaanka aduunka uu qaadayo marxumka ayaan jeclaan lahaa oo ahayd U,maaa iyo Aaabee codsigaas itix geli hadaad heli karto mahadsanid zuweeys