Afternoon routine / waxan ciyaarnay game yar o qosol badan aniga iyo my husband

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 39

  • @Jamaal-m5r
    @Jamaal-m5r 10 месяцев назад +5

    Manta aanaa ugu horeyo

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 10 месяцев назад +9

    Marka is dhahaba maanta adaa u horeyo qoom baa iga so horeeya masha allaah my sami ano daawan muuqalka ayan comment bixinooya😂

    • @Naroora
      @Naroora  10 месяцев назад +1

      🫶🏼

  • @sumayaahmed5264
    @sumayaahmed5264 10 месяцев назад +1

    Isku sheikh baa darana nasta ❤in kasto ayantan aan fadhiga o badneen so duceeya alle ha isiiyo caafimaad aan wax ku qabsado

  • @wizzneeraaaanboss698
    @wizzneeraaaanboss698 10 месяцев назад +1

    jamata nin weyn adiga iyo duma keep going ✌

  • @TuumaMohamed
    @TuumaMohamed 10 месяцев назад +1

    Mash aalh ayanatan wat dadalesaaa ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @queenmmtzzqueenmmtzz5500
    @queenmmtzzqueenmmtzz5500 10 месяцев назад

    ayaamahan naag nool baad tahay malin kasta muqaal sidaas ku soco horumar baan kuu rajeeyn👏🏽

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 10 месяцев назад +2

    Masha Allah ❤

  • @radwamohamed923
    @radwamohamed923 10 месяцев назад

    Abayo shalada carbiga iska daay tima badan ka soo jar iyo jab jab tan kala sig sigsan isticmaal 😊 love u

  • @Abdi12353
    @Abdi12353 10 месяцев назад

    Abyo skin care ka Korean ka dadka wajiga saliida kaso hadal mahdsanid🥰

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 10 месяцев назад +3

    War jeclideeda ani io xajigeyga marka arka isla markiba wa ku dhufte 😂

    • @Sowdo-
      @Sowdo- 10 месяцев назад +1

      Same wllhi 😂

  • @caziizahassan4867
    @caziizahassan4867 10 месяцев назад

    Vlogyada soo badi ❤❤❤ quruxey

  • @AishaAhmett-p4k
    @AishaAhmett-p4k 10 месяцев назад +2

    Sidee isku barateen xaajigaga abayo inga shekey video xigo

  • @SundusMohamed-f2l
    @SundusMohamed-f2l 10 месяцев назад +1

    😂😂horta shaqadii aboosto ma iska daysay baye❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 10 месяцев назад

    Masha alah

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 10 месяцев назад

    Mardhow 40k

  • @IqroMohamed-r9s
    @IqroMohamed-r9s 10 месяцев назад

    Abayo sual ayan wataa albabaka tv agtisa kuyalo kan bananaka miyaa mase kii balaconka waye ❤

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 10 месяцев назад

    6:59 si kasto waa ka badi lehed lee hal mel lo ka soco karay😂

  • @MaryamoMaxamed-wf4gj
    @MaryamoMaxamed-wf4gj 10 месяцев назад

    Sister good bless you ❤❤

  • @sucdiahmed5370
    @sucdiahmed5370 10 месяцев назад

    Indhaha hoostoda madowga mxa marisa

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 10 месяцев назад

    M.a boqorada vloga🥰🥰🥰

  • @mssnutella3925
    @mssnutella3925 10 месяцев назад

    Abaayo❤

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 10 месяцев назад

    Wll su,aal eye cream kaad isticmaalaysay kwrn dadka qabbo xasaasiyada ma isticmaalikaraan???

  • @hoodohirsi8733
    @hoodohirsi8733 10 месяцев назад

    Wlley husband kaga kulamaso muqdo miya adi kaliga lagu àrkaye

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 10 месяцев назад

    Maansha allaah❤❤❤

  • @afnaanahmed2705
    @afnaanahmed2705 10 месяцев назад

    Wcs waraxma ❤

  • @cadeycali3417
    @cadeycali3417 10 месяцев назад

    Nasteexo❤❤

  • @Najamaaxmad1765
    @Najamaaxmad1765 10 месяцев назад

    Shalo laga bilaawayo Maxa wayw😂

  • @SucadCabdullahi-w4q
    @SucadCabdullahi-w4q 10 месяцев назад

    Kusoco noo soobadi

  • @user-fh7kt1si7s
    @user-fh7kt1si7s 10 месяцев назад

    Hada hawl badan ma qabanaysid lkn markaad ilmo dhasho Hano ahaato 😂😂

  • @maysaan50
    @maysaan50 10 месяцев назад

    Hadayna cid dhagaysanayn quranka guriga malaga shidikaraa wa maya,

    • @queensafa3852
      @queensafa3852 10 месяцев назад +1

      Haa walaga shidikaraa

    • @maysaan50
      @maysaan50 10 месяцев назад

      @@queensafa3852 quranku wa waano ma saxsano In xata hadu qalbigagu mashqulsanyhy aad shido wana sobobta logu diido melaha buqa in quranka laga daraa, amaba mel cidla ah o la
      dhagysanayn. Ilaahay swt wxu kushegy suratul anbiyaa page kowad so fiir micno badanba so hosgalaya Allahu-aclam.

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 10 месяцев назад

    First ❤

  • @amranissedahir
    @amranissedahir 10 месяцев назад +3

    First sis ❤❤❤

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde 10 месяцев назад

    ❤❤🎉

  • @luulmohamad3762
    @luulmohamad3762 10 месяцев назад

    I'm first ❤

    • @Naroora
      @Naroora  10 месяцев назад

      Yes you are!