As salaamu aleikum wa rahmatullahi wa barakatuh. I really like your vlog's, I enjoy it myself, even though I don't understand your language. But is there in sha Allah still a possibility for a written translation in English?
Nastexo mcnto dhakhatirtu waxy dhehen yana lakar karin nafaqadi dhan ba kalumesa sacado baa biyo lagu dhex shuba omel ladhiga isaga milmaya sasa fcn qurxey
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
m. a qaliyey mahd sanid
❤
mash allah ❤❤❤
As salaamu aleikum wa rahmatullahi wa barakatuh.
I really like your vlog's, I enjoy it myself, even though I don't understand your language. But is there in sha Allah still a possibility for a written translation in English?
Wa alekuma salam warahmatullah wa barakatuk thanks so much , i will insha allah
awlad bari o salax ah allaha ku siyo abayo wlh canug hdu nolasha kuso biro howl markasay ku bilabane illahay ino dhafo awlad la'an nolasha mugdi waye
Amiiiin yaa rabi🫶🏼
Cabitanka ina kuso darte ehed anyways i enjoyed u'r vlogs😭😍
Mashallh hadu ii marsanyahay falxeed aso shidan markas best wye one year cml wada wxbdn ka faiday like miinmiin indhaha,oil control
Ohh my days markasto qofka ugu horeeyo ahay 🎉❤
Sorry wa laga so horeyay 😁❤
Nastexo abyo allaha ku xifdiyo
Nasteexo abayo walahi waku jeclahy wana ku tagera 💗👸
abaayo intuu falaksiga kuu marsan yahy wajiga ha dhaqdhaqaajin hana qoslin hadii kale miin miin iyo jac jac ku galaayo intaasna waa iga talo
geetkaan aa isticmaaloosid mafiicna abyo asxa daawada dhilmaanyada kubuufi
Nasteexo mlmhn routine wad la sodahdaa 😊
wcs❤
Guriga Daah La aan qurux maleh Daah ku xidho
Wcs Mcnto masha Allah Mcnto
Kusalaliya rasuulkeena scw❤🕋☝🏼
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu caleyhi wasallam
Alla hooyanimo wa howl
Nasteexo qurux kuxiisa maxa ayantan kugu dhacey ❤❤❤
Its been forever princess❤
Qoftii sadaxad ahy mnta 😀🥰
Abayo guriga kaso hadal please kiradiisa meshu kuyalo😊
Nasteexo abaayo aad ayaa kutageeraa
Wn ku xisanay❤
Sidooooo kaleeee ❤❤❤❤❤
qruxay sidan naga daa wll wa ku ilaway malin kaste so gali 😂😂
Wan ka helnay no so badiy
Wll daahyo ku xidh aqalka bisinkee daahyadu aqalka way quruxiyaane
Inta uu wajiga kuugu yaalo ha hadlin sidaasa maqlay 😂😂😂
Boring ma ahan noso gali wa kusugey nh abayo ❤
Abayo Miyarada yar indeh kaso kadey no sheg
Cabitaanaka muxuu kasameesanyahy abaayo
Nastexo mcnto dhakhatirtu waxy dhehen yana lakar karin nafaqadi dhan ba kalumesa sacado baa biyo lagu dhex shuba omel ladhiga isaga milmaya sasa fcn qurxey
Nastexoy yutube furana maxa igula taline 😂
Cajiinka aniga camal maatahay hhhh maxaa u ilawday
abayo kur xanuun maxaa kudaweesay😢
Sigisaanta ku miiro iyada mira dhan kuso raacen oo xab nadiifa kuso haraya
Abyo iyo xajiga isla soo duuba magaald
shobin sar so ibso abyo
Yeah I’m first 😍
Yes you are!
Xasuus gedaas aad doqsiga aad ku sameneso marka marka jogay wahenki waba ku bashali jirnay kaneco o is ticmali jiray ciyal nimo 😂😂
Marasalada meqaa ku soo jaratay iyo tolmadaba sharafey
qli ma baati laga toshta mise maro kle