BAARA JIKAARTA IYO NADIIFO NANI GABDHII UGU SABARKA BADNAYD BARNAAMIJKII QARAAXO SHEEKO XISO LEH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 май 2020
  • Fadlan kamid noqo reamka nagu xiran oo subscribeka noo saar #like. #shere # comment
    Camira man :mahad naani
    Editor :A.rizak jakaarta

Комментарии • 351

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial  4 года назад +73

    instagram.com/captanbaraofficial/ follow Hala dhaho

    • @samiirbeeso5089
      @samiirbeeso5089 4 года назад

      Halagu yaaco wa captan baara teamkiisa
      ruclips.net/video/k6Mx9Zum47w/видео.html

    • @hassanMohamed-do6nl
      @hassanMohamed-do6nl 4 года назад +2

      Captain Bara wallow no keen abshir zaad camera mank...no aqbal taxqalintena

    • @abdullahiqanjeey3217
      @abdullahiqanjeey3217 4 года назад

      captan baara qof isla weyn ayaa tahay sxb taane waxaa daliil u ah dirisle cabdi saa u ignore gareysay

    • @buurtinleh4262
      @buurtinleh4262 4 года назад

      haa waa run captanka lacagtii youtubeka ayaa gaadhay marka dadkuu iska la weynaaday

    • @WarbaahintaIslaamka
      @WarbaahintaIslaamka 4 года назад

      Kaptan Baaruud Marhoraan Dhahay Adeero Mcn 🙏✌✍

  • @cilmiyalaxofficial3687
    @cilmiyalaxofficial3687 4 года назад +109

    Inta nadiif in youteb loo samey like ha isaarto

    • @ashwakofficial6
      @ashwakofficial6 4 года назад +1

      Somaliyashanetiiyaa dadka dhan hdii loo sameyo yaa la dawanaaa mrka

  • @abdullahijr6752
    @abdullahijr6752 4 года назад +170

    Gabdha inee quruxley tahy inta arkeyso like 😷💯

    • @mustafabdinur4725
      @mustafabdinur4725 4 года назад

      Gabdha make up ka badan aya xuminayay lkn hada we qurux badan tahay m.allh

    • @zamzamaadan9883
      @zamzamaadan9883 4 года назад +1

      Markad aragtan wax qurxan dhaha masha.allh

  • @cabdifataaxwadani7464
    @cabdifataaxwadani7464 4 года назад +23

    Nadiifo qalbigeeda nadiif waye inta araktay Lik dhac igu siya #nadifo nani best name 🙏

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 года назад +8

    HADAD KUXIDHAN TAHAY
    KANLKA
    Captan baara official
    #LIKE ta iyo #SUBSCRIBE ka igu sharfa

  • @ibrahimjr1436
    @ibrahimjr1436 4 года назад +34

    Gabadhaan Weey Qurxan Tahay Weyna Dabecad Fcnthy Mashaallah Abayo 😍❤🙏🏿

  • @amoorinhoproduction1627
    @amoorinhoproduction1627 4 года назад +10

    QOFKA FARIINTAN ARKO HOOYADA JANADA ALLAHA HAKA WARABIYO
    #SUBSCRIBE ISAAR

  • @libaaxechanel6890
    @libaaxechanel6890 4 года назад +1

    Cabtanka hore usoco wlhy berka aya i casaday san i qoslayay inta kabtan ka tagersan liketa ku booba odayga dorona ayu ubahanyahay

  • @dhoorsanedaacad5909
    @dhoorsanedaacad5909 4 года назад +41

    captan baara waxaa noo keentaa camera manka Abshir saad codsigaaga noo aqbal sxb sare

  • @ibraahimaxmed9923
    @ibraahimaxmed9923 4 года назад +9

    Masha allah sxb sare waad iga aqbashay codsiga aan kuu dhiibay wad ka soo jawab celisay allah ha ku xafido

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 4 года назад +26

    I'm from Somalia I love my religion Islam and am proud to be a Muslim alhamdulhi
    Qaarba Dhihi Dona Halkani Waa Somalia 😂😂

    • @farahnoor5807
      @farahnoor5807 4 года назад

      Somalia maxa oo lasooridin meshi rayi lagudiwanayo

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 года назад

      😂 😂 😂 😂 Wlhi daacad ayan u qozlay wxan izlaha waa rer somaliland ama jabouti lkn rer xmar ayad dawnyza adiguna xamar joogta see wax ledahay nio

    • @fatushcusman3267
      @fatushcusman3267 4 года назад

      Maxa nalogu sheega i know waxaasdhan

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 4 года назад

    Mashaa allaah nadiifo waa gabar aad udagan saa hada tahay ayaa waligaga kuugu ogahay.. Nadiifo waa qof qalbi furan horay usoco.. Kabtan bara iyo jikarta waxaan idin Lee yahay dadaalka meshiina kasii wadaa

  • @amiirchachaa0555
    @amiirchachaa0555 4 года назад

    Nadiifo walale sidan bad ku qurux badantahay runti mashaa Allah
    Keep going man Captan Baara

  • @shamsoosman8861
    @shamsoosman8861 4 года назад +34

    M.a wllhi waa uqiray gabadha uku dulqadka badan untii iku racsan like iisaar pls

  • @adenarus4727
    @adenarus4727 4 года назад

    Masha Allah Nadiifo Gawar Sawar Badan Qurux Badan Hore Usoco Sister

  • @mohaalasofficial8904
    @mohaalasofficial8904 4 года назад

    Nadiifo mashllh Gabar dacd oo Dagan Waye waxan ka mid ahe tagerahada cusub nadifa I'm from kabtan baara group

  • @ilyaasahmec6122
    @ilyaasahmec6122 4 года назад +13

    captan para malin walbo first viwe malin wlbo like kma arko see wye hee

  • @somaliteachingmensfashion2706
    @somaliteachingmensfashion2706 4 года назад +14

    Kabtan baara 100k subscribers before eid inshallah ✋

  • @TXarardheere99
    @TXarardheere99 4 года назад

    Kaptan Baara Waa Runta Gabadhaan Waxa Ula Hadashy Si Xushmad Leh Codsi Ayaa Uga Dhigtay Inee Kacdo Mana Aadan KU Qeel Qeelinen Ayadana Waa Gabar Maskiin Ah 🙏🙏🙏♥️♥️♥️

  • @khaalidalinadaarakaalidali1298
    @khaalidalinadaarakaalidali1298 4 года назад

    Mash llh prroh qli guul hormar wcn gushaadi waa inoo muhiim lajan

  • @Umuabduqaadir2266
    @Umuabduqaadir2266 4 года назад

    Macalimu Baara wn ku wata guul wcn masul sare

  • @guledabshir1766
    @guledabshir1766 4 года назад +1

    I am from Serbia I love Somali people and SOMALI women😍

  • @marcjrrobleh2513
    @marcjrrobleh2513 3 года назад +1

    Bro jikaarta waan kuu tagera sxb

  • @mysweetheart1254
    @mysweetheart1254 4 года назад

    *waryaa gabadhu waa gabadh qaaliyo yey san ini dhaafin hadaa rag wx is ku haayo tihiin Masha.allh ilhi hakugu wado Edabtiyo Anshaxaba wllo quruxey*

  • @shunajla
    @shunajla 4 года назад

    Abowe waa ii ga fariin please waxaad kutiiraahda Abayo Nadifo wey quruux badaan tahay...weyna doolaa caadeyn quurxoonta...beautyful Smile ayey leedahaay..kudeeh haa qaariin smile ka...gacaanta haasariin dee afka..love her my small sister💞💞💞

  • @hodansaciid8796
    @hodansaciid8796 4 года назад +3

    Masha allah nadiifo and baaruud and jakarte keep going asxaabta alle ha idin dhowro

  • @mohamedyare2942
    @mohamedyare2942 4 года назад

    Masha allah gabadhu qurxonaa Allow xafid oodhowr

  • @hassanlucky3513
    @hassanlucky3513 4 года назад

    Nadiifa i love u wlhi iskastoo aan ku heleen keep koing wll qaali ah
    Dulqaad kaada ayaan ba isoo jiite qalbi wanaag Allaha ku barakeeyo cadowgaa u noolaaw

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 4 года назад +5

    Captan baara cawa inta ka sugeesay qaraxo hdana weyy 👍👍✅

  • @maxamedfarxan7130
    @maxamedfarxan7130 4 года назад +17

    captan baara wn kusalaamay from lazcanod somalia 🇸🇴🇸🇴❤

    • @wardaqueen5997
      @wardaqueen5997 4 года назад +1

      Lazcanod😍

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 года назад +1

      Lascanod yaa somalia ka dhigay adeero waa dalka somaliland

    • @maxamedfarxan7130
      @maxamedfarxan7130 4 года назад

      @@kingmuzze2125 hooya kugu tiri 🤣🤣

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 года назад

      @@maxamedfarxan7130 hooyada iyo aabahay waxa dhaly dhulbahante jamac siyad ah Mark waa rer somaliland awoowayashay

    • @maxamedfarxan7130
      @maxamedfarxan7130 4 года назад

      @@kingmuzze2125 🤣🤣🤣🖕 saa mataqaana

  • @AbdiJama1
    @AbdiJama1 4 года назад +61

    wr gabadhu make upka iyo saan markay tahay sanay ku shidantaha bal ushega inay iskadayso wr yaa igu racsan

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 4 года назад

    Kaptan baraa fartuun noo keen wlh waa gabar dulqaad badane ayadana soo casuun

  • @omarfiola8810
    @omarfiola8810 4 года назад

    walhi captan baara wuu iga qosliyay keep going walal

  • @bilyaabilanmuhchanel5233
    @bilyaabilanmuhchanel5233 4 года назад

    Samirku wa wax wanag san whi wiliba dumarku iney samir ka badiyan wa wax lobahan yahay masha alah walashey nadifa ❤❤❤

  • @zulekhamustafa6997
    @zulekhamustafa6997 4 года назад

    Magac nadiiifo waa qof dagan naxariis badan dulqaaad badan masha allh magaca hbo mcn aaan jclhy

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 4 года назад

    Mashlh Gabada Qurux waaye isha baxarka 😉

  • @carfaayeofficial9908
    @carfaayeofficial9908 4 года назад +1

    jakarta skin mahane waa scene (Siin), hh igu qaado bro.. like wash kusiiya guys

  • @fatushcusman3267
    @fatushcusman3267 4 года назад

    Captan bara qofta waa ka heshay wan ku jeda ani koley isku wara abid ❤❤😍🤪

  • @ayaanhassan893
    @ayaanhassan893 4 года назад +1

    Woow masha allh Allah ku dhowro my brothers and sister

  • @abdiwahab5915
    @abdiwahab5915 4 года назад +8

    Ana ugu horey sln 🇸🇴🇸🇴❤️

  • @hashimsalman3745
    @hashimsalman3745 4 года назад +2

    gabadhan quruxley waye wallahi waliba xishoodka caadi mahan

  • @abdulkadirmuse331
    @abdulkadirmuse331 4 года назад +3

    masha allah wye gbdhan :kuli hadeysidan noo wada noqon lahaayen 👌🏾

  • @supershamy2789
    @supershamy2789 4 года назад +7

    Gabadha giliya aan o ooyey waaye 😭😭😭😭😭maskiin waaye

  • @emreabdalla1341
    @emreabdalla1341 4 года назад +27

    Qofk ugu horeeyo paan ahay ha ila dhaafin like

  • @cabdulahixusenaxmed986
    @cabdulahixusenaxmed986 4 года назад

    Captain baara 2 weeks 50k wlh wa nin mujtamaca soojiitey m.a hormar wacan ayan kulenahay

  • @ayaankaren1530
    @ayaankaren1530 4 года назад

    Nadiifo gabadh iyo baadh weyi wlhi captan bara Nadiifo cafii

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 4 года назад

    Mr Jug soo dhacay durba 50k subscribes ayuu haystaa walahi somalidu waa dad wanaagsan

  • @azulsports
    @azulsports 4 года назад +1

    Cabtan baara marwalbo dhexda adaa leh saas ayee ku fcnthy bagasha

  • @aaminaosman7189
    @aaminaosman7189 4 года назад +2

    masha allah keep going bro anagaaba uqirnay gabadhan iney ugusabarka badneed barnamijkas intakaqeebgashay guul wcn❤🙏

  • @cutiyocaz1168
    @cutiyocaz1168 4 года назад +1

    Mncha allh waa gbar qalbi fcn alle haku daayo cuqdad mleh👍🏻

  • @farxaanxidigfarxaanxidig3461
    @farxaanxidigfarxaanxidig3461 4 года назад

    Captain baraa haldhibaanwataa ayaantandhan yutubkalaan leka saarayey dadka magaca dadow kuqarabanayo waxaanleyahay warnadaaya ee kan saxdaa wakan ramadhan wacan 👌👌👌

  • @osmanhassan7928
    @osmanhassan7928 4 года назад +1

    Captaan baaraa waa tagarahaga 1aad keep going br hore mar wanaagsan

  • @jihaandeeqqorane8442
    @jihaandeeqqorane8442 4 года назад

    abdirizak jakaarta nin qaran horay usoco

  • @basheadan2302
    @basheadan2302 4 года назад

    Maansha allah il iyo carina la aw alla gabadhu qiima badanaa nadiifo nooloow

  • @mohazil4real898
    @mohazil4real898 4 года назад

    Captan baara wku wataa😍🙏🔥

  • @khadraqueenofficial
    @khadraqueenofficial 4 года назад +1

    First comment kaptan baara

  • @najamanalka4600
    @najamanalka4600 4 года назад

    asc ninweyn liketa diyaarweeye

  • @tellthetruth2809
    @tellthetruth2809 4 года назад +8

    Waana gabartii ugu qurux da badneed gabdhaha lagu casuumay barnaamijka qaraaxo lol

  • @amranalinur8688
    @amranalinur8688 4 года назад

    Manshallah naadifo qalbiga naadif katahay abayoy samirkaga ilahey hakusiyadiyo inshallah

  • @faisalfaarahgaraad5958
    @faisalfaarahgaraad5958 4 года назад

    Nadiifo niini i love you timekaygaa ku imaaday american ku gaynayanaa nadiifo nani.💗

  • @kreammuza4499
    @kreammuza4499 4 года назад +1

    Nadiifo waan ku aaminsany sister
    Keeep going 👉

  • @hanatosman6075
    @hanatosman6075 4 года назад

    Fananadan Masha alaah way shidantahy qurxontahy

  • @blackdiamond3
    @blackdiamond3 4 года назад

    Timekeyga ayaan ku imaadey captan baara hormar wacan ayaan ku jajeeynay waxaan jeclaalahaa in aad boqolka xirto ilaa iyo ciida in aan u dabaaldagno labo munasabadoo taso ah ciida iyo 1000000

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 года назад +3

    Nadiifo Niini gabadh samir alle u dhaliyeey

  • @muqaamchannel
    @muqaamchannel 4 года назад

    Runti NADIIFO Alle hadhowru Gawar sharaf iyo aqlaaq & asluub xishmad leh waaye wlhi bilad dahabi ah halagudonsiyo wlhi way uqalanaa
    Hadalada xitaa aykuhadlesay xitaa xishmad ayey ahayeen
    Abowe iyo walalow
    Gawar walashaa ahaan igasoqaad iyo Gawar ahay igaqalee wlhi
    MANSHAALLAH

  • @macaanimuumin4210
    @macaanimuumin4210 4 года назад +2

    Captain baaruud keep going

  • @shermakemoallem603
    @shermakemoallem603 4 года назад

    Masha allah waa gabar dulqaad badan horey usoco sister

  • @yasiromar4702
    @yasiromar4702 4 года назад

    Captain baara
    My bro Keep going

  • @libaanbolow6992
    @libaanbolow6992 4 года назад +1

    Mr Remkeyga waad Shidantahay Waqtigaaga ku caawiye

  • @nuurcadde2279
    @nuurcadde2279 4 года назад +1

    First comment anaa qaatay caawa

  • @ashkarqurbojoog5367
    @ashkarqurbojoog5367 4 года назад +1

    Captain baara ino keen abshir zaaad sidu marnaamijka xiiso uu yeesho

  • @dhacbuleendo1823
    @dhacbuleendo1823 4 года назад

    team dirisle abdi hapo astaan tv ne waa kugu bartay iyo dirisle cabdi

  • @22kaariye80
    @22kaariye80 4 года назад +1

    Liverpool 8 fans Captain Baara

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 4 года назад +2

    Nin weyn ninka Mogadishu xoreystay ✌🙏✌🙏✌

  • @ilwaadquruux1386
    @ilwaadquruux1386 4 года назад +1

    Qoftan markii haday ka qurux badan thy masha allah

  • @maxamedsaneygacal4723
    @maxamedsaneygacal4723 4 года назад +3

    war gawadha waxan ku jeclaaday aboowe bis aye dhahee i love nadiifo nini

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 года назад +3

    Nadiifo n waa qof dakan m a quruxy

  • @paulpoi2177
    @paulpoi2177 4 года назад +8

    Qof kii Ugu Horeyey Runtii❤❤❤

    • @nadifoahmad4140
      @nadifoahmad4140 4 года назад

      Asc cod malhan fidiyogad o dhan max ku dhacy walaal

  • @mashakiyesugar3752
    @mashakiyesugar3752 3 года назад

    Abow walasha cml iga so qaad wlh imeniuma meshaas

  • @ahmedjeilaniosman7513
    @ahmedjeilaniosman7513 4 года назад

    Maasha Allah captain baara hore usoco bro ha gaar siyo 100k subscribe waa legend

  • @maxamedabuukar7368
    @maxamedabuukar7368 4 года назад +1

    Captan baara wan ku aamin sanahay horay usoco

  • @ahmedaden443
    @ahmedaden443 4 года назад +1

    Gabtan Baraa Waxan no ganta Fartuun Mohamed

  • @kaltumkayfkayf4233
    @kaltumkayfkayf4233 4 года назад

    M.a daganaanta dabeecad wng ayee ku darsaty allha u dhaafo captan baraa adna horay u soco Eid coming soon ayaan idin leeyahay🙏🙏🙏🙏

  • @maxamedcabdicasis8695
    @maxamedcabdicasis8695 4 года назад

    Hal qabsiga kabtan Baara waxa kamid ah ( Ani been makuusheegayi)

  • @footballpes296
    @footballpes296 4 года назад

    ar qofta qurux badna m.a

  • @azulsports
    @azulsports 4 года назад +3

    Teaada kle Reaction ayaan rabnaa Meel fadhi sameyso studio cnl

  • @khaalidalinadaarakaalidali1298
    @khaalidalinadaarakaalidali1298 4 года назад +1

    Nadiifo guul waxankusiyay 💯

  • @zadaamhajji5854
    @zadaamhajji5854 4 года назад

    Nadifo bila meega qurux badan thy m.a 👏👏

  • @amiinadan5821
    @amiinadan5821 4 года назад

    Keep going captain baara

  • @cheifabdulahimohamud286
    @cheifabdulahimohamud286 4 года назад

    Keep going kabtan baara kkkkk

  • @fartuuncabdullahigurey864
    @fartuuncabdullahigurey864 4 года назад

    msha allah kaptan baara guul ayan kurajynayaaa

  • @omarfiola8810
    @omarfiola8810 4 года назад

    captan baara hadaan arko waanba iska qoslaa waxaa igu soo dhacaayo kursigii uu watay keep going wll maalin uun waan gaareynaa 100K malintey noqotaba

  • @shamsoibrahim4938
    @shamsoibrahim4938 4 года назад +2

    Masha Allah wadkadhabeysay waxad ubahneyney wadsameysay asxabta kale soqabo

  • @maqaarmediaofficial4306
    @maqaarmediaofficial4306 4 года назад

    Anoo fanaan ciise dheere ah qoftan igu qabo sxb maskiin waa

  • @hassanserar6975
    @hassanserar6975 4 года назад

    Whoever gets the chance to marry nadiifo will surely have an Angel. What a wonderful lady ♥️

  • @imranyare5057
    @imranyare5057 4 года назад

    Captan baara keep goin my bro

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 года назад +3

    🤣🤣🤣 wlhi waa gabar dabeecad fiican inta igu racsan subscribed iisaara asxaabeey ♥️🤗

  • @shaafkacaddeofficail9293
    @shaafkacaddeofficail9293 4 года назад +1

    teemkeeyga ayaan ku imaaday sxp waad kawashay gabadha wlhi

  • @munobashiir6768
    @munobashiir6768 4 года назад

    Nadiifo waa gabadh Qurux badan manshlh❤

  • @channel-jy1bd
    @channel-jy1bd 4 года назад +5

    Captain sxp halmar abshir nokeen thks