Rooti lagu afurayo aad u jilicsan adna u macaan Ramadan kariim dhamaan musliminta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Shukri masala

Комментарии • 304

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 4 года назад +6

    Maansha Alaah, Rooti Jilicsan waaye oo Qurux Badan. Gacantaada Alaaha kuu Barakeeyo Abaayo.

  • @xamdaabdi6342
    @xamdaabdi6342 4 года назад

    u aynu u ducayno wllsheen wanaga inala jecel oo iyado xanusan ina cawinauasa wllo shukri alle haku cafiyo wll aan jeclahay ayaad tahay

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 4 года назад +2

    Mashaallah Abaayo Shukri Masala mahad sanid Allah ku caafiyo Abaayo Allah ku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @suaadoali9316
    @suaadoali9316 4 года назад +4

    InshaAllah Alaha kucafiyo Abayo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @qaalias6005
    @qaalias6005 4 года назад

    Masha Allah walaashey gacantada Allaha haku barakeeyo llahay cafimaad taam ah hasiiyo

  • @abdiail7235
    @abdiail7235 4 года назад +1

    jasaaka alaah

  • @abdiwahabmohamed359
    @abdiwahabmohamed359 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤🤩🤩👍👍👍

  • @muniiraabubakar2277
    @muniiraabubakar2277 4 года назад

    Masha allah xbbti rabi haku barakeyo gacantada aad bad u mahad santahy macalimadeyda aya tahy alle waxa kaga baryaya cafimad taam ah in u ku siyo xanunkana dambi dhaf allah kaga dhigo rabi ha idin xafido adun iyo akhiraba adiga iyo familygaga insha allah

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 4 года назад +1

    Mansha Allah Allah kubarakeyo cafimad tam eh Allah kusiyo mamo shukri

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 4 года назад

    Abaayo shukri maxamed cali allaha haku xafido waxan soo xusustay rooti abuukeygi karan wajeer foorno boqolsoon ookulel ah cafar qurux abaayo guuleyso inshaa allaah

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 года назад

    Mash shukuri masla wan kaga mahacilin abayo sano garab istagaro xabibiti ilaahey janad hak warabiyo

  • @anifaschannel3861
    @anifaschannel3861 4 года назад +3

    Walalayal illahay dartis subscribe igusaara Ramadanka 1000 igarsiya idinko mahadsan

  • @hodomo6436
    @hodomo6436 4 года назад

    Msha allh illhay haka jasidsiiyo macalin

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 4 года назад

    Maashaa alaah shukri intee lagaa hayaa walaal alaha ku caafiyo abaayo quraan isi saar jihaana igu salaan

  • @halimamohamed2283
    @halimamohamed2283 4 года назад +3

    Masha allah jazakallah khayr

  • @Goatediter1223
    @Goatediter1223 4 года назад

    Masha Allah cadi Mahan allaha ku barakeyo abyo

  • @xamdihappy6113
    @xamdihappy6113 4 года назад +1

    M.a walshen Qalida shugri masala marwalbo wan kula socona allaha noka caafiyo caafimad tam ah insha allah

  • @malyunahmed1408
    @malyunahmed1408 4 года назад

    masha allah tabaaraka llah qali waxad samaysay waxa wanasgsan gacanta alaha ku barakeyo oo caafimaad kucun

  • @aminacali2153
    @aminacali2153 2 года назад

    Mansha allaah ilaahay hakuu barakeeyo gacantada

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 3 года назад

    Mashaa Allaah walaashay shugri jazaakalaah ilaahay hakubarakeeyo hana kucaafiyo Aamiin Aamiin yaa Rabi

  • @ayaanah2501
    @ayaanah2501 4 года назад +3

    Masha Allah 😍😍😍💌❤❤❤
    Jazaki Allah aljanah

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 4 года назад

    Walaalayaalow aniga ramadan ka wax yar aan ka cabsadaa ii soo duceeyo yaah war hana ila yaabina kii sambuus ahaay waji ma isoo nooyo be foolyo Lee ba dhib ku qabaa ciil wallahi marti aa imaaneyso shiix shiix Ani

  • @caatikacadey9003
    @caatikacadey9003 4 года назад +4

    mansha Allah illahay gacanta haku barakeyo جزآك الله خيرا

  • @iqrocabdulahi6383
    @iqrocabdulahi6383 3 года назад

    masha allah habo allah ku cafiyo gacatadadne allah ku barakeyo walahi wax badan ayan kafaide

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 4 года назад

    Masha llh waxba lagama qaban karo gacanta allh ku desto abaayo allh ku caafiyo wall macaan cafimaad taam ah ayaa alh kaga baryaaa

  • @haajaraxasan3246
    @haajaraxasan3246 4 года назад +1

    masha allah jazaka allah qeyra jazaa ❤👑♥✨🌙🌙🌙🌙✨Ramadan kareem 😊🙌💕✨

  • @intajclwangwalashood1234
    @intajclwangwalashood1234 4 года назад

    masha allh xbbti gacantada alah kuu bakeyo

  • @fosiyaseadmahamoud6551
    @fosiyaseadmahamoud6551 4 года назад +1

    Maasha allaah ilaahay hakucaafiyo

  • @leylaleyla4312
    @leylaleyla4312 4 года назад

    masha allh gacmahaga ale ha ku dayo qaali

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 4 года назад

    masha allaah allaha ku barakeeyo

  • @amranaden3058
    @amranaden3058 4 года назад

    masha alaah shukrina qurux shukran xabibti

  • @البنتابراهيم-س2ح
    @البنتابراهيم-س2ح 4 года назад +2

    مانشاءالله يااختي العزيز
    احفظ الله

  • @ismahanibrahin1470
    @ismahanibrahin1470 4 года назад

    Mashaa. allaah. jazaakallaahu. qeyr. Abaaaayo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 года назад +2

    Shugri masala salaan sare xabibti RAMADAAN MUBAARAK ABAAYO ILAAH nabad nigugeeyo caafimaad taama ah
    Adigana ilaah kucaafiyo

  • @marwastarcooking
    @marwastarcooking 4 года назад +3

    Masha allaah abaayo shukran❤❤

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 года назад +1

    Wwwwww maaaasha allaaha habo macn allaaha ku barakeyo aamiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👌🌙⭐🌙⭐🌙🌙⭐🌙⭐♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍🥰

  • @saladsaidahmed8935
    @saladsaidahmed8935 4 года назад

    Maan shaa alllh abyo qaali alle haku cafiyo alle haku xifdiyo gulayso xbbti hormar wacn

  • @susuucadey8481
    @susuucadey8481 4 года назад

    Masha allah xabibatii allaha ku xafido allahane ku cafiyo mahdsanid qali

  • @macanbadan8254
    @macanbadan8254 4 года назад

    Wwwww masha allah jizakalahu kheer

  • @amranmaxamed4340
    @amranmaxamed4340 4 года назад

    Masha alah macanto alaha ku xafido

  • @wardaabdiaziz7100
    @wardaabdiaziz7100 4 года назад

    Shukran walsheen shukri ♥️♥️♥️♥️

  • @khaaliqaali8714
    @khaaliqaali8714 4 года назад +2

    Masha Allah xabiti Allah cafimad haku siyo inshalah

  • @halimasheekhmohamed923
    @halimasheekhmohamed923 4 года назад +1

    Masha allah abaayo gacntada allaha ku barakeyo cfmad taam ah allaha ku siiyo insha allaha.

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 года назад

    Masha Allah Aabyo shukri shuran hor udoco 👍🏻Ramadan kariim 👍🏻❤❤❤❤❤❤

  • @iqraa1474
    @iqraa1474 4 года назад

    Shugri mahamad ali shugri masala magacaga wan xiifdiyay xbbty

  • @munezachannel14
    @munezachannel14 4 года назад +1

    Masha allah allaha ku siiyadiyo cafimadka

  • @mohamedhassanadan5819
    @mohamedhassanadan5819 4 года назад

    Masha alla walahi shukri masala wa qofka kaliya ee aan sikal iyo laaba u jecelahay dhaman youtubers ka oo dhan wax badana wan ka faida

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 4 года назад

    Masha allaah qurux allaah ku xifdiyo abaayo caajiska allaah kaa qaado cafimaad allaah ku siiyo mcnto ♥♥♥♥♥

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 4 года назад +1

    Masha alaah Abaayo ramadan kariin

  • @nimcoelmi9935
    @nimcoelmi9935 4 года назад

    Masha allah habo shukri gacanta alle kama gooyo gacmahaaga allah ku barakeyo 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @falisigal579
    @falisigal579 4 года назад

    Masha allah shukri shukran abaayo jazakallah Rooti abuukey💕💕👌

  • @cismaanxasan5156
    @cismaanxasan5156 4 года назад +1

    Masha Allah Alle haku barakeeyoo Alle caafimad taama haku siiyo

  • @sharifocadey9292
    @sharifocadey9292 4 года назад +2

    Mashaa allah tabarakallah beautiful abayo alllah KU caaafiyo Tama in shaaa Allah

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 4 года назад +6

    Shugriyeey abaayo allaha ku caafiyo quraanka badso cafimsad ku waar adkaarta qariso iyo saliga nabiga saaid malintii

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 года назад

    Shugriyeey abaye biliis isoo bookho uma khalid

  • @amirastylish8980
    @amirastylish8980 4 года назад

    Shukri hn naag faarida aya thy msh alh

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 4 года назад +1

    Masha Allah illahay haku barakeeyo Shukri caadey.

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 4 года назад

    Masha Allah maama ilaahay ha ku caafiyo ilaahay ha ku barakeeyo

  • @faadumomaxamud8242
    @faadumomaxamud8242 4 года назад

    Si dag dag ah Allah ku cafiyo xabiibti

  • @MOHAMEDALI-nw1tg
    @MOHAMEDALI-nw1tg 4 года назад +1

    Mahadsanid walaal
    Inkastoo aan aad ujeclahay Sanbuuska

  • @sharifocadey9292
    @sharifocadey9292 4 года назад +3

    Aallah KU xafido

  • @hawodirie4875
    @hawodirie4875 4 года назад

    It's beautiful bread ilove it thank you God bless you

  • @mohamedjeelle4061
    @mohamedjeelle4061 4 года назад +14

    23:18 habenimo dawanowa roob ayaa daoowo 🌨️🌨️ muqdisho ❤ cunto karis saa u jeclhaye lee😂😂😂🌻 cooking noqo rabaa aa Qirkeey🙈😍😍 oo dadka wax ka bartaan I.n✨🔥💯💞💞

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 4 года назад +1

    Abaayo Masha allah caafiyo allaha ku siiyo

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 4 года назад

    Allah ku caafiyo Inshallah masha Allah Rooti 😋😋😋💖💖💖💖💖🌹🌹🌹

  • @ayaandeqa5604
    @ayaandeqa5604 4 года назад

    Manshallah walashey shukri cadey Ani roti dubow adan kaa bartay jazakallahu qeer

  • @nashadcadey7832
    @nashadcadey7832 4 года назад

    Masha allh rooti aad u qurux bdn caafimad alalh haku siiyo mamo🥰gacanta allah haku barakeeyo

  • @farhiyadaud6744
    @farhiyadaud6744 4 года назад +1

    Habo shukri xaanshida hdan heesan saxanka kali intan saliid marsho maku dubi karaa

  • @madiinomaxamed6168
    @madiinomaxamed6168 4 года назад

    Asc abyo shuri somaliya an joga sodiga dhuxul Mala ku sama kaara👍❤👌💯

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 4 года назад

    Maasha Allah sister kheyr Allaha ku siiyo

  • @samiraapdikadir902
    @samiraapdikadir902 4 года назад

    Shukri masala wan ku xidhanahay barnamijyadaada lkn madama lahjada ku kula duwanahay waxyabaha qaar wax kale u naqaano ma fahano

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 4 года назад +2

    Illahay gacantada haku barakeyo qaaliyey illahay cafimad sareeca hakusiyo qaaliyey 💓💓💓💓💓

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 года назад +2

    Wow masha Allah abaayo ilaah ha ku xifadiyo ilaah ha ku cafiyo

  • @ramlainthekitchen6009
    @ramlainthekitchen6009 4 года назад +1

    Gacanta Allah haku Barakeyo Mashallah yummy shukran xabibty

  • @abdishakurmohamed1711
    @abdishakurmohamed1711 4 года назад

    Shukri abaayo mahadsanid waxaad tahay qofka kaliya aan wax badan ka Faa,iday wali markaan isku dayo ii hagaagan thanks walashey

  • @farhiagardawe8172
    @farhiagardawe8172 4 года назад

    Msh alh hooyo ilhy hagu barakèeeyo gacantàda ilhy cfmd sariica hgu siiyo mamo mdaxa no srnthy anagana wxn rajyn inaan wx bdn ka faaidnay maamk

  • @waadmahahsantahadbbe2251
    @waadmahahsantahadbbe2251 4 года назад +2

    ما شاء الله تبارك الله شكرا الله يحفظكم ان شاء الله

  • @hibosaid3066
    @hibosaid3066 4 года назад +3

    Mashallaah beautiful sister

  • @caishamacalimcabdinasir215
    @caishamacalimcabdinasir215 4 года назад

    Masha alaah waxbadhan ayaankaafa idhay qaliyey ilahay hakucafiyo

  • @hhhchanel3624
    @hhhchanel3624 4 года назад

    Masha alah alaha ku barakeeyo gacantada

  • @sahrohussen8663
    @sahrohussen8663 4 года назад

    Alle haku caafiyo abaayo maashaa allah gacanta alle hakuu barakeeyo

  • @fowsiyomohamed5152
    @fowsiyomohamed5152 4 года назад +1

    Mash allha hbo cafimad tam ah allaha ku siiyo

  • @xadiyosalebanyusuf4232
    @xadiyosalebanyusuf4232 4 года назад +1

    sacada meeqo waye ku sheg aaf soomali waxan idinkalah yabay waxad waxa ku shegeysan aaf kinah hadanah waxad dhax galineysan aaf aadan haleyninha makula yaqanaan daadka waa miyah daadku kuwan garaney ayaa ku jiiran hada sacada aad ku shegtay aniga maqanoh adan sameysan laha roodigan marka nugu sheg afkenah sacada

  • @xamdixaalichannel1440
    @xamdixaalichannel1440 4 года назад +5

    maansha allaah abaayo shugri gacantaada allaah hakuu barakeeyo 😍😍

  • @amafrahafrah9178
    @amafrahafrah9178 3 года назад

    Iyaa aboow ha lsano ka hor ayu ahay video gan lkn manta iso bahday ani mahadsanid habo shukri wlhi ani cunto karin xoga wan kasa markey wax iga qaldaman adaa kuso radiyaa shuukraan 😘😘😘

  • @anisoali8188
    @anisoali8188 4 года назад

    Maashaa allaah habo

  • @faadumomaxamuud5084
    @faadumomaxamuud5084 4 года назад

    Allaha kuu gacmahaga

  • @umusuheyla6337
    @umusuheyla6337 4 года назад +1

    masha allah ina maxamed cali ku taageraa abyo jowhar cadeey ka so salamaa❤💋❤❤👌👍

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 года назад

    Waad mahadsantaha walahi waa arin kala xiran

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 4 года назад +3

    Ramadaan kariim abaayo Allah Ha Ku caafiyo

  • @fahmaabdi466
    @fahmaabdi466 4 года назад +1

    Nice work

  • @hodankhasim9394
    @hodankhasim9394 4 года назад

    Msh aalh barakalha

  • @ismaalkadir6095
    @ismaalkadir6095 4 года назад

    Shukri sharaf abayo foornada korontada kaso hadal xitaa rooti Kuma dubto abayo markale mahadsanid

  • @nasteexyare4414
    @nasteexyare4414 4 года назад +1

    Masha allah macalimad shukri masala.

  • @hannaabdirahmaan7085
    @hannaabdirahmaan7085 4 года назад +2

    Masha allah 💖

  • @najmaidris1756
    @najmaidris1756 4 года назад

    Mashallah xabibti keep going ilahey hakucafiyo 😊😊👍👍👍

  • @calanaden5746
    @calanaden5746 4 года назад

    Masha allah macalii Ramadan Mubarak jazaaka allah khyr 🙏🙏❣❣ caafimaad team ah baan allah kaga rajaynayaa 🤲🤲

  • @abdihassanali1233
    @abdihassanali1233 4 года назад

    Ilahow ku barake gacantada

  • @mulkicadeey7760
    @mulkicadeey7760 2 года назад

    Maaaaaasha Allah Maaaaaasha Allah 🥰🥰🥰🤩

  • @fardowsanuurcade8004
    @fardowsanuurcade8004 4 года назад +16

    caawo aniga ugu horeyee like igu sharfa walalhey