Hereri iyo Denmark Qaybtii 1AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2022

Комментарии • 86

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 2 года назад +35

    Cabdisalan adigoo aad oogu mahadsan barnamijkan aad noo soo gudbiso. Fadlan Comera Man ka training Fiican sii. Sababta aan sidaa u leyahay. Waa inuu comerada ku qabtaa objectiga laga hadlayo. Markii aad wax sharaxayso sheyga aad sheegayso waa inuu comerada dadka oogu qabtaa. Tusaale. Hada. Saacada markuu xildhibanku sheegayay. Kumuuna qaban. Thanks. Marlabaad

    • @abdifatah1173
      @abdifatah1173 2 года назад +3

      Legand ayaa tahay isku fikir ayaa nahnay

    • @AMIsmail22
      @AMIsmail22 2 года назад +2

      Intaasaan odhan lahaa laakiin adaa ii yidhi sxb

    • @mohamuudsubeer5876
      @mohamuudsubeer5876 2 года назад +1

      agree

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 2 года назад +2

      👍👍👍👍👍👍

    • @cabdirabbicabdilahi3464
      @cabdirabbicabdilahi3464 2 года назад +1

      Waad saxsan tahay , aniguna waan tabayay arinkaa waanan iska xanaaqay niyaw miyuu idintuse , laakiin waxaan isku qanciyay malaha ogolaansho ayaanay uhaysan inay sawiraan

  • @umatulislam2770
    @umatulislam2770 2 года назад +6

    wariye aad uqalpi wanagsan ayaad tahay abdisalaam waan kusalamayaa wall

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 2 года назад +5

    Best Somali journalist Abdisalam Hereri

  • @bidhaamiye6674
    @bidhaamiye6674 2 года назад +1

    Waaba another level barnaamijka c/salaan hareri ilaah cfmd iyo cimri dheer haku siiyo

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 года назад +12

    Hereri waxuu noqday dhulmareen aad buu aduunka ugu safaray.

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 года назад

      Somalidunah tarikhdodunah waa qabil.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад +4

    Mashallah hareri is legend always expect him great vedio

  • @ibrahimegal7186
    @ibrahimegal7186 2 года назад +2

    i really enjoyed herari and denmark documentary very good insight denmark

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 года назад +3

    Wow amazing country Denmark 🇩🇰 nice 👌

  • @somalidentist4131
    @somalidentist4131 2 года назад +3

    Where there is no poverty there is life. Keep travelling uncle Hereri.

    • @inaadarwish206
      @inaadarwish206 2 года назад

      He literally went all over the world lucky him.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 года назад +5

    Gaalo iyo farxad kale dheer taas markhaati madoonto waa dadka aduunku ugu farxada yar nolosha ay haystaan.

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 года назад

    Ex saxafi waayo arag EIDMubarak

  • @ABDIRAHIMO2
    @ABDIRAHIMO2 2 года назад +3

    Denmark dad yaraa xaafad Istaanbuul ku taala baaba dalkaa dhanba ka dad badan. Mahadsanid.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 года назад +8

    Denmark wadankii ay Fanaaniin badan oo Somaliyeed ay daganayeen gaar ahaan magalada Arhus hadaanan khaldanan Tubeec maryan Mursal hanooniye laanta lafoole Ccasiis Germal. Csamad ilkacase kudara .

    • @solostgen3862
      @solostgen3862 2 года назад

      Saalax Qasim too 🙌

    • @cabdirisaaqofficial5476
      @cabdirisaaqofficial5476 2 года назад +1

      Cabdisalaan hereri ayaad hilmaamtay😅😅

    • @meysa2009
      @meysa2009 2 года назад

      Odense oo daagna Allah ha u naxariisto Tubeec iyo Lafoole, cabdicasis Germal Ali ukun iyo Nuur Dk

    • @abdulahiibrahin
      @abdulahiibrahin Год назад

      ​@@meysa2009 adi xage jokta wll

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 2 года назад +7

    Copenhagen Denmark 🇩🇰 waa wadanka aan kaga noolahay aduunka

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 2 года назад +3

    Tan ah wa dadka adunka ugu farxada badan tas wa Ben,qofkasta o nolashisa haysta maha macnihisu inu faraxsanyahay,wadana isdila ugu badan wa wadanada uqu qanisan dunida dib ugu noqda farxad qofan din lahayn on ilahay ku xidhnayn wa mid ku nol cidhidhi 🙃🧐

  • @aminazahramohampud4851
    @aminazahramohampud4851 2 года назад

    Abdinoor mashAllah

  • @mankayare8303
    @mankayare8303 2 года назад

    Hereri legend keep going

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 года назад

    5 bari baan sugayey mansha allah

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 2 года назад

    Dadaalaa waa helaa= whom works hard reaches the destination.

  • @amiinmukhtaar6016
    @amiinmukhtaar6016 2 года назад +2

    Cabdisalaan Barneemijku waa inuu magaalada afaraad ee dalka Aalborg uu soo gaaraa. Waa magaalada keliya ee masjid dhulkiisa iyo dhismihiisa soomaali leedahay. Waa magaalo uu ku nool yahay soomaaliga ugu xilalka sareeya soomaalida kuwooda siyaasada aadey. Xadaan barneemijku Aalborg soo gaarin cabdisalaan looma dhama.

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 2 года назад

      Masaajidki laysku haysty 4.5 miyuunu ahayn??

  • @idirisdahir1682
    @idirisdahir1682 2 года назад

    Haaye haaye haaye 😄😄

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 2 года назад +7

    Farxaddoodu maxay taraysaa, waa dadka adduunku ugu cunsrisan.

    • @amiramoha7053
      @amiramoha7053 2 года назад

      Jeg er enig med dig, danskere er racister

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 2 года назад +3

      JAMA farah maanay dhaamin carabta gabadha somalida kufsada xooga Ku haysta dhaca. Mastaafuriya kuugu yeedha CABID Slave. so I think white people are more ecceptble than Arabians

    • @thesomaliman5396
      @thesomaliman5396 2 года назад +2

      carabta wasaqda ah ayey ka fiicanyahiin

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 2 года назад +1

      Walal anaga ya naga cunsurinimo Ruunta hatii laga hadlo anaga aya islaa nolaan kariin oo ma jiro qof somali ah ku nolaan karo dhul kale somaliyyeed kwrn Baal dad dhaan dhul eey dhisteen oo isku diin ehen nagu falayan

    • @Vonaark28
      @Vonaark28 2 года назад

      @@Myworld-dn1nt Walaal run baad sheegtay laakiin waqtiyadii hore Denmark wuxuu ahaa waddan aysan ku badnayn cunsurunimadu.Soomaali Haddaan ka hadlo sidaad sheegtay xaaladdeenu meel aad u xun bay maraysaa oo waxaan ku soconnaa sidii uu burburay
      Waddankii la Oran jirey Yugoslavia.

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed686 2 года назад +2

    Cajiiba wxa ah sida ay u ilaaliyaan waxyaabaha hore ee ay ka so gadheen dadkoodi hode inaga somali ahaan waynu dumi naaa dhamn o dhismayaal cusub ayey nu ku badalnaa imagine saacad 700 oo sano jirtey iyo guri la dhisay qarnigi 9ad

  • @ahmedabdi5742
    @ahmedabdi5742 2 года назад

    Waa caja ib wadan kaasi

  • @getto10
    @getto10 2 года назад

    Barnaamijkani aduunka ayaan ku bartay sida ay somalidu ugu nooshahay

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu 2 года назад +2

    Somalidu waa qowmiyad cajiib ah meelwalba waa inoo shidantahy

  • @ahmedkhalif6098
    @ahmedkhalif6098 2 года назад +1

    Asc.
    C/ salaanow beena waas weeye ninkani tareen isteeshanka Copenhagen waxa horfadhiya dad dawarsanaya oo noloshaba ka dhacay.

  • @saidawad1778
    @saidawad1778 2 года назад

    Caadi maha wlhi buundadan wan ka yaabay wlhi

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 2 года назад

    Wariyaha kaliya ee aan xiiseeyo barnaamijyadiisa

  • @quraanonlineschool6213
    @quraanonlineschool6213 2 года назад

    *BARNAAMIJYADAN AYNU KABARANO QAABKA LOO MAAMULO NOLOSHA DADKA IYO SIDAY NOLOL WANAAGSAN AY UGU NOOLAANLAHAAYEEN IYAGOO DIINTOODANA ILAASHANAYA*

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 года назад +2

    Gabadh aan jeclaa oo la odhan jiray Xaawa timadheer ayaa markii iigu danbaysay la yidhi Denmark baa lagu qabaa.

  • @abdulmajid-tc9pz
    @abdulmajid-tc9pz 2 года назад

    Watas dunida cadaalad lagu dhaqay hormarkeeda

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 2 года назад +1

    Wadan ka ugu xun yurub

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 Год назад

    🇩🇰 🇩🇰

  • @yuusufqaasim5655
    @yuusufqaasim5655 2 года назад

    Alayaa sharciga Denmark yaa isiiya

  • @yuusufqaasim5655
    @yuusufqaasim5655 2 года назад +2

    We love Denmaric

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 года назад

    C.h💫💫💫💫🙏

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 2 года назад +1

    Diintee wax ku meheriyaa xilshibanku

  • @abdimalik3310
    @abdimalik3310 2 года назад

    Hal su'aal hareri safarka uu wadamanka ku aado Yaa ka bixiyo qarashka ama universal TV ayaa ma bixisa?

    • @AA-sc6iw
      @AA-sc6iw 2 года назад +1

      suaal xuma, safarada lacag badaan ma ahaan.

    • @abdimalik3310
      @abdimalik3310 2 года назад

      @@AA-sc6iw Mafahmin!

  • @Shuqul-kuli2025
    @Shuqul-kuli2025 2 года назад

    Xeeran waa laga hela waa lasim sababto ah dalka dhan yaa war ka hayo

  • @maryandhaqane8681
    @maryandhaqane8681 2 года назад +2

    Magaladeena aan jecelnahay

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 2 года назад

    Denmark wa wadan yar oo kooban oo baaskiil lagu socdo 2008 igu horaysa

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 года назад +3

    Norway is best

  • @kennedyjama2003
    @kennedyjama2003 2 года назад

    Viborg inu so boqday ahayd odayga wa kuso dhawyn lahaa

  • @bilalmuse6007
    @bilalmuse6007 2 года назад +1

    War ninkan hereri dalxiis bukardharge

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 года назад

      Indeed, the journalist is full of trips and travels
      Diligent journalist and we are in the Gulf countries
      When we are bored, we go to the mall
      We work like the Eid prayer, we go from one road and return by another by car.. Alhamdulillah anyway ☺😄✍🏾🍃

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 года назад +2

    Xildhibaan timaha ka daa sidan madoobayso ayaad nafta kaga qaaday

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 2 года назад

    Hereri guulayso insha allahu ,✅

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 2 года назад

    Hereri in denmark as danish😂😂🤟