Sax axmed food cade waa nin dhiigle , deny ma iidoorbuu la heshiiyey waa in laga tashadaa Shacabka majeerteen ayaa deny inooga hiilinaya insha allah dhiigaana shaqaynaya .
Food cadow intaa waanu og nahay hadanu dhulbahante nahay lkn waxaanu ilaa hada fahmi la,anahay waa reerka warsangeli deni anagu dan kama lihin hadafkayagana ma hor istaagi karo ilmaadarayaalow warsangeli talo noo keena sidii dagaalka ceerigaabo aad noola soo geli lahaydeen hadii la rabo in wax la isku darsado ha inoo danbayso inta ceerigaabo maatada dib loogu celinayo
Heshiiska jeexaysan ee muamarada Dani dibir tiirka ciro weligoodba ha is leef leefaan loo wada joogaa ragu waa rageedii ee aynu eegno waxay ku bilaabanto
XILDHIBAAN LA ISKUMA HELAAYO SHEEKO KALE NOO SHEEG DANI KU WII ISAGA UU MAGACABY AYAA MARKII XAMAR LA TAGAY KA TAGAY MARKA CIRO XILDHIBAANE SIINAYA DANI. DAD WAALAN BAAD LA HADLAYSAA.
Inader isaq beesha majerten inta iyago nacayaya bay kuso halqabsanayan mj iska soo sara qoxotiga bal sansd guradi ssc waa loo diiday in ay xaflad 8n ay ku dhigran waxana lagu raali gelinayay iidoor deniyow qaxootiga iska soo saar
Ma kula tahay ceerigaabo inaad calan aan ahayn kan somaliland aad ka taagi kartid. Kkk walle hadaanad sidaadi magan iyo martinimo ku iman oo aanad soo hoos gelin calanka somaliland waad ogtahay inaadan si kale ceerigaabo ku imaan karin wax dhacayana aanay ahayn
Dani koontada dir xildhibaanada xasan bay u xidhan tahay dani waa baac 30 million qaata oo isagoo qaawan soo noqdo hadana waa baac harti lagu soo tuuray iyo darood
Thanks brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
Axmed food cadde geesi fariid ah maasha allaah from SSC ❤❤❤❤
Yes waa saas inakoo adoona kunoqda ceerigabo siyaa
Waa sax
Insha ALLAAH
Walee waa run ku soco foodcade🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul warsangali iyo dhulbahante
Your dream
Izaaq iyo darood waa horay isbarteen tasna wxa ku cadaynaya mar walpa daroodku waa gaatama toos uma dagalami karo izaaq is not easy wani wata
SULDAANKA HALA DHEGAYSTO WARKIISA DHULBAHANTE IYO WARSANGELI ILAAHAY BAY LEEYIHIIN ,MEESHII LOOGU TASHANAYEYNA ILAAH BAA JOOGA.
MAHADSANID QALAS AXMED FOODCADE💪💪💪✅✌️❤️
Sharci baa kayaal arintaadi sitoosa bay usoo baxday
Lacagta soo dira dhulbahantow 😂😂😂😂
😂😂😂 wersengeli na ha soo diro
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏
Isma lihi warsengeli iyo dhulbahante xurguf siyaasadeed baa ka dhaxaysay weligood waa la kala ilaaliyaa taas fahma
Aad iyo aad
Sax axmed food cade waa nin dhiigle , deny ma iidoorbuu la heshiiyey waa in laga tashadaa
Shacabka majeerteen ayaa deny inooga hiilinaya insha allah dhiigaana shaqaynaya .
Waa War Cad sidaa aad sheegtay weeye.
Maxaay dhulbahante iyo buluushta warsangeli isku kordhin karaan bahal higlo afqadhmuuna lama kala tagto waxna iskuma kordhiso oo iskuma tarto
Dagaalka Gala.
Dani dani waad kuwaalateen ee isdifaaca qeeyraadow 😂😂😂😂
sinjibaarka waa lawasayaa
GUUL IYO GOBANIMO JAMAAHIIRTA HARTI WAQOOYI POWER.
SACII BUURNAA WAA CIYEY BALSE HORAA LOOGA SOCONAYAA 🐴💪✅❤ INSHA ALLAH CEERIGAABO 🇸🇴❤️ GACANTA HARTI WAQOOYI DEGDEG BEY KUSOO GELEYSAA.
KUWA HAGAR DAAMINAYA SHIRKA BADHAN CITY 🏙️ SHARCIGA HORGALKAA LAGU QAADAYAA INSHA ALLAH ✅✅💪✌️
Guul garaad 😂😂
Caac
Warya horgal foodcade siilka hooyada ba cadow
Haye lakin sheekada deni kawaran
Good 😮
Good 😊
Ceerigaabo kooxo badan bay qaawinaysaa
Mudane waad asiibtay denise hagardaamada uukuhayo dhulbahantiyo warsangeli kunoqon maayo madax weyne somaliyeed never never never!! Wuu riyoonayaa
Nabada ninkay ka godo walayaqan wanu wada dhalanay walaalo illahay baa naga dhigay walaalo
Food cadow intaa waanu og nahay hadanu dhulbahante nahay lkn waxaanu ilaa hada fahmi la,anahay waa reerka warsangeli deni anagu dan kama lihin hadafkayagana ma hor istaagi karo ilmaadarayaalow warsangeli talo noo keena sidii dagaalka ceerigaabo aad noola soo geli lahaydeen hadii la rabo in wax la isku darsado ha inoo danbayso inta ceerigaabo maatada dib loogu celinayo
Wallee wiilkani waa fariid geesiya oo mabda leh oo qadiyad leh ee halagu taageerto halgankaa waxa kaloo DHAN dhulka Hala dhigo Hana la isu tanaasulo wax kastoo yimaada waa ilaahay mahadii hadii deni maanta warkiisa uu cadaysay inuu cadawgeena taageerayo oo uu ku xidhan yahay
Waad iska hadashay xaqa allaha ku tuso
Hahahaha Hatinimo weey macaantahay ina adeer anagoo kala maamul ah ayaa mid nahay. Saldanada Warsangeli Dhulbahante hadeeynu nahay wax walbo ay rabaan waa la rabnaa, xishmad mooye wax kale uma heeyno.
Hadii aanu reer somaliland nahay go'aankaa waa sodhawaynaynaa waxaba hala hadhina
Goojacade kusoodhysoc
Ceerigaabo Nabad
Bililiqada ah wxba zr
Heshiiska jeexaysan ee muamarada Dani dibir tiirka ciro weligoodba ha is leef leefaan loo wada joogaa ragu waa rageedii ee aynu eegno waxay ku bilaabanto
XILDHIBAAN LA ISKUMA HELAAYO SHEEKO KALE NOO SHEEG DANI KU WII ISAGA UU MAGACABY AYAA MARKII XAMAR LA TAGAY KA TAGAY MARKA CIRO XILDHIBAANE SIINAYA DANI. DAD WAALAN BAAD LA HADLAYSAA.
Waxaa kahadliyey usu imaatinka warßangeli iyo harti ee badhan warsangeli deni waa kudhexjiraa
Waa dad aan waxba haysan axsaana lahayn. Saas uunbaad u qaylin.
kkkkkkkk ciilan
Cidda aad tahay sheego to begin with
Dani maxaa ka khuseeya Ceergaabo. Ceergaabo ma Qardho u maleeyey.
Ceeri gabo waxba igsma gellin buu yidhi ma runba
Puntland ma hayso lacag lagu dagaal ku gashaan white geedihiina dhuxusha
Habar maxbuus
Isaga wax lagu luminaya cidna waxba yeeli maayo
Dhulmahante hayska fadhiisto, hal degmo waxba ma gooyso ee
Foodcadow nin culus ayaad tahay dhulbahante dagaalkaa waa kuqasbanyahaye wersangeli dagaalka soogeli adeen adigaa 100 nin ahoo kun ah cidwalba adaa kamiisaan culise raadiyaahaaga maanta harti waa u baahan yahay adeer xoogaa firdhiye nin galaangalbadan maahee nin fiican ayaan dooraraneynaaye waa ishuranahay àan ceebta iska maydhno xitaa hartiga shacabka ah oo sharafta leh waa ina garab taagan yihiin s5 kale ee ilma harti waa diyaar walaahi majeerteen waa soodhaqaaqayaan iyo dashiishe haday bilaabato deni waa nin kursi hor cararey walaahi xitaa majeerteen waalaynaa hadii kursigu galo waa ehula naar deni munaafaq waaye deni waa munaafaq majeerteen waa ehelkeen walaahi waadad dhiigleh oo hiil iyo hoo leh adeer foodcade dadaal absame oo dhan ayaa diyaara siiba ogaadeen waxaa diyaara mareexaan oo aad taqaano xabadooda oo sharafleh majeerteenka qabaailka ah waa inoodiyaar
Puntland 25 sano ayay ceerigaabo udxiyad u siiyeen SNM xataa laascaanood bixinteedii 2007 waa ka horaysay. Ceerigaabo markaa nin walboob degaankaaga u dagaalan
Inader isaq beesha majerten inta iyago nacayaya bay kuso halqabsanayan mj iska soo sara qoxotiga bal sansd guradi ssc waa loo diiday in ay xaflad 8n ay ku dhigran waxana lagu raali gelinayay iidoor deniyow qaxootiga iska soo saar
Ceergaabo hartanimo ayaa lagu xoreynayaa
Kuwii oo xukun iyo kursi loo balan qaaday.Wallee Iidoor baan cod idin siin ee tolkiin ha isnicina.
Waar goor aan habeena ahayn maalinna .ahayn ayaa dishiina lagu heshiiyey.
Takale ninyahow warsan geli waanu heshiinaynaaye dhulmahantow isku tashada
Iyaguba way leefayan maxa calanka khatumo loga dabadegi maayo yaa lagu raali gelinayey
War food cadoow xurguf
Harti waqooyi deekama
Dhexayn laakiin warsangeli
Baala fahmi la yahay
Hadal cad
Ma kula tahay ceerigaabo inaad calan aan ahayn kan somaliland aad ka taagi kartid. Kkk walle hadaanad sidaadi magan iyo martinimo ku iman oo aanad soo hoos gelin calanka somaliland waad ogtahay inaadan si kale ceerigaabo ku imaan karin wax dhacayana aanay ahayn
Aad iyo aad waa kugu racsanahay madaxda mj waa in la dhilo wallahi sikaleh majirtoo
War garaad wax badan baad ogtahay
Ciyaal darkish uf
Dani waa mar hawiye been u sheego iyo mar Isaaq been u sheego.
Adiga maatimado faatabaqlayahow hadad wax iska celineyso
Nin kaan waa is ceebaynay waxan ma oga war iska aamus dadka ehelka ah harti ha isku dirin
Eedo jooji qaylada yaa kaa hortaagan ceerigaabo. Puntland galinmaysaan dagaal aan dhamaad lahayn. Puntland iyo beesha majeerteen uma baahnin qaylo iyo buuq. You are free to go.
Laakin inuu u difaaco bariga way rabtaa majeerteen soo maaha laakin warsangaliga bananka jiifa waa lagu fiirsanyaa
Siciid deni waa cadaystay laakiin isaaq xildhibaano Ka helimaysid
Dani koontada dir xildhibaanada xasan bay u xidhan tahay dani waa baac 30 million qaata oo isagoo qaawan soo noqdo hadana waa baac harti lagu soo tuuray iyo darood
Hooyadaa iyo dhiladi ku dhashay was laciin xun baa tahay dhuunta hadaanan laguu qoynin waad carooday miyaa
Sidee
Runtu waa xanuun
Waar oohinta iska daa beenbaad sheegeysa xaar weyne xaalkaagu waa habar dhaliweydey elela ku waalatey
❤