Nabadon ka saar erdugan qofka madax ah allah kabaqa aan ka baqin dad kale saas dheh manta qof muslim ah oo madax allah ka dhigay waa erdugan bis wayna cadahay taas marka wan ku faanenaa erdugan allah hano xafido aamin
Illahy kuwaa xumasn wafa ee khalqiga illahay isku dayaye inay dooriyaan allaha inaga qabto inta rascdwy ee muslimiina allaha soo hadeeyo intaan allah hanuun ygu rala galin shartooda allaha inaga xifdiyo
Alle subxanahu watacaala isagaa hanuunka haya ciduu khayr la damco wuu hanuuniyaa Donald trump kuwo xamuaa ayuu soo hanuuniyey rabi diinteena haynagu sugo inta lunsana hasoo hanuuniyo aamiin ya rabi
ا سلم عليكم ورحمة الله وبركاته maalin hore waxaad noo sheegay in saxaraha sucuudiga uu doog iyo biyo isku badalay xageed ka soo heshay waxaa fiican inta aanad soo gudbin in aad hubiso in ay sax tahay warkaas
Aameen
Allaha soo Islaamiyo isagiyo intii lamid ah ba
rabiyow ka dhig muslim adaa awoodee dadka sidaan saameynta u leh aamiin dhaha 🤲🤲🤲
Aamiin ilah hau qadaro
Amiin ale haso hadeeyo
Amiin
Aamiin yaa rabbi
Aamiin aam𝓲in
Shukran Sheikh waxan so xasuustay ayad Qur'aan ah oo uu shaydanku ku dhaaranayey inuu aadanaha dhinac waĺba kamarayo si uu abuurka Alle u badalo
سبحان الله العظيم
🤣🤣🤣🤣
Subxanallah Allaha naga haayo wixii fasahaad wada
Wcs shiiq dulmi diid Jizakum laahi Alfa alfa qayr Shiiq
Adigiyo intii islaam ahee gaalada dhex jooga sharkooda RABI ha idinka hayo
Anagana wadankeena aan joogno hanoo aslaaxiyo. Dhamaanteen Aamiin aamiin aamiin
Subhanallah Subhanallah Alle. Wuxuu noo abuuray wax kafiican majirto
سبحانك يا عظيم
لأ آله إلا الله
سبحان الله العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
Jazakallah qeyr allaha ku siiyo sheikh Dulmidiid
Masha aĺlah sheq jazakallahu qeyr.
Mnsha allah sheekh jzakallah khayr, good news
Thauroom thanks ilahoow nosoo celi I hed qaniisanta
Maashaa allaah yaa sheekhunaa qoraxda cadaantaadii ayay sii ifisay
Thanks to your emission
Mahadsant walaalkey dulmi diid ❤❤❤
Inuu soo islaamo waa ay u wanagsanaalehed
Aad iyo aad
Man Camila saalixan fali nafsihi.
Subhaanallah
Asc
Sheikh daaqada daah iskaga xidh subxaanallaah allaahu akbar😮😮😮
Baarakallaahu fiika.
I. Like ur. Point. Bro. !!!
Maashalah tabaarkalaah
Masha allah waad ku mahadsantahay war bixinta shekh illahow naxafid meelkastaan joogno amiin
Shukaran yaa sheikh
Insha allah Turaap ha dooro ninkasii waa wa Nin Fariid ah e
Yaa Allaah soo hanuuni inbadan
MashaALLAH ,
Sidaan u haadloo ayaad u hadashaay , victime ayeey khaanisiintu iskaa dhiigaan , oo Genève daagaal ayaan isku haynaa !
Waxaan allah kabaryaayaa in uu igu sugo diintayday qiimaha badan
Shar oo Dhan alle ha Naga qabto
Aaamin aaamin
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك
Allah ha ku xifdiyo Sheikh . Allah ha naga qabto wixi waxa xuun samay naya amiin 🇺🇸
Aamiin yaaaaa Allaha 🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯🙏
Amen Ya Allah
Allah ha so hanuuniyo turàam
😂😂😂Walee wa sheeko Waalan.Dadka hadeey dheregta ka badato Diin na aysan heysan Waxay noqdaan kuwo xoolaha ka liito.Alaha so hanuunsho.
ان شاءالله
Dulmidiid qunthaha wuu jiraa kitaabo ayaaba sheegay laakiin qowmu luudka ayaa ayaa xaaraam ah
Nabadon ka saar erdugan qofka madax ah allah kabaqa aan ka baqin dad kale saas dheh manta qof muslim ah oo madax allah ka dhigay waa erdugan bis wayna cadahay taas marka wan ku faanenaa erdugan allah hano xafido aamin
xaqa Allah ha beyaamiyo
Subxaana allah
Mansha allah
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
Asc shiiq Subxaana Allaah illaahey Trump inoo soo celi yaa Allaah,shiiq waa la dhumay subxaana Allaah.
Axsanallaahu ileyka, wa,ascadakallaahu fid,dunyaa,wal, aakhirah. Wajazaakallaahu kheyraa.
Masha allah
Waa arinta kuwo badan oo U tartamaayo in xil yar oo 2 year's ku dhamaanayo ay qoomo luudka u support gareynayaan si ay ugu codeeyaan xasbunulaah
Soo yuhud ma ahan
Illahy kuwaa xumasn wafa ee khalqiga illahay isku dayaye inay dooriyaan allaha inaga qabto inta rascdwy ee muslimiina allaha soo hadeeyo intaan allah hanuun ygu rala galin shartooda allaha inaga xifdiyo
Amiin Ya Rabi
سبحان الله إستغفر الله العظيم واتوب اليه
Sumaxallahi
نسأل الله السلامة والعافية
اللهم سلم سلم
Muslim kaliya maaha adduunki oo dhan inta badan waa la baraarugay, taranka bani aadamka iney dhib ku yihiin waa la arkay, xisbiga Jamhuuriga baa aaminsan, waxa waxkasta qooshta waa xisbiga a waaye dimuqraaddiga waaye waxa waxkasta qooshta.Allaha
Asc mashallah Allha kubarakeyo
Xasbunallahu wal nicmal wakiil ayaanu leenahayi
waa tuug wuxuu rabaa in uu votes ka helo evangelical christian’s and the muslims. Waa mujrim muslimka neceb
He get My Vote👍
Allaah hanaga najeeyo intii xun xijaaba mastuuran.
Jazaakallaah kheyran wanaaga aad wado.
Allaah Yaxfidaka
سبحان الله
Rabiyow nagaqabo gaalo waynarogtay islaMkiina wuuseexday
Subxaana laah
Subxaanallah subxaanallah allah kuwaas qamuuluudka allah ha inaga tirtiro
Subxanallah allahu akbar
Alahu akbar alahu akbar alahu anbarrr
لا حول ولا قوة الا بالله
Allxamdulilah illahay musiibadii umada ku halaagmilahayd naga qabtay ayaa mahad iskaleh beeni raad maleh ayaan maqli jiray
Masha Allaha welcome back TRUMP 👍👍👏👏👏👏💪💪💪
Subxaanllaah
Inantii sa yuhudiba qaba yuhuuduna ma igalola. Sheekada
Habeen aan jognaa shekhow
wallee trump dad badan oo muslimiin sheeganaayuu dhaamaa cidna kama baqo👍😅👍😅
Trump Waa Tuug Aan La Aamini Karin Qaa'in Ah, Cunsuri Aha, Yuhuuda Jecel, Al Qudus & Jureslam siiyey Yahuuda. Marnaba Run Ma Sheego....
Subxanalallah
Subxanalaa 😲
Sh mahad sanid
WAlaahay waan dooran lagaa dolantraam hadaan maraykanjoogo
Waa cajabatul alcajaaib,in donaal trumph uu khaniiznimada diido xubno baarlamaankena ka tirsanna ay khaniisnimo u olololeeyaan!!!
Aamiin
M.a❤❤❤❤❤
Kkk waa qosal ,inshallah illahay baa inagu filan,
Alle subxanahu watacaala isagaa hanuunka haya ciduu khayr la damco wuu hanuuniyaa Donald trump kuwo xamuaa ayuu soo hanuuniyey rabi diinteena haynagu sugo inta lunsana hasoo hanuuniyo aamiin ya rabi
True
Allahu akbar
Subxana allah waa yaab
Trump wa qof bini aadam ah wanadhicikarta inu islaamo wa haduu Allah ladoonay hanuun layaabna mahan waligeedbaa gaalo waaweeyn soo islaamijireen
Wllo waruntaa laakiin ninkan taageero ayuu islamka karabaaa😏
@@ubahdhool8158 ha wllo walagayaaba inurabo taageero xaga muslimiinta ah lkn lama aaminikaro ninkan
Mayee xisbiyada cunsurigaa ma ogola qoomu luudka waxaase layaab ah in muslimiinta yurub ku nool ayaa doorta xisbiyada qoomkaas wata
Sheikh ado rali ha sawirka gadashada yaala ee bluuka xaraan maha miya waa sawir jini diintu maxay ka qaabta sheikh???
Mahadsanid
Sawir juni ah halkey ka arkeysa???
@@Helenebakers darbi uma jedid miya wll
Anigu waan doorayanayaa markan hadii ilahey igaadhsiiyo
Sheekh mahad sanid
الله يهديه
oo ilhaan cumar isgaaba ka fiicane taraame iydu way taageettaaye ku waa xun xune
subxanalah
I love Trump he is the best ❤
Laa Xowla walaa quwata ilaa bilaah
walaahi Donald is welcome haduu Qoladaan waxka qaban karo waxay leeyihin Ilaahay hanaga shar duwo
Jumca Mubarak to you all
Alhamdulillah good news from Donald Trump
ninkan waa nin geesi ah laandheere ah cidna ka ganban sheekhow😅
Maya wllo wuxu rabaa inuu muslimiintu taageero kaga hello
@@ubahdhool8158 Kaddibna wuu tarxili doonaa 😂😂😂
Waa AI audience 😂
masha allah hadalka trump waan ku faraxay lkn waan necebahay qofkii muslimka neceb waana taageeraa lkn ninka ma jecelo ineey bataan dadka isku jinsiga ah lkn qaab kale buu mulimiinta u weeraraaa
ا سلم عليكم ورحمة الله وبركاته
maalin hore waxaad noo sheegay in saxaraha sucuudiga uu doog iyo biyo isku badalay xageed ka soo heshay waxaa fiican inta aanad soo gudbin in aad hubiso in ay sax tahay warkaas
Waa ben wllo warkas waa soo wayay wax sheega 😂😂
@Amal arintaas waa run waana Xaqiiq. Waxaa iisoo diray aniga walaalo Jooga Maka. Nabigana SCW waxuu yiri :- "Saacadda Qiyaamaha madhaceyso ilaa Saxaraha uu isubadalo oo uu isubadalo Beero waawayn iyo Wabiyo. Marka inkiraad waxba matareyse inaan dadaalno Aakhiro iyo Aduunba ayaa baboon. Allaha nahanuuniyo oo hana Xifdiyo. Aamiin
Waa run dee anagaa og.
Sheeydaan tram ucoodeeya