Saxaaf meesha cadaalad kama jirto cause 1: waxaa dhahday suniyaha in la xiiro xaraan waaye hye qof ajnabi kaa ahan inaa habsiiso xaraam ma ahan miyaa adoo qof Muslim ahan 2: saliid in la cabo cafimaadka uma fiicno aa dhahday lkn 10 basbaas in la cuno cafimaadka ma u fcnyhy Waxna waa diiday waxna waa aqbashay
Amiiradeydah dont worrey dad badan an rabay in aad kareeso waad kareesay awalbah teamkaagi hadah kareesay waa okey taliye gabdha waad ku ciyaatay u naxariiso❤
Videoga waan jiiday wllhi si aan u arko qofka badiyay 😅 waa markii ugu horaysay ee aan arko in Amiira laga badiyay lkn dhib maleh sidoo kale Amiira 11 qof ayay kasoo badisay hal qof waxba maaha inkasoo aan rabay in Game kani soo gaba gaboobo iyadoon Amiira laga badinin hadana qasab maaha inaad marwalba guulaysato so Hambalyo Taliye
Saxaf amiiro wataa wlhi .... he said u can't repeat same thing but when Taliye said about RUclips she repeated ... then shaving the beard is haram islamically, hugging opposite sex is haraam and saxaf is supporting all that and denying when to shave suniyah...... then eating vegetables, barado, basal, baas same thing waye ... saxaf is really supporting amiir
legend wllhi teliye kaashey wax aa sugaba caawa waa arkey amiiro oo dhulka la jiidey wax ay dad badan jiidaba caawa iyada waa lagu darey oo waa la jiidey😅😅😅
Taliye Kaashey waakan Chanel kiisa Soo Kala Kiciya ruclips.net/video/o_V6e5nY50Y/видео.htmlsi=e0C-PQlvs2bbgB6D
Taliesin manexe😂
Habsii diintaa ogol miyaa diinta dhan ma suniyaha bes inuu xaran yhy kabaraten
wallhi caawa nin Rag ah ayaa u keentay markii hore caruur eey ka caqli badan tahay ayaa ubalamin jirtay caawa waan jeclaaday jabkeeda 💪🏽
Saxaaf caawa waan ka helay barnaamish kaga lkn markii hore caruur jilcan ayaa meesha keeni jirtay Legend ika gaarsi Amiiro jabkeeda 😂😂😂
Aqasheey amiiro Saasoo dhan uma jilcana ....guul iyo guul daro amiiro waan ku wadanaa
Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel ❤
❤
❤
Deeqo❤
Aynu kusalino xabiib keeni Muxammad walaalayal ❤🎉😢
Talye kaashay is not easy congratulations 👏 ❤
Ayada xita yuutubka ku celise wilka
Scwscwscwscw
Dad masaakiina oo ka xishoonaya oo ixtiraamaya ayay ubaratay amiira caawa wa laga yaabsaday😂😂😂😂😂
Haa wlahi😂👀
haa wlh waba nacay amiro markay cumer maresi ayaba nacay sidey ubahdishay😂😢
Hadana shekadas ma kenten xalimos gabadha ka dhaca dadka kale cadi wye lkn ayada gusheda wa xuman mia 😂
@@Xaliimocabdi8844same wlhi wey iga soo booday 😂😂 kac dheh 😂
@@Xaliimocabdi8844ani xitaa wllh
Saxaaf meesha cadaalad kama jirto cause
1: waxaa dhahday suniyaha in la xiiro xaraan waaye hye qof ajnabi kaa ahan inaa habsiiso xaraam ma ahan miyaa adoo qof Muslim ahan
2: saliid in la cabo cafimaadka uma fiicno aa dhahday lkn 10 basbaas in la cuno cafimaadka ma u fcnyhy
Waxna waa diiday waxna waa aqbashay
Haa walahi thas is tru no cadaalad
And sonetin amira change the quetion
Tankale garka in xiiro diinteena ma ogolo suniyahana wuu u diiday saaa xaq maaha?
Iyo afar baradho cayriin cun xitaa caafimadka umafcno wax cayrin ah😢
Cadaalad mahan ciyaarta saxaaf amiiro uxaglinaa. Markey ku celiso waacadi. Talayah dhaho waa ku celisaye waa maku celinkarti cml
kudarso gadhkana in laxiiro xaraan waye
Taliye see iyeshay wllhi waa idawesay😂😂😂❤ final
Amiira m.a qalbi wanaag ayado laga raaynayo ay hadana unaxarisanee 😢😂
Naxariista kasheekey neeysid mxaaa waye
Qof weeny oo tag ladhahaaya😂
😂😂😂
@@Amish19Amish19-fz4idwa runtaa waxba umey naxariisan burqaso oo ismari +10xabo basbaas Nin curyaan ah ciqaabtas ma istaahilin naxariis maba taqaano 30kaas dollar u ordeysey
YAah asad ayee unaxriisan laheed
Naxarista sheegysid maxa waaye xita inu burka iska tira ayeba diide
Taliye kaashey another level 👏❤
Amiiri inay suniyaha xiirto wa xaaran ayad tidhahden taliyuhina inu inan hab siiyo ma xalal ba markas🙄😳cadaaalad ahooow saxafoooow abti
😂😂😂😂waarun wllhi
Kashey is not easy 🥰💯
inkastoo taliye kaashey saa,id logaa eexday ugu dambeyn wuu guulestay hambalyo kashey🎉❤❤
Legen labo maah taliye saan urabey wax soo afjara amiira congratulation taliye🎉🎉🎉🎉🎉 waaan ku wa taaa amiira iga fadhiisise
Imisa qof baa iga horaysay team amira ✅
Qof na wllo😂
Saan u rabay qof is adkeeya oo amiira Ka guulaysta sushi na wuu bilaabay awalkii amiira bilaabi jirtey taliye isn't easy 🎉🎉 keep going
Tlye kashey congratulatioons to win this game for the amiira😂😂😊
Congratulations for winning this game for the amiira
Inta ku faraxsaneed inuu Taliye Kaasheey ka badiyo Amiiro😅 Amiiro in laga xishoodo ayay ubaratay, MAC SOKOR😂
Ha iyo inee dadka ku qeeliso 😂
Haa ani kow ka eh taliyaha isnot easy😂
😂😂😂😂😂
Yes amiira inalaga guleysta waba rabay 😂😂😂😂
Mxa hormarkeda makaxuntahay
Uf🦶😏
Taliye kaashey legend is always legend 😂😂😂😂 saas baa rabaaa waxkasto waa la sameyn karaaa amiira qaraarka jooji afkaga Waxa kasoo baxay ku ekaw badal Iyo ooyin looma baahna saxaaf Adiga amiira la jirtaa markee xujada sheegto Maxaa ugu jilcenee Waxa la cunayo Iyo tinta la jarayo Maxaa Ayada lee miyaa Dadka dhaheyso jooji qiyaanada ama iska dhaaf Barnaamijka
Waaaw guul taliye adinkoo iskugu tagteen oo amiiro uhiiliseen qaraartooy markasta iney raayso rabtaa dadka qaar waa saan maasha allaah ❤❤❤
Qof ila dareemay adaa jira saxaaf amiira lajire
War lma jiree kan taliyaha lagu sheegyo iskaa kogsan 😂
Haa
@@quenmasbal9558ha wlhi anA yabaybyba ma cadAladba mise qof la rabtin gusha cMal
Asad iyo kashey isn't easy kkkkk amiiro iyo koko iskorki wey ka jabiyeen😂😂😂😂
Wlhi been maad sheegin😂❤
Ido sas ah qasaro maqaban wey uqaban❤
Ugu dambeyn amiira meeel la saaray hamblyo taliye😂
Taliye kashey wlhi hambalyo nin adag hada kahorba meysan arag amiiro caawa leee yaabtay 😂😂😂😂😂😂😂😂 amiiro sedaremosaaa waansugayay tano kele
Qof soo dhaartey Maa lala tartami karaa waayaabe
Inta rabty in ay amiiro gulesato😂🫶🏻💋
Woooooow 😂 cawada oo koow amiira laga badiyi yaa macquul ma ahan bee weey taliyaha gacanaa u taagay wallahi lkn saxaaf halaa kaaga hoos baxday adiga wixii caafimaadka u dhimaayo waaba joojisay in lasameeyo sidee u ogolaatay in 10 bisbaas cuno taliyaha masha allah asigoo saas eh eh waa guuleestay congratulations taliye 😂😂😂 amiira caawa meedgeeda aalajiiday😂😂😂😂
Wxn geem waaye qofka wuxuu awooda in lacagta iska eliyo marba haddu arko wax naftadiisa wax u dhimaayo
Wxn geem waaye qofka wuxuu awooda in lacagta iska eliyo marba haddu arko wax naftadiisa wax u dhimaayo
Wxn geem waaye qofka wuxuu awooda in lacagta iska eliyo marba haddu arko wax naftadiisa wax u dhimaayo
Wxn geem waaye qofka wuxuu awooda in lacagta iska eliyo marba haddu arko wax naftadiisa wax u dhimaayo
Wxn geem waaye qofka wuxuu awooda in lacagta iska eliyo marba haddu arko wax naftadiisa wax u dhimaayo
Kashey isn't eassy wlhi😂😂❤❤❤
😂😂
😂😂😂
M.a amiira wa naxariisti oqofa ❤❤
Adna sidani xaq maaha amiira wixii ay badisay hadiyadeeda hala siiyo ❤❤😢
Lacagta ay qadan jirtay maxa waye😂😂
Ayy😂😂😂😂😂
❤❤❤
Lcgta ee aruursatay iyada leh oo horay u qadanayso
Waa laheshay wlle😂😂@@Munishabdi
Team Adna bls 1m hal gaarsiiyo intaan ramadaanta lagaarin waa inaan xirnaa bls lamaanihii ugu horeey eegaara 1m bls and bls😢❤
Free Palestine
Meshan ma israel youtubers ma jogo dad somali muslim eh jogo ee orodo comments kan waxa lagaga bahan yahy melaha ajanibta sina galada 🥱🥱
@@Dr.Muhiyidinwxas haku hadlin adeer adiga wu ku caqli dhama wllhy bal mxa ka galy anagu na xasusiyaye iska dhaf jahilka tahy wase
❤❤❤❤❤❤❤❤
Kalay ana ani hab isiyaa amira waxba helay wllhi yaab kashay janis kad miya 😂😂😂
Adnoy barnamishka maxmed Cade noken plz❤❤
Amiiradeydah dont worrey dad badan an rabay in aad kareeso waad kareesay awalbah teamkaagi hadah kareesay waa okey taliye gabdha waad ku ciyaatay u naxariiso❤
Midhaa iyadaa unaxariisataa umaleynaa
Videoga waan jiiday wllhi si aan u arko qofka badiyay 😅 waa markii ugu horaysay ee aan arko in Amiira laga badiyay lkn dhib maleh sidoo kale Amiira 11 qof ayay kasoo badisay hal qof waxba maaha inkasoo aan rabay in Game kani soo gaba gaboobo iyadoon Amiira laga badinin hadana qasab maaha inaad marwalba guulaysato so Hambalyo Taliye
Yes anigo kale markan ogaday qofka gulestay ayan daawasho ufaristay 😂
Ani xitaa wlhi markaan ogaaday in amiiro laga badiyey madawan waa iska dhaafay
Taliye kaasheey wuu uqalmaa wlhi congratulations bro❤🎉
Talye kaashey is not easy 😂😅❤
Asad iyo taliyaha ha lesku balamiyo inta igu racsan like 👍
sorry amira intas ayay soobadinysay wa cadi.1mar o kaliya
never give up Amiira qurux ❤❤❤❤❤❤
Maad fiyoowdahay
Taliye kaasheey walahi is not easy. Anoo team amiiro ah. Kanaxe team kasheey iskubadalay😂❤🙌🏻🙌🏻🙌🏻amiira jawjaaw
Adaa kadaran maxaad isla dhiibtay😂
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤
Amiira caawa wax ka adkaado ayaa LA helay taliye horay u soco
Taliyaha shaxde dadka ku gaadi jirta fahamtay wlhy😂😂😂❤
Haa o iney ayada bilabto barnamijka mohoo
@@umuuneysnur7820 haa😂😂
Su’aalaha Adag e ku gaadi jirtay
Saxaf amiiro wataa wlhi .... he said u can't repeat same thing but when Taliye said about RUclips she repeated ... then shaving the beard is haram islamically, hugging opposite sex is haraam and saxaf is supporting all that and denying when to shave suniyah...... then eating vegetables, barado, basal, baas same thing waye ... saxaf is really supporting amiir
Yes waa ila aragtay wlhi 😂
Nin soo halgamay maa rabtiin inaa latartantaa ani mar moraa sheegay amiira qof adagaa latartami kara waana lahelay💪🥰
Awww taliye isn't easy😂❤
Taliye Kaasheey Is Not Easy 🎉
Saxaaf cadnaan iyo samia ku soo samee❤❤
Taliye kaasheey❤❤❤ guul dad maskiina ey aragtay oo markasta baac baacsato❤❤❤❤
Talye kaashay is not easy congrulations👏👏
wallee caawa amiira waxbaa hely😂😂😂😂
Hambalyo Galmudug 💚🤍💙
Team reer Galmudug ❤😂
Na dhafa hee tiktok ayan idink imanay 😂😂
Amiira qalpi nadiif waye see ugu naxarisane bal firi ayado gusha raacin❤😊
Naxriis aa bis bas 10 xaba bu cune😂😂😂😂
Waaaaw caaawa geamka caadi ma ahn taliye kaashey caadi ma aha
Dadban ayu so noleeyey kashey 😂😂❤
Qofwalba horta muxuu ceyda ugu ordaa yaaaap😂😂😂
Iyo asiim abihii
qofkasta meesha uu ka jlicsan yahey laga kalaya
Congratulations ❤🎉
Safiyo
Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw
Amiira wax badan dakii xukumtay waa lakaraayay masha allaaah taliye kasheey hore usoco wallkeey Amiira wax lareebo a lawaayay palse
Mash Allah congratulations taliya gesey
legend wllhi teliye kaashey wax aa sugaba caawa waa arkey amiiro oo dhulka la jiidey wax ay dad badan jiidaba caawa iyada waa lagu darey oo waa la jiidey😅😅😅
1 qof ka badiye aydana 11 qof ka badise 😂😂
Adna wanku wataaa in.a 1m kuufajena
Amiira bilawgii ay niyad jabtay wllhi 😂😂
Is not easy taliye kashay 😂😂😂
Amira wllhi iskama jeclan karti naxris garasho ixtiraam inta Bini Adam yelan karo wllhi isku darsatay allow kuda ❤❤❤
Amiira caawa way shocktay😂😂
Xaakaa galey
Kaashey waa another level😂
Amiira Isn't easy 😂😊
Congratulations Taliye kashey Amiira wa iga rebtay cwa
Alx qoftaan wajigeda wuu iga badbatay taliye kaashey thanks yaaqay😂😂😂😂 walhi ninbaa helaycaawa😂😂😂
Taliyaha cadi maha masha allah amira qurux wax iska celiya ayay uu bahantay😂😂😂❤❤
Taliye kashey is not easy MashaAllah
Congratulations taliye kaashay
Taliyaha legend waye game ka ayuu meceenaa ❤ amiiro kulaha taliye waye haduu yahy qori muu kugu haayaa kaasheey isn't easy 😜💪
Taliyaha mise ciidanka waxkasta wey u fudud yihiin naftod beyba dhiibene ma waxkla dhibaya😂😂
Taliye kaashey is not easy congratulations 🎉🎉🎉❤
Waa lagu soodiray xaa ladhahaa amiiro waxbey is ku ogtahy😂😂😂
❤❤guul guul saan ugu farxay lama qayaasi karo 🎉🎉aamiiro laga raayay💪👍
Kaashey wey u naxariisatay wllhi😂😂
Naxariis ma jirtee taliyaha libintiisa qir 😊
@@ramla-kf49db3hhaa wlaahi nin 10xabo basbaas lasiiye oohadane burqasan loomariye asagoo guridadadow joogo waaxhagar iyo xaasid mimo meeshii ugu danbeyse
Taliye kaashey is not easy ❤❤❤❤
amiiro waa gacan gashay caawa
Masha Allah hanbalyo hanbalyo kun jeer farax wllky ❤ wn sugayay mar uun in loo soo argoyo dadkii meesha lagu qalay
Nin ciidanka dalka ahaa markaad ukayneesiin mawaalantihiin😢😂😂
TALIYE kashey congratulations ❤🎉
Team 27 cwa hal qof xita wax maso dhigin dadka ciyaaraha ayee mashquulsanyihi mey dheheen 😂😂
Haaa wll 😢😢😢
Thanks all 🎉
Woow taliye waaku wataaa❤❤❤
Kashey isnot easy wlhi♥️♥️♥️😂😂😂amiira waala qaraaacay😂😂😂
Taliye kashey isn't easy 👏👏🏆
Maasha allaah taliye kaashey guul ayadoo waliba qaraartay oo garaafada biyaha kalaabatay
Adna wan ku jclhy abayo ❤❤❤
Jah taliye see iyeshay Wlhi waa idaweysay😂❤
taliye kaashy is not easy wlhi😂😂
Congratulations kashey
Amiira walaga xishoon jiray lkn kashey baa la gogo ay qof sasa la rabay amiira ma adka 😂😂😂😂😂
Taliye kaashey congratulation nafarki qaraarka badneyd wad ka badisey
Alla Taliye kashey cawa Amira wad ka yabsaday see cml 😂😂
Waaaaaaw❤❤ guuul taliyaha saxaaf adiga daacad matihid markasta amiiro uhiilisaa adno xitee hadal wadaa maantay dhan❤❤❤
Migooo amiiro Gan gooharaayo ma ahan😂😂guldaro waa qadan karnale😂
Congratulations Congratulations Congratulations taliye kashey 🎉🎉🎉
Military bisbaaas iyo waxaas looma sheego😂