ASAD AMIRA XIRIIR QARSOODI NAGA DHEXEEYA DHEH CEYDA SAWIRKIISA KU QOR JACEYLKEYGA XUKUN & LACAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ASAD HAGIO AMIRA XIRIIR QARSOODI NAGA DHEXEEYA CEYDA SAWIRKIISA KU QOR MAALINTENA WAY IMAAN MARQAAN

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @Warya24.
    @Warya24. 7 месяцев назад +127

    Please isoo raac, hadi aad aminsantahy xabiibkena mohamed scw

    • @riyaanmohamed3392
      @riyaanmohamed3392 7 месяцев назад +3

      Abinkena waa aminsanahaye hadii laguraaco maxaa lagaa faa iidaaa

    • @Warya24.
      @Warya24. 7 месяцев назад +1

      @@riyaanmohamed3392 barnamijyo cusub aan soo wada wlalo

    • @Marjuu7
      @Marjuu7 6 месяцев назад +1

      Like raadis yeysan qar kaa tuurin🙄

    • @HodanMaxamed-m7h
      @HodanMaxamed-m7h 11 дней назад

      Scw scw scw scw scw ❤

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 7 месяцев назад +74

    😂😂Amiira waa naag adag waa ku wataa qofyaheey mar waliba gushada ayaa jeclahay guleyso✊🏾♥️ qurux badaneey Amiira qurux is not easy wllhi💝💝🥰🥰🥰

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu 7 месяцев назад +155

    Ku salin nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw ❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 месяцев назад +64

    Amiira Koobka hala gidonsiyo hadayba asad kabadisay intan kuso afjar gamekan Adna amirana amalmarinteda siih🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤ hambalyo Amiira qurux ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @Soniyaa1242
      @Soniyaa1242 7 месяцев назад +1

      Koormeh ayuu guusade asad. Hajiyow

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 7 месяцев назад +117

    Asiim aabihiis maxa loogu wareegsada waxaas dhaqan xumo waaye Gabadha ninka ee kala tageen kala dul taga🤣Hambalyo Amiira🔥

    • @salah.19
      @salah.19 7 месяцев назад +3

      Waxey is leeyihin halkaas ku dila micnaha waxey ogyihin inaysan arimahas wax ku saabsan sameyn doonin

  • @minhahassan10
    @minhahassan10 7 месяцев назад +78

    War Asad yaalana Keenan waa Ka imaade qoftaan amiira aaladhahaa anagana dhiirgalino jiljileec nalamatuso team amiira is not easy 🎉❤

  • @suhuradan5130
    @suhuradan5130 7 месяцев назад +194

    Team asad is muujiya ma joogtiin 😮
    Team Amiira Hambalyo 🎉 guusha markasta amiira iska leh ee ha laga hadho😂

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 7 месяцев назад +49

    waa ku faraxsanahay akhwaan guushaada markasta asad ka cabsanayey lkn finally guulaysaney congratulations amiira qurux naag adag ❤❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 месяцев назад +66

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @user-sd6oy6xb3i
    @user-sd6oy6xb3i 7 месяцев назад +32

    Maydka jiita dee maxa sugaysaan ilma maydoow 😂😂😂😂
    Hambalyo hambalyo queen amiiiiiiiiira ❤❤❤

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 7 месяцев назад +73

    Team amiira isn't easy💪Congratulations🎊🏆Poqoradeena

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 7 месяцев назад +43

    Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢

    • @user-qc6zl2hu5f
      @user-qc6zl2hu5f 7 месяцев назад

      Asc wasalam I not like the way I am going to come to you You are 1😊

    • @user-fc8qr9tz4q
      @user-fc8qr9tz4q 7 месяцев назад +1

      Alle haku xafido amiiro qurux❤

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b 7 месяцев назад +28

    Adnooooy intaaan ka badan game kaaan bas dheh ,this game should be finnal with this video wax yaalo kle la imoooow haduuba asad dheelay oo laga raayay amiiro cup 🏆keeda siiii 🥳🥳

  • @Suuban632
    @Suuban632 7 месяцев назад +28

    Asad qurux badanaaa MAsha Allah tintiii baad inaga hagaajisay❤😊

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 месяцев назад +35

    😢😢 5:26 Amira wajigeda sidu noqday bal kawrn qalbi geeda Ax Asad xaasid Amira nolosheedi hore o ka halowday muxu markasta u so xasusiya
    Allow Amira nolol qurux badan siih❤❤❤🎉🎉 🎉🎉

  • @salmasawda1646
    @salmasawda1646 7 месяцев назад +13

    amiiro anagaa mar kasta dhiirigalina lagama yaabo inay guul daraysato hambaliyo aqwaan guulayso mar waliba🥰

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 7 месяцев назад +7

    Ku salin nabigena the best person everthe most knowledge able and themost shine all created prophet Muhammadscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw❤❤❤❤

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 7 месяцев назад +10

    Alx ugu dambayn amiira guulaysaty m.a yes amiira qurux no more cabsi

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 7 месяцев назад +46

    Adnooooy final kan ha ahaado pls naga sooo gaba gabeeey game kaan asad haduuuba dheelay inta kle xaraarad ma lahaaneyso amiira intaan ka badan Ha dhibin idea kle la imaaaw sissy 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @user-fc8rp4yw3u
    @user-fc8rp4yw3u 7 месяцев назад +136

    Ayy team Amiiro isn't easy ❤😢❤😊

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 месяцев назад +32

    Alla Amiira badisay ❤❤❤❤ waan naxdana 😢lkn waan jiiday waan farxay wlhi Amira qof qalbi wangsan Waan jeclahay guusheeda io farxadeeda❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 noloshu kuma xumayso

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 6 месяцев назад +3

    9:19 19:40 18:40 19:02 10:47
    Cawaansanaa waxaan eray aad sahalsaneysaan ayaa laga yaabaa in aad diinta ugu baxdaan SUBXAANALLAH😢
    ❤لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم❤

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 7 месяцев назад +382

    War asadow funy thy adi wllhi😂😂😂

    • @Supr93
      @Supr93 7 месяцев назад +3

      I’m going out to dinner tonight so 🎉 Weekend of in august in this my city so no one need is ☝️ to be see in honest

    • @Salina892
      @Salina892 7 месяцев назад +1

      😂

    • @abdibaashi9015
      @abdibaashi9015 7 месяцев назад

      Ma sheege mrka 😂😂😂

    • @WarsanAhmed-zj3cl
      @WarsanAhmed-zj3cl 7 месяцев назад

      Waaskokala

    • @cabdiraxmaanmaxamed2722
      @cabdiraxmaanmaxamed2722 7 месяцев назад +3

      Asad legend weeye😂

  • @prettyperlin468
    @prettyperlin468 7 месяцев назад +11

    Asadoow goormee amira ka joojineysaa ninkan aad ka daba wado qalbi bogsanaayo ayaa damqineysaa war ka xishoo gabdha.markas aad leedahy reer ayaad rabtaa inaa dumisid adgeysi yeelo adaa xanuujiyee.#alwaysamiraqurux#winforever❤❤❤❤❤

    • @salmahassan7035
      @salmahassan7035 7 месяцев назад +3

      Anaga dhan aan uqorno hadalkan wllhi malinkasto wuudhaha

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 7 месяцев назад

      Waa dad is fahansan teeda kale waxan game
      Qofkasta guusha ayuu rabaa ruuyaanimada meel la fadhiista dadkan dhexdooda boos idinkama banaana

    • @prettyperlin468
      @prettyperlin468 7 месяцев назад +2

      @@ifrahhassan9628 hhhh quruxey bal ma adigaa kula hadlay oo ma asad baa lagu dhahaa subxaanallah

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 7 месяцев назад

      Maxa so curadkeyda abahis si kasto xuman u dhax marto carur mesha jogta asi wilkisa wu so boqda dadkas xuman ma dhax taalo hadi la xasiisayano koley wx dhib kuma jirto qabaaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 месяцев назад +147

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @CabdicaliMushtaq-wh3eh
    @CabdicaliMushtaq-wh3eh 7 месяцев назад +16

    WAAN UGAA INAY AMIIRO GUULASANYSO GUUL WCN QALIYAY TEAM AMIIRO isn't EASY ❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 месяцев назад +116

    Kusaliya rasuuleena scw ❤❤❤❤❤

  • @user-td6ri8zg4d
    @user-td6ri8zg4d 7 месяцев назад +12

    Cunta xalaal eh in la isku shobo waa Israaf israafkuna waan Denbi ilaahey ka cabsada cuntadan aad isku shubeysan iska dhaafa ilaahey sw wuxuu Yiri ha qubina xoolaha kuwa quba xulaha shayaadinta ayey walaalo la yihiin sheydaanna wuxuu ahaadey mid rabigiis ku kufriya😢😢😢

  • @user-ff4uw3qw3u
    @user-ff4uw3qw3u 7 месяцев назад +23

    Wallaahi Wali maba fiirsanin inaa jiiday aan ogaaday qofka reeyey hada ka Dib ayaan fiirsanaah hhhh hambalyo amiira qurux 😅markasto adiga ayaan kuwadanaah hambalyo hambalyo ❤❤mcnto

    • @user-il1cp6pt7h
      @user-il1cp6pt7h 7 месяцев назад

      Aniga wan jeeday maba firsanin😅

  • @user-pj2oq5bs3d
    @user-pj2oq5bs3d 7 месяцев назад +26

    Walahi amiiro caawa gemka halistisu lahaa team amiiro hadaa nahay guusha anakaa leh❤ 800k👈💥

  • @user-ih9ek1vu6v
    @user-ih9ek1vu6v 7 месяцев назад +14

    Ala amiiraa waaku wadanaa Mar walbo saxaaf amiiro hadiyad qaali sii way uqalantaa 🥺👸🫶🏻❤️

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 7 месяцев назад +74

    Inta og asad inuu guursaday oo xaas leyahy😂❤🎉

    • @user-vk5bi6dt5z
      @user-vk5bi6dt5z 7 месяцев назад +4

      Lakin gurmo xaasle noqoye

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 7 месяцев назад +10

      Aniga hada ogaday asad mabruuk alfa mabruuk wiilal iyo gabdho bariyaala allha idin siiyo❤❤

    • @Cazmi.Cudoon
      @Cazmi.Cudoon 7 месяцев назад

      @@user-vk5bi6dt5z mar hore noloshiisa Asad waa u private

    • @SacdiyoHillowle
      @SacdiyoHillowle 7 месяцев назад +4

      Gormu gursaday igadaba geyaa yaqay

    • @prettyperlin468
      @prettyperlin468 7 месяцев назад +7

      Hhh muu guursan waa uun xiriiir

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 7 месяцев назад +30

    Team amiira Congratulations 👸🏻🇸🇴🇲🇾🤗✊️

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 месяцев назад +22

    Team Amiira isn't easy ❤😂😂😂
    Asad iyo Amiira meeqaa sugeynay thank u saxaf and Adna
    Asad musjiso wye 😂😂
    Tnkle saxaf Amiira hadiyad qaali ah hala gudoonsiiyo madaama intaasoo qof kasoo guulaysatay ❤

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 7 месяцев назад +78

    intah jiiday oo so firisay in an amiiro gulaysatay😂 ❤

    • @MuniiraAbdlla
      @MuniiraAbdlla 7 месяцев назад +3

      Waa ikan

    • @khadraali6944
      @khadraali6944 7 месяцев назад +2

      Markasta aaba fiiriyaa😂❤

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 7 месяцев назад

      Kadibna ma daawanee marka😂xiiso ma yeelanayo bee

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 7 месяцев назад

      @@salaaniofficial5654 Saaid bu uyeelan walhi qofka lajidhay markuu raynaayo😂😂🥺

    • @SucdiisaaqAxmed
      @SucdiisaaqAxmed 7 дней назад

      Me😊

  • @hamsearab8234
    @hamsearab8234 7 месяцев назад +8

    Lkn asad fulaysanaa wax fudud ayuu ka baqayaa sida single ayaan ahay waayo qoftiisa way aragtaa in game tahaye😂 hambalyo amiira 🎉

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 7 месяцев назад +19

    Team amira waan guulaysanay insha allah markasta guul

  • @deeqodagan9748
    @deeqodagan9748 7 месяцев назад +9

    Amiira koob hala siiyo waayo wey uqalanta 🏆

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 7 месяцев назад +10

    Congratulations amiira qurux always 😂😂❤❤❤ aaway kuwii lahaa asad ka adag hala keeno waxaan maxee yihiin hee😂😂😂😂😂😂 wake up to reality 🎉🎉😂😂

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 7 месяцев назад +8

    Asad sa kumodenay manaqonin amiira is not easy waku qiray ina adagtahay amiira 💪🔥🥰

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 7 месяцев назад +15

    Intaas ku eekee asad hadii laga badiyey gimkaan nagasoo af jar wuu dheeraadee😅 adno chanalkaaga waa ixtiraamaa lkn gimkaan naga soo gaabi

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 7 месяцев назад +1

      I agree with you

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 7 месяцев назад +16

    Amiira waa gaabadh qalbi wacan ha laga daayo ninkay kala tageen qalbiga laga dhaasacayaa

  • @FarhiyaIsmaan
    @FarhiyaIsmaan 7 месяцев назад +7

    Ayiga dhan amira sidey u gulesaneysay aye kaso wada horjesteen amira is not easy😂😂😂

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 7 месяцев назад +5

    Mansha allaaah walalo qali asad wuu naga qosliyay cawaa ciyarta weey qurux badan asad hajiyo iyo amiira qurux Mansha allaaah markal walalo qali ku so noqda 😂😂😂❤❤❤

  • @salmiita-ri4cv
    @salmiita-ri4cv 7 месяцев назад +9

    Wlhi video xitaa madheesan waa buriye iney amiiro guuleestay markaa arkay aa soo laabty ala amiira cadey guushada jecliyaa ❤

    • @user-uo8bv4ue9h
      @user-uo8bv4ue9h 7 месяцев назад +1

      Isku mid aan nahy kowda hore Waa dhaafiyay kadib lee soo noqday

    • @salmiita-ri4cv
      @salmiita-ri4cv 7 месяцев назад

      @@user-uo8bv4ue9h haa

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +7

    Thank you Adna waa laso dhaqsatay Ani page ka ayan ka daawaday markaas salaada casar baa lagu jiray intaa videoga jiiday ban 4 daqiiqo cml soo daawaday markaan arkay iney Amiira badisay Alx tartiibtayda waa soo tukaday kadib ayan videoga intii ii dhinayd fiirsaday 😂😂

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 месяцев назад +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah ❤

  • @user-kt2ov7sd7l
    @user-kt2ov7sd7l 7 месяцев назад +12

    Congratulation Amira qurux🎉🎉🎉 ❤and team Amira🎉❤❤❤🎉🎉

  • @hodacabdi295
    @hodacabdi295 7 месяцев назад +15

    Amiira isn't easy wlhi ❤🎉Mar Walba Guuuuuuul Insha allah ❤❤❤❤🎉🎉😊

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3lj 7 месяцев назад +28

    Amiiro qurux isn't easy wlhi team amiiro qurux hambalyo

  • @wardamohamedhusen9278
    @wardamohamedhusen9278 7 месяцев назад +7

    War asadow funny waye walhi 😂😂
    Laki amira guulsada ee amira waye isku kalsoon tahya

  • @hipaqhipaaq4060
    @hipaqhipaaq4060 7 месяцев назад +34

    Team Amira is not easy 🎉😊

  • @user-kb6tc1mc2
    @user-kb6tc1mc2 7 месяцев назад +7

    Amiira is not easy wlHei

  • @xamdahayaad3817
    @xamdahayaad3817 7 месяцев назад +14

    Alaa video xaga danbe geyay si an u arko Amiro gusheda jah boqoradena haka shakiniina marnba 😂🥰💯💯💯👸

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 месяцев назад +17

    Mashaallah congratulations 🎉 ❤ Team Adna is not easy ❤ 900k coming soon 🎉🎉❤❤ iinashaallah ❤❤

  • @Oontira123
    @Oontira123 7 месяцев назад +61

    Congratulations 🎉🎊 Xppti Coming soon 900k Subscribers Keep Going 🥰

  • @Kim___hana2525
    @Kim___hana2525 7 месяцев назад +20

    Amiira qurux is not easy ❤😩😂

  • @khadraboocle6127
    @khadraboocle6127 7 месяцев назад +16

    Dumarland isn't easy ❤❤❤

  • @fatimamahamedfatimamaham-vi6vb
    @fatimamahamedfatimamaham-vi6vb Месяц назад +2

    HHh waa lis haya😂

  • @user-qi7dl2dr7k
    @user-qi7dl2dr7k 7 месяцев назад +6

    Yaqay kahara amiira guusha way ba ladhalatay ee🎉🎉

  • @hodanhybe7620
    @hodanhybe7620 5 месяцев назад +2

    Amiira u hore u soco

  • @Jihaan999
    @Jihaan999 7 месяцев назад +20

    Team amiiro is not easy walah😂😂😂😂😂❤

  • @MabsudFaisal
    @MabsudFaisal 7 месяцев назад +2

    Amiira abaalmarinteeda hala siiyo congratulations amiira qurux

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 7 месяцев назад +7

    Masha allah Masha Allah always amira win 🏆 🎉❤🥇so amazing this games but this time need more more more beautiful 😍 game plus games 😂😂😂😂😂😂asad done ✅

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 7 месяцев назад +3

    900k 🎉🎉❤❤❤

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 7 месяцев назад +26

    Amira qurux isn’t easy😂😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 месяцев назад +5

    Horta masha Allah Asad iyo Amiira waa dad saxibo intay dhaafeen walaalo ah aad na way isku fahamsan yihiin si qurux badan bay u dheelen marka hal xujo laga reebo xujadaas oo Ah Asiim Aabihii in kagu soo daro please gabarta waxaas ha laga dhaafo qofna ma jecla xasuusihiisa xun in laga daba wado
    sidoo kale sababta Amiira u badiso waxa waaye wixi lagu xukumo way samaysa si ay lacagteda u badbaadsato qofkana wax yaabo adag oo ka adag kuwii lagu xukumay iyada bay la timaada si ay qofka lacagta uga qaado xariifad 😂😂😂

  • @queenlulah4836
    @queenlulah4836 7 месяцев назад +7

    Alla asad miyaa lo balamiye sidn usugaaye lee❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 месяцев назад +5

    Amira qurux congratulations 🎊 👏 aqwan kabtada cidla Uma galo wow ❤❤❤

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i 7 месяцев назад +10

    Akhwaan adno Maxaa xaley noogu gembisey Waa kugu tashanaa any way hambalyo 900k ❤🎉🎉

  • @user-xs4zz3ok7v
    @user-xs4zz3ok7v 7 месяцев назад +5

    Team amiiro qurux mahadlano Lakin fici samena😂😢😮

  • @AbdiFatahAdan-tv2hm
    @AbdiFatahAdan-tv2hm 7 месяцев назад +21

    Ad ayn uGu farxsaNahy iNaN ku jiRo kaLmaHa uGu hoReYa🎉
    Like 💯

  • @Sabariincabdi17
    @Sabariincabdi17 7 месяцев назад +7

    Team Amiiro is not easy💙💪Hambaliyo 😍

  • @nimcofays
    @nimcofays 7 месяцев назад +11

    Team amiira ❤congratulations 🎉❤😊

  • @sihaamsaciid6997
    @sihaamsaciid6997 7 месяцев назад +3

    Gabadhada ugu horeysay ee 900k gaartay waa shaadiya sharaf second wxa wyy adna chanel m.a wani hambalyenaya 🎉🥰❤️

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 7 месяцев назад +18

    Adno 900K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @user-uq4mo5oe5l
    @user-uq4mo5oe5l 7 месяцев назад +3

    Queen always Queen Asad hadaa dhaftay waxkuudhiman maleh🎉🎉🎉

  • @hodanabdi6609
    @hodanabdi6609 7 месяцев назад +5

    Fadlan Amiira Abaal marinteeda halasiiyo❤

  • @kiinxassan8405
    @kiinxassan8405 7 месяцев назад +1

    Amiira guul inta amiira qurux raansan ha i soo raaacdo amiira guuuuuuuuuuuuuüuuuùuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰😍🤩🤩😍😍🥰🥰💞💞💞💖💖💖❤❤❤🧡💛🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🤎🏆🏆🏆🤎🤎📸📸📸📸📸

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 месяцев назад +4

    Shaadiyo sharaf 900k🎉🎉🎉🎉adna next❤❤❤

  • @AbdikanikhaliifaKani-pr2yz
    @AbdikanikhaliifaKani-pr2yz 7 месяцев назад +2

    Markii ay bar barooniga u keentay uu diiday muxuu lacagta u siin waayay wuu ku khiyaamay Amiiray 😅❤waad ka guulaysan lahayd markaa wllhi 😂

  • @xaliimoisxaaq8572
    @xaliimoisxaaq8572 7 месяцев назад +17

    Amiiro qurux is not easy 😂😂❤❤

  • @JamiiloCabdulaahi-l5p
    @JamiiloCabdulaahi-l5p 10 дней назад

    ani waxaa wadaa amira qurux❤❤❤

  • @sarasiman6808
    @sarasiman6808 7 месяцев назад +6

    Amiira guuul legend of the legend

  • @Abdikariimsheikhali2333
    @Abdikariimsheikhali2333 7 месяцев назад

    From Galkacyo runtii wa barnamij ad u qosol badan horey waba ku tumatey koxdi hore Asadba weyba ku dartey miya Amiira not easy markan wa inaad u baxda adiga Saxaafa thenks dhamaantiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 7 месяцев назад +8

    Congratulations 🎊 amiira qurux is not easy wax lagama qaban karo

  • @MaidoAbdi-rp7du
    @MaidoAbdi-rp7du Месяц назад +1

    amiira guul wacan

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 7 месяцев назад +4

    Amiira guul wacan markasta iyo meel kasta ❤🎉

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 7 месяцев назад +2

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 7 месяцев назад +18

    Amiira is not easy ❤😂

  • @Hayad-13478
    @Hayad-13478 7 месяцев назад +4

    Asad qof muxtarama oo ixtiraamka yaqaana❤😢

  • @namecarab9753
    @namecarab9753 7 месяцев назад +35

    Keep going abayo, 900k is near here we go 🎉

  • @user-qv9pq2kt8h
    @user-qv9pq2kt8h 7 месяцев назад +1

    Amiiiiiiiiiiiiiiraaaaaaa woow hamplyo hamplyo hamplyo mgca halaga fiiriyo gbdha waa quen waa princess 👸 waa lajecley allow dhaaf amiiradeeen ❤❤❤❤ love you xppti

  • @maryamcumar8596
    @maryamcumar8596 7 месяцев назад +12

    Asxaabey iisoo duceya Rabi inuu isiiyo oowlaad baariyaal ah Inshallah

    • @AmalHersi
      @AmalHersi 7 месяцев назад +2

      Allha ha ku siiyo kuwa ku indho doogsato apyo I.a

    • @maryamcumar8596
      @maryamcumar8596 7 месяцев назад +3

      @@AmalHersi aaamiin yaarabi 🤲 allhuma aaamiin 🤲

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 7 месяцев назад +2

      Owlad bari aan casi kugu noqon Allaha kusiiyo abaayo

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 7 месяцев назад

      Axsabta Adna qurux arin aan muda sugaye aya cules iga hasta iduceeya in Allah isiiya

    • @maryamcumar8596
      @maryamcumar8596 7 месяцев назад

      @@ramlajei5674 aamiin yaarabi 🤲 allhuma aaamiin 🤲

  • @user-nh1im9pw6w
    @user-nh1im9pw6w 7 месяцев назад +1

    Amiira she's too funny congratulations inad gulesato wad uqalantaa

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 7 месяцев назад +9

    Amiira qurux is Not easy ❤🎉

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 7 месяцев назад +6

    AR. AMIIRA. DHIB LEY
    ASAD. MEEL SAAR. AMIIRA
    MAANTA😊😊😊

  • @user-rx3hk6df4z
    @user-rx3hk6df4z 7 месяцев назад +8

    Team amiira keep going

  • @Mila_Ahmed
    @Mila_Ahmed 7 месяцев назад +2

    Next Saxaaf and amiiro 😂❤ please 🙏 😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 месяцев назад +3

    Adna chanal keep going coming soon million 😊