#FARXAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 сен 2022
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Комментарии • 529

  • @zamiiradagan5968
    @zamiiradagan5968 Год назад +44

    knowledgeable and most shy all allh created is our prophet mohamed scw صلي الله عليه وسلم

    • @samsamali119
      @samsamali119 Год назад

      Mashallh anigaba Shakigalay o la idhahy hooyada wa dhimatay waligeyna ma arkin madamraa mise wanradiyaa

    • @ommahmoud4707
      @ommahmoud4707 Год назад

      Illahay khayr aduun iyo mid akhiraba ha ku waafajiyo abdiaziz
      waxaad dadka la yiri (خير الناس أنفعهم للناس).
      Barakallahu fiik maasha allaah

    • @sundussaxansaxo1845
      @sundussaxansaxo1845 Год назад

      Scw

  • @laarachocolate822
    @laarachocolate822 Год назад +9

    Hooyo markaan maqlo waan iska ooyaa 😭😭😭 waayo aniga hooyaday way dhimatay🥺 silicna waan ku soo koray ilaahow inta ila mida hooyadood dhimatay unaxariiso inta noolna daraa inta Island isku soodhawee yaa rabbi 🤲

    • @kaltuunabdullahi203
      @kaltuunabdullahi203 Год назад

      Allaha u raxmado hooyo macaan adigane dhibki aad ku soo kortay dheef iyo farxad waarta alle ha kuugu bedelo.

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 Год назад

      Allah naxariisti janada hooyo has siiyo walal adigana Allah swt ha kuu boogo dhayo Jannah Fardowsa ku kulma adiga iyo hooyo meel meeshan ka qiimo badan baa loo socdaaye Jannah rabi ha idinku kulmiyo Allahuma'Ameen

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 Год назад +2

    Maashaalaah waanu sheer gareyney dhamaan guruubyada Habaryoonis jilib jilib waayo waa Reer balaadhan,Habaryar hambalyo hambalyo Alxamdulilaah

    • @lajeclaydashidan441
      @lajeclaydashidan441 Год назад +1

      Walal waa inabtigay hooyadiina waa arab ayeeydii hooyo ayaa muusa cabdale ah

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Год назад

      @@lajeclaydashidan441 ma nooshahay hooyadiis miskiinka

    • @anisaduela9784
      @anisaduela9784 Год назад

      @@lajeclaydashidan441 sax wllo waa isku mid dadkeenu maashaalaah Reer abtigii iyo reer ayaygii waa kaa heley dadkuna waa is dhaley alxamdulilaah haduu heley dadkiisii,waana Asharaaf waa Reer wanaagsan ayuu ka soo jeedaa

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 Год назад

      @@lajeclaydashidan441 masha Allah walla hooyadii ma nooshahay banamishka ma ay sheegin in xaajiyadi nooshahay lakin reerki kale inuu helay baa la sheegay

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 Год назад +1

    Maaliintaas wan la Ooye maantana waan la farxaya abe ❤️❤️🤲🤲🤲

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Год назад +6

    9:47 is dhahaaye hooyo armey kuu baahantahay😰hade isagoo saqiir ah buu waayay qaarkeena iyagoo waa wayn bay waalidkood ay meel ku ogyihiin aysan jaleecayn walee😔alx aabahan waan daawan waayay maalintii hore Ccreally hala balado magacaada c/casiis ilintire halagu balado♥️mise barnaamijka magaciisa lama kici karno ilintir🥺mashallah mahadsanid wll jasaakallahu kheyr farxad baa usameysaa dadkeena
    Ilintir ilintir ilintir ilaahoow ilintir la'aan hana dhigin aleeylahe waa lagu diirsadey barnaamijkan♥️

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 Год назад +1

    Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha ku xafido c casiis guuleyso aduun iyo aaqiro

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +1

    Masha Allah❤

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 Год назад +6

    Alxamdulillaah illaahay ayaa mahadle,balse hooyadii muxuu uga sheekayn waayey haduu hooyadiis helay.
    Abdiaziz illaahay khayr badan haku siiyo aamiin

  • @Fayeey920
    @Fayeey920 Год назад +13

    Masha Allah. Waa mahad Allah inay is heleen isaga iyo hooyadiis. Barnaamijkan waa midka ugu waxqabadka badan ee umada Soomaaliyeed wax u qabta. Abdulaziz iyo asxaabtiisa waa mahadsanid tihiin, hawsha halkaas kasii wada 👏

  • @mgonepro2317
    @mgonepro2317 Год назад +1

    Abdi aziiz ani mahaysto hooyo iyo aabe iyo walal iyo walashy midna cidlo ku noolahy xageen ku yaal ilintirka umada somaliyed wan imanayaye icaawi pls idikuna like isara cement ga si uu arko pls

  • @user-yb3ql8dx8g
    @user-yb3ql8dx8g Год назад

    Alxamdulillaah
    Alla ayyaakumahasan
    4maalin kadib illin farxadeed❤❤❤ cabdi aziiz reali guuleeso

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 Год назад +1

    Mash Allah iLaahey ha ku barakeeyo Cabdicasiis Jazaakallh kheyran

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Год назад +3

    Mansha Allah tabarkallah waa fatxad ilaahay baa mahad leh abaha farxadaan laqaybsanayana cabdicaziiz ilaahay khayr allaha ku siiyo jir oo joog

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Год назад +3

    Maashaa Allaah, Maanta waa farxad waa Illaaheey mahadii ✅

  • @sadiyo8827
    @sadiyo8827 Год назад +1

    Masha alllah👍

  • @ashaomar7936
    @ashaomar7936 Год назад

    Maashaa alah tabarakalaah hambalyo hooyo macan wuw nasiib badantahey

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Год назад +2

    Allah hakaa farxiyo cabdicasiis, waxaa tahay walaal qiimo badan

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Год назад +1

    Wali dadki wanagsana wali adunka kamisan dhaman 😢😢😢😢😢

  • @illintir
    @illintir  Год назад +2

    Share dhaha Farxada Mahadsanidiin

  • @zakariyeabdullahiisse2193
    @zakariyeabdullahiisse2193 Год назад +2

    Masha aalh walaahi farxadkaween maajirto inaad qof muslimah kafarxiso cabdicasiis walaal camaan allah hakaafarxiyo janadana ilaahey anakugumiyo aboowe

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад

    cabdi caxiiz realy ilahay khayr ha kaa siiyo waxad cawisay somali badan insha Allah ilahay janada ku waydiiyay wayo abaal kale oo somali gudi karto maha wa inay janada kugu duceeyan dad badan oohin murugo calaalol xumo hayso baa ilahy ku soo diray inad isu hesho

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 Год назад +1

    Reer waqooyiga markiiba waa la helaa. Inta ila aragtay like saara

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 Год назад

    Manshaaallaah walal abdicasis alxmdulillaah kheyrka ka shaqeyso baafi dadka waligaa haka caajisin waa ajir wayn kala maqnaashaha qaraabada is waayday iyo ilinta qumabaneyso kuwa mirugeysan oo faraxd helo waxaan alle kaga baryaa farxad in aad ku noolato waligaa aakhirane jannatul fardowza aclaa ku waar.

  • @namelos2963
    @namelos2963 Год назад +11

    Maansha alaah🤲 hooyo laaantu waa xanuun😭😭waan u hanbalyeenayaa inuu helay hoyadii oo nool iyo dadkiisa👍🏼

    • @fadxiyayuusuf5055
      @fadxiyayuusuf5055 Год назад

      Walaal hooyadii waa dhimatay

    • @namelos2963
      @namelos2963 Год назад

      @@fadxiyayuusuf5055
      Walee alaya raxmo sokaan leeh abdiaziiz alxm in aad hooyada oo da ah heshay🤔

    • @fadxiyayuusuf5055
      @fadxiyayuusuf5055 Год назад +1

      @@namelos2963 walaal waa most understand waa aniga walaalkay hooyadayo waa dhimatay 23 Sano ayay mootan tahay alle ha u naxariisto

    • @namelos2963
      @namelos2963 Год назад

      @@fadxiyayuusuf5055
      Alaya raxmo walaal waan ka xumahay
      Inuuna arkin intay nooleed
      Lakiin idinkuu idin haystsa alxm

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 Год назад +1

      Aabaha xitaa aad.& aad ayuu mmhim uyahay

  • @sagalii1
    @sagalii1 Год назад +4

    Allaahu Akbar👍👏Adna ajar iyo xasanaad Allaha kaasiiyo wlkey

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 Год назад +6

    Allxmdullillaah allaah swt ayaa mahaad leh Raboow inta kala maqan isusoo dhaweey 😭😭😭😭

  • @cabdisalaancabdiwahaab8233
    @cabdisalaancabdiwahaab8233 Год назад

    Masha allah tabaraka llah waa farxad aad u weyn in uu helo hooydiis allxmd calaa kuli xaal

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Год назад +4

    Mansha Allaah Tabsrakalaa waa Allaah mahadii daad badan ayaad cawisay cawiyatahay ducaysane👍💖💖💖💪🏾💪🏾💪🏾

  • @luulosmanadan9727
    @luulosmanadan9727 Год назад +1

    Allahu akbar takbir

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Год назад

    maalinka farxadda waxaa la soo saaraa sawriadi farxadda maalinka kale na daka murugeysan mashaAllh waa caqli wngsan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Год назад +3

    Maasha allaah dadkii u sheergareeyey shaley aabahaan soomaaliyeed ayaan ku jiraa waa illaahey mahadiis hadii maanta asagoo faraxsan soo noqdey.

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 Год назад +10

    Maasha Alaah Waa Guul Inuu Dib Ula Midoobey Reerkisa Ugu Horeyso Hooyo Macaan Wll Alaha Qeyr Kusiiyo Alaha Ku Xafido Walaalkey ♥️♥️♥️❤❤❤♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yaasiincabdiraxmaan63
    @yaasiincabdiraxmaan63 Год назад +2

    Mansha allah alle sidaad dadka ugu gargaarto haku siiyo waxad aduunka ugu jeceshahay alhiranna janno 📿🕌

  • @umucikrama7756
    @umucikrama7756 Год назад +1

    Masha Allaha dadka soomaaliyed Arab ayaa ugu nasiib badan baafinta arab loobafiya wey guuleysten

  • @zahraimankey3910
    @zahraimankey3910 Год назад +3

    Allahu Akbar Mashallah 🥰
    Allaha ku xafido Abdicasis aboowe.

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 Год назад

      Masha alaah Hambalyo Hambalyo walaalkey walaahi markuu ooyaayey anigaba waan ooyey alxamdulilaah haduu helay hooyo macaan iyo reer abtigiis oo nabad qabo.

  • @ashawooo
    @ashawooo Год назад

    Mashalaha illahaya ha ku siyadiya faraxadina ada ku heshaye Hooyo macan illahaya ha ku idan siyadiya faraxadina inta sheera tire illahaya qeera ha siya Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo Caafimada wanagsan

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 Год назад +2

    Alxfulillah wlhi waan faraxsanahay wayo Aad ulamurugoday Abahan shukran wll cabdi casis Alle hakuxafido Aduun iyo Aqiraba Awlaad bari Alle hakusiyo

  • @xamdamaxamed7494
    @xamdamaxamed7494 Год назад +3

    Maansha allaah illahay ayaa mahad leh hadaad heshay reer abtigaa iyo hooyadaa macaan alxamd

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Год назад

    Subxaan Allaah
    Waa Nin Baariya ALLAAH Ubadkiisana Baari ha uga dhigo waan la Ilmeeyey Ninkan

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +2

    Maasha allaah habarwadagey wanku farxsanay inuu hooyadii helay alx

  • @ubahabdullahi5567
    @ubahabdullahi5567 Год назад

    Mash Allah adaa ugu faraxsanahy helitanka hooyo La hely Alhamdilaah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 Год назад

    Alx ilaahaow adiga mahadleh cabdi casiz adigane aduunyo farxaad aqiro jahano🤲🤲🤲🤲

  • @sombasambasomba5598
    @sombasambasomba5598 Год назад +2

    Allahu Akbar

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 Год назад +6

    Alaah hu akbar

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Год назад +5

    7 qaab oo aad ku dhiiri galin karto qofka
    Dhiiri galinta waa wax aad iyo aad u wanaagsan una wanaagsan qofka la dhiiri galinaayo si uu waxa uu ku haminaayo u gaaro.
    7daan qodob waa qaababka aad ku dhiiri galin karto qofka:
    1. Marka hore qofka markaad dhiiri galineeyso si gooni ah u dhiiri gali, marka uu dadka dhax joogo waxaa laga yaabaa in qofka uu dareemo xooga xishood ah oo uusan dhiiri galintaada jawaab saas u balaaran ka bixinin.
    2. Ku taageer dareenkooda iyo fikiradaha wanaagsan ay soo jeediyaan, marna ha daboolin ama ha is iloowsiin fikir ay kuu soo jeediyaan.
    3. Ka caawi caqabahada soo wajaha, si aysan u dareemin kalinimo.
    4. Isticmaal su’aalo Tusaale “Ma u maleeyneeysaa inaad warbixinta soo gudbin karto galabta?” Su’aashaada ha ahaato mid aanan caqabad ku ayahn qofka.
    5. U sharax qiimahooda. Tusaale “Waxaa tahay qofka ugu fiican”.
    6. Marka aad wax u sheegeeyso ha ula hadlin sidi qof ka sareeyo oo kale.
    7. Marka uu qofka wax wanaagsan qabto ama shaqadi sida aytahay uu u qabto u sheeg oo ku dheh shaqo wacan ayaad qabatay horay u soco.
    Nagu so biir wall

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 Год назад +1

    ربي يحفظك لمساعده الشعب الصومالي الطيب

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Год назад +1

    Alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh illaahay adiga C/casiis khayr haku siiyo

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 Год назад

    ماشاءاللہ Hambalyo الف مرة

  • @acidsml7161
    @acidsml7161 Год назад

    Maasha allaah tabaarak illaahay ha Ku barakeeyo cabdi casiis

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 Год назад

    Mashaa alah masha alah qofkasta oo soomalia murugadiisu waa murugadena farxadooduna waa farxadeena odaygaas helay eheladii reer hooyadiis waan kufaraxsanahay ilaahayna waxan kabaryaynaa intii kalamaqan ee walaalehaan ah inay ishelaan ilaahoow soomali is jeclaysii
    Barnaamishkan iyo A/A realy wuu guulaystay

  • @Drawinggirl4121
    @Drawinggirl4121 Год назад

    Masha Allah waa farxad cajiib ah ajjarkeeda ilaahey Haku siiyo walaal aderka farxadiisa waa farxadeena

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Год назад

    Somaaliyay
    Wiilkaan
    Gaarsiiya milyan m
    Man shaa allah tabaraka raxmaan

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Год назад

    Ax ax walhy waan ooyay waa oday aad iyo aad uqalbi wanaagsan caziiz qayr allaha ku siiyo

  • @mohilbeautyuk7926
    @mohilbeautyuk7926 Год назад +1

    Ilintire, Ahlul Kheyr baad tahay Allaha Cimridheer kusiiyo inshallah.❤

  • @hodanali2740
    @hodanali2740 Год назад

    Asc walaal ccasiis ilaahy haku barakeeyo ilaahy awlaad qayrqabta hakusiiyo umada wax ad uhysaa hawl qaliya hawshaas rabi hakuufududeeyo inshalaah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Год назад

    Ma helay mashaallah illahay awood badanaa qeer allaha ku siiyo cabzizow

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Год назад

    Masha alahu jisakalaahu qeer cabdi casiis alaha kuxafido oo xadaw kuligiis alow niiga xijaab

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 Год назад

    Maaha Allah Tarikalaah Abdiaziz really illaahay ha ku xiftiyo

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 Год назад

    Alhamdulilaahi marhadaad ehelka aga iyo hooyadaa warkeda heshay

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 Год назад

    Alxamdullillah maanta haddii aad faraxsantahay oo aad heshay reer abtigaa

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 Год назад

    Masha Allah ! Allah swt aya Mahad iska leh isku soo celiyey dadkii kala baadey.

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 Год назад

    Maansha allaah maansha allaah ilaahay subxaana watacaal ayaa mahadle haddii aabihii uu helay hooyadii Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga waalidkiisba iyo haddii uu Caruur leeyahay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Год назад

    Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰 hamabalyo leyahay haadi hooya hela alxamdullahi wa alle mahadis

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Год назад +1

    Qalbigaa ooynaayo
    Maashaa allaah illaahay waa
    Samiicu duaa
    C caziiz guuleyso

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 Год назад

    Masha Allah wlh aad ayaan u ku farxay mahada ilahay aya iskale

  • @amaalabdiseed6109
    @amaalabdiseed6109 Год назад

    Wiilkan AbdiAziz Illah khayr badan hasiiyo waa halyey Somaliyeed uduceeya AbdiAziz really

  • @ruqiyodaahir6596
    @ruqiyodaahir6596 Год назад +1

    Ma sha allaah waa ilaahay mahadiis haduu heley hooyadiis macaan iyo reer abtigi

  • @Faay371
    @Faay371 Год назад

    Masha Allah Alxamadulilah 💖💖

  • @fatumofalis114hussein2
    @fatumofalis114hussein2 Год назад

    Masha allaah tabaarakalaah laxamdulilah wa illahay mahadis hooyo mcn rabii ha ku xafido 👌💯❤❤❤❤❤❤💐💐💐

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Год назад

    Maasha Allah hanbalyo guul illahay Ku sahlay hooyo macaan

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ry 11 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @daydayfarah7026
    @daydayfarah7026 Год назад

    Mash,Allaha

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Год назад +2

    Masha Allaah🥰💜🤲

  • @ga3loabdi230
    @ga3loabdi230 Год назад

    Masha alh hamblyo waa farxad

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Год назад

    MASHALAH MASHALAH hoyoo lagamaa waynaado ilahaay hoyoyiinken haunaxaristo intii dhimataay intanoola haxafido

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 Год назад

    Hees MAA shiido waa nin fiican

  • @leylayoussoufosman9412
    @leylayoussoufosman9412 Год назад

    Mashallah tabarakallah alle ayaa mahadi u sugnatay

  • @faayosman2569
    @faayosman2569 Год назад

    Masha allha wlhi wa farxad 🌹🌹

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад

    Baraka Allah Tabaaraka Allah.

  • @cabdirisaaqjimcaale4213
    @cabdirisaaqjimcaale4213 5 месяцев назад

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu

  • @fatimanourahmed703
    @fatimanourahmed703 Год назад

    Masha.allaah waa farxad.aad.u.wayn

  • @xafsoabdullahi1727
    @xafsoabdullahi1727 Год назад

    Mansha allaah hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo

  • @abdifatahibrahimmohamed792
    @abdifatahibrahimmohamed792 Год назад

    M.a aad ugu faraxsanahay cabdi caziz really allaha kaafarxiyo

  • @bisharashire2861
    @bisharashire2861 Год назад

    Thankz Abdiaziz really waa kaaga mahadsan tahay.waan ku je lahaa Rabi haku jeclaado

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Год назад

    Masha Allah. Allaxamdulillah 🥰🥰🥰❤️❤️

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 Год назад

    Mashallah wall alah ka farxiyo sida u jeceshahay walalahaga faraxadoda malinta rabi hortisa LA tagan yahay wall abdicasiis abalkada alah janada darajada u ugu sareaysa alah kugu cazumo 😢😭🤲

  • @ashaomar7936
    @ashaomar7936 Год назад

    Abdi aziz jazaa kallaahu kheyr 👍👍👍👍👍👍👍👍🎈💖

  • @abdirahmansheikh4503
    @abdirahmansheikh4503 Год назад

    Farxada waa lala ooyaa waa ilaahay mahaddii hadaad hooyadaa heshay.

  • @cabaasshire4205
    @cabaasshire4205 Год назад

    Mashaa allahu waa faraxda waaye

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Год назад

    Maasha alah Abdiasiis alaha ku barakeeyo somali shaqo aad muhiim u ah ayaa u heysaa

  • @hodanibrahim6515
    @hodanibrahim6515 Год назад

    waan ko faraxsanahay maashallaah tabaarakallaah illaahay ayaa mahadlah

  • @asiyabare995
    @asiyabare995 Год назад

    Masha Allah wa farxad iyo rayrayn

  • @farxiyacraxmaan3922
    @farxiyacraxmaan3922 Год назад

    Mashallah jazaakalaahu khayr wllo ♥️♥️🎉🎉🎈✨🎇

  • @sahra6279
    @sahra6279 Год назад

    Masha allah ninka ma habaryoonis baa dhashay mise waa reer ayeeydii

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Год назад +1

    Aabahan waa emotional

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +1

    farxaada Aduunka

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Год назад

    Allhu akber Allhu akber mansha allh

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Год назад

    M.a wuu guuleysta mar hadii hooyadii leh iyo familykiis congras

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 Год назад

    Masha allah farxada allaha kuu siyaadiyo abdi aziz aloow qeyr ku sii dad badan ayaad ka farxisay allaha kaa farxiyo

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Год назад

    Masha Allah tabaarakalah ilahay Swt ayaa mahadleh