Maaalin aw Gar Qaatay lama Arag maaalintii Aw Allah Abuuray ilaaa maaanta yes 👍 nin wax badan og Jaamac Shabeeel Burco together oo Somalialand ah Ma joogaan Militäry yes 🙌 😕😕
@@kawsarxuseen2442 Cidi english sax kumay oranee marka geela loo heesaa goroyada u heestaan ee cambarow dulmiga ha garab istaagin ama afar english aqoon mood ama naas banaan la dhigo aqoon moode😂
waxaan lah yabah kuwan is ku shegayah wariyal siday wax u weydiyan wax garadkah Aqontah leh bal ilah dhegaystah ciyalkan u so diray museh damer ???????
Odayada Garxajis waa kuwii hore ee la yaqaanay ee go’aamada cadcad ee wax ku oolka ah soo saaray. Kuwii dambe waa kooxdii Suldaan habaar iyo ina Sulub ee lagu shuban jiray
Odaygani waa O'Day xanuunsanay Allah haka dulqaadee, wariyayaashu may iska daaya maxay ka waraysanayaan, soda kalena waxaaba LA sheegayay isuu beerku xanuunaya oo uu khamriga aad u Cabo miskiin.
Useless Muse runta loo sheegay. Dhawana dal la yidhahdo Somaliland majiri doono uu xukumo ee sidas ula soco. Anagu Jamac shabeel ayanu madaxweyne ka dhiiganayna
@@mohamedomar2367 Mar hadii saar qabiil kugu jiro xaqa iyo baadilku kuuma kala soocna waar ilaahey baan kugu dhaarshee ma jaamac shabeel ayaad difaacaysaa waa yaab waxaa la yidhi fuqatiir lamaan yaabine ka u jiibaya ayaan la yaabaa iminka cade gude , ina jaanbiir , iyo shabeel dadka wax u yaqaan ayaan la yaabaa
Illahayow ninkan cafimaad tama sii oo noda sidii cabdi waraabe ood noogu dhereysay cimrigisa cafimad ugu daar
Walee wa runtii masha Alla wa hadal nin wayn
Masha allaah ilaah caqliga kuu barakee
Maashaa allaah waa nin raga
Waa siyaasi aan runta kagaban .
Halyey Qaran
Great answer marka daqaal oo jiiro halku waa new president simple
Waa ninka kiliya oo soomaali oo dhan ugu waaqicisan shaqsiga wanaagsan soomali dhaxdeed wuxuu ka yahay qof xun, qofka xuna waxaa loo yaqaan qof wanaagsan.
Nin wayn oo aqli leh weeye Allah ha xiftiyo
Waa run mesheedii baad dhigtay
Jaamac shabeel waxaan ahay wiil sool noolow halyay reer waqooyi ah
Maasha allaah nin raga walee xaqiiqadu taabtay
Waa libax libax dhalay.
Maasha allaah walee run baad sheegtay
Maaalin aw Gar Qaatay lama Arag maaalintii Aw Allah Abuuray ilaaa maaanta yes 👍 nin wax badan og Jaamac Shabeeel Burco together oo Somalialand ah Ma joogaan Militäry yes 🙌 😕😕
MashaAllaah kkkk👌
he’s good man ever gad place him
Go back to English class 🤔 and don’t take it wrong it is just suggestion❤
@@kawsarxuseen2442
Cidi english sax kumay oranee marka geela loo heesaa goroyada u heestaan ee cambarow dulmiga ha garab istaagin ama afar english aqoon mood ama naas banaan la dhigo aqoon moode😂
Waa liibaax
Suldaan Habaar???. Damn! Suldaan habaarini siduu qowminyad dhan suldan ugu noqon karaa?
Fariid jamac shabeel nin raga oo runta ka hadla
haddii aad xaqiiqada rabto Dagaalku wuxuu ka dhexeeyaa (Habar Awal + Habar Jeclo) iyo Dhulbahante
Waaba sidas. Wana inta isaaqa ugu caqli liidata. Reerka garxajis waa laandheere meel dulmiga iska istaagay oo diiday
Masha allah waa nin aad uqalibadan wxnku qoslay markii usu'aasha kuceshay wale wuka jawabiwayey kkkkk
والله كلام صحيح مليون مرة
Waxalaknabda. Laguhalikar. Doorshad. Oolaqbto
Warunu
Beeentaaweeya
Wuulinhayaa
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
Runtii buu ku dilaaciyey. Reer qiyaali ku nool. Umad wada riyooneysa .
Allow noogu dhiib kanoo kale masulka waa nin rag ah maasha allaah allaahu akbar
GEESI GEESI DHALAY
jaamac shabeel
mashaa allaah
waxaan lah yabah kuwan is ku shegayah wariyal siday wax u weydiyan wax garadkah Aqontah leh bal ilah dhegaystah ciyalkan u so diray museh damer ???????
Maasha allah garaadka caafimaadka qabaa waa kaas
isaaqii aan naqaanay ee aslka ahaaa waa kade runta miiska saaray guuleeso abti
Waa mus uul soomaaliyeed garana xalka meesha uu ku jiro laakiin taladiisa muuse ka dhega la'a
Geeesi indheer garaada illahay daartiisbanku jeeclahay
Run badana 💯
Intuu hadli jirtay maanta ayuunbuu ugu macquulsanyay runtii
100% su'aal kasta berteeda ayuu dhigay maanta
Waroyaha ha loo diro wax barashada
Afku kuma goo
ALLAAH WAA ODAY SOOMAALIYEED OO XAQA INDHIHIISU ARKAAN ALLAAH CAAFIMAAD HA KU SIIYO HANA KU BADBAADIYO .
NASAB NASAB DHALAY OO GEESI AH
💯👏👏👏👏👏👏👏👍
SNM intay Muuse Dooranayeen waxay ahayd inay Ragan Caqliga leh ee Allaah yaqaan Dadna yaqaan doortaan
war 1960 wixii waxan dhalay unbaa qaran iyo qof sidaa iskaga laaqmeen waar issaqow hadaanad madaxwayne noqoni karayn oo awalkuu urayo nagusoo wareeji cisaha ma samaroon fayido malihide 👮🏼
Odayada Garxajis waa kuwii hore ee la yaqaanay ee go’aamada cadcad ee wax ku oolka ah soo saaray. Kuwii dambe waa kooxdii Suldaan habaar iyo ina Sulub ee lagu shuban jiray
Libaax
Geese geese dhalay manshalla
jaamac shabeell walee
libaax runta ku dhinda
jiirka haanta ku waynaaday
ayuu ka nixiyaa😆😆😆😆😆😆😆
Jama shabalow mana
Ammoustid wax mourtilaneh kuma hadashid
Nin rageed
Illahayow wax xaga sheega hanoo waayin
Ninkan waa caaqil
Eng. Osmanito huu haa
1.0. Ciidamadu kama baxayaan lascaanood.
2.0. Hase yeeshee wixii kale oo dhan waa laga hadli karaa.
3.0. Doorashada uu sheegayaa xaggey ayey ka shaqaynaysaa. Haddaba doorasho ay sheegayaan ma dhacayso.
3.0. Waa nin wareersan. Jaamac shabeel waa nin wareersan. Waa nin dawakhsan. Waxa uu cabaa biyaha kulul.
4.0. Ciidanka xggee la geynayaa. Waa jaamac shabeel oo laga eryey kulmiye.
5.0. Jaamac shabeel waxba laga dhegeysan maayo.
Siyaasi rug cadaa ah
Geesi geesi dhalay ee ilahay un kabaqaya, wallee runi waa dataa!
Gaboose ayaan rabnaa inaad xaalada laascaanood ka wareysataan
Kani waa doqon waa xoolo
Lawaraystaha waa nin run sheeg ah oo radii talin jiray ah
Rental sheegtaye yaa kaa dhagaysan
Subxaallaah horta Odaygan afku shanqadhayo maxaa Madaxweyne Muuse Biixi daba dhigay ma beribuu eryay bay ahayd adeer inamada yar yar eed u yeedhanayso jooji oo madaxwrynaha nabad geli oo iska jiifso adigu cidna waxaba ku tarimayside
Wariyahan argagixiso kule day ilen waa carurtii snm.
Ader Muse hadhaafo meesha snm tiii lashaqaynaysay ayaa yaqaana dhaqankiisa
Nin kan baa ka miyar qaba dha maan toodba
Muuse asagaa lle kursiga
Nin wax badan og oo aqli leh weeye ninkaan somalidii garta taqaanay
Doqon
Wariyaha waa inuu dhex dhexad ahadaa
Waar odaygani waa uxanun sanayaaye iskagatag uu qafiifay
Ninka sidaa u hadlaya ayaa raba inuu wadan maamulo
Odaygani waa O'Day xanuunsanay Allah haka dulqaadee, wariyayaashu may iska daaya maxay ka waraysanayaan, soda kalena waxaaba LA sheegayay isuu beerku xanuunaya oo uu khamriga aad u Cabo miskiin.
Adeer waxaan kuu qirayaa inaad geesi ,siyaasi ,caaqil, waxgarad intaba tahay, isu sharax madaxnimada somaliland waa adiga ninka aanu ka sugeyno xilkeeda inuu inoo qaado.Hogaamiye xaq soor ah baad yahay , adigoo kale ayey ummada somaaliyeed u baahan tahay.
DADKU HADDII UU RUNTA LA NOOLAAN WAAYO KANA GARAABI WIXII DAW AH CIDA QALDANA FARTA KUWADA FIIQI WAAYO UMMADAASI WAY ROGMATAY..
JAAMAC SHABEEL WAA DADKA RUNTA LA NOOL EE NINA UGA HABRAN MUUSE IYO INTA UGU SII SACAB TUMAYSA TALO XUMADANI UMMADAN IYO JIRITAANKEEDA LEXJECLO WALLAAHI KAMA LAHA.
Jaamac jangal
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Bal qofkaasi inta ay aragtidiisu jirto eega? Goormaynu sidan u dhimanay. Waa 70jir sidaa u fikiraya.
Sakhraan sakhraan beenaale beenaale adigu kelya waxay maskax kuugu dambeysay maalintii kulmiye xilkii kas qaaday
Adeer kani Siyaasi maaha waa Saqiif asaasaqay ee waxba ha waydiin waa qoloda Caqligu ka Tegey markii muuse Waddanka qabsaday.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Niin raga wale wa runti
Ciidanka waa in oog lakeenaa dabadeedna wada hadal labilaabaa. Waa hadal siyaasi aragti dheer.
Wa makhanuudkii watana
Landhere
Bulsho TV sharafta ha iska qaadina
Wy runta waa lama huraan
Fircoon jaamac shabeel is drunk. Waddani party will never rule SOMAILAND
SHABEELOW HADDII DAGAAL DHACO XAGAAD KU SOO NAFISIN ADEER SE YAA KA DUUBIN HADALKA DHORWR MOBIIL OO AAD WARKA KU GUDBISO SII XIDHXIDHO
Kkkj
Kuwan yar ee wariye kuu sheega my ciyaal qaran kaa ee libaan cadaala kaa hadla
qaran dumis baad tahay walahy munaafaq qarankiisa muuse dartii u nacay baad tahay
Aaway qaranka sharmuutaa ku dhashee
@@suleimanhussein2606 waarya ina alshabaab maxa kuso dhexgaliyay adiga ee nakaa dhex dhigay anaga ? waa maxay xanunka kuhaya ee kugu mashquliyey dan aadan lahayn?
waa saqraan qurarada muse ayay tustay 👮🏼from saylac
Shiikhqani talomahayo talada uhaya waa colaada inabiixi oo keliya waxa kalemahayo
Useless Muse runta loo sheegay. Dhawana dal la yidhahdo Somaliland majiri doono uu xukumo ee sidas ula soco. Anagu Jamac shabeel ayanu madaxweyne ka dhiiganayna
Ala run badanaa reerkan dhulbahante baanala dagaalayo kaliya hadey dhihi Karin waa guul walaahi afkooda banaga baqo lkn Markey ashahadada qabsan laheeyen bey dhahan Allah dhulbahante xabadiisu kululaa yasalam
Ninkaani waa xaasiid
Hooyada waa xaasid ax
CIIL QABE JAANIS HELEY
Walee ciil iyo cunfi iyo munafaqad adiga ayey ka buuxda
@@mohamedomar2367
Mar hadii saar qabiil kugu jiro xaqa iyo baadilku kuuma kala soocna waar ilaahey baan kugu dhaarshee ma jaamac shabeel ayaad difaacaysaa waa yaab waxaa la yidhi fuqatiir lamaan yaabine ka u jiibaya ayaan la yaabaa iminka cade gude , ina jaanbiir , iyo shabeel dadka wax u yaqaan ayaan la yaabaa
Akhas akhas sakhraankii daawada illaahay ummada kaa dhexqabay allaah kaa dhexsaar. Isbiirtoole xabagle ah. Si xun buu u dhimanayaa Enigaas buu wax fuuqsanayaa. Sharkaaga illaahay adiga kugu koob
Uuf uuf uuf
Footo xume. Adiga ah.
ninkani wuu cabsanyahay bulsho maaha inay cid walba waraysato
Qofka wayn sakhraan buu u eegyahay ha noo waraysanina waxan ookale akh
Hadii Kan sakhraan aad ku tilmaantay dhiiga daadinaya magacee siisay?
Badhaciye
Waanu uqdadeysanyahay
asc
shabeeloow libaax baa yimi.
waxaas oo cabaada muusaa ka keenay. alla yaa kaa kiciya.
Muusaa libaaxa caqli foorara iga dheh 😂
Soo kii la oran jiray muuse dhurwaa iyo muuse juudaan xaa is badalay
Isaqa waa lngumo inagume dhalay
KANI WAA SAKHRAAN
QARAN DUMIS AH EE WAR MAHAYEE OHO KA DHEH
Runta sheego ma saqraanba waxu yahay waa ka caqli badan yahey muse bixi iyo koxdiisa SNM ilahhey ha damaro cadowga umada soomaliyeed ee islaamka
Jaamacow haynaceebayn adeer belaayo kula afqaloocnate war ninyow dadkanmaxakasiya ader sheekadu dhulbahante waydhaaftay iyagana mataagna o umadkalay wataan maxad cawara isuyeelaysa 🧐
Waad kudhac day oo mucaarad xunbaad tahay
Wara nacs baad tah
Ma ruuntaad ku nacday
Waarkanu wa dabadhilka kan ciro ee u washay madaxweyn anu uqalmin.