CABDI HANI 2017 GAARI HAWEEN OFFICIAL VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Abdi Hani Xaashi Heesta Gaari Haween Official Music Video
    Ereyada Nuux Maxamed Saleebaan
    Laxanka Maxamed Miyir
    Muusiga Ahmed Wali Furinle
    Videoga Waqal ProD

Комментарии • 165

  • @subeersudaysi7591
    @subeersudaysi7591 Год назад +13

    Cabdihani runtii waa ka baxay fanka, balse heestisan inan aan si dhab ah uu jeclaa ayaan uu qaadi jiray 2020kii imika inanti reer ayay leedahay runtii markasto indhahaygu isku dhacaan labadayduba ilmada naga soo daadan jirtay anigu qurbaha ayaan uu baxay 2021kii iyaduna ima samrin oo qadarka iska qorna inaan calaf isku lahayn deeqa alle reerkeeda ha uu barakeeyo mashalah aniguna runtii 2023ka bishii sadexaad ayaan reer yagleelay labadayadaba alle ha noo barakeeyo qoysaska aanu asasnay.
    Heestan darteed ayaan mar uso dhoofayay si aan ula kulmo cabdihani qosadana uga sheekeeyo balse alhamdulilah waa iskaga baxay fankan somalida ee fasahaadka ah.
    Kolay intaas nafis ayaan ka dayay maadama muddo qarsanayay dhibta jacaylka igasoo gaadhay.

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 2 года назад +23

    Intuu fanka ka fadhiistay hadad zoo booqtay like hayla dhaafin

  • @nurinaadem1436
    @nurinaadem1436 День назад +1

    Hadaan caasha hagayn
    Aadmi hooy ma dhisteen
    Aqal ku hirtee
    Ana hawsha aduun ayunba ila hadhe intaa waan hamiyaa ❤

  • @hayfacadey9898
    @hayfacadey9898 6 лет назад +28

    Hadaan Cazhaq Hagayn
    aadmi Hoy ma Dhizteen
    aqal Uuu Ku Hirteee
    ana Hawzha Aduun
    ayuuunba ila Hadhee
    intaa waan Hamiyaaaa 👆🔥😘😔

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +24

    Cidii daawanaysa HEESTAN 26 DECEMBER 2019 HALKAN ISKA SOO XADIRI BROTHER AND SISTER 👉👈👇✋

  • @Banaadirpoy
    @Banaadirpoy 2 года назад +6

    hadaan gaari haween
    garab siinin halyeey
    liba muu hantiyeen
    ana hiifka jacayl
    hododaamiyo ciil
    aduunbay igu habee
    naftan heelan adaa
    hilaw caashaq badee
    aduunbaa hor allee
    iiga hiilin karee
    ku hagoog kalgacayl
    hu jacayl kalgacayl
    ana aan hadhsadee
    hadaan caashaq hagayn
    aadmi hoy ma dhisteen
    aqal uu ku hirtee
    ana hawsha aduun
    ayuunbay ila hadhee
    intaa waan hamiyaa
    naftan heelan adaa
    hilaw caashaq badee
    aduun baa hor allee
    iiga hiilin karee
    u hagoog kalgacayl
    hu jacayl kalgacayl
    ana aan hadhsadee

  • @M0hametkei_23
    @M0hametkei_23 Год назад +8

    Waxani Hees way dhaaftay ee magac kale u bixiya ......❤️💔
    15- october- 2022 ayaan dib u dhagaystay

  • @fathifatha211
    @fathifatha211 2 года назад +9

    Still 2022 watching 😩🥺Abdi hani fv fanan 🤴🏻

  • @marwoninkeedajcl1307
    @marwoninkeedajcl1307 7 лет назад +11

    naftan heeran adaa hilow caashq badee aduunba hor alle iga hiilin karee kuhagoog kalgcayl jacayl kalgacayl ana aan hadhsadeee
    eesh calaa hees @cabdihani xaashi cabdilahi 💯💯💯✔✔✔

  • @safiyosalah7799
    @safiyosalah7799 2 года назад +7

    😭😭😭😭😭😭10/July/2022 waa xili danbe habeenimo 2:09 wayeheestaan tiktok aya ku so arkay wan kahelay wana dareen qasa ah

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 лет назад +21

    The one and only abdi Hani 😭👌👌👌 fanaan wayn oo cod macaaan heesta aan ugu jeclahay ABDI HANI

  • @cabeeeey
    @cabeeeey 7 лет назад +21

    Whoooo my favorite singer walaalaheena somaliland thumbs up cabdi hani

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 4 года назад +5

    Wiil aan wllo nahy oo aan ad u jeclhy mutfe layidhaa ba hesstan mrwlaba dhgysan jirey iminka wu iga fogaadey wllo mr labaad nabd qab alle hangu kulan siiyo

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 года назад +3

    C hani xashi abdullahi ruux la tagero ayad ugu mudantahy my fanan cidkaga iidawo ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 2017 up to 2020 wa dawanaya heskan ❤❤

  • @yacquubmuuse144
    @yacquubmuuse144 7 лет назад +17

    we all love Somaliland signer like cabdi hani and bk all of they love Somaliland and ready for 18 may

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 7 лет назад +5

    Abdi hani is very talented musician. Laxaakiisa khatar ah. He is unique singer with a powerful voice.

  • @MonasarMohamed
    @MonasarMohamed 4 месяца назад +2

    2024 whose the iconic person who still listen this song 🎧

    • @Munayo12
      @Munayo12 Месяц назад

      🙋🏾‍♀️

  • @hamzabakri1913
    @hamzabakri1913 4 года назад +8

    Cidi 2020 DawanYsow wad salamntihin🤗🥴

  • @abdirahimaj267
    @abdirahimaj267 3 года назад +3

    WAR WUXU FANAAN BU AHAA ALLE KA MODOBEYEY EE ALLE HA UU NAXARISTO MULAXAMISTE MOHAMED MIYIR XAAJI RAGG BA ISUGU TAGAY HEESTA

  • @abdikhayre5831
    @abdikhayre5831 3 часа назад +1

    Hadaan gaari haween garab siinin halyey liba muu hantiyeen

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Год назад +1

    Ana hawsha aduun baa ila hadhee intaa waan hamiyaa------ C.hani😊🤗

  • @im..motivatorzaki804
    @im..motivatorzaki804 2 года назад +4

    Yaa ila dhageysanaya 2021 hees darenkeda wadado✊🙌

  • @mupaarikaxmed9437
    @mupaarikaxmed9437 Год назад +4

    2022 ayaan dawanya Boqorki Fanke hoRe 😍

  • @gudonabdixiis8384
    @gudonabdixiis8384 Год назад +3

    Anna hawsha aduun ayuunba ila hadhe inta wan hamiya

  • @UsaameMnuur
    @UsaameMnuur 6 месяцев назад +2

    Hadaad daawaneysid 2024 3 8 maalin Jimce ah hadaad soo booqoto like hayla dhaafin 😮

  • @apdirahiimjamal
    @apdirahiimjamal 10 месяцев назад +1

    2023 ayaan dawanaya cabdi hani xaashi never disappoint 😮❤

  • @mohamedmohamed-dw5kv
    @mohamedmohamed-dw5kv 6 лет назад +5

    Abdi Hani Xaanshi stay long my fanan i really love this song so much.

  • @maryannoor2222
    @maryannoor2222 2 года назад +2

    Intee kadhacday Abdi haniyow Abowe macaane 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdiYussuf-ew3pv
    @abdiYussuf-ew3pv 19 часов назад

    Ana howl adun baa ila hadhe❤

  • @ricardoben5404
    @ricardoben5404 7 лет назад +10

    راااائع. احلى الصوت

  • @dhdhfufhfhchchdhducjfjfjcj872
    @dhdhfufhfhchchdhducjfjfjcj872 7 лет назад +4

    waaw abdi hani axsan hees hadaan gaari haween garabsiinin halyey👍👍

  • @cabdinasirhajjiahmed5013
    @cabdinasirhajjiahmed5013 4 года назад +3

    Cida daa wanaysa .2020...farta taag 👍👍🤣

  • @nimcoali2476
    @nimcoali2476 7 лет назад +5

    wooooow esh cla hees wax nool iga dheh cabdi hani

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 Год назад +1

    It’s 2023 , let’s see how many legends are still listening this song 🎉🥳💞

  • @SiciidMaxamuudsiraadley
    @SiciidMaxamuudsiraadley 6 лет назад +1

    Cabdi hani oo aan sooba shaac bixin, oo aan aad loo aqon ayuu wariye Cawke sii sheegay, Allah haw naxariiste, wuxuuna yidhi adigu rejo fan baad leedahay, aadna waan u jecelahay heesahaaga, markaa ninkaa horaa loo sheege, yaanu idinla cusboonaan

    • @cashaaskar9611
      @cashaaskar9611 4 года назад

      Waxa saas loo laha waxa weeye faruurta saasu u cod maacan yahay

  • @abdinasiryare951
    @abdinasiryare951 Год назад +2

    2023 ayan dawanaya 🥰 abdi hani

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 11 месяцев назад +1

    Sidee sidee ku deyn karaa heesahan raashinka ah ee qaaday cabdi hanow 😂😂10/10/2023

  • @a.omarahmedarab6773
    @a.omarahmedarab6773 6 лет назад +1

    Abdi hani hadan gaari haween garab siinin halyey liba muuhantiyeen aah aah. Naftan heelan adaa heloow caashaq badee axsan fanaan somali

  • @debramcbridebonaya5201
    @debramcbridebonaya5201 7 лет назад +51

    Love 💕 to listen to Somali music but I'm American

  • @user-re7um8jj4r
    @user-re7um8jj4r 2 часа назад

    Adi uuNpa IgU hapee❤😢

  • @marwodhawrsan7739
    @marwodhawrsan7739 Год назад +1

    2022 October 9.9. 🥺♥️ana hawsha aduun ayunba ila hadhe inta wn hamiya

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 7 лет назад +5

    my favourite singer abdi hani xashi 😙😙

  • @Aminosahal-z8k
    @Aminosahal-z8k 2 месяца назад

    Still 2024 watching😭😭 fav abdi hani

  • @suadbarkhad9173
    @suadbarkhad9173 7 лет назад +6

    wooow what a talented guy...

  • @xogsadeabdi1667
    @xogsadeabdi1667 3 года назад +1

    Hestan love baan ku ahay ee baal inigna ilaa qabsada nag wln baan jclade😂😂😂

  • @bashiryousufolad1
    @bashiryousufolad1 Год назад +1

    17/7/2023 ayan dib udhegaysanayaa heestan
    Fanaankii codka halaasiga ah lahaa 😓😓😓

  • @farahabdi3223
    @farahabdi3223 3 года назад +1

    anna hawsha aduun ayuunba ila hadhee
    intaa wan hamiyaa ..... 10-29-2020

  • @mahadbaxnaan7357
    @mahadbaxnaan7357 7 лет назад +6

    cabdi hani heestan mudaan sugayay aan islahaa goormaa lasoosaarayaa sxb waanad mahad santahay

  • @guuleedrooble300
    @guuleedrooble300 Год назад +1

    Yaa dhagaysanaya 2023 eesh calaa hees ❤️

  • @YRN4
    @YRN4 7 лет назад +5

    abdi hani nin jira sxb fanka xiisad galisay alaylahe halayay dhe sxb

  • @NageeyeMaxamed-03
    @NageeyeMaxamed-03 День назад

    19/09/2024
    ayaan dhagaysanayaa

  • @mirrecawaalle6070
    @mirrecawaalle6070 6 лет назад +1

    waa hees muujinaysa in wali ay nooshahay suugaantii lagu yaqaanay somalida, rajadana runtii kuu noolaynaysa..

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 месяцев назад

    Abdi hani xaashi abdilahi my favourite singer axyee hees

  • @munaxasan5218
    @munaxasan5218 Год назад

    Ana hawsha aduun ayuunbaa ila hadhee intaa waan hamiyaa taarikha isqoraysa march 3 2023

  • @xidigtaabgalcusman1362
    @xidigtaabgalcusman1362 6 лет назад +12

    2018inti daawado bal like saar Si lagu dareemo 👏👏

  • @mustafexayzameh3295
    @mustafexayzameh3295 7 лет назад +3

    Cabdi Hani Xaashi Cabdilaahi Fanaanka QarnigaH Ku Taageeraa Zxp

  • @ayuubcabdi4351
    @ayuubcabdi4351 7 лет назад +4

    mnzha Allah wadaadka waalan cod baad caysata zxp

  • @suhaybjama1135
    @suhaybjama1135 3 года назад +2

    Inta daawanayaa markuu CabdiHani fanka ka baxay liketa
    👇

  • @bustemusic6578
    @bustemusic6578 7 лет назад +2

    Axsan fanaan naftan heelan adaa hilow caashaq badee ...

  • @asmaqali3268
    @asmaqali3268 7 лет назад +3

    eeeeeeesh calaaa hees gacan ayan ku taaagay cabdi hani

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 года назад +1

    ❤❤ cabdi hani xashi❤adunba hor alle iga hiilinkaree

  • @khaalidjamaal705
    @khaalidjamaal705 6 лет назад +2

    ilaahay kabaqoo towbad keen cabdi hani

  • @UpthivataHRaYgal
    @UpthivataHRaYgal Час назад

    InTaa wan hamiyaaa

  • @hodanomar2358
    @hodanomar2358 Год назад +2

    Waxan hees kala. Kacasan 2917kii aan Yara😃🖐️

  • @zacki655
    @zacki655 Год назад +3

    In 2023 nd still one of my fav songs

  • @guuleedrooble300
    @guuleedrooble300 3 года назад +1

    Yaa dhagaysanaya heestan 04/10/2021 👆👆

  • @AmranShow
    @AmranShow 5 лет назад +2

    2019 yaa daawanaya halkan iska soo xaadiri

  • @Saabrincabduqaadir
    @Saabrincabduqaadir 22 часа назад

    Heestaan😭😢

  • @ZimanAxmed
    @ZimanAxmed День назад

    Wxn daremaya xanuuno hore si kastoon iskugu dayo nan ilawana wan ilawi llyhy 5 sano ka hor il hada niyadeyda in yerna kama baxo i.a ilhyban udaadey sidii khyr lleeh 😒

  • @yaasiincraxmaan1582
    @yaasiincraxmaan1582 6 лет назад +3

    Hees macaan bashe

  • @ahmedyasto2755
    @ahmedyasto2755 4 года назад +2

    Xusuusti hargeisa imis my home town somaliland

  • @khaalid10offlcial71
    @khaalid10offlcial71 3 года назад +3

    Cabdi hani xaashi 💯🙏

  • @suldaanmuhammadmillion7411
    @suldaanmuhammadmillion7411 7 лет назад +3

    fanaan jira cabdi hani

  • @abdirahmaanmelbourne5782
    @abdirahmaanmelbourne5782 4 года назад +2

    Abdi hani in the house 🏡🏡

  • @NM-tn2hw
    @NM-tn2hw 7 лет назад +3

    abdi hani 👏👏👏

  • @cabdisamedomar9243
    @cabdisamedomar9243 7 лет назад +3

    nolow fananan qaliya Hani xashi

  • @mahadsaleeban7391
    @mahadsaleeban7391 2 года назад

    mnsha allH
    abdi hani legen keep goin

  • @hodansawahili3129
    @hodansawahili3129 7 лет назад +2

    way igu socota

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 4 месяца назад +2

    2024 29 April 5 49,😢

  • @nasrinali1898
    @nasrinali1898 7 лет назад +3

    abdi hani xaashi abdilahi taagero buuxa suldan

  • @Mataan41
    @Mataan41 Год назад

    Adun ba igu habee
    2023😍🤍

  • @abdijabaribrahim9932
    @abdijabaribrahim9932 7 лет назад +2

    nice song bro

  • @abdikariimmustafeibraahim1135
    @abdikariimmustafeibraahim1135 4 года назад

    Ana hawsha aduun ayunbay la hadhee intaa wan hamiya hamiya 🤔🤔🤔 qodob

  • @abdirihimdiyaa7794
    @abdirihimdiyaa7794 7 лет назад +1

    waah waah AL- fannaan cabdi hani

  • @suhaybahmed5703
    @suhaybahmed5703 2 года назад

    Favour song 🥰

  • @amaalxasaan3250
    @amaalxasaan3250 7 лет назад +2

    waaaaw hees igadheh

  • @ziciithAli
    @ziciithAli 6 часов назад

    2024 ❤

  • @asmamuxumed5609
    @asmamuxumed5609 7 лет назад +2

    Cabdi hani nolow bro👏👏👏👏👏👏💖😘👑👋

  • @gudonabdixiis8384
    @gudonabdixiis8384 Год назад

    Ma wlo

  • @AbdikariimAdamAli
    @AbdikariimAdamAli День назад +1

    2025

  • @apdirahmanrazhed6621
    @apdirahmanrazhed6621 6 лет назад +1

    ApDiHaNi haAzHi cLaaHi faNaaN jira noOlow

  • @OneState_277
    @OneState_277 7 лет назад +4

    😘😍😙😗

  • @jigarstudiohd8346
    @jigarstudiohd8346 7 лет назад +1

    EESH CALAA HEES

  • @sakariyemaxamed7584
    @sakariyemaxamed7584 5 лет назад

    your voice is owesome

  • @apdirahmanrazhed6621
    @apdirahmanrazhed6621 6 лет назад +1

    Bezt fanaAn zongz

  • @afnanshaqlane8394
    @afnanshaqlane8394 7 лет назад +3

    Nooloow

  • @nimcoabdi3227
    @nimcoabdi3227 6 лет назад

    maasha alaah nuur calaa nuur

  • @shaakirciisaawi2889
    @shaakirciisaawi2889 2 года назад

    I like somali songs

  • @deeqsownax4624
    @deeqsownax4624 5 лет назад

    the one and only

  • @anisamohamedabdullahi9431
    @anisamohamedabdullahi9431 6 лет назад +1

    Hees calaa hees