Ayaan luqda waa af soomaali laakiin dadkeen soomaaliyeed way kala lahjada duwan yahiin deegaan walba waxa ay hadalaan lahjad gooni ah waxa kalo suubisa biyo cad badso oo marka aad Egsisaaska aad samayso caba biyo badan cuntadan ha cunin markii la gaaro habaynkii cun cunto fudud cuntada habnkii la cun ayaa lagu cayila waa hadad rabto inaad caatowdo
Abaayo ayan markaa waxbaan qaban rabaa dhahaysid inshallah raaci inshallah ❤ cayilkana wuxuu kudhacaaa waaa shaqada badan iyo afka iyo gacanta oo kala fog
Asc Ayaan garoowe guryaha kirada iyo Nolosha iyo waxbarashada video nooga soo samee qurba joog nahey waan jecelyahey garoowe thanks xabiibti
Mashaallah ❤❤❤❤
Mashaallah mashaallah ❤ ❤
Mashlh qlai ayaaan kusoo dhawaw garoowe mcnto barurta ale hakaa rido qali mcnto jimkaa wad wakadhaci inshlh
Allah haku fudaydiyo abaayo ❤❤❤
AYAAN anaa garowe jooga oo kula lugayn e xagee degentahay xbbt❤🎉❤
ayan salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo ganac si kaaga iyo ciyaal kaaga illahay ha kaqabto cadow aamiin yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allhhh Masha allhhh Masha allhhh ❤walshey ayan ❤❤❤❤❤
Mashallh tabarkalha
Mshaa allaah ilahey hakuu dayo
MAASHAA ALLAAH
HORE MAR WACAN. ABAAYO
ISCAATEES WANAAGSAN❤❤❤
ii faraxsanoow walaashy mcn
Adoo sharoobo Dambe xayeeysinayo yaan arkin
😂😂😂😂
Abaayo mcn
Ayaaan dheemn
Xabbti garowe baa nosobandhigta Mansha allah waa najeclesisay magalada qudrla aanta ah kkkk waa kaftan xbbti
Horey usoco ❤❤❤❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sharoobada iyo malBka iska daaa adaaba caatoowayee
Hanta gaska kafogee meesha qlai
Naa kan guri mahe qarash heyska galin carada gadudka dhulkay kasoo bideysa wllo dharka hada warto xate wey gadudanayan
Adigu waxaad tahay naag ee dhibeeyso Puntland horumarkeeedda. .aaalinwalba calaacal baad waddaa.
Garowe magaala deeydii
Mcne
Ayaan luqda waa af soomaali laakiin dadkeen soomaaliyeed way kala lahjada duwan yahiin deegaan walba waxa ay hadalaan lahjad gooni ah waxa kalo suubisa biyo cad badso oo marka aad Egsisaaska aad samayso caba biyo badan cuntadan ha cunin markii la gaaro habaynkii cun cunto fudud cuntada habnkii la cun ayaa lagu cayila waa hadad rabto inaad caatowdo
Thanks Abaayo mcn❤❤