SUAALAHA INSTAGRAM PART 5

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 94

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 года назад +30

    Hadraawi baa horey uyiri
    Ha sir wicin nin kaa jeestay
    Hana sugin nin kaa maarmay
    Hana sigan mar mooyaane

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 4 месяца назад +1

    Walaal qaaliya iLaahay abaalkaaga Jano ha kadhigo😊

  • @maanka305
    @maanka305 2 года назад +14

    Si kasta oo ay Hmmigaaga iyo Murugtaadu ubataan Ha ka tagin Ducada Rabbi SWC🤲
    Nasoo booqda Akhyaarey Mahadsanidiin❤💯

  • @minhaajhaji2908
    @minhaajhaji2908 2 года назад +6

    Alxm Ani waligay xiriiri masameynin bulse meeshasn casharo fara badan Ayaan ka qaataa mar walbo jazaakalahu Alfa Kheyr wll ayuub

  • @MohanedIbrahim-yo1bx
    @MohanedIbrahim-yo1bx 6 месяцев назад

    Masha allh ayuub axmed allh haku xifdiyo hooyo mcn allh qabrigeeda uwaasiciyo wallhi wahbadan ayaan ayaan kaafaa idey allh haku sharfo wall ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 2 года назад +7

    Su alaha jawabahooda so yara badi walal
    Mahadsanid 💟

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 года назад +2

    We love you so much 👍👍♥️♥️♥️😍😍👌👌👌

  • @Burale143
    @Burale143 2 года назад +5

    Thanks brother keep the courage 💪 🙏

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 4 месяца назад

    Mashallah mashallah wllo

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 2 года назад +1

    Mash allaah tabaarka waa
    Wll qaali ayaad tahye caqli u saaxiiba allaah ha ku xafido

  • @almazcabadirashiidshikh4317
    @almazcabadirashiidshikh4317 2 года назад +2

    Ayuub Axmed waxad tahy dhiirigaliye ✅ aniga waan ku taageera from Muqdisho 🇸🇴

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal 2 года назад +1

    Masha allah nice alle hakubarakeeyo wlaal

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 2 года назад +2

    WCS walaale haaaaaaaaa waa runtaa waad bahdilmaysaa jecelkiinah baryo haduu kaagalo ha tago mid kale oo kheyre badan baa illaahay ku siinayaa iinsha'allaah haduu soo laabtanah haka yeelin😉😏

  • @hasankmoomin3591
    @hasankmoomin3591 2 года назад +2

    Alaah qeer hakusiiyo bro .runti hadaladada wan ku maqsuuda

  • @caashocayuuni492
    @caashocayuuni492 2 года назад +1

    Wallhi taloyin aad ufican ayad nasisa tnxs wll qali nolow

  • @queen-hw4wc
    @queen-hw4wc 2 года назад +4

    Ayuubow mar un inaa kula kulmo iska jeclahy wlhi
    isku meelna ma joogno😫mahadsnid in bdn wllkei😊

  • @nasrinnalka220
    @nasrinnalka220 2 года назад +1

    Wcs wll qli alle haku dhowro barnamij ficn ayad wadaa jazakallahu qayr

  • @ibrahimfarah577
    @ibrahimfarah577 2 года назад +2

    Allah hakubarakeyoo abti mcn

  • @maxamedalimaxamuud2787
    @maxamedalimaxamuud2787 2 года назад

    Waa ku wataa macalin

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 2 года назад

    Dhiriglin ka helay wlahi🥺🥺🥰💯❤mahadsanid wllke

  • @apthishakurmahat1226
    @apthishakurmahat1226 2 года назад +1

    Wlaaajay wakubahny wlaaalo isheeg mesha kala so xiriiro

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 года назад +9

    Keep going legend 💪🙌👏🙏

  • @ubaxmaxamed1284
    @ubaxmaxamed1284 2 года назад +2

    Asc wll waxaan ubaahanahy inaan si qaasa su aalo kuwaydiiyo ee xageen kaalasoo xiriiraa plz

  • @nuuramaxamuud8113
    @nuuramaxamuud8113 2 года назад +8

    Wlhi waa runtii ayuub gabadha uhoraysa eetalada lasiiyay waxan dhahayaa wll qaado taladaa lagu siiyay isaga aayaa kusooraadindoona mar aad maarsantay waxad idhihi doontaa horta ma qofka noocan ah ayan dhibka inaaleeg umarayay xayawaan aguu agtaada kanoqondoonaa maalmaha yar ee aad xanuunka qabto adkayso rabigaa isku xidh dikrigiisa badi qalbigu waakuudagi anay igu dhacday sidaasi tiiyoon waxba qalad nadhexmarin ibaloogay oo hadana intaanraadiyay aanka codsaday inuu igaqado blockta hadana aan arkay inuu igumaysanayo ayan go aanqaatay anoo ilmayna inan noloshaydoo danbe anan lahadal dhowr bilood kadib isagoo aaynaaya ayuu igu soonaqday ana aan qofkale jecelahay oo uucafis iyo inan dhidhikii aansoo celino iga cadsaday kamanyeelin markasta cafis aan dhamaan iyo raaligalin aan dhamaan ayuu igula soonaq noqdaa bil ama sadex bilood markuu maqnaadaba ana waa farxadayda qof iskukay macaaneeyay oo maanta cagahayga jooga

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 2 года назад +1

      Markasta raali gelin iyo cafis aan dhamaan buu ila dabasocdaa
      Ana waa farxadyda klhaa🤣
      Qofba waa markiisa e ha adkaysto mad ledahay👊

    • @manhamanha5151
      @manhamanha5151 2 года назад +1

      Waa runtaa ha ku noqon abaayo ninkaas nin haduu kasoo haro

    • @caashocuud6476
      @caashocuud6476 2 года назад +2

      Is ku qiso baa nagu dhacday waliba waqti an Jamacad Kaqalin jabinayay bay igu dhacday whi stresskii aan kaqaaday examkii aan kuqalin jabinaayay baaban kudhici Garay heer waxaan Garay aan kashalaayo maxaad xiriirkiisa uaqbalaysay Uf dadka qaar marka hore fiicanaa oo hadhoow xumaa alxmdo 2 month bay iguqadatay inaan qalbikaygaba kamasaxo jamacadaydii si quruxbadan bay igu dhamaatay hadana Hospital Baan kashaqeeyaaay alxmo heer Baan Kagaray noloshay diii iyo isku filnaan Lakin isagu Suu ila jeclaa waxay ahayd inaan nolosha kadhaco Saan uga fakarayo sababtuu igatagay

    • @nuuramaxamuud8113
      @nuuramaxamuud8113 2 года назад

      @@caashocuud6476 fariid wllshy qli wax dantaada kuudhaama majiro markasta kafakar danta naftaada waankugu dhiirigalinayaa geesi nimadada

    • @nuuramaxamuud8113
      @nuuramaxamuud8113 2 года назад +1

      @@KhanYunis7 hadaa maxaykale inata lagu digtaa walibana kabaha laladulmari faarax mijo baastayaasha caloosha kiishkaaleh

  • @amaalahmed4613
    @amaalahmed4613 2 года назад

    Mnsha allaah wllo

  • @zamzamqurux5501
    @zamzamqurux5501 2 года назад +3

    Halkee lagaala soo xidhiidha wllo arin baan doonayay inaad igala talisee

  • @amalhirsi4847
    @amalhirsi4847 2 года назад

    Waa runtaa walaal fikradaadu .Masha al laah,🌺🌺⭐⭐

  • @nimcofarah5673
    @nimcofarah5673 2 года назад +1

    Waa runta iska joji ha la hadlin

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 года назад +1

    💔💔 jaceelka waxaan u nacay qalbika ayaa lagaa jabinaa iyo calaacal 💔💔

  • @فوزيةخليف-ذ6ظ
    @فوزيةخليف-ذ6ظ 2 года назад

    Maansha alaah

  • @hassanibrahim9158
    @hassanibrahim9158 2 года назад +1

    mashallh

  • @fardowsaisxaaq3726
    @fardowsaisxaaq3726 2 года назад +3

    Taaas ayaa ben aheyn ruuux ku jaray laguma dawajoogo midas adigey bahdil kugu tahay 👍

  • @dheymannushkanushka353
    @dheymannushkanushka353 2 года назад

    Waa wac aad loga muxaada ee waxan lee yahay gabar taas ilaaah qal biga ha u qaboojiye aleen naf wax jcl ma wuusatee ee ilaah qal biga ha i fhalya wll qali

  • @abdiqaadirjaamac
    @abdiqaadirjaamac Год назад

    Waanoyinkaaga waan kaheley

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 2 года назад +1

    Ayuubow markasto kama quusto mana ka daalo ina iso jwbto 1part one ilaa part 5 wan ku sugooya lee wlhi

  • @zainabmohamud1975
    @zainabmohamud1975 2 года назад

    Man sha allaah waxbadan bankafaiiday

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 года назад

    Amiin amiin m.a shukran

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 года назад

    aamin yaarabi ustaad mahadsand

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 года назад

    Keep going 👍

  • @fartunabdi4076
    @fartunabdi4076 2 года назад

    Ilaahey waxan kaagabaryayaa in aduun iyo aaqiraba kuguuleeyo .
    Waqti igu adkaa ayaan taladaada kufaaiidey.

  • @raxmazhide464
    @raxmazhide464 2 года назад

    Xge la gaa widiyaah sulaha

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 года назад

    Qof haduu kuu jaro adna waa lajaraa
    Meelkastana waa laga xiraa

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 года назад

    Thank you walal Qaali💯💯💯♥️♥️🌹🌹

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 2 года назад

    Shugran ayub Axmed

  • @laylaaxmed5628
    @laylaaxmed5628 2 года назад +1

    ustaad suaalah intan kaso badi

  • @niciimamuxumedchannel2125
    @niciimamuxumedchannel2125 2 года назад

    Alleh ku daayo walaal

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 2 года назад

    subxnllh ila fako see qof udhahaa waalidabo iku tiir tacb beele😘

  • @nasteexoahmed3179
    @nasteexoahmed3179 2 года назад +1

    Ayubow wll istagaram malihi e wll ilatali waxan wada jogna wil marka cadigaha ah muhimad iyo wakhti imasiyo marka ay aqbad timado masuliyadisa maqato ayado ama anxanunsanayo ama waxkalo wayn waxba kamaso qado mana kala jexla ana hada wan laniyad jabay maxa igula talin lahayd wll mcn ado mahadsan

    • @kadanaliisa2367
      @kadanaliisa2367 2 года назад

      Asc
      Waxanu wada joognaa
      Ma waxad kawaddaa waanu US qabnaa anuu waxan kugula talin lahaa hadaad is qabtaan iska sabir reerka ha iska dumin somalidu waxay dhahdaa reerhore reer dambr ma gaadho xaajigaagana kala hadal waxa aad dhibsanayso adigoo xili degan iyo adiga oo is dejinaya oon xanaaq iyo buuqtoona wadan.
      Hadii uu yahay wiil sheeko idinka dhaxayso, naftaada xorkadhig ogow hadaanad agtiisa qiimo kalahayn allaah agtiisa ayad kaleedahay,waman yataqillaaha yaclallhu makhrajaa,wayarsuqhu min xaysu laayaxtasib fiishta kala bax isagu haku soo raadsho.
      Wallaahu aclam wa axkam.

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 года назад

    Mnsh Allah

  • @nimcomacaan8388
    @nimcomacaan8388 2 года назад

    Wal wil waxuu nagadhaxeye xariir mudo isla soconay wan isqilafnay marka dib danbo iguma solawan aniga wan jeclajay wali maxan sameya ilatali

  • @اليوتيوب-ط4ي
    @اليوتيوب-ط4ي Год назад

    لا اخوي انا حر من يومي😘

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 2 года назад

    Aac Ayuub Su Aal Ayaan Qabaa Gabadh Ayaan Wada Soconaa Mudo 2 Sano Ah Intaa An Wada SoconaY Wax NaftaYdu Diido ImaY Oodhan Lknse Hada ayaan Wax Yaallo Badan Ka aarkaY Sidii Qof An I Nixon Lknse Is AadkaYn Ku Jiirto Markaa Wll Maxad Igu Dhiiri GalinaYsaa

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 года назад

    Ustas isbucan ayaa kuso qoray sual shime iga so jawabi karta

  • @ubaxmaxmud3889
    @ubaxmaxmud3889 2 года назад

    Ayuub aniga tayda fiir wll waan mahadsanthya kasugayaa jwb talo

  • @ayaanahmet1373
    @ayaanahmet1373 2 года назад

    Wllo qoraal aynku soo diray fiiri

  • @kawsarahmed4008
    @kawsarahmed4008 2 года назад +1

    Wili iyna wada socona mudo 5sano ah mela u marayna maqno wuxu igu goyayna ma ragnyo maxda igula sali naysa walkay qaliga wnku jclhy walkay

  • @sumayamohamed9187
    @sumayamohamed9187 2 года назад

    Plz 1kii video dhowr su'aal kaga jawab ayuub .🙏

  • @maxamedamed4180
    @maxamedamed4180 2 года назад +1

    👋👋🤚

  • @shukriabdinasir1392
    @shukriabdinasir1392 2 года назад +1

    Wasax Walid ducadu cadi maha

  • @kawsarahmed4008
    @kawsarahmed4008 2 года назад

    Asc aayuba

  • @abdirizakomardahir8940
    @abdirizakomardahir8940 2 года назад

    Captan

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed1080 2 года назад

    ❤️😘💯❤️💋💯❤️

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 года назад

    Keep gonig my brother😍

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  2 года назад

    • @sevdaomer4666
      @sevdaomer4666 2 года назад +2

      @@ayubAhmedPodcast ayuubow maxaad dadka kugu xiran oo view ku siiya comments kooda maxaad love ugu sari waysaaa si ay u ogaan inaad comments kooda aragty .
      Mahadsanid 🥰

  • @faadumoismail4922
    @faadumoismail4922 2 года назад

    Mhsanid macalin

  • @saamkhalif5044
    @saamkhalif5044 2 года назад

    Saa u dawanayay o jawabteyda uga radinayay suasha ku weydiyay wan ka wayay mxa dhihi kara ina kaa kaftoma🤔🤨

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  2 года назад

      wLL MAXAA KUUGU QORAN INSTAGRAM?

    • @zakikliiv2841
      @zakikliiv2841 2 года назад

      Wll umado dhan aya wydisa su'aaalaha mrkaa iska sug intu ka arkyo dulqad same

    • @saamkhalif5044
      @saamkhalif5044 2 года назад

      @@ayubAhmedPodcast keygi shalay ba leyga jabsadey kan ba sameystay queen-saam.igalso xiriir.

  • @hibaaqmaxamed9544
    @hibaaqmaxamed9544 2 года назад

    Ka iska ga hadh

  • @raxmazhide464
    @raxmazhide464 2 года назад

    Wll

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 2 года назад

    Wcs

  • @suadosman7814
    @suadosman7814 2 года назад +1

    Asc Ayub

  • @abdirizakomardahir8940
    @abdirizakomardahir8940 2 года назад

    Asc

  • @cadedaahir5023
    @cadedaahir5023 2 года назад

    m a,

  • @ismahandaahir8180
    @ismahandaahir8180 2 года назад +1

    Wll suaal aan jawaab u rapo muhiim na u ahay ee iisheega instagramka

  • @fardawsahassan6958
    @fardawsahassan6958 2 года назад +1

    Wllo qaali qalbi kuso dhawwo channel cusub fardawsa hasan iso boopboopta fardawsa hasan iso boopboopta

  • @asmaaxmed4265
    @asmaaxmed4265 2 года назад

    ayub.walihi.anagabayi.ihasata.

  • @simangurey8416
    @simangurey8416 2 года назад

    Ayubow plz iso jawap apowe instgaramka sacdiyo gurey igu qorane