#Gabayada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии •

  • @MohamedAbshir-o3x
    @MohamedAbshir-o3x 3 месяца назад +1

    Aadan carab allow unaxariiso amin🤲

  • @AsmaCabdirashiid-v6y
    @AsmaCabdirashiid-v6y Год назад +3

    Viva.dumar

  • @TimaWeynne
    @TimaWeynne Год назад +9

    Gabayadii Sayidku Kucaayay ina Keenadiid Maxaad ogasootagtay - sabiisheeda ey kla Wadhwadhi Sacabka Meysaarto __ Suyuceeda Urbaa Wadnuhu Nala Siiriiraaye __ Surinkeed Lanaar Waa Waxay Sibuhu Dhuuqaane👊🏼

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 Год назад

      Bal tixda gabay ee ina Cabdullah Xassan dib ugu noqo qoraal keedana hagaaji gabayadiisa aad baan u dhageysta una akhrista.Weliba kuwa cayda ah sida gabaygi u utiriyey Colonel Sir Richard Corfield walaashis oo la yidhi goobtu ku dhinay bay timido ka barooratay.Gabayga u ka tiriyey mahayo. waxaan ka xasuusta isago ku hal qabsanya la dumar ay walaalo ahayeen ina C. Xassan oo la kala odhan jiray (Rooxo iyo caasha-luul).
      "Rooxo iyo hadaanad ahayn iyo sidi Caasha-Luul adigana Rabbaan ku barye Rimaygu kasoo dhec"
      Tixdu inay sidaas sax ku tahay iskama hubo, kuma hayo ii sixi doona ?

    • @TimaWeynne
      @TimaWeynne Год назад

      @@ohsaragfii137 marka maxaan qalday? gabaygu waadheryahay ogaanbaan ogabooday sadaradii dhexe. midakale maxaa iskagalay ka ina keenadiid iyo kan koofil walaashii uu kucaayay Saydiku? kaa qudhiisan waan hayaa - migaantii waalishii ahayd waatan murugoone - inteey calalmadow qaadatay oogin mirataaye - kintir bey lameermeereysaa mooyaweyn le'ege - dhurwaagii midkii hore cunoow madhaxso Siilkeeda.

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 Год назад

      @@TimaWeynne Maad qaldamin kugumana haysto sababtuna adiga ka hortow maan maqal, ee akhriskiiba iga xumaadayo waxaan rabay inaad ii jelciso gaarahaan baitka ugu dambeeya ee leh (Surinkeed Lanaar Waa Waxay Sibuhu Dhuuqaane). Waxaan usoo geliyey gabaygii Corfield walaashiisna? madaama wuxu yihiin gabayadii Ina Cabdula Xassan u naagaha ku caayayey, isla markiiba waxa la xasuusanya naagtaas farinji, anigu ma hayo ee waxaan laha majirta cid haysa. Haddaba ma kula tahay inaynu uga wareegno Ina C. Xassan gabayadiisa badna ee murtiduna ku dheeh-nayeed.

    • @mushtaaqfarhan7937
      @mushtaaqfarhan7937 Год назад +1

      Kaas gabay maaha wx dhaqan xun buu ahaa sayidka

    • @DAAKIR-5
      @DAAKIR-5 Год назад

      Gabayadaas waa gabay xayir isaaqaana sameeyay

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Год назад +15

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walahy adigaaba imika u baahan I xaal lagaaqaado ee waxan jooji gabayna maahee Qosol baad nagudishee hhhhhh

  • @FaadumoMohamud-it6ld
    @FaadumoMohamud-it6ld Год назад +4

    Akhas dhaqan xumo dumarka caayey

  • @alisheikh417
    @alisheikh417 Год назад +1

    Asalamu calaykum barnaamikaan na joojiseen dhowr bil ma arag

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Год назад +3

    Maasha allah

  • @larsmartinjohanssonjohanss115
    @larsmartinjohanssonjohanss115 Год назад +5

    Aragtida dumarka aad ka haysato ayuun baad bedka keentay. Ceeb bay kugu tahay inaad waxan gole la timaaddo!

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Год назад +7

    Waar waad na baabasatay niowe naga xishood maan hooyo ku dhalin xageed bulaacadihii waa hore daboolka uga qaaday waar amaan nooga dambaysii
    Nio waan ku dhagaysanaaye bisinka sawdiga na nacsiiyay meeshiiba

    • @ayaansiciidayaanle
      @ayaansiciidayaanle Год назад +2

      Waa dadka ceebaha Daba gala
      Gabayganin Maaha markii koowaad ee uu soo celiyo

    • @weliiyowaaqchannel4066
      @weliiyowaaqchannel4066 Год назад

      Hodaneey gabayada isagu muu tirine ma waxaad leedahay ha sheegin ileen waxani waa taariikhe ama ha qadhaadhaato ama ha Macaanaatee

    • @hodanibrahim6033
      @hodanibrahim6033 Год назад +1

      @@weliiyowaaqchannel4066 waan ogahay in aanu isagu tirin lkn bulaacadaha qaar daboolka lagama qaado kuwani taariikh maaha waa dulinimo halkii u hoosaysay
      In dumar la caayo taariikh lagama dhigi
      Dumargu waa hooyo hooyana in la caayo
      Waa ceeb aduun iyo cadaab aakhiro markaa hooyo ayaanu idiin nahahaye inamadayadiiyoow naga xishooda hooyo

  • @ohsaragfii137
    @ohsaragfii137 Год назад +1

    Raggi hore waxa caado u ahayeed markay naag kala tegayaan "Naagyahay kala tagne sheeg-sheegeyn hadhan" Islaamnimada iyo raganimaday tahay inu ninku ooridiisa asturo Cabdullahi Muuse labadaba wu baal maray. Waana gabayga ugu xun uguna qadhaadh oo dumar loo tiriyo, toban magood oo la kala qaatana ma maydhi karayaan. Cabdullahi Muuse iyo gabayga naagtaasu way isku lamaan yihiin.

    • @nimoosman4369
      @nimoosman4369 Месяц назад

      Cabdilaahi Muuse xaaskiisa uu caayay waa qoloma?

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Iyaaaaaah tani yartaan gabadha khatraaaybaan kaahay dumaryaashu haween Dumaaar iyo Rag.

  • @sheekooysheeko7122
    @sheekooysheeko7122 Год назад +1

    Taariikhda kama sinaysto weriye maxamed Dirir walee waa nin rageed

  • @محمدسليمان-ح9د8و
    @محمدسليمان-ح9د8و Год назад +2

    🤣🤣👍Mayaa - Dayuus buu uu ahaa.👍👍

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Год назад +2

    Wow

  • @himilofactory8213
    @himilofactory8213 7 месяцев назад +2

    I think she gave the guy hard time, and he couldn't take it any more ahahahaahahah

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Год назад

    Somalia waxay leedahay Sab & Samaale. Dalka intaas ayaa loogu yimid.
    Adigaan kaa maqlayaa wax la yiraahdo
    Dir iyo daaar-ood. Somalia qodobkaa kuma jiro.

  • @ifrahsalah1303
    @ifrahsalah1303 Год назад +1

    Inadeer gabaygaas meesha ka tuur yaanu xasarahada ka qayb qaadane please tuur ama saar

    • @Waxkasta
      @Waxkasta Год назад

      Gabaygee sheegaysaa

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Год назад +1

    Arintii geedkii garadagna gabayadeedii baan soo qorri

  • @mansaMusa-v6o
    @mansaMusa-v6o 19 дней назад

    GABADHIISA MAGACEEDA SHEEGA AADAN CARAB?

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle Год назад +3

    Waxaad tahay raga jecel in ay dumarka ceebeyan lkin hooyoyonka somaaliyeed caymalaha ragii barigi hore Gabiyi jiray may ahayn kuwo xigmad leh
    Mid kale cabdilaahi muuse markuu caya Afdiisa sow tii wlilashiisi raga la sheekaysan waayeen oo gabyi Kari waayeen intuu wax islahaayeel gabadhaa isgaa wax isyeelay
    Waligay Ayaan arkayay in somaaliyeed oo cayay xaskiis isagoon waxba ogayn wan dhaqankiina

    • @nimoosman4369
      @nimoosman4369 Месяц назад

      Walaalo oo xaaskiisu waa qoloma?

  • @kafiabumali
    @kafiabumali Год назад +2

    Naag yahay gamuuran sidii wanankii gaaroodi gaaridu Ma naxdee midyahay gaada balaxowday 😂😂

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 Год назад

    Gabaygaas ayaan dhamaystirayaa oo intaad ka tagtay buuxinayaa sida kale waad dhamaysay sadex sadar aan ku daro cilmi ducaale waxaanse rabaa habaryoonis yuu ka ahaa
    Oodwayne oo cidi fadhiyin yaad ku caaridine
    Caantayn nimaan haysan iyo culimo weeyaan
    Hadaan caawa kuu inan lahaa caabud baan ahaye
    Cagta saar wadadanbaa tagtoo laga caraabaaye

    • @mansaMusa-v6o
      @mansaMusa-v6o 26 дней назад

      Halkeen kaala soo xidhiidhaa inader❤

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 Год назад

    Nac iyo Nacdiir Ayay ku Af-naqatoobeen

  • @nafaxaadcabdi423
    @nafaxaadcabdi423 10 месяцев назад

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 Год назад +1

    Horta aadan carab iyo cilmi carab ma isku midba

    • @CabdiMaweel
      @CabdiMaweel Год назад +3

      May aadan carab waa rer hagar
      Climb carabna jaamac siyaad

  • @Jamaccalicilmi-wi2id
    @Jamaccalicilmi-wi2id Год назад

    Jamac cali cilmi

  • @mawliidcabdi7620
    @mawliidcabdi7620 Год назад

    Cabdi gahayr nin wax miisaman

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Год назад +7

    The History of Garhjas tribe how they were behaving against there wives Garhjas history is same like the existing generation Garhjas in somaliland government still the Garhjas r behavior is not ISAAK in origin

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 Год назад

      @Oms3 I am 100% somaliland origin but does not learn Fagash somali script made 1975 I never work nor learn somali script while 99% of this generation of Somalis learn somali written somali script but l can read and write Arabic and English language I.e I left somaliland during the killing president Abdrasheed Ali Sharmark in Taleh I left to suadi Arabia and now in Hargesia insha Allah ameen

    • @qaafmaxamed5372
      @qaafmaxamed5372 Год назад

      ma hooyada bay yaraan ku kufsadeen gx niyow armay islaantu ahayd xeedho bilaa daboola taa gabayga sheegayo😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Год назад +2

    Isir soomaali nacayb ayaa lafta kaaga jira ma tihid soomaali qotti iyo jaarso gabilay soo degay 150 sano ka hor oo isaaq isku qarinayaad tahay lkn sida cuntadu markay bislaato ay saliida u soo tufto ayaa la idiin soo tuffayaa
    Oo habar awashu naago ma lahayn miyaa loo gabyo mise qottida iyo jaarsada lamaba eegi jirin oo dee soomaaliba ma ahayn......

    • @ibrahimomar8895
      @ibrahimomar8895 Год назад +1

      Xanuun gabiley la yidhahdo ayaa ku haya dhakheey ninku waa reer burco hj

    • @azli5079
      @azli5079 Год назад +1

      Naa halke ku xanuuntay laangaabad yahay qalbiga jaban Ninka gabayga leh Dabku kama bakhtiyo dumarka reer nuux naa ma inuu caayaayo baad mooday hablaha Habar awal Gaari guriga joogtaa dhalaalo kay oori u noqotaana Haakah idhaahdo weeyi ninka gabay gaa tiriyay Hablaha beeshiisa ayuu u duurxulayaa ina Basari yihiin Ee Xanuunka Gebilay Iyo Habar awal kuu haya Anaa kaa gubaya Cuqdad yahay cuqdadu dhashay Habalaha Awal waa dhal xadaaradeed hadaad nolol xun ku kortay iyagu kumay korin ee dhiidhiibso Laangaabooy Qalbi jabaneey Quluubta cuqdadu ka dhaamisay

    • @kaabahamud1168
      @kaabahamud1168 Год назад +1

      Aqoon xumo + af dheeri laabtaada hadii la jeexo H AWAL kuraas ku soo fadhida laga helayaa wlhi hblaha H awal ragoodu ma caayan 😂 cuqubooy

  • @feisalmohamedabdullahi6128
    @feisalmohamedabdullahi6128 Год назад +1

    Wakhti gadhxajis iyo daarood ay kasoo horjees teen inla weeraro Dhulbahante maxaa ku soo beegay gabayada

  • @food4422
    @food4422 Год назад +3

    Soobadi

  • @BURCO123
    @BURCO123 Год назад +1

    Gabayga waxa leh nin rer xusena h yoNis clahi muse Maha Adan carab

  • @khadramohame936
    @khadramohame936 Год назад +2

    Hhhhhh astaqfuran Allah o dumarku miyeyn gabay utirin ragaa🤣🤣

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 Год назад +5

    Gaadada markaad taabatay godol jacsiisaaye 🤣🤣🤣

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 Год назад

      Can u translate ur comments to English or Arabic inorder the worldwide users understand what u commenting from ur ass shame Somalis who cannot speak or write or read Arabic and English or any other languages 🤪 99% of Somalis new generation existing now r ignorant only they learn somali script established 1975 by military rule of sayid Bare .before 1975 we were writing and learning Arabic and English and Italian language while somali language u speak all of the Somalis because this is my mother language and I never ignore and can speak with out writing what is the use once ur script words r English words even not Arabic words hill fire to somali script laterni words

    • @esseibo
      @esseibo 9 месяцев назад

      😅😅😅😅

  • @khadararab2577
    @khadararab2577 Год назад +1

    Asc masuusar saaxeb

  • @shcraxiimshmahamed2073
    @shcraxiimshmahamed2073 Год назад

    Maaha gabayga dhoolayare waad qaladay waxaa weeye hiyiga ciidagale sow waxaan soo hubsaday maaha

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Год назад

    gabayga danood waxaa tiriyey maxamud cabdulle xuseen jaciir waa nin ogaden.

  • @Oskamin
    @Oskamin 5 месяцев назад

    Cabdi maahirow naag marwo ah malaha iidoore

  • @iidmuuse8478
    @iidmuuse8478 Год назад +1

    Dee waxbaad isku qaldaysaa wlhy

  • @weliiyowaaqchannel4066
    @weliiyowaaqchannel4066 Год назад +1

    Waxba laysuma reeban

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d Год назад

    😂naagihii daarod balu ku dhigy

  • @FarhiyaMaxamud-w1x
    @FarhiyaMaxamud-w1x Год назад

    Gabaygi saln carabay

  • @HoodaCawil
    @HoodaCawil Год назад

    😂😂😂😂😂

  • @weliiyowaaqchannel4066
    @weliiyowaaqchannel4066 Год назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Ahmedmahamed99
    @Ahmedmahamed99 Год назад

    Gabadha cilmi ducaale u gabyay maxay ku kulmeen

  • @wrekeniguse-tc7te
    @wrekeniguse-tc7te Год назад

    😂

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 Год назад

    Doqon Barton sida social loo baacleeyo Barton baad tahay inan gumood baadtahay dad lala af laadeeyo