Astaamaha Siyaasadda | Sh Mustafe Xaaji - 1995

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 604

  • @naasir77
    @naasir77 2 года назад +38

    1995 4 sano ayaan jire 30 years jira November 11 Thursday 2021 truck 🛻 I.95 Virginia america 🇺🇸11:00pm dhagesanaya dabigena allah hadhafo aaamiin sheikh mustafe xaaji allah janatu furdowsa hageyo aaamiin yaa rabi 🤲

  • @ayaanxuseen3305
    @ayaanxuseen3305 5 лет назад +33

    Sheekh Mustafa waqtigaa wiil dhalinyaruu aha mashaallah wuxuukubarbaray cibaado iyo camal suuban runtii waa nin kudayasho mudan Allah haku xiftiyo

  • @abdikadirali2492
    @abdikadirali2492 5 лет назад +112

    *23 sanno ka dib ayaan dhagysanayaa, Muxadaradan waxaa la qabty July.1995 Sweden, anigana waxaan dhageysanayaa Nov.2018*
    *Inta 2030 dhagysan doonta Salaaam.*
    *Nairobi, Kenya*

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 5 лет назад +13

    1995 aya ahayd muxadarn waxanan dhagaysnaya 6 may 2019 bisha ramadan habenkedi 1aad ilahow naga aqbal ada wayno waxide ♥️

  • @ismaaciilnuur5335
    @ismaaciilnuur5335 6 лет назад +43

    Masha Allah waa muxaadaro aad u qiimo badan
    Yaa weli daawanaya muxaadaraan Like saar

    • @sanyaremahomed7axmed646
      @sanyaremahomed7axmed646 5 лет назад

      Waxaladuubay.1995.waxanandhagaysanayaa casa.ooaytahay bishop.3o.8 .2019.habeenjimca.ah

  • @islamicaffairs5008
    @islamicaffairs5008 4 года назад +22

    25 sano kadib ayan dhageysanaya 2020 sheekhana Alle ha xiftiyo aduun iyo aakhiraba Amiiiin

  • @suleymanxasan3385
    @suleymanxasan3385 5 лет назад +153

    24 years ago aa la duubay anigane manta 2019 aan dawanaa dadkii ku dadaalay allah ka abaal mariyo

  • @Mohamed-oj6ie
    @Mohamed-oj6ie 4 года назад +11

    Muxadaradan sanad kadib ayaan dhashay waxaana fursad u helay inan dhagaysto 2019 december .
    In sha alaah waan kudaydaa Sheekhan
    Waana kutala jira inan kamid noqdo dhalinta badasha in sha alaah mustaqbalka , igu soo duceeya asxaabta.

  • @khaledmo6060
    @khaledmo6060 3 года назад +20

    1995 - 2021 ilaa hadda way taaganyihiin
    arimahaas oo dhami
    Jizza Allahu khyr

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 7 лет назад +107

    1995 july ayaa la qabtay muxaadaradaan anigana waxaan dhageysanayaa 2017 may ayaan daawanayaa
    22yrs kadib masha allaah alle kagu dhowro sheikh mustaf

    • @maherfarah5718
      @maherfarah5718 6 лет назад +8

      maxamuud bile adam 2018 ban ana dawanaya adan kasi sambeya alle adiyo shekhaba ha idin barakeyo lkn 3 sano kadin ayan so galay safarka adunkan wakhtiga muxaradan la qabtay

    • @top3578
      @top3578 6 лет назад +3

      farduus Hussein Hirsi aniguna adigaan kasii dambeeya

    • @warlalis9570
      @warlalis9570 5 лет назад +5

      Mazim anigaa 2018 December ban daawanayaa inkastoo aan marar badan oo hore dhagaystay kamaba dhargo

    • @Fariida2024
      @Fariida2024 5 лет назад +3

      ENGR. BE HAPPY 7.1.2019 aan daawanoya 😊

    • @fadumahaji8214
      @fadumahaji8214 5 лет назад +1

      K

  • @caatikahabdi7398
    @caatikahabdi7398 5 лет назад +10

    24 ayaa kaso waregatay wxan dawanaya 2019 ee bisha ramadaan masha allah sheekh musatafa cimri dher iyo.cibaado suuban Aamiin

  • @hamsehussein1185
    @hamsehussein1185 7 лет назад +12

    Maansha allaah tabaraka llaah
    Allaa yacizak allaa yacizak allaa yacizak sheikh mustafe xaaji Ismail haaruun
    Farxadbey noo tahay inaanu daawano adigoo yar oo fidinaaya diinta alle ee sifaha qurxoon iyo sunihii nabigeena ee suubanaa caleeyhi afdalu salawaatullaahi wa salaamuhu caleyhi

    • @habibomxd7405
      @habibomxd7405 6 лет назад

      hamse Hussein wseh&h&hhhhhh

    • @hamsecisman9621
      @hamsecisman9621 5 лет назад +1

      Masha. Allaaah. Sh mustafe. Runtii. Waan kutaageeràaaa

    • @sidiiqsaafi7856
      @sidiiqsaafi7856 6 месяцев назад

      Salallaahu calayhi wasallam❤❤❤❤❤

  • @kaamaliitoofficial1841
    @kaamaliitoofficial1841 5 лет назад +39

    Masha Allah sheikh alle haku xafido,
    Sanadkii 1995 noloshaba ma joogin,
    Maantana ango 21jir ah baan daawananayaa Alxamdulillah

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 3 года назад +5

    Mansha alaah sh mustafe waxay taarikhdu marayssa oon daawanayaa 2021 oo kaso wareegtay 25 years

  • @mohammedjanan897
    @mohammedjanan897 4 года назад +7

    25 sano kadib ayaan daawanayaa June 2020. Ilaahay sheekh mustafe oo kale hakasoo saaro Jilaalka dambe. Aamiin

  • @abdullahiyano5049
    @abdullahiyano5049 4 года назад +5

    Dadkan muxadaran Saan uu qimada badan inte dhuuuxi la hayen aye waxay ku mashqulsan yihin 1995 subxanallah ilhay kacabsada muxadaran somali oo dhan aya ubahan wabillahi towfiq

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 4 месяца назад +2

    2024 ban dhageysanaya 1995 wala duubay ilahow cimriga kudheera sheekh mustafe ❤

  • @MohamedNorBarre
    @MohamedNorBarre 4 года назад +9

    masha,Allah 25 years ago ayaa la duubay
    Anigu markaa maan jirin waxaan dhageystey 2020 July waxaan duubay July 1995
    Sh mustafe xaji Ismail
    Xafidakalaah

  • @shabeelweheshadechannel6893
    @shabeelweheshadechannel6893 4 года назад +2

    Maasha allaah run ahaantii waa muxaadiri qiimo badan sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun waa sheekh noloshayda wax badan ka bedelay waxaan alle ugu baryayaa inuu janatul fardowsa ku casuumo cilmiga caqliga awlaada caafimaad ka iyo caqligaba u barakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 года назад +9

    So much thanks Suldaan Media, xili horaan dhegeystey, Cidii diyaarisey kuwa keydiyey, iyo philosopher-keena sheikh mustafe, dhamaantiinba waa mahadsantihiin.

  • @nafisomuusecumar7660
    @nafisomuusecumar7660 3 года назад +4

    Muxadaro si qaas ah ii anface♥️
    25sano kahor aya La dubay intan
    Dunidan kuso birin balse maanta ayay aniga
    I'anfacday♥️
    Sheekh mustaf haaji Dar alle ayan ku jeclahaY
    Allha kuxafido♥️🤲

  • @cabdicasiiscraxman192
    @cabdicasiiscraxman192 3 года назад +7

    Masha Allah Allaha barakeeyo 1995 maanta 2020 maba dhalanayn xiligaas allah ha'i'din ka abaalmariyo intii ka soo shaqeeyay MAHADSANIDIIN DHAMAAN

  • @inagargadudabdulkarimmoham5604
    @inagargadudabdulkarimmoham5604 4 года назад +8

    Waa 95-ti
    2007 ayaa iigu horeysay daawashadeda.
    Markale 2019 ayan fursad Uhelay Alxm lillh cimriga Allaha Noo Barakeyo shiikhana Allaha Noo xafido🤲

  • @ahmedqumane8505
    @ahmedqumane8505 5 лет назад +5

    Muxaadaradan waxa laqabtey jully 1995, inta Aug 2019 daawaneedo like saar
    shiiq mustafa allah ku dhowro

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 3 года назад +4

    2019 ayaan daawaday ... 2020 ayaan dawaday imaka 2021 ayaan daawanaya Ilahay Habarakeeyo sheekha iyo intii ka duubtayba ... qofka Umada wax uga tagaa waa sidan oo kale

  • @kinghanadhargeisa8277
    @kinghanadhargeisa8277 7 лет назад +19

    maasho alaah sheekh mustafe xaji ismaciil
    wlhi allah dartiis ayaan kuujeclahay rabigu janada haynagu kulmiyo aamiiin
    yaa alllah

    • @sugulemediaproduction6122
      @sugulemediaproduction6122 6 лет назад +1

      King hanad Hargeisa

    • @goljanogsm
      @goljanogsm 5 лет назад +1

      King sxb sheekha hadaad jeceshay ku dayo oo sawirka aad dhigatay iska badsl marka hore

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 6 лет назад +7

    Ascww sh Mustafe ilaahey heynoo kaa Xifdiyo /All dartii ayanku jeclahay &Sida ugu wngsan eed noogu so gudbiso it Xigmada Aad nooga dhaadhiciso Caqligaga iyo Cilmigaga fcn Jizaaka laah qeyr./iyo Jantul Fardowsa Alle kuugu gee Aaaammmiiiinn.

  • @faaduma-mubaarakcabdi9434
    @faaduma-mubaarakcabdi9434 3 года назад +5

    Maasha allaah waxaan dhegatstay2020 bisha 12aad a illahay haka abaalmariyo shikha iyo inta inasoogadhsisay aamiin

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 5 лет назад +16

    *1995 maanjirin maanta waa 2019 isooduceeya inaan dadaalka shiikh mustafe umada kudadaalayo ana aan kusiidaro dadaaal aamin ....burco.soomaliland*

  • @qalbisaliim772
    @qalbisaliim772 5 лет назад +13

    Wu yara markan qurux miidhan m.a ❤

  • @afyaremedia5137
    @afyaremedia5137 4 года назад +5

    1995__2020
    25 sanO ka dip ayaa Fiirsanyaa
    Alleh hku barakeeyO Sh.MustafE

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Месяц назад +1

    Aqoonyan, sheikh & siyaasi aad u aragti fog ilaahay SWT haku xifdiyo sheikh mustafe aad ban kujeclahay

  • @mahamedwarsamefatah7098
    @mahamedwarsamefatah7098 4 года назад +13

    1995 ilaa 08 Dec 2019 Sheikh mustafe codkiisu Waa isku mid alle ha xafidee.

  • @ahmedhaashihirsi9746
    @ahmedhaashihirsi9746 4 года назад +4

    Mash allah sheekh dr falaysuuf waxaan ka faa,iiday waxbadan umado in ay wali gumaysi ku jirto siyaasiyeentuna yaheen dabdhlif gumaysiga usheeqaya

  • @بنتالصومالبلاديوافتخر

    masha alaah datkii hore aadbeey uqurux madnaayeen 😘😍🥰💋alaha ku xifdiya sheeqeena

  • @MSharifTrading
    @MSharifTrading 4 года назад +45

    This was recorded 1995 and Im watching in January 2020 in America!
    This lecture holds true till this day!

    • @axmedcabdulahi3006
      @axmedcabdulahi3006 3 года назад +2

      0

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 2 года назад

      Go to dag a d

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 2 года назад +3

      @@axmedcabdulahi3006 FS CD if a lupus of F XigmadeeYzaN F

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 2 года назад

      D daa g focused

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 2 года назад

      Zaaz d X CDs Xfda

  • @abdifatahhusein5661
    @abdifatahhusein5661 3 года назад +7

    2021-07-13!!!!! 26 years kadib waqtiga la duubay.Allahu Akbar,jazakAllah kheir Sheikh Mustafe Ismaciil Xaaji Haaruun ✌🏾❤️

  • @hafsaryuzaki3295
    @hafsaryuzaki3295 3 года назад +5

    Shukran ya sheikh iyo dhamaan dadka kashaqeeye❤️jazaakumullahu kheiran

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 года назад +1

    SH MUSTAFE WALHI WAQTI BADAN AYUU SOO GALIYEEY DIINTEENA MACAAN EE ISLAAM. JANADA ALLOW NAGU KULANSI MUSLIMKA DUNIDA OO DHAN ALLOW. INTA XANUUN SAN CAAFI INTA DHIBATYSAN KA KOR QAAAD INTA DHIMATY U NAXRISO INTA NOOL EEN ISLAAMKA AHAYN SOOO HADEE 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cibaadu-raxmaanofficial7614
    @cibaadu-raxmaanofficial7614 5 лет назад +5

    Ma dhalan waqtigii muxadarada LA qabtay 1995 ilaahay mahadiis 13/09/2019 ayn dhagestay alx ilaahay qeyr haka siiyo shiikha

  • @bbbccbbc365
    @bbbccbbc365 7 лет назад +11

    masha allaaah , ajar iyo xasanaad allaaah ka siiyo anagana allaaah naga dhigo kuwii kuwaano qaado

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 7 лет назад +105

    Ilaahay dartii Ayaan u jeclahay sh mustafe

  • @acitube2429
    @acitube2429 3 года назад +1

    Sheikh mustafa haaruun alle cimri dheer ha siiyo .wallahi waa daaciga keliya ee aan dhan dhaleeceyn oo isla markaana leh cilmi iyo aqoon dheeraad ah

  • @husseinmohamed4972
    @husseinmohamed4972 4 года назад +2

    Allah janadiisa haku cazuumo shiikh musdhafa xaaji cusmaanciil haaruun Adbuu runta uga hadlayaa hadeynu helilahayn dhaow culima ah o sii aga oo kalle ah waanu guuleysanlahayn

  • @ahmedfaarah3710
    @ahmedfaarah3710 6 лет назад +5

    Ilaahay sheekh mustafe ha noo daayo,
    Waa tababare nololeeed,

  • @instagramlives3420
    @instagramlives3420 5 лет назад +19

    6 sano kadib ayaan dhashy
    Hadana waa 2019 june
    Anoo cfimad qabana wn dawanaya dhaxlkas sidisa nalo so gaadhsiyay alx

  • @libaaxsomaliyeed8862
    @libaaxsomaliyeed8862 6 лет назад +4

    Masha Allah wxa la qabty July 1995 ana wxan daawaday September 2018 23 years ayaa kasoo wareegty sh Mustafe alla cimriga hakuu dheereeyo

  • @sheikhalibukhari2115
    @sheikhalibukhari2115 4 года назад +8

    Waxan ka mid ahay midhaha sheekh mustafe, waxan isku dayaaya in aan raaco wadadiisa dacwada.

  • @richardadamwais9734
    @richardadamwais9734 7 лет назад +37

    from djibouti that was so interesting lecture thanks may allah bless you i like all your lecture

  • @omarboosh3020
    @omarboosh3020 5 лет назад +6

    masha allaah shiikh allaha kuxafido aaduun iyo aaqiraba inbadan muxaadarada tan wacan dhageestay Mana kadaali doing in San sii dhageesto janalada Shii a mustafa xaaji ismaaciil

  • @mohamedissack3213
    @mohamedissack3213 4 года назад +4

    1 year ayaan jiiraay quudbaadan waxaanaa dawaaday 2020 Allah jannada haa kaawarabiiyoo daadkaa kaafaideystay Allah haa uziyaadiiyoo

  • @bashiirsool3393
    @bashiirsool3393 5 лет назад +2

    Jasakalalahu khyr sheikh Mustafe alle if Iyo akhiraba danbigaga hadhaafo

  • @wllahdoffical2298
    @wllahdoffical2298 5 лет назад +2

    Mansha allh Waa muxadro qiiimo ummadu islaamku waa inay mid qudha noqtaa markaasan guuleeysaneeynaaa

  • @qureshyasin363
    @qureshyasin363 4 года назад +1

    Masha allah allowa no xafida sheekhan iyo culimda kalaba caawa oon dawanayo taarikhadu waa 7 /Augusta 2020 waa ka so wareegaya 24 sano waxaan taaganahay meeshii aan maranay wagas iyo meela kasiildada marka lafiisho akhaaqdii maadhuntahy diinteeni ayaan ku badalnayay aduuna iyo waxayaabo malacayani aha

  • @mustafkarama4288
    @mustafkarama4288 5 лет назад +6

    2018 ka ayaan dhagaysanayaaa alle ha xiftiyo sh.mustafe

  • @mohammedfaisal8265
    @mohammedfaisal8265 7 лет назад +15

    ilaaahy ha ku daaayo sh.mustafe cisi baad ku noooshay

  • @dinidarwish1322
    @dinidarwish1322 6 лет назад +5

    cimrigiiisa Allah ga heereyo Shekh Mustafa Allah haku barakeeeyo sheeekh Kannada Allah xisaab LA aan haku geeyo wadbo gali dooonta insha Allah

  • @cnajiibafjano1446
    @cnajiibafjano1446 4 года назад +5

    Masha allah alle haku barakeeyo sheekh 1995 waaga maban dhalan

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 года назад +1

    Darsigani aad iyo aad ayuu muhiim u yahay.
    Darsigan hadii la dhaqan-galiyo wax badan ayaa soomaalida iska badali lahaa.
    فضيلة الشيخ العلامة المؤرخ الواعظ مصطفى حاجي إسماعيل هارون الله يحفظك

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 года назад

      @Peace Lover
      Hadal aan ku qusayn haka hadlin.
      Dhoosnimada iga tag

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 года назад

      @Peace Lover
      Akhlaaqda ayaanad lahayn ee wax dantaada ah qabso.
      Marla aad akhlaaqda soo barato social mediaha soo gal.
      Sidii daadkii xaabaale daf hana soo odhane.
      Bilaa dhaqan-yow.

  • @abdirisakmohamedtarey1326
    @abdirisakmohamedtarey1326 3 года назад

    Masha allah 01,July 1995 ayaa la duubay waxaana lagu qabtay muxadarada Sweden
    22,August 2021 ayaan daawanaya ano muqdisho joogo
    Waa 26 sano kadib xiligi la duubay ajir aan dhamaan allah haka siiyo shiikha iyo inti na soo gaarsiisaybo
    🤲🤲‏الله يحفظك شيخ مصطفى حاجي اسماعيل. هارون

  • @mustafedurun2576
    @mustafedurun2576 4 года назад

    Masha alaah dadkii duby intii dhimaty ilhy ha unaxaristo intii dhoolna xafidulh 24 kabacdi bn dhagysty ma aan dhaln markii laduubay alx ilhy ba mhadle sh mustafe sigaara utageraaa

  • @AbdiwalihasanAdam
    @AbdiwalihasanAdam 2 месяца назад

    Allah ha barkeeyo sheik mustafe Muxadaradisa kuwa ugu qima badan ayay kamid tahay

  • @professorgoogle9900
    @professorgoogle9900 4 года назад +1

    muxaadaradaan way iga wayntahay 1995 hooyadee xitaa kama guursan
    sh mustafa ilaahay haku daayo

  • @zeynabomar1703
    @zeynabomar1703 4 года назад +2

    yaa igu caawin karo shekh mustafa meel aan kala xariiro alle dartiis

    • @vipmuniir8301
      @vipmuniir8301 5 месяцев назад

      Hada wax kahili kartaa masajid Ka UU kuleya Hargaysa

  • @abdirahmanmohamed5887
    @abdirahmanmohamed5887 5 лет назад +7

    2019 daawanayaaa
    24years ka dib 1995 la duubay
    Allah ha dhawro sheekeena

  • @ganiabdi3019
    @ganiabdi3019 5 лет назад +2

    Baarakalaahu fiika alle dartii baan u jeclahay sheekh mustafa xaaji ismaaciil haaruun xafidahullaah

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 4 месяца назад

    Allaha ku xafido shikh mustafa yaarabi cimri dhaar iyo cibado suban iyo caafimad waa noo faidaysaa jazakuma allah kheyr

  • @hajjiahmed2899
    @hajjiahmed2899 2 года назад +2

    1:54:24 alle haku xafido macalin Runtii waan qiirodey wlhy 😢😢

  • @mohafarah2382
    @mohafarah2382 7 лет назад +22

    wakaa dadka aan ubahanahy allaha dhowr shiikh mustafa

  • @shukriahmed9914
    @shukriahmed9914 5 лет назад +24

    افصح الله لسانك ونور الله قلبك شيخنا المصطفي اصطفاك الله بالعلم والعمل

    • @degmoali9520
      @degmoali9520 Год назад

      Q

    • @dr.mohamedbiihi113
      @dr.mohamedbiihi113 Год назад

      @@abdikhadirhassan3867kkkkkkkmokkkmkkkkkkkkkkkkkmkkmkkmmkkkkkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkmkkkmkkkkmkmokkkkkmkkkkkmkkmkkkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkooomomkmkkokmomooolioomomomokok lnookkikmkoloninokokklkokkkkkkk kk kkkkkk k kkk kkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkk k okkmkkkmkkkkkkkkkmkk okk kkkkko o kkkkkkk kkko kklnokk kkkkkk okkkkkkkk kkkkkk kkkkkkmkkkkkknkkkkkkkk kk kkmkkkkkkokkkk kkkkkkkkkmkkkkkkkkkkkkkokkkk mkmookkmkmk k kkkkkk omg kkk kk no lnokkkkkkkkkkk lok. K kkkkk ok no lkkkkkk o kkkkkkkkmk k mol
      Okkkkkkkmmkkkkkmkmkkkkkkmkkkk kkkkk kkkkk kmklo. Kkkkmokkkk knklkkmkkkkkkkkk kkk lkkkkmomk kkk m kkk no mlmo kkko okkkmkkkk okkkk kkkkmkkmkmkokko no lmkmklk

    • @dr.mohamedbiihi113
      @dr.mohamedbiihi113 Год назад

      @@abdikhadirhassan3867ookkmkkkk kk kkkkkkmkk kkkm o ok ok k ookkkkm kkmkkk k no lk mom kk no l mok no lmk knklkkmknkkkm kkmm lm k no lkk k kkmkmk k no l kkm o lokkmkmkkkmooo lo kkk no mmok no lkkmkkkkk kmkkkkkk kok no lkmmo koo kkkmkkkkkkk kmk koomkkmkkkkkkmkkmkmkmkm no mkkmmkmkkmk kkommk mk no mok kkmkmkkmokkmkk lkm kkkkkmkkk kkkmk kkmk mkkkmmkmkkmkk kmkkmkkkomm k k kkkm Mkkkkk kmkklk kkmmmkkkkmkkkknkmk m o lk mokmkk kkkk kkkkk no l l kkkkkmmkmkk k kk kkkm kkkmmkk k kk mkmp nkkmkmkk no mkmk kkkm mkk k kk kokkkkk ok kkk mkmkkkmnk kkkkkmkmkkm mmkkmkkkmk o o mmkkkkk k mkk k kkko om kkkkmkmkmom k kk kmo kk. Mkmkkkmokk k l kkkkmk kk. Kk kmkk kk k nkok
      Mk knkkkkm kkkknk kom mk

    • @dr.mohamedbiihi113
      @dr.mohamedbiihi113 Год назад

      @@abdikhadirhassan3867k kk no mk mokkk k kkk no l k kkmkmn kk kk k mk k no lmokmkkmkk kkkkkokm no okkk k no l kk. M km kkknkkkkko. Kk no o oko ko k kkmn kkknk kkkkk k k kkkk kkk mk k. Kkknkkmno kkkokkokmknkm ko km m ook no l mkmkm kkkk m

    • @dr.mohamedbiihi113
      @dr.mohamedbiihi113 Год назад

      @@abdikhadirhassan3867i kkkm k ok kmm. Kn kkk lmmk no l kk o kk k m
      Kk k k kkkk mkk mk oom k kkk no lokkkk okmkmkok kk. Kkkmmokkkk. Kokkk kkm kkk. K kmk kkk ok k kko kmk no lk kkmmk. Kkkkkkkmkk. Ko. Kk o km k mo oo k k kkm k kk kk k lk k kkkm k kk omkmkmk. M kkkkkkmo okokkkk kk kokmko mn no lkok kkm kk😅k no lkkk kn kmk no l knm. Kkkk ok k k k kk knkk no o okook kkkk k ok k kkkk k k kk k😅kkk k k kkkkkkkkkk kkk k k k o m kkk m kk😅ok kkk k no kko k no ok kk kkkok ok kkklm o o lkokk oo kkkmkmokk km no okkok koo ok ok onkk. K k ok no lnkk kk kkkk kk😅. K k. K kk no l kkkmk kkk k k kk. Kn kmk. No lko kkkkk o k k k. Kk kkk kmk kmkkkm

  • @mohammedsiyaadmoallim
    @mohammedsiyaadmoallim 3 месяца назад +1

    9,JULY,2024. baan dawanaya muxadaradaan cajiibka ah. sheikha allha xifdiyo.

  • @caweyskayoutube848
    @caweyskayoutube848 6 лет назад +2

    The great nd nice legancy yall can recommaned is good deeds look its 2018-november 3 ALLE HA KU BARAKEYO SHEIKH MUSTAFE waa dhaxal wanagsan waxad hada qabaneyso. Alle cimriga khayr ha kugu barakeyo

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 лет назад +4

    Mansha allah sheekha umada afka somaliga ku hadasha oo dhan ilahay ha no ka dayo oo hanagu anfaco khyrkad no sheegto had iyo goorba

  • @munafaysal5700
    @munafaysal5700 4 года назад +4

    After 25 year baaan Daawan jazaakallaaah sheekh mustafe

  • @bashirabdi3723
    @bashirabdi3723 4 года назад +2

    Illahay kheyr iyo abaal marin ha ku siiyo sheekh mustafa

  • @CabdiMuxsin-ft3gr
    @CabdiMuxsin-ft3gr 3 месяца назад +1

    Alle haka abaal mariyo anagana kuwii waxkuqaata een intaydhagaystaan aan iskagagudbin ee wax kuqaata alle haynagahigo❤🤲

  • @abdiwasacmowliid4510
    @abdiwasacmowliid4510 7 лет назад +2

    Masha Allah shekh mustafe oo yar oo quruxbadan. Allah ha Ku dhowro aduun iyo aakhiro

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 5 лет назад +3

    Waa waqigaan dhashay maanta na 2019 anoo 24 jir ah ayaan daawanayaa Illaahow cimriga iyo caafimaadka noo siyaadi!

  • @MAHAMOUDGUELLEHISSA
    @MAHAMOUDGUELLEHISSA 4 года назад +1

    Ma sha allah muxadaradan waxa la duubay 1995 marka waxan jiray 10 sano mantana waxan dawanaya 28 august 2020.

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 5 лет назад

    Jizaaka laah qeyr sh mustafa waxaan u jeclahay illaah dartii walaahi ee illaahow cimrigiisa u barakee iyo dhamaan ehelkiisa barakee ana illaahow cartayda ahlu diin iiga dhaig iyo dhamaan musllimiinta oo dhan qaas ahaan somali yaa rabi somali cisey ee ka qabo kuwa munaafinta iyo kuwa duulaanka ku ah

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 года назад +2

    Sh.mustafe waa dhaxal ka umada somaliyeed

  • @axmednuurmaxamuud6665
    @axmednuurmaxamuud6665 5 лет назад +5

    Masha allah 25 sano ka hor la duubay ana waxaan dawaday 2019 octobar midla 25sano kadib dawan doono waan salamay

    • @abdullsland7538
      @abdullsland7538 3 года назад

      1995 europe ban jogey mantana wa 02october 2021 walina europe ban jooga 😀😀

  • @mustafomarali5180
    @mustafomarali5180 4 года назад +4

    Waxan daawanaya 2020 waqtigii la duubey 25 sano kahor. Dhaxal dhab ah ayuu nooga tagey sheikha. Illahow ku xafid

  • @zuhuurzalaat8756
    @zuhuurzalaat8756 7 лет назад +45

    shiikh allaha ku amaansado aduun iyo aakhriba jannada allaha kugu bishaareeyo

  • @suldanyareofficial6003
    @suldanyareofficial6003 7 лет назад +22

    Jazakallah Asheyquna mustafaa Allaha kawarabiyo janatul firdows

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 4 года назад +3

    25 sano kadib waxaa umaleysaa waxa manta taagan inuu kahadlaayo mashaallah allaha barakeyo culimadena f

  • @ciidank
    @ciidank 6 лет назад +1

    Kumaa ila daawanaya muxaadaradaan qayim ah Allaha xifdiyo sheekheena sheekh mustafa

  • @qadarali609
    @qadarali609 7 лет назад +14

    MashaAllah sh.mustafa God bless you

  • @mohamudtimo-cade4453
    @mohamudtimo-cade4453 4 года назад +2

    sheekh mustafe Alle ha xafid :-
    dhagaysi wacan 25/1/2020

  • @hanzeabiib7175
    @hanzeabiib7175 5 лет назад +2

    Mncha Allah ILahaY Cimriga Iyo Caafimadka Hakuu BarakeeYo sh Mustafe 2019 ayaan DaawanaYaa

  • @badri10-z9s
    @badri10-z9s 6 лет назад +4

    Mansha allh
    Cilmigiisa allaha nagu wada Anfaco sheekh

  • @ismacilomar8356
    @ismacilomar8356 2 года назад

    Sheq mustafe masha alaah cimri dher iyo cibaada suuban1995 waa marakan dhash hadan waxan heystaa 3caruura alx oo tan curdi quraanka dhameyen rabto mar dhow i.a mugdisho somaliya 2022 bisha1aad 16deed wana idin slmay inta daawan doonra 2022 kadib waa marwad ismaaciil cumar umu asmaa

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 2 месяца назад

    Sheikh Mustafa xaaji Ismail haarun waa macalinkeyga nolosha Allah ha iikaa xafido❤❤❤

  • @mogelxoor2117
    @mogelxoor2117 2 года назад

    1995 baa ladubey 2022 bn dawana waa 27 sano kadib dubista muxadarada qofki khyr iyo wanag umada u gudbiya ajar iyo khyr buu ka helli jasaka Allah shiikh mustafa xaji ismaciil

  • @xisaammiido4853
    @xisaammiido4853 5 лет назад +3

    Frxd ku noolow sh.mustafe alle cimrigaaga hakuu barakeeyo

  • @mubaarigjama3389
    @mubaarigjama3389 6 лет назад +4

    Alle janada hakugeeyo wakhtig a muxaadarada laqabtay maan jirin imikana waxan daawanayaa 2018

  • @hassanabdi3807
    @hassanabdi3807 7 лет назад +3

    shiiq mustafa ajir & xasanaat ilaaheey haku siiso anagana ilaahey hanaga dhigo kuwo ku camal falo amiin amiin amiin

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail5632 5 лет назад +12

    ماشاءاللة بارك الله فيك الفضيلة شيخ مستف حاج أسما عيل

  • @abdirashidmohammed
    @abdirashidmohammed 7 лет назад +18

    جزاك الله خيرا على هذا الموضوع
    Xafidahulaah

  • @zakariyemohamedomer7677
    @zakariyemohamedomer7677 3 года назад +1

    Masha allaaH alle cimriga haw dheereyo sh mustafe ad ayn u jecelahy wanan dhageystaa qudbad kasta oo soo baxda