Loolanka gobalka Gedo ee cusub, Saameynta darafyada, imaanshaha Fartaag iyo Janaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 50

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 Год назад +12

    Ku xidhnaw halgaaga nagu qaaligaa jamaahiirta nabad iyo nolo iyo saxaafada dalka jecel guulaysta

    • @furqanbook
      @furqanbook Год назад +1

      Adoo raaliya subscribe ma isadhi kadha lph

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Год назад +6

    Waa wadan marlabaad gumeysi kunoqdey, Soomaaliya Allah xoriyadeedii howsoo celiyo

    • @ummnyla2690
      @ummnyla2690 Год назад +2

      hadaan reer gado waxaan dadkeyga iyo siyaasiinta reergado u sheegayaa iney u hoos fariisanin danaha dadkeyga reer gado oo ay isu tashadaan ayaga kaliya oo ka fikiraan danaha reer gado eena isu sabra dhaxdiina alaha ka dhigo kuwa isu danqada oo isku duubnaantaan marwalbo ogaada cadowgiina waa badan yahay ilashey hanaga qabto yaa ilaahi yaa rabi

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 Год назад +3

    Ilowoow israacsii rer gado oo uhiili walaalaheen....waxaa kadhashay madaxweyne aan aad u jeclahay mudane farmajo guulayso waligaa insha alaah.....waa dulmanyahiin rer gado farmajona rer qabiil ma ahan ilaahay hacaawiyo

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 Год назад +3

    Mashaaallah reer gado isku duubma yaan leydin kala qeybin

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Год назад +5

    Waxaa la gaaray waqtigii reer Gedo u midoobi lahyeen ayahooda oo ay iska celin lahaayeen kuwa danaystayaasha iyo kuwa caloshoda ushaqaysta. Mahad kawanle iyo xasan musuqna hagool iskaga qabanlahaayeen. Ahmed geeda naarna is time for him to go!

  • @xamseapdi516
    @xamseapdi516 Год назад +5

    SOMALI WAXA HABON INAY ISKA KALA TAGAN WAYO 40 AY DHISMI LADHAY

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 Год назад +3

    Farmaajo gobalkan wuu dayacay isaga oo ka baqayey in la yidhaa waa qabyaaliste dadkii uu wadanka u dhisayeyna qabiil ayey ku eryeen kolay Mareexaan ha tashadaan haday rajo kale waayaan ha iska goostaan Ilaahayna ha talo saartaan.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Год назад +6

    January,2023 waxaa inoo buuxsami doona 32 sano oo dawlad la’aan iyo faqri iyo gaajo waa nasiib daro runtii aad ayaan ugu cabsanayaa mustaqbal ka Soomaaliya

  • @ahmedaliugaar1312
    @ahmedaliugaar1312 Год назад +6

    mareexaan ooy ku qufulneyd somali weyn iyo xamar waa xamar ayaa 30 sano kadib ogaaday in ay kasoo jeedaan besha daaroot imaatinki xasan sheekh kala diristii ciidanka qaranka abaabulkii usc barakicintii iyo xil ka qaadistii besha daaroot waxay furtay siyaasad cusub 1 waa in kenya iyo itobiya iyo waliba elatareeya ay hal mowqif ka qaateen jubland cusub oo damjadiid iyo axmed madoobe banaaka ka joogaan waa cashirkii oo gu fiicna ee qabyaaladii xasan sheekh iyo ismaaciil cumar geele laga faa ii day

    • @halimamohamed160
      @halimamohamed160 Год назад +4

      Waa ilahay mahdi haday mareexan miidobaan waayo mareexaan waa cududa daaroot daaroot guul sade guul

    • @leylajama5276
      @leylajama5276 Год назад

      Ahmedow waa ilaahay mahadii mahadii in mareexaan ogaaday in Somali aysan isku keeni Karin oo ay dantooda qabsadaan waxaan sugnaaba waa dhagax dhiga madaxtooyada sade ee jubooyinka iyo mudug iyo galgaduud....

    • @ahmedaliugaar1312
      @ahmedaliugaar1312 Год назад +1

      @@leylajama5276 waalal sade oo shan sano qarankii somaliya iyo sharaftii soo celiyay haduu u soo jeesto jubland kaliya 5 sano kadib waxay noqon jubland qadar oo kale daroot iyo somalida lada gan sida gaal jecel shiiqaal cawramare iyo digil iyo mirifle marexaan bay sugaayaan

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Год назад

    Reer Gedo Jubbaland waan midow Geeda naar waa laga xoreyn Jubbaland

  • @adenali274
    @adenali274 Год назад

    99. Times thanks. thanks. thanks

  • @abdikarimahmedmohamud5716
    @abdikarimahmedmohamud5716 Год назад +3

    Gayaal waaa ku wataaa

  • @foowsidirir
    @foowsidirir Год назад +2

    Somaliya waxay noqotay meel shisheeye ku lolantamaan ee Somali ma rabto inay dhistaan wadankooda ee maxaan cunaa kuwa haya Ayaa noo madax ah shacabkuna badankooda waa kuwo madaxda qabiil ku taageera waxba u qabaneen

  • @trlkadan3257
    @trlkadan3257 Год назад +1

    Maashaa Allah

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 Год назад +5

    Gedo dadka dagan ayagaa laga rabaa in ay dadkoodu tashtaan oo gacmaha is qabsadan si ay guul u garan in shaa allah qeyr

    • @ayaancadey1660
      @ayaancadey1660 Год назад +1

      Maxaa latashtaa balaayo baa heysato Gedo alow badbaadi

    • @abobasement346
      @abobasement346 Год назад +1

      Marexan iyo dhulbahanteh bah isku mid ah weligod shisheyeh bay u shaqeyan?

  • @nimojama9655
    @nimojama9655 Год назад +1

    Insha Allha Qayr ban u rajayanaynaah rer gado

  • @Kismayo-Videos
    @Kismayo-Videos Год назад

    Ilaahay dalkeena oo dhan amaan iyo barwaaqo ka dhig. Gedo Ilaahay amni iyo barwaaqo haka dhig eyadana.

  • @taajircabdi1851
    @taajircabdi1851 Год назад +1

    News

  • @adenali274
    @adenali274 Год назад

    Affaka. Hooyo. Waa no 1. Kutahay. Maaha. aLaahu

  • @halyeeyqaran2064
    @halyeeyqaran2064 Год назад

    Waxaan maqlay Arin sir ah oo la damacsanyahay gedo iyo bakool in maamul loo samaynayo🤗🤗🤗🤗

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Год назад

    Dhan koonfur galbeed ayaa khilaaf ka taaganyay dhana puntland ayaa cadhaysan dhana jubaland iyo gedo hadaba inkaartan halkee inagaga dhacday hadaynu soomaali nahay

  • @deeqsuldaan4551
    @deeqsuldaan4551 Год назад

    Leng

  • @kinglove6299
    @kinglove6299 Год назад +1

    Rer gedo waxay gali donaan halgal dheer 😟

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 Год назад

    تغير صوتك بشكل عام
    الباحث السياسي المحلل

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Год назад

    Dhila ku dhashay farmaajo aya gacanta ku hayay oo beeshisa dabada la galay

  • @khalidkoshin8127
    @khalidkoshin8127 Год назад

    Axmed Dhuxul.

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 Год назад

    Wa wadan isagoo dhan lagu kala tartamayo ala ayan darana Somalia

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Год назад

    Gaylan Media.
    Waxaa loo baahanyahay in iyana la sheego in Ethiopia iyo Kenya ay faragelin ba’an ku hayaan Soomaaliya mudo aad u dheer tan iyo burburkii Soomaaliya,labada dal iyo kuwa Soomaali ah oo la shaqeeya ayaa ka mid ah,sababta ugo waawayn ay Soomaaliya u degi la’dahay.
    Koonfur Galbeed ,Jubaland,Puntland iyo maamulka la baxay Somaliland,labada maamulada kale Hirshabeele Iyo Galmudug,waa jirta faragelin balse waa ka yartahay,ugo danbayn,xitaa dowladii kala danbeeyey ee Soomaaliya soo maray tan iyo wixii ka danbeeyey burburkii Soomaaliya .
    Maantay waxa ay SOOMAALIYA,noqotay meel Ethiopia,Kenya
    UAE ay sidi ay doonaan ka yeelan waana soo socday mudo badan.
    Gunaanadkii waa in Soomaaliya laga helo shacab iyo madax Wadaninimo ku shaqeeya xitaa haddii ay dhibaato la kulmaayaan.
    Waa in wuxuushta ta argagixisada al shabaab loola diriro si dhab ah,oo Marka laga adkaaday aysan soo bixin,kuwo cusub oo ka dhasha qaar ka mid ah,shacabka hadda dagaalka ku jira waana in qorshe cad la sii sameeyo.
    Soomaaliya guul iyo midnimo.

  • @MohamedMohamed-ey1vb
    @MohamedMohamed-ey1vb Год назад

    Ka taxadira raga xamar laga soo abaabuley

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 Год назад

    ma fahmin anigu umaddaana ilaah bay qabtaaaa

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 Год назад

    War

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Год назад

    Mareexaan waxaa lugooyey farmaajo balse haday midoobaan waxay qabsan karaan JUBBALAND waxayna burburin karaan damca mooryaanta xamar.

  • @tamaanmahamuud7160
    @tamaanmahamuud7160 Год назад

    Jubalaan waxaa laduldhigay waxma tare meesha kama tage.

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 Год назад

    Somaliya kudhowaad 30sano ijiid aan kujiido loogu bixi layahay koox maafiyo ah ayaa meel katalineyso oo dadka hantidooda dhacaaya dulminaaya xasuuqaaya shisheeyahana dawa dhilif uah kadib mudo dheer oo xaaraanta laga dhergay ayaa la isqilaafayaa kuwii mooryaanta ahaa qeeyb kamid ah oo xaaraantii laga jaray ayaa is aruursanayaan mar labaad iyagoo dadka ugu shee keeynaaya kooxdii mooryaanta ee aan katirsaneen ayaan ka xureyneynaa sida fartaag isagoo kuxigeen ah ayaa gobolkiisa markii ay Kenya xasuuqdo wuxuu dhihi jirey waa been ina adeerkiisa farmaajo isagaa koow ka ahaa inuu villada kasaaro isagoo udaneeynaaya saaxibkiisi axmed c/rashiid janan waa qaainkii lamaad lashaqeeyey axmed madoowe farmaajana lugaha kudheganaa maanta wexeey dadkii debka kushidan lahaayeen axmed madoowe ayaan idinka xureyneynaa hadiiba axmed madoowe laga xureynaayo dad kale oo aan mooryaan eheen majiro miyaa mise maanta waa maalintii mooryaanta ayaan joognaa

  • @SKY........63
    @SKY........63 Год назад

    Farmaajo haduu wax tar ama uu wax un qabtay gobolkaas saas ma ahaadeen isagoo jooga ayuu rooble baahane ka fara maroojiyay dhan kasta gobolku wu ka dayacanyahay

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 Год назад

    Uma maamuli karan

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Год назад

    Aduunkaba waxaan unebcahay fartaag fartaag waa ey ey dhaley🤮🤮🤮

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 Год назад +1

    Beenlow dislike 👎🏼