PRANK AN XAFSA QUEEN KAGA XANAJINAY (( QAMRII 🍺🍺))

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 398

  • @Zaki_somaali
    @Zaki_somaali  2 года назад +40

    ruclips.net/video/jbH1WdNecdI/видео.html 👈TAABO

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 2 года назад

      iska da inad iibstee hada tabato wa denbi waana laga yaaba in ilahay kugu cadhoodo maxa kugu wataa waxas bisinkow wa iska cabtaane cadaystaa salamad dukan khamri ba la tegay wa la soo iibsday wana prank qof idinka yeelaya ma jiro wa qudhqudhinaysan wayo tabashadi ka fogow xata ha ka shaqayn xata quradiisa dariiq ha ka qadin adigana dukii ba gashay so oiibstay wa tabatay gurigaga gaysay bisinka

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +233

    Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲

  • @luuzapoi8572
    @luuzapoi8572 2 года назад +162

    Inta nabiga jcl love saar❤️

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +142

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞💞

  • @abu_asa1188
    @abu_asa1188 2 года назад +58

    Adiga qoraalka aqrinaaayo ilahey dartii ayaan kuu jeclahaay horay usoco igula sali nabiga waqtigey kuu tahay wll isoo rac plz 🙏🙏😭

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +113

    Inta markey prank maqashay so carartay ismujiya 😂

  • @hamsedaud
    @hamsedaud 2 года назад +47

    Maxa u dhaqi waysay quraarada qamriga 😅😅😅

  • @Nololadag
    @Nololadag 2 года назад +36

    Zaki parnk AA sameyso gacan AA Ka taagey best parnk noo so nadi🤣🤞

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 2 года назад +87

    War maxaa u dhaqi wesay Markaa Qamriga ka daadisay Zaki ilahey ka cabso🥺😢🔥❤️

    • @salmamowliid8187
      @salmamowliid8187 2 года назад +1

      Kula arkay walhi

    • @نجمهعلي-ق6ث
      @نجمهعلي-ق6ث 2 года назад

      Haa wlhi waan layaabay

    • @user-NNN_
      @user-NNN_ 2 года назад +2

      How will you know if he washed it because you can see the video was cut so🤷

    • @zamzamilmi2889
      @zamzamilmi2889 2 года назад

      @@user-NNN_ he washed when 🤨 he could have shown us coz he is also drinking the remaining minute maid inside the toilet 🙄

  • @cuntokariyecadced864
    @cuntokariyecadced864 2 года назад +14

    Rabi haka farxiyo wll iga farxi janalkayga 1 subscripe isaar hamigaga rabi haku rumeyo👈🙏🏾🙏🏾❤❤❤❤❤

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 2 года назад +21

    Wlhi prankigi ugu qosolka badnaa een arko😂😂😂😂😂💔hrgysa idinka so salamayaa❤️🥰

  • @saredoahmed2451
    @saredoahmed2451 2 года назад +17

    Kkkkkkk wlhi waha tahye qof Galbi wanagsan allah gu xafido 🤲🙏🤴

  • @drapdirizak7485
    @drapdirizak7485 2 года назад +44

    Wllhi zaki sxp you are talented keep going 💯💯🙏

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 2 года назад +18

    Dalinyaro magaca iyo mamuusta hanagadilina daloyinka qamriga faraha kaqada its a bad picture for us😔😔✍️

  • @sumayaabdirahman8408
    @sumayaabdirahman8408 Год назад +2

    Siida bey kaga dhag tay yaa ila arko😅
    😂😂

  • @naila_queen3574
    @naila_queen3574 2 года назад +6

    Wll saki waxay eheed inaad iska dhaqdo dhawr mar kadib sharab yar ku dhaqdid kadib ku shubtid wuxu waa dambi kii ugu weynaa inad ka taxaddarto ayey eheed markaa ka qubtid oo dhaqdid inad kushubto

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 года назад +13

    Ya rabi qosol badnaa🤣🤣🤣🤣 zaki wa imtixaan

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 2 года назад +16

    Ku salli nabigeena muxamed scw

  • @whoami4178
    @whoami4178 2 года назад +7

    Zaki ilahay kacabso mgaca Allah musqusha haku dhihin waa dambi weyn

  • @sharmaakeabdifataaxabdulaa2085
    @sharmaakeabdifataaxabdulaa2085 2 года назад +15

    War waxaan jiliin wacanaa Nacalaaaa😋🤓😂😂😂

  • @Armansmicer
    @Armansmicer 2 года назад +25

    Best prank. Watching from Sweden 🤟✅

    • @hilalomar6406
      @hilalomar6406 2 года назад

      Ingen har frågat dig vart du är i från😂😂

  • @mohamudsalad5405
    @mohamudsalad5405 2 года назад +7

    kkk war zaki somalia funny baad noqotay wlhi sxb horay usoco

  • @paplogavi2448
    @paplogavi2448 2 года назад +1

    The best person ever The most knowledge aple and the most shine all created prophet Mohammed scw❤️❤️❤️

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Год назад +1

    I told you last night with idrisle prank you are the best pranker men well done amazing stunning prank keep doing more prank can’t wait to see more pranks 🔥🔥🔥👍👍👍

  • @sumayamukhtaar7574
    @sumayamukhtaar7574 2 года назад +8

    zaki shactaradii oo qofa legend♥️

  • @IamHafsaYT
    @IamHafsaYT 2 года назад +5

    Xafsa daacad waaye wlhy m.llh gabdh wanagzan👸❤💯

  • @asioaxmed2256
    @asioaxmed2256 2 года назад +4

    Hhhh hafsa banaanka iigasaar haku xaaree lagaga yeersiiyaya😂😂😂🤣🤣

  • @mohamedsaith737
    @mohamedsaith737 2 года назад +8

    Coming soon Haf million zaki zomali🇸🇴🤝❤

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 2 года назад +1

    Magaca ilaahay musqusha dhexdeeda haku sheegin qofyahow

  • @Ahmett_qalbi-jilic
    @Ahmett_qalbi-jilic 2 года назад +5

    Aaar ninkan yar waa funny wlhi siduu isku tuuri aa la yabay 🤣🤣🤣🤣

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 2 года назад +4

    Alla ba ayeey banaanka haku xaare iga geey kulahaa kk😂😂😂😂🙆‍♀️

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 года назад +7

    Parnk ka ha kaa ahaado zaki caadi maaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedyare3528
    @ahmedyare3528 2 года назад +6

    Zxbow saki wll qalbi xab xab ah keep going ♥

  • @hamzeupdi3561
    @hamzeupdi3561 2 года назад +3

    Zaki somali Another level Prank 😱😱😱

  • @kiinadam6590
    @kiinadam6590 2 года назад +3

    Allah hafsa queen waxaa ladhamaatay qashin cabka waye kulahaa🤣🤣🤣

  • @zakicarrick6982
    @zakicarrick6982 2 года назад +3

    Ciyaalgeedo inuu yahay shaki maba kujirto xariifkaa ..

  • @najibsaid5650
    @najibsaid5650 2 года назад +14

    Best prank aan arko 🤣🤣

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 2 года назад +8

    Khamri buu sogaday kadibna isagi oo dhaladi khamrida xata dhaqin Ayuu biyo kushubtay marka ninkan hada khamri Ayuu cabay. Somaliyeey wiilka wuu yaryahay ee Waxan Haku dhirigalinina Videogan Waa Diinxumo 😢

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 года назад

      Nahaab baa tahay beenlow ah aan wax garad ahayn war maxay dhintaa dhalo wax ku jireen oo wixii laga daadiyay dhaqmadeeda
      Urkeeda in ay soo raacdo ma ogiye
      Wax dhibaato ah ay leedahay maxay tahay wuu cabay adiga lehe dhalada Maran ,biyo kale oo juice ah baa lagu shubay oo doorinaya urka biyihii hore ee maxay tahay sida aad u fagarasid

    • @riyaamuzamil9606
      @riyaamuzamil9606 2 года назад

      @@TheReal_Man wx Garad thy NiO 😂qofkan garaca wx U sheg

  • @11naa44
    @11naa44 2 года назад +3

    Iska daa cabid keliya wxa xaran ah tabashada iyo iibsashada khamriga xita mrka wll wxn dembi bd ilahay kaga gashy aqoon la aan ba ku geysey iska tirtir video gan

  • @maryancisman4787
    @maryancisman4787 2 года назад +3

    Shantaay 😂😂😂
    Ala sakiyoow no dhaaf shiiqa😂😂😂🚬

  • @ayaanabdullahi5830
    @ayaanabdullahi5830 2 года назад +1

    Subxanalllah maxa ku geeye khamriga ina taabato hadana kaso muuqato waa foolxumo ku tahay adigoo Muslim ah

  • @mrmillioncupcups5554
    @mrmillioncupcups5554 2 года назад +2

    Xaara ihaayo markui dhahay meesha laga rabey inee dhahdo musqushagee maxaa kulahaa banaankagee😅😅

  • @rahmamohamed8554
    @rahmamohamed8554 2 года назад +7

    Dhalada qamriga Maka dhaqday talow🥺

    • @drsnafiis8666
      @drsnafiis8666 2 года назад

      Ani xata wa is waydina Zaki naga jahil bixi

  • @Kingmohaisnaw
    @Kingmohaisnaw 7 месяцев назад +1

    Sobadi zaki ❤❤

  • @starboss829
    @starboss829 2 года назад +3

    Zakiyow hada ma caafimaad qabtaa.🥺

  • @muniirocabdul1286
    @muniirocabdul1286 2 года назад +3

    Suuli sharab lagu Cabaayo another level

  • @zaraali5845
    @zaraali5845 2 года назад +3

    😂😂😂hfsa xoolo jclaa

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 года назад +3

    Walaalkey zakariye so funny walaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😘😘😘

  • @mohanmarcos1986
    @mohanmarcos1986 2 года назад +2

    Lagata aad dhalada kabixinayso wxa ficnayd inad sadaqaysato wll

  • @umuifraax3019
    @umuifraax3019 2 года назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ahlanchannel1
    @Ahlanchannel1 2 года назад

    Somali iga cilmi badan .!!! Hada Wixii #Prank lawaday ma waxay mareysaa in Musqulaha biyo Lagu kala shubay la cabo iyo in suuligi dhexdiisaba Biyo lagu Cabo. WLH PRANK Ayaa Meel Xun inaga galay

  • @indhadeeraleey5029
    @indhadeeraleey5029 2 года назад +1

    Goormay xalaal noqotay in khamro la iibsado oo dhalada khamrada la taabto? Markaadan diintaada wax badan ka ogeyn oo arimo aan laguu dirsan ku mashquusho waa iska sidaas

  • @nimcasaadosman1841
    @nimcasaadosman1841 2 года назад +1

    Wll zaki maxad udhaqdhai wayisay dhalada wll waxaran zaki wll wan ku tagera

  • @abduqadirmuhudiin8732
    @abduqadirmuhudiin8732 Год назад

    Waa ka yaawisay gabadha zaki

  • @muscabyare9634
    @muscabyare9634 2 года назад +3

    War kan dhib bdnaa😂😂😂😂

  • @cabdimalikismail6880
    @cabdimalikismail6880 2 года назад +1

    THE BEST JILIIN WLLH

  • @ishkhijamma1566
    @ishkhijamma1566 2 года назад

    Wll wxd tahay qof Muslim waana kugu xaaran intaad qamri gacantada ku qabatid

  • @mohamedkhalid3382
    @mohamedkhalid3382 Год назад

    What will you tell Allah when He ask you where you spend the money that Allah gives you

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Год назад

    Watching from USA 🔥🔥👍👍👍

  • @FaizaAbdull-yh2zj
    @FaizaAbdull-yh2zj Год назад

    Keep going zaki somali ❤😊

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 года назад +1

    Subxaan Allaah waxan maxaa waaye dharkiiba waa iska dhigay

  • @sereena9243
    @sereena9243 2 года назад +1

    Saaxiib Dhalad maad is ka daahir isid

  • @garaadshow1023
    @garaadshow1023 2 года назад +1

    Wad cabtey qamriga waayo dhalada kama dhaman qamriga waxaa wanagsaned in aad dhalada qalaliso

  • @sakicumar23
    @sakicumar23 2 года назад +1

    Saki legend ws kuwsdanaa zxp

  • @kaaficabdi4950
    @kaaficabdi4950 2 года назад +2

    🐐 The past RUclipsrs Zaki somali

  • @muscabyare9634
    @muscabyare9634 2 года назад +1

    Hees ma qori rabtaa😂😂zaki

  • @amiin9458
    @amiin9458 2 года назад

    Quruxow suuliga dhexdiisa bad magaca Alle ku dhex qaadeysa
    Mana haboona

  • @maxamudsiciid6951
    @maxamudsiciid6951 2 года назад +8

    Xafsa queen waa shiiikhad🤣

    • @saara2928
      @saara2928 2 года назад

      Wllhi dheh 😬🤥

  • @user-is3hj6mf4z
    @user-is3hj6mf4z Год назад

    Wllo
    Aad
    Baan
    Kuuta
    Geera
    Walaahi
    Qosol
    Maydhan
    WalAl.kay.noolow

  • @نجمهعلي-ق6ث
    @نجمهعلي-ق6ث 2 года назад +2

    War bahasha madhaqin bas qamriga ayaad ka daadisay 😳😳😳 rabi kabaq

  • @CabdirahiinMacalin-ty2ru
    @CabdirahiinMacalin-ty2ru 10 месяцев назад

    Saki cadi matihid sxb waba qosolka aya iga dhamaysay sxb

  • @abdikarinmohamed2777
    @abdikarinmohamed2777 2 года назад +2

    What amazing😂😂 legend

  • @saidomohamedaabdi2167
    @saidomohamedaabdi2167 2 года назад +2

    😂😂😂😂😂walee ma noli😂

  • @mohaupdaymowlit3304
    @mohaupdaymowlit3304 2 года назад +2

    Lugta ii Qabo kulahaa 😂😂😂

  • @bilicsanmedia7438
    @bilicsanmedia7438 2 года назад +1

    lacagta aad ka bixiseen maad meel wanaagsan ku bixisiin teeda kale zaxiboow dhalada markaad ka shubtay ma iska dhaqday dhalada hhh

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 года назад +1

    Hhhh umadena ma tihid zaki 🤣🤣

  • @maxamedabdi8349
    @maxamedabdi8349 Год назад

    Zaki sxb bahasha wanijaso ee is kajir

  • @mohayare4954
    @mohayare4954 2 года назад +1

    Zaki umad ma,aha waxara idaa kulahaa hhhhhhh

  • @abdifatahhussein4897
    @abdifatahhussein4897 2 года назад

    waa khamri waxa aad cabtay sxp, dhalada oo aanad ka nadiifin ayaad ku shubatay waxaad doonto iska dheh waad cabtay

  • @abdikhaaliq7102
    @abdikhaaliq7102 Год назад

    Wadku mahadsanthy intad daryen lacag isaga qasarisay😂❤

  • @yasirownux7675
    @yasirownux7675 2 года назад +1

    Zxbkey dalada gamriga madagday mise wad kushibtay leee

  • @fn_trixx3885
    @fn_trixx3885 2 года назад +1

    Prank ilaa itaa ma idin la tagay❤subxanallah

  • @ahmetsalaan2274
    @ahmetsalaan2274 2 года назад +2

    Somaaliyay video u jaray dhalada wuu dhaqay wu jaray videoga ma fahmysiine

    • @Zaki_somaali
      @Zaki_somaali  2 года назад

      Aad Ban Kusalamay Ada ifahmay🫵❤️

  • @i_am_qeysar
    @i_am_qeysar 11 месяцев назад

    Vediogan wxn dawanayaa 2023

  • @maxamedbackasii1274
    @maxamedbackasii1274 2 года назад +1

    Keep going pro

  • @dayaxdalnuursheofficial2378
    @dayaxdalnuursheofficial2378 2 года назад +1

    Xafsa queen maxaasaaran jah

  • @rabiicomaxamoudmaxamed9221
    @rabiicomaxamoudmaxamed9221 2 года назад +1

    walhi san uqoslyay wa furay😂

  • @joacancelokhaaliduu3173
    @joacancelokhaaliduu3173 2 года назад

    M.a zaki keep up legend💯💥

  • @somalia499
    @somalia499 2 года назад +1

    Sakiyow jilaay ween aatahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈

  • @salaadabdi6828
    @salaadabdi6828 2 года назад +1

    Prank waa isla ogayhay magaca ilaahi

  • @fowziyoosman3086
    @fowziyoosman3086 2 года назад +2

    Atii shiiqada 😂😂😂😂😂

  • @mumtaasabdirashid5639
    @mumtaasabdirashid5639 2 года назад +2

    Car miiska cagta iga saar kulahaa ma adaa iigaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @powergirlofical4241
      @powergirlofical4241 2 года назад

      Markaa dhahaysay iyo markey dhahaday halmar qosol😭😅😅😅😅😅

  • @hamdiapdirisaaqapdirisaaq4008
    @hamdiapdirisaaqapdirisaaq4008 2 года назад +1

    funny wlhi dadka qaar markay caan n9qdan dadka umaso jwaban live umasaraN

  • @faadumocabdullahi5745
    @faadumocabdullahi5745 2 года назад +2

    alla feraha manoli🤣

  • @ZakayowZakayow
    @ZakayowZakayow 2 года назад +2

    Zakiyow dhalada ma iska dhaqadaye wlkei😘

  • @ShukrixuseenMuuse
    @ShukrixuseenMuuse 2 месяца назад

    Sákiyow sundus kusamey please wll❤❤❤❤

  • @alinuur7356
    @alinuur7356 2 года назад +1

    Qamri wlh waa cabtoy aya tahay 3

  • @hanadcabdixuseen9900
    @hanadcabdixuseen9900 Год назад

    Qamriga waaba ka daadisee ma dhaqday

  • @lovelyzaam2212
    @lovelyzaam2212 2 года назад +1

    Alla marku lugta turan qoslay 🤣🤣

  • @rabiic_super_channel
    @rabiic_super_channel 2 года назад +1

    Awoowe dhalada lama dhaqo miyaa