Waxaan Kasoo Baxsaday Isbitaalka Dadka Waalan! 3| Very Funny Public Prank | kamera Şakası

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 2 года назад +880

    Inta liicaato ku qososhay ismuujiya🤣

  • @nimcaanmaxamedmuuse5719
    @nimcaanmaxamedmuuse5719 2 года назад +119

    Another level apdilahi akaanuuu 😄😄😄

    • @Worldtast
      @Worldtast 2 года назад

      Liicaato 😂😂😂

  • @shablaalehd3997
    @shablaalehd3997 2 года назад +217

    Hhhhhhh Aakhirkii Liicaato Miyeey ku timid Abdullahi Legend ayaa tahay wllhi

    • @ayuubpoi9571
      @ayuubpoi9571 2 года назад +4

      😂😂😂

    • @abumuscaab
      @abumuscaab 2 года назад +8

      Waa la Isla ogyahey Jiliin waaye

    • @susubae2590
      @susubae2590 2 года назад +7

      Habeen dhaweed bey Snapchat islajogeen bee 😂😂😂

    • @Wayeelmedia
      @Wayeelmedia 2 года назад +2

      @@susubae2590 swmhn

  • @dalxiiis
    @dalxiiis 2 года назад +86

    Waa ka diiday abdulahi pranking mahan Waa film caadiya walalka 😂😂😂😂

  • @fadumoayaan4771
    @fadumoayaan4771 2 года назад +292

    😂😂😂😂😂 taariikh lugu dhigay lii caato Abdullahi caadi ma tihid prank gaaaga aad baan u jecalahay😂😂😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 года назад +176

    16h 104k views another level pro hormar ku rjeynaa♥️👏

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 года назад +46

    Hhhhhh war liicaato xaguu u dharbaaxay 😂😂😂😂😂
    Wlh qosol iga dhameyaa baramijkaan 😂😂😂😂
    Sobadiya yaqeey 😂

  • @nacimaaden7376
    @nacimaaden7376 2 года назад +41

    Naga Qoslisee Ala Wax kaa Farxiya Haku tusiyo😂😂😂😂

  • @neimahassen8720
    @neimahassen8720 2 года назад +25

    Prankigan aaad ayuu iga qosliyay liicato fulaynimada dhaf😂😂😂😂
    Cabdiraxman daacad kii jigjiga joogayay mayna ahayn gaar ahan ree sheekh nuur ciis😳

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 2 года назад +46

    So funny tihiin Lkn waxa layaway dad kas cadanka kadal fadhiyan hal mar xita maku so fiiri nayan Lkn somali hadee ahan lahayen mar hore mesha so buux dhafi lehed 🤣🤣🤣🤣

  • @cazuuinacali499
    @cazuuinacali499 2 года назад +72

    Wiilka 3daxaad iga qosliye kulahaa bada adeenaa 😂😂😂 part 4 soo sameey

  • @maanahmed8714
    @maanahmed8714 2 года назад +25

    Waxad u qalantaa bilada prankiyada kaanuu 😍

  • @aluulashire9245
    @aluulashire9245 2 года назад +19

    Wlhi san u qoslayey waa daaley Allah xaliimo waaye kulahaa 🤣🤣

  • @xiinfinin
    @xiinfinin 2 года назад +1

    Waa sheeko fiican laakiin meeshaad ku duubayso Ka fiirso hada dad cuntaynayaa kaa Dan beeya waa yara ceeeb 👍🏽👍🏽👍🏽. Talo

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 2 года назад +13

    Lii caato youtuber uuna garaneynin majirto, waxaan waa heshiis

  • @safiyaaxmed9971
    @safiyaaxmed9971 2 года назад +9

    Maasha Allah walhi somalida wiilashooda way yaqaanan si dadka qalbigooda loo ilaaliyo dumar ahaan lahaayena waa walanthay waa xanuunsantahay waa dhimanyhay dhihi lahaayen.

  • @craxmaanaadanmaxamad3829
    @craxmaanaadanmaxamad3829 2 года назад +20

    🤣🤣🤣 keep up you are 👌💯❤️best RUclipsr

  • @ilhaanmohamed4928
    @ilhaanmohamed4928 2 года назад +9

    Prank Waa 😆 Dhafy KaN Keep Going Bro

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 2 года назад +68

    world prank = hide the camera
    Somali prank= Definitely drama 🤣

    • @theterminator5857
      @theterminator5857 2 года назад +1

      How can you tell?

    • @sucaadshardi9650
      @sucaadshardi9650 2 года назад

      @@theterminator5857 look at the people sitting on the tables the woman with the head scarf she points to the camera they see it's being recorded

  • @___maludaahmd3877
    @___maludaahmd3877 2 года назад +12

    Waa ku jeclahhyyy tartiip kulaha 😂😂😂

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 2 года назад +115

    KAn prank wuu dhafaa😄😄😄

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali5043 2 года назад +15

    11:22 wiilkas xariif wayay, Illhay ha xafido 😂🤲🏼

    • @Liban14398
      @Liban14398 2 года назад +2

      Adiga xita xarifad aya tahy Allah ku xafido 😂

  • @nuurallow2043
    @nuurallow2043 2 года назад +10

    Ala liicato fuley sana 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂 funny waa wllhi

    • @AbdiShakir
      @AbdiShakir 2 года назад +1

      Waay isla og yihin sabbto eh haben daw ayey isla jogen wiliba snapka lii caato asago dahaya ninka turkey kawali lii caato ayadahay kanuu ayu kuwadii

    • @erikabdalla1
      @erikabdalla1 2 года назад +1

      @@AbdiShakir Prankiga Bil Ka Hor Aa La Duuway Sumayo Hada Turki Majoogto Maraykanka Ay Joogta😂😂👊

  • @CaashaMaxamedisxaaq
    @CaashaMaxamedisxaaq 2 месяца назад +2

    Hhhh Abdullah wll dadka San ha igalin😂😂😂😂

  • @borteali5057
    @borteali5057 2 года назад +82

    Waa Riwayad Qurux Badan prank ma dhihi karno 🤣🤣🤣

  • @Only_Abdirahman
    @Only_Abdirahman 2 года назад +2

    Abdulaahi akanu another level waaye wllhi 😂😂😂😂😭

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 2 года назад +7

    Abdulahi keep going pro lii caato iga qosliye dharbaxuu iska soo jaray nin waalan oo la dharbaaxayo xagee lagu arkay maqaska markuu arkayna fakatax kama fatuura😂😂😂

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 2 года назад

      Hhhhh way isla ogyihin snapka ayay haben hore islajogen

    • @Sacdia_siman
      @Sacdia_siman 2 года назад

      @@fatimaabdinour2703 wlhi dheh
      🤣🤣🤣

  • @Nuuryare10000
    @Nuuryare10000 2 года назад +3

    Another level 💯 👌 aad baa ugu xiranhy qosolka ayaa iga dhamaday so badi sxb

  • @yazminabdlemoha9389
    @yazminabdlemoha9389 2 года назад +5

    Wiilka kle kulahaa waa soo bzhleynaa bda aa aadeynaa😂😂

  • @Amish130
    @Amish130 2 года назад +4

    Other level 🎚️ keep going my brother abdulahi akanuu

  • @deekoabdukadir9261
    @deekoabdukadir9261 2 года назад +65

    Another level amazing really 😅😅

  • @aishaabdulahi9637
    @aishaabdulahi9637 2 года назад +28

    Liicaato caadi maahan waaku jclhy wakuu soolaabte😂😂😂

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 2 года назад +24

    Lii caato walaga gishtee🤣🤣🤣🤣

  • @akboss7345
    @akboss7345 2 года назад

    Abdullaahi Akannuu Legend Waan Ku Wataaa Sxp Sooo Badi Yaah

  • @jamal.kbinhassan6933
    @jamal.kbinhassan6933 2 года назад +3

    I love your prank brother Akanuu😂😂😂

  • @musalsaltv8785
    @musalsaltv8785 2 года назад +2

    yarka nin fican baad tahay dhahay waa qof qalbi wanagsan runti . machallah

  • @abdimoalim1115
    @abdimoalim1115 2 года назад +7

    Hhhhh lamanahan inay baraha bulshada lee romatic kayihin liicato keep going😍

  • @umunaslihan1875
    @umunaslihan1875 2 года назад +1

    Liicaato tariqa ku dhigtay wlhi horay usoco wllo😂

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 года назад +11

    3dex wilkas fany aha kulaha bada adeena 😅😅😅part4ka sugena abdullahu😂😂😂

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 2 года назад

    Oo my Allah...wiilisha dhuudhuban ee somaliyed caaadi maaha....kuwii hore xoga weynaa fulayiin...kkkkk ... thanks...

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 Год назад +3

    Prank kaqosol badan waligay ma dawan lii caato orodkiisa wasuuxay wlhi 😂😂😂😂waku jeclhy kulahaa 😂😂😂

  • @zahrujahassan7138
    @zahrujahassan7138 2 года назад

    Masha allah wan oga mar ina hid noqoneyso wa dadashay runtii horay usoco

  • @mohaazboyofficial9869
    @mohaazboyofficial9869 2 года назад +32

    🤣🤣wan ku wata wllka🤣🤣

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ala beerka lii caato kulaha gormaay xaliimo ka taktay funny wallahaay

  • @justsmile3199
    @justsmile3199 2 года назад +12

    This deserves a reward wlhi qosolka iga damade

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 года назад +1

    Wixi kadhici,lahaa weykadhaceen allow nahawaalin😂😂😂😂

  • @quen9239
    @quen9239 2 года назад +8

    Sa u qoslaye wa dalay gulesta wiilasheydi❤️😂

  • @yaxyecali7057
    @yaxyecali7057 2 года назад +2

    @abdullahi akanuu waa qofka kaliya ee aan prankiyadiisa waqtigeega siiyaa keep going bro

  • @Humanoya
    @Humanoya 2 года назад +6

    Qof yahow qeybaha waalida aad matalayso maad iska dhaaftid sababto ah waalida waa xanuun illaahey keenay oo aan mudneen in aad matasho, pranks-yo fiican ayaad horey usameysay, sida kuwa aad matalaaysay qof qaajo hayso oo bulshada waydinayo caawinaad, waa social experiment oo wanaagsan, balse inaad qof walaan iska dhigto taasi waxey la mid tahay adigoo doon raacay kadibna doonta kula quusatay biyaha. Walaal hadii aadan haynin fikrado sida layskugu dabo rido pranks-yo cusub aniga ila soo xiriiri waxan ku noqonayao alifaha pranks-yada caqli galka ah ee aan dhib kaga imaaneynin, lacag la'aan FREE OF CHARGE somalinimo ahaan.

  • @queen7831
    @queen7831 2 года назад +1

    Hormar wacan wllk Abdullahi waxa kamid asxabtada Tiktok lkn hada kadib labadaba waa isku ahy aad iyo uqoslay wlhi Waa mahdsanthy madama aad naga qoslineesiiin Thanks guys😁😊

  • @abdumhd5582
    @abdumhd5582 2 года назад +13

    Li cato prank waa lesla og yahay 🙄😂

  • @mzz-hothan
    @mzz-hothan 2 года назад +2

    Caawa qosol ikuma harin wlhi pro🤣🤣🤣🤣keep going ❤

  • @cabdiqaadircumar2635
    @cabdiqaadircumar2635 2 года назад +14

    WLKA INSTIGRAM FLOW KU SODHAHAY KEP GOING BROTHER 1M BAA KU RAHEYNAA WLL AKANUU 😇🥰🤝🙏🙏🥺💥💯🏃‍♂️🏃‍♂️🥰

  • @sahrocali3577
    @sahrocali3577 2 года назад +1

    😂😂🤣🤣mashan gabar ma jogto ragaa jogo ku lahaa qosal ayay igu dilen

  • @maanahmed8714
    @maanahmed8714 2 года назад +30

    Prank waali ah 😍😍

  • @nawaalsiciidmohamed3446
    @nawaalsiciidmohamed3446 2 года назад

    Mnsha allh 😅 liicato wa qof wngsn quraan u akhriyey

  • @abshirkamedia8655
    @abshirkamedia8655 2 года назад +44

    Another level. This is just exclusive! 😱

  • @manaalahmed911
    @manaalahmed911 2 года назад

    Shalay un ban idin barty ila shalay san uqoslyey indhaha casaday wlhi video aanan daawanina kuma jiro😂😂

  • @apdyfatahog5201
    @apdyfatahog5201 2 года назад +7

    Meqa sanaa iga maqneyd 😂😂😂😂

  • @BILALIBRAHIM-f6j
    @BILALIBRAHIM-f6j 2 дня назад

    Kusoco sxb 🙂 kale 😉 waxan ku rajaynaya wax fcn 🎉

  • @xasancali3525
    @xasancali3525 2 года назад +8

    So badi cabdulaahi funny 😄 😆 🤣 😂

  • @naasLi22
    @naasLi22 2 года назад

    Lii caato walhi waa iga qosliyay wuuba dharbaaxay qof walan waye kuma oga islahaa 😂😂😂😂

  • @obasjacelow4479
    @obasjacelow4479 2 года назад +28

    Keep going legend ❤❤🙏

  • @nastexomohamed5274
    @nastexomohamed5274 2 года назад +1

    Licato ilali ba la yidhiye yaa dharbaax ku yidhi ninka walan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abeyhashim3571
    @abeyhashim3571 2 года назад +23

    I just love your creativity Masha Allah

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 года назад +1

      Abey walal subscribe isaar

    • @abeyhashim3571
      @abeyhashim3571 2 года назад +1

      @@ruunishbeauty3220 subscribed for you. Hore usoco kuleyahy

  • @laylafaysal5193
    @laylafaysal5193 2 года назад +2

    Wallahi wuu iga qosliyay hhhhhhhhhhhhh istaqfurulah

  • @maxamedhadi8191
    @maxamedhadi8191 2 года назад +3

    Wee islaogyihin kasiko wadagalamenaa kulahaa liicato var🤣🤣😂

  • @hafsahassan4610
    @hafsahassan4610 2 года назад

    Subxanallah ilahay ka baq wllo ilahay ha weydiisan xanuun

  • @djyeelko
    @djyeelko 2 года назад +10

    #🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    WxA funnY ka Sii dhgYa muuqalka LiicaaTo & sumaya🤣😂

  • @liibaancali5482
    @liibaancali5482 2 года назад

    Waa qoslay wllhi Xariifka maxuu dhahay sxp ma waalnid waad fiicantahay maqaaxi aan aadaynaa waa soo baashaaleenaa waliba baddaa aadeenaa kulahaa kkkkkk

  • @asiyayusuf6615
    @asiyayusuf6615 2 года назад +7

    Wah kan prank waa dhaafey 😜😂😂

  • @yaxyebarre1828
    @yaxyebarre1828 2 года назад

    liicato wallhi lgnd wye wuu kala hor mry😂😂😂✋

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 2 года назад +8

    Inta kaheshay barnaamijkaan like saar😁

  • @wadanigadhabata-hz2gq
    @wadanigadhabata-hz2gq 2 года назад

    Masha Allah tabarakalaha 🥰🥰🥰 wll mcn Gul badan aya idin rajeyena

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 года назад +13

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰🥰

  • @kamaalpoi9724
    @kamaalpoi9724 2 года назад

    Saxp please sobadi mada isarnthy..😂🥰

  • @amalabdirizak1171
    @amalabdirizak1171 2 года назад +4

    Waxn ma waxaan dadku lagu samaynaya daawanba horta been badna🙄😂
    Teeda kle liicato isagon u sheegin magca xaliimo ayuu ku yidhi is daji xaliimoyy
    Marka horuu u dawadayy somha😂

  • @boodhari31
    @boodhari31 2 года назад +1

    Haha Lii Caato waydu isla ogaydeen. Xaliimo kumad odhane xagu ka keenay🤣🤣

    • @cambaraluul2251
      @cambaraluul2251 2 года назад

      ma qof waalan sual la weydiyaa 😃😃😃

  • @Amiirizze
    @Amiirizze 2 года назад +5

    Mise prank lee waaye ma fahmin😂😂😂

  • @saamr4so
    @saamr4so 2 года назад

    Hhhhhhhh qosol iguma harin War noo soo badi waliba dadka caanka ka ah social media

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 2 года назад +3

    Pranka waalayskufhmey Ani waakashakiye🤣🤣🤣

  • @shacnisharaf6798
    @shacnisharaf6798 2 года назад

    Nafta roor ayee kugu aamintaa lii caato waa fakaday😀😀😀😀

  • @schlapbachtransportag4182
    @schlapbachtransportag4182 2 года назад +10

    Walhi qoslka iga dhamade 🥰

  • @barkadletrucking2630
    @barkadletrucking2630 2 года назад

    Wax Somali iga qosliya ninkaanan arkay keep going bro hurumar wacan

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 2 года назад +4

    Licaato garir awaa kasoharay😂😂😂😂😂😂

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 2 года назад +1

    Lii caato dharbaaxadu wey ka horeysaa lkn wa laga rayey 😄😄

  • @samiiraqalanjo1204
    @samiiraqalanjo1204 2 года назад +4

    Liicaata iga qosliyey😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fardowsanuur2447
    @fardowsanuur2447 2 года назад +1

    🤣🤣🤣 wali run ah baay u egtahay waxaaga

  • @blalkaraoglu8194
    @blalkaraoglu8194 2 года назад +51

    Hiç anlamıyorum ama baya güldüm yaa🤣

  • @csaaqsaleban9357
    @csaaqsaleban9357 2 года назад

    Aar lii caato dhirbaaxadu waa sideee😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qenjujuu9785
    @qenjujuu9785 2 года назад +4

    Liicato isaga isfashily wiilka xaliimo mba uu orn isgaa yri fake prank 🤣

  • @hodanqalanjo6507
    @hodanqalanjo6507 2 года назад

    Ninkan barnamij kiisonan waaqosol lkn liicaato wad naha i istagirabay 😅😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 2 года назад +5

    Wlhy bilahy wa funny prank keep going 😂😂

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 года назад

    😂 😂 😂 Liicaato Iyo xaas cabsi cabsi waaye

  • @caydaruusaxmedmaxamuud
    @caydaruusaxmedmaxamuud 2 года назад +5

    Liil Caato Fulaysanaa Sootuu Geesiga Iska dhigaayay Prank gii #Baaba_Jay Ee Askarta hhhhhhhh

    • @xusenyakub7822
      @xusenyakub7822 2 года назад

      Maqas loo soo baxsadi ninka maqas in lagu duro rawo yuu yahay hhhhhhh

  • @AbdinoorMoha-k1q
    @AbdinoorMoha-k1q Месяц назад

    Wllh wax. Waalan waad uegtahy😂😂😂😅

  • @laylocali826
    @laylocali826 2 года назад +5

    Allha wiilka fanisana xaliimo iyo filan ow keeney kulaha 😂😂

  • @blackbinkfangirl3768
    @blackbinkfangirl3768 2 года назад +1

    Liicaato umad mahan wlhi
    Waan furay saan uqoslaye 😂😂😂

  • @cabdinaasermaxamed1094
    @cabdinaasermaxamed1094 2 года назад +8

    Walhi wan qosley prank xalimo LA aan ma shageynaayo🙏🙏🙏🙏😂😂😂😂

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 2 года назад

    Abdirahamn dacad balaydan dadka aad kaga tagtey kaso gaadh😄😄😄😄