DEG DEG XOG NAXDIN LEH DILKII HARGEYSA GARXAJIS OO XOG DHEERAAD AH SIRDOON KA LEEXSAN OO KASHIFAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 дек 2024

Комментарии • 63

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi 7 дней назад +1

    Allah haa unaxaristo Amiin yaarbi 😭

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 9 дней назад +5

    Cid og ma jirto warku wuu soo bixi insha Allaa ilaahay ka baqa

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan 9 дней назад +3

    Adiga laftaadu ha noqon mid dhinaca

  • @salahadineahmed7008
    @salahadineahmed7008 9 дней назад +2

    Ilaahay,hasoo qabta, wixii gaystey falkaa. Dawladana waa laga raba inay soo qabqabato wuxuushtaa.

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 9 дней назад +2

    Nairobi isLii may noqotay hargaysa

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 9 дней назад +2

    Waryaa waryaa hadii xitaa 900 oo habar awal a la dilo ma kacayno somaliland ha nolaato

  • @maxamadcabdiqaadir-p7l
    @maxamadcabdiqaadir-p7l 8 дней назад +1

    xaqoodii inay helaan baan rajaynaynaa maqlumiintu

  • @FungaiMakudo
    @FungaiMakudo 9 дней назад +4

    Habar awaleey mayd ayaa onooyaal waxa aad saxaafada kula hadlay saan iyo warkiinaba kala shiila

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 9 дней назад +5

    kadab qaawan aamus duliyow

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 9 дней назад +1

    Faqashta madaxtooyada la keenay yanu sheegin sarkalka madaxtoyada Xamse ayaa loo sumeeyey lkn wa layskaga danbeyaa khadar dhukuroow

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 9 дней назад +3

    Waxa yaab leh sidee laba qof oon isqabin oon lahayn ehelnimo rixim ay ugu kulmeen gaari gudaheed iyagoo keligood ah???

  • @crisaqHussen-kv9ct
    @crisaqHussen-kv9ct 9 дней назад +1

    Asc kuwan waa kuwii horeba dabaka u shidi joray lkn kuwasi maaha kuwo dabakay shidayan kuwo waxa ka tari dooda hadiiba uu qaraxo waxaya rabaan kuwo aakhiro😂iyo aduuna yadaba waa qaraan kulahaan ❤waxa wanag

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 9 дней назад

    inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun alahau naxariisto janada alahaka waraabiyo

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 8 дней назад

    Subxaanallaah

  • @MusaHussein-b8w
    @MusaHussein-b8w 9 дней назад +2

    Soomaali ka cararkeeda baa belaayo walba idiin soo jiidaya.Sumayntu dhaqan nooma aha! War belaayada iska dhex Sara oo Ilaahay u noqda

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 9 дней назад

      Soomali wax laga cararo way tahay waxaan dhan alla dhan ay u socoto la garanayn. Oo aan mabda lahayn .

  • @MusaHussein-b8w
    @MusaHussein-b8w 9 дней назад +3

    War Oromada iyo Imaaraadka eega

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 9 дней назад

      Drug bay ka dhargeeeen marki la wayaaay 5 mushaharo

  • @Subeyra
    @Subeyra 9 дней назад +2

    Sacsac muuse iyagaa kadan beeya waxan oodhan

  • @sadam1318
    @sadam1318 9 дней назад

    waa waa isku dir cad

  • @Dayibmuuse-c3b
    @Dayibmuuse-c3b 9 дней назад

    Xukuumada ciro yaa dishay wasiirka madaxtooyada dhukur waanu ognahay

    • @Twa917
      @Twa917 9 дней назад

      Kkkk xanuunaw. Ilhy haa ku cafiyo
      Garxajis soo baro sxb

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 9 дней назад

    Drug bay ka dhargeeeen marki ay wayeeeeen 5 mushaharo

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 8 дней назад

    Arinkan waxaa larbaa in isaaq kaiskaga horkeeno. Anoo sacad muuse ah baa sidaa aaminsan wlaahi. Garxajisaw. Xaal qaata. Dadka maan gaabka ah baa nagu badane maanta. Ma maalin la is qabyaakadeeyaa.

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 8 дней назад

      Anigu anoo Garxajis ah waxaan ogahay weligayn ogaa maalin walba ii caddaanaysa in Magaca Garxajis sidiisa loo neceb yahay haddaanu wax sameyno iyo haddaanaan wax sameyn waa isku mid. Wax walba waa lagu eedaynayaa waxay sameeyeen iuo waxaanay sameyn markaa anagu waanu ognahay In Magacayaga laga neceb yahay Yuhuuda oo waxwalba lagugula kacayo.

  • @Cabdiraxmancabdilaahi-oi9ts
    @Cabdiraxmancabdilaahi-oi9ts 9 дней назад

    Niyaw niyaw maxuu kawadaa

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 8 дней назад

    Waar waxba nagama galin waana lagu wasaa markaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 дней назад

    Kan mantah wuxuu helay fayus ku socoh

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 9 дней назад

    Ninka habar awal ee layidhaahdo xikmaawi ayaa sheegay bil ka hor inuu sumaynayo ciro siduu u sumeeyay siilaanyo waa siduu hadalka u dhigee wuxuuna ku daray inuu sixir u qabanaayo ciro ⛔⛔⛔

    • @khadarsaleban1260
      @khadarsaleban1260 9 дней назад

      Adigu ma dadka maalaa yacnigee iska hadlaad hadalkooda maalaayacniga ah arrin ka dhigtaa😂

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 9 дней назад

    Waar Illahay Ka Baqo Oo Beenta Iska Daa, Waar Sirdoonkii Iyo Police Kiiba Xukuumada Cabdiraxmaan Cirro Wali Xilkii Ka Lamay Wareegin Ee Illahay Ka Baqo. Dhiiga Islaamku Ma Qarsoomo Wixii Dileyna Illahay Ha Kashifo.

    • @abdielmi6419
      @abdielmi6419 8 дней назад

      Garxajis waa idiin jeedaa in aad sidiisa loo neceb yahay.
      Waanu ognahay.

  • @LaydhMukhtaar
    @LaydhMukhtaar 9 дней назад

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 9 дней назад +1

    Beenta aad Wado jooji oo Allah ka baqo. Uur aylaheedna majirto. Wax aad ka ogtahay maleh .

  • @muxumedbaruud836
    @muxumedbaruud836 9 дней назад

    Adaa illahay la hortagi

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 8 дней назад

    Yaan laina kala qaybin. Waar maanta mid nimo ayaa inoodana. Fadlan. Wax garta

  • @badraomar3509
    @badraomar3509 9 дней назад

    Waa dad xanuunka buuxo dadka qaar

  • @Adamadam-oz4iy
    @Adamadam-oz4iy 9 дней назад +1

    Shekadani wa shekadi rer xamarka ma iyagi ba intay wadankodi so guben halakan yimid

  • @moxmedhasan4303
    @moxmedhasan4303 8 дней назад

    Gabadha.ayuu.uureeyey..inuu.asturo.oo.uu.guur.sado.buu.ka.diiday.gabadhiina.sun.bay.soo.ga.datay.sharaabka.ay..wada.cabeen.bay.ku.dar.tay.midaas.bay.noqon.kar.taa

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 9 дней назад

    Waryaa ciil qabe Ilàahy ku adaab ee Beenta jooji

  • @drs.yusrabile6023
    @drs.yusrabile6023 9 дней назад

    Cod sira sidee madaxtooyada looga dilay wiil ku iyo gabadha dumar ayaa soo qarxiyay

  • @fadhiaaar213
    @fadhiaaar213 9 дней назад

    Muxuu u cabayaa sunta ee ka qaldan inanka bal hadii gabadhu uur leeyahay ma uur la yeedho ayaa sun loo cabaa bal waxa aad ku sheekaynayso eeg.

  • @NuuraAbdi-y1j
    @NuuraAbdi-y1j 9 дней назад

    😢

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 9 дней назад

    Been badanaa waar tarafiga ayaa soo saray inanuna uurmale waa inan kasoo jeda qoyska sheekh cabdiraxmaan sheekh faarax wuuna guyrsanayay waxad shekaysana waa been madaxtoyada inanka kashaqaynay

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 9 дней назад

    Wa wasirko se fodud bo ko eryyaya ento dele lahaa.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 9 дней назад

    Duco munaafaq madax hooyadaa.ka dam baysay

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 9 дней назад

    Maxaad kudi faacqysa hadaan boolisku waxba sheegin beenaale yahaw

  • @AbdiazizDahir-r7y
    @AbdiazizDahir-r7y 9 дней назад

    Waar niyow nin waynbad tehe shekadi tiktok hala imane jananka iska hagaji waxani wa aqon la,an ad umada waxan uguso gudbinaysaye

  • @saamiyajaamac8315
    @saamiyajaamac8315 9 дней назад

    adigu nin Ben shegayad u eg tahay lakumana rumayisan karo warya wala diilay uurna malahayin benaleh

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 9 дней назад

    Waar yaan Cadawogu yuu isku kiin dirin oon jihada la idinka badalin waxan cadow inagu dhex jira baa sameeyey markii Isaaq midoobay baa kaadhkan la xoqonayaa baleenteenu waa in aan cadowga huwanta meel uga soo jeedsanaa arintana mac macaalahan iyo waxa ku jura daba gal lagu sameeyo Somaaliland oo mida iyo cadowga ku soo duulay oo la jabiyo baa ina hortaal .

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 9 дней назад +1

    beenaale

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail439 9 дней назад

    Beenalayaal iska daaya

  • @AdanCabdilaahi-ft3qd
    @AdanCabdilaahi-ft3qd 9 дней назад

    Waxay.rabaan.cadawgeenu.inay.isku.keen.diraan.si.aynu.u.jabno.xataa.daaroodkii.laascaanood.ee.isku.diri.jirey.dawlada.iyo.reer.laascaanood.xataa.way.joogaan.magaalada.qofka.war.beena.sheega.ee.dadka.isku.dirayoow.hadii.dadkaagu.is.dilaan.maxaa.kuugu.jira.aan.cadaab.iyo.aakhiro.seeg.ahayn.marka.ka.digtoonaado.cadawga.reer.sh.isaxaaq.way.bàdan.yihiin