Hassan Gantaal -miimi,iyo ducaale (Officiall lyrics)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Waa hees aan ugu tala galnay hambalyo
    Aroos miimi iyo ducaale. Aroos wacan
    Laba kasta oo midoobay Ayaan leenahay
    Fadlan subscribe saar channel ka hadaad ku cusub tahay mahdsanid.

Комментарии • 136

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 3 года назад +61

    Heestaan wa iga gadan tahay reer maakhir is muujiya ❤️❤️💥✅

  • @farhiyaabdisalam5275
    @farhiyaabdisalam5275 3 года назад +19

    Masha allah dadkii la iga beray reer makhir viva reer tolkay warsangali

  • @suhuurabdirahmaanelmi2834
    @suhuurabdirahmaanelmi2834 3 года назад +20

    My tolkyga warsangli💋💋❣️❣️❣️❤️❤️

  • @hibarashiid4038
    @hibarashiid4038 3 года назад +22

    Ilhow warsangalinimo nagu dil dhiigiyo dhuuxa mgaciinu kor ha ahaado❤🙏

  • @mohakaabe2937
    @mohakaabe2937 3 года назад +10

    Viva makhirawi warsangali dad karti iyo cuqaalo le noolada abtiyallo 💯💥👌

  • @munamohamed7671
    @munamohamed7671 3 года назад +9

    Proud to be warsangali♥️♥️♥️♥️ malabkii badhan weeye

  • @mohaabdi8562
    @mohaabdi8562 3 года назад +17

    Nasab reer maaakhir reer sanaaag🥰

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 3 года назад +14

    Miimi waadhal gobeedee ❣ha mushaaxdo sanaagee 🥰

  • @ikhiyaarali5706
    @ikhiyaarali5706 3 года назад +10

    Maakhir dhulkygi ❤❤ xasan gantaal ❤👏👏

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 3 года назад +20

    Laailaaha illalaah
    Axyaa ereyo
    Axyaa laxan
    Axyaa music
    Codkuna Ka hadal ma leh waaba gantaal

  • @haliimaabdi5375
    @haliimaabdi5375 3 года назад +5

    dhiiiga io dhuuuxa dhu saldano sanaag❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxabuusciilan9196
    @maxabuusciilan9196 3 года назад +2

    Mazhalaah yarta adeerka uu ahy reer laasqorey ibnu bajineed family

  • @libaxasanaag6906
    @libaxasanaag6906 3 года назад +23

    Gobalkii saldanada sanaaag ❤️❤️💥

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 3 года назад +19

    Wow 😮 hestayadi warsangali ma nadhahdo mgacayaga warooz dadki ka berMay😘🤗 naag warooz ahay

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 3 года назад +7

    Dhiiga iyo dhuuxa saladanadii tolkey❤️❤️❤️❤️warsanagali❤️❤️✅

  • @farhiamohamoud1634
    @farhiamohamoud1634 3 года назад +5

    waaw my tolkygii Allah hydin dhwro ,..Dhulkygi sanaaag dlxiis wcn😍😘Legen hassan gntaaal hees iga gdan.

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 3 года назад +25

    Warsangalinimo allaw ngu dil💪💪💪

  • @sucaadsaalax2446
    @sucaadsaalax2446 3 года назад +14

    WaaaH meeye reer maakhir like ta ka Giija wanka helee heesta🖤♥️

  • @amalabdallah8783
    @amalabdallah8783 3 года назад +3

    Masha allah my dear sister miimi iyo dumashi duale alle ha isku kiin barakeeyo

  • @bahjaztely2976
    @bahjaztely2976 3 года назад +4

    Wwwwwww hes iyo badh ❤❤❤warsangali 💋💋💋💋💋💋💋

  • @cabiiracabiira6870
    @cabiiracabiira6870 3 года назад

    Heestan wuu iga gadan yahay rer abtiyaalade idin wataa❤❤❤

  • @xaawomukhtaar9967
    @xaawomukhtaar9967 3 года назад +9

    Warsangalinimo 💓

  • @axsanosman7292
    @axsanosman7292 3 года назад +2

    Masha Allah inaabtiday Miimi Mohamed baajineed iyo dumaashi ducaale isku waara

  • @mohamed2jowhar
    @mohamed2jowhar 3 года назад +6

    Heestan waan ladegay waryaa xasan waan ka helay runtiii

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 3 года назад +6

    My Dhiiga❤❤❤❤❤

  • @sagalabdirashiid3578
    @sagalabdirashiid3578 3 года назад +2

    Maakhir Reer ayaygay adunkan u jecelhy ❤❤❤

  • @halimamohamed9350
    @halimamohamed9350 3 года назад

    Mashaa Allah ina adeer Mimi iyo dumaashi Ducaale

  • @faaisamohamuud4222
    @faaisamohamuud4222 3 года назад +2

    Mirdhihii Dhahar weeyee♥️💪

  • @abdirahmanmuhumed8993
    @abdirahmanmuhumed8993 3 года назад +3

    Esh calaa hees... gantaal .. from garissa

  • @juweriajanoofficial4915
    @juweriajanoofficial4915 3 года назад +2

    💯Makhiir Boqortoyo an la gari karin weyan 💯rer sanag halkin idinku salamay 🥰

  • @nasronallka4332
    @nasronallka4332 3 года назад +3

    Midhii dhahar weeye 😘ha mushaaxdo sanaagee

  • @warsanmahamed226
    @warsanmahamed226 3 года назад +2

    Waaw masha allah hanbalyo Hassan gantaal 🥰🥰🥰🥰💯

  • @juwiyaali7648
    @juwiyaali7648 3 года назад +2

    Hamblyo hamblyo my sis N dum ducale Congratulations

  • @mariyosalad2076
    @mariyosalad2076 3 года назад +2

    Wooow thanks asal maakhiri
    Warsangalinimo ❤

  • @abdihafiddhubane1772
    @abdihafiddhubane1772 3 года назад +5

    First comment gantaal ❤️❤️❤️

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 года назад +3

    Reer sanaag ismujiya💚💭❤💉

  • @maweylis5242
    @maweylis5242 3 года назад +3

    Wiil hoog wan ku tageera keep going

  • @amuunabdi2632
    @amuunabdi2632 3 года назад +1

    Woooow eshcalaaa heees xasan ganTaaaL😍😍😍😍😍😍😍

  • @sacdiaziman839
    @sacdiaziman839 3 года назад +2

    Weey makhir my dhiiga🥰🥰🥰❤️

  • @dhuuxonadar1839
    @dhuuxonadar1839 3 года назад +1

    Masha allah isku waara axsan hees miimi iyo ducale

  • @diinacali4317
    @diinacali4317 3 года назад +15

    Duacle iyo mimi wlalo frxdeydii isku waraaaa

  • @caqlisame1514
    @caqlisame1514 3 года назад +6

    Wax kleH beautiful song

  • @dayaxentertainmentofficial1306
    @dayaxentertainmentofficial1306 3 года назад +5

    *ISOO* *BOOQDA* *KING* OR
    .... *QUEEN* *plz*🤲🤲🤲🙏

  • @harrisgamer9177
    @harrisgamer9177 3 года назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️ makhir

  • @aliduale1723
    @aliduale1723 3 года назад +1

    Laba weeye midoobay. Mimi iyo ducaale Dhal sanaag. Iyo maakhir Ilaahaow isu daa

  • @Ayaat-22342
    @Ayaat-22342 3 года назад +1

    Hambaliyo mi sister miimi😘😘

  • @simancarab8064
    @simancarab8064 3 года назад +11

    Hees io badh Qofki ugu horeyay ahay inta iga danbeyso like ta haiga xasdina

  • @nasabboy3580
    @nasabboy3580 3 года назад +31

    Bal maxaa ku dhibay aapo yartu warsangali weye maad iska tidhaahdi😂😂❤🙏

  • @ziye1148
    @ziye1148 3 года назад +3

    Mnsha allah sxp horey usoco

  • @daadirm2669
    @daadirm2669 3 года назад +11

    Warsangeliyow langabnimada dhafo share dhaha hesta 1million waka badantihine wamaxay 1k 😳🙄🙄

  • @ayanabdulahi9538
    @ayanabdulahi9538 3 года назад +2

    Wwwww thx deegan ka an u dhasheey❤❤❤❤🥀🥀🥀💋💋💋😍😍😍👏👏👏👑👑👑

  • @kaysesaidofficial
    @kaysesaidofficial 3 года назад +2

    Hees Iyo bakh ❤️❤️

  • @najiibsaidjama5242
    @najiibsaidjama5242 3 года назад +8

    Hablihi dhhr is mujiya

  • @cabdiraxmaan7498
    @cabdiraxmaan7498 3 года назад +3

    Walahi ninkan codkiisa waxba lagama qabankaro yaa ila arkayna

  • @sharmaboyfans7180
    @sharmaboyfans7180 3 года назад

    Maakhirnimo ❤👍

  • @fathimohamed7761
    @fathimohamed7761 3 года назад +6

    yartu makhiri weeye
    malabki badhan weeye
    miiddii laasqoray weeye
    midhihii dhahar weeye
    miimi waa dha gobeede weeye
    ha mushaaxdo sanaage dalxiis manta ugeeya my dadkaygi aan ku faano jir oo jog my dhiigaygi 🥰❤💕💕

  • @juwayriyaabdirizaq2385
    @juwayriyaabdirizaq2385 3 года назад

    Maansha allaah thnks wllky xasan gatal

  • @amuunabdi2632
    @amuunabdi2632 3 года назад +2

    Hees waa dhaaaftay

  • @sapniitaaxmed6104
    @sapniitaaxmed6104 3 года назад +1

    Maakhari💋💋 blood WARSENGELI ❤❤🙏

  • @nacimoabdiali7943
    @nacimoabdiali7943 3 года назад +2

    To Tolkay Allaah haidindhowro

  • @nihaamohammed7274
    @nihaamohammed7274 3 года назад +2

    Esh cala hees war bal naga dhisa oo 1m gaarsiiya one love waroos🥰😍

  • @hayatabdi9205
    @hayatabdi9205 3 года назад +4

    Fast view
    Congratulations 💓❣️🎉🎊

  • @bilanabdikdir3024
    @bilanabdikdir3024 3 года назад +1

    Waaaw inaba caadi mhn

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax4878 3 года назад +1

    Dhiiga waan ku wataa horay usoco

  • @najaxciise1368
    @najaxciise1368 3 года назад +1

    Congratulations ♥️🙏

  • @sagaldahir818
    @sagaldahir818 3 года назад +3

    Hambalyo inadertay miimi and dum ducaale isku waara

  • @ayaanabshir54
    @ayaanabshir54 3 года назад

    Ciidaydii mirihi dhahr weye

  • @hassankaafi7190
    @hassankaafi7190 3 года назад

    Wwww m,a walaal Gantaal ❤️

  • @abdirashidelmi4201
    @abdirashidelmi4201 3 года назад +3

    Hala hala gantaal

  • @drmahdinuur4698
    @drmahdinuur4698 3 года назад

    Marwo weeye dhaladoo dhashii nasab kii iyo waa gobtii gobtu dhashay galmudug bay ku dhax mushaax day

  • @oomaarmohamed6557
    @oomaarmohamed6557 3 года назад +4

    Hhh wr hasan gantaalaw warsangelinimn subscribka kugu saary aakhiro mia ly qabsnya tlw warsanglw 8 million bd tihiina hygu ceebynina mesha odyga subscribta ku booba hhh

  • @saynabmaxud9749
    @saynabmaxud9749 3 года назад +2

    Nice songs

  • @sukaynamohammed5270
    @sukaynamohammed5270 3 года назад +1

    M.a 😍❤

  • @hayathassan2329
    @hayathassan2329 3 года назад +1

    Yartu Makhiri weeye 🩸🥰🥰🥰🥰

  • @cabdiqanriberyoffecial5376
    @cabdiqanriberyoffecial5376 3 года назад

    M.a
    Aroos wacan

  • @asadduuni_topic
    @asadduuni_topic 3 года назад +4

    Anoo somali kadhashay subscribe inaa raadiyo waa lagaficanyahay itaabta 👑🙏🏽

  • @kingzanco69
    @kingzanco69 3 года назад +1

    Legend

  • @fatimayarey1363
    @fatimayarey1363 3 года назад

    Esh calaa hees iskuwara walashay iyo wallkay

  • @dayaxentertainmentofficial1306
    @dayaxentertainmentofficial1306 3 года назад +5

    *ASC* *WLLAYAL*🤲🤲🤲 *2K* * WAX* *YAR* *IIGA* *DHIMAN* *FADLAN* *IGAARSIIYA*
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤🤲
    🤲🤲🤲❤❤❤🤲❤❤❤🙏🙏......

  • @ducaaleofficiall9140
    @ducaaleofficiall9140 3 года назад

    Wllke Hassan gantaal

  • @hamdastyle4688
    @hamdastyle4688 3 года назад +2

    My Sis Mimi and dum congratulations

  • @queenmanaal6319
    @queenmanaal6319 3 года назад

    M.a

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 года назад +4

    Heestani inay Tiktokta Qabsandonto inta igu Raacsan Ismuujiya #Subscribe Igu Caawiya 💯👍👍🙏

  • @kawsariinaawed5616
    @kawsariinaawed5616 3 года назад

    Wwwww

  • @nadiaragey1858
    @nadiaragey1858 3 года назад

    Makhir badhan mia home❤❤💝💝💝

  • @sukaynamohammed5270
    @sukaynamohammed5270 3 года назад

    Miimi iyo ducaale isku wara

  • @abdigafaromar1659
    @abdigafaromar1659 3 года назад +3

    Mid warsangaliya iga badiyey buraan intee legtahay idinkaa yaqaane

    • @shoaybadam9425
      @shoaybadam9425 3 года назад +2

      Ceerigbo badhan dhahar Laas qore buraan hadaaftimo xinglool celbuh midigle Rad carmle shinbiraale yubbe waa casamid saldanadda iska baro

    • @Ayaat-22342
      @Ayaat-22342 3 года назад +2

      Muqdisho by legthy😁

    • @amuunabdi2632
      @amuunabdi2632 3 года назад +2

      Ilaaa buurtii daalo buraan io hadaaftimo ma dhegeysan miyaaa😂

  • @bakayleyare
    @bakayleyare 3 года назад +2

    Subscribe igu caawiye alaha kusharfee😋

  • @ibraahinsaalax1146
    @ibraahinsaalax1146 3 года назад

    Xasan gataal

  • @aweyshassan4992
    @aweyshassan4992 3 года назад

    Sx heesta baydhabo oo cadi ah so sar codsi waye

  • @sultanmoha3120
    @sultanmoha3120 3 года назад

    😁😁🙏🏾

  • @wadhloowadhloo5965
    @wadhloowadhloo5965 3 года назад

    😆😆😆😆mini ma magacbaa imika muu muuna dheho haatan

  • @mudnaan7374
    @mudnaan7374 3 года назад

    gantaaal funns waxaan idinka codsaneyna inaaad subscribe inoo saara taan thsnks

  • @dayaxentertainmentofficial1306
    @dayaxentertainmentofficial1306 3 года назад +3

    *ISOO* *BOOQDA* *KING* OR
    .... *QUEEN* *plz*🤲🤲🤲🙏

  • @ahmedpato538
    @ahmedpato538 3 года назад +1

    Legend

    • @hibomohamoud4801
      @hibomohamoud4801 3 года назад

      Masha Allah, eshcala hees, Dhulkii suldaanada iyo boqortooyada ilaahoow ii daa reer tolkay❤🤲