Rahma Hassan رحمه حسن Dhawaaq Faraxlo _somali song _2024
HTML-код
- Опубликовано: 7 окт 2024
- Ereyada/ Abdihakiin Ali Abdikariim
Laxanka/ Nabiil Bulle
Music/ Mustafe Karama
Voice Recording song/ Kurbo Studio🙏🏻
Thank you❤️
Dhanteeye
Fahmi
Mindhee
Gadid
Mahamed dhagaxbuur - Видеоклипы
Welcome my beautiful people ❤somali and others fum ✨🫶🏻
Raxma hassan anather level ❤❤❤
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤❤❤
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤
Heesaha waxaa ka wanagsan Quraanka yaa igu raacsan😢
Aabo shaydaanki miyaa kukeenay 😂😂😂😂
Waan dhowahay rahma Hassan wa ictirafay jaceylkada ❤🎉
Raxma Xasan boqorada fanka ugu haysata🙏❤️
Hayaay laxanku waa: Lengendkii Nabiil Bulle❤
Ereyada 💯
Laxanka 💯 the legend nabiil bulle 🔥🔥
Music 💯
Codka 💯
Edit 💯 2:47
Hees wey dhaaftey ❤❤❤❤❤👏🏽👏🏽
Fananada kiliya ee aan dumarka tageero rahma Hassan IS not easy from og ❤
Jacayl So Dhawow Alh Wxn ka baryaya Inu Malintena Nagu Simo Mcne❤
King of moledy.nabiile bule
Ruxaanta musica .mustafe karama
Boqorada codka .rahma hasan
Wa laysugu tagay mesha 🥰
Alle waxan hees weeydhaaftay ee magaca haloo bixiyo ina adeertey qaaliyey rahma xasaneey afkaaga Malabka ah allow kuu barakee❤❤❤❤
Vocal recording ka inaga hagaaji wll
Allow inta qalbiyadooda is rabaan isku soodhawee❤
Nabiil Buulle hees uu laxan saaray, Mustafa Karaamana uu tumay axyaa hees runtii.
Raxma Xasan cod wanaag ❤
Woooow! Mulankii Weynaa Nabiil Bulle Ayaa isna Maraya Cajiib! Rahma hassan Codkeeda Anigu Bari Hore ayaan Qaatey ❤
😂😂😂
😂😂
Isaga maaha nio magaca si wacan u akhri
Laxanka legend baa saaray
Nabiil bule
Guuleed Sinba adigoo aan hees lasoo qaadin Yurub haka soo laabanin🎉
Ruuxani cod & heeso macanaa horta Agah ❤🎉
Raxma hassan is the best the song❤❤❤❤
Queen of the djabuti raxma xassan fana,nada kaliya codka ugu mcn wanku wataa sister keep going
Saalah sanaag
Rahma hassan Lapda Fanan Ee sandka UGu Haysta❤🎉
2badaba ma dhagesto ani waxa kuhesta rersomaliland
Onthe level rahma hassan
Saacadu waa 1:59 duhurnimo jiifa qolka hurdada 2024/9/27 maalin jimce ah hadii lasii noolado waan arki doonaa qoraalkan
Anina waxaan arkay qoraalkaaga 2:06 ❤
Best song❤
Hees hees dhaftay Rahma hassan shodhadaydii👏👏👏👏🔥🔥🔥
Machallah Rahma hassan ilahaaye ha Ku ilaliyo ❤
Rahmay qurbahad nagu ceebaysay waxay dharkii odayasha Turkey da xidhantee 🫢
Machaalah l etoile de djibouti
Heestaan hadii aan 10 jeer kucelceliyo xitaa kama dhergaay
Fananada kiliya Ee Aan dumarka ka tageero ku saco mss Rahma ❤🎉
the one and only rahma hassan horrey uu socoo from djibouti
Boqorada codka❤❤
Was waw waw rahma djiboutien
Rahma hassan Boqoradii fanka soomaliyeed❤
Raxma hassan anathar level ❤❤❤
Ayyy tan hes wey dhaftey magac kale halee bixiyo❤❤
Rahma Hassan wan Ku taageera Wana ku jclhy horey usocod wanagsan ku rajeyna🎉❤
❤❤❤❤❤❤boqorada fanka quen rahma hasen
Rahma Hassan Waxlke Queen ❤️👑
Incroyable 😍❤
Majirtaa mel tumida music lagu barto
Raxmo is not easy keep going
Raxma waxn jeclaan lahaa inaa gaadhiga kadoo dhexsaasto
Macaan sidan oo dhan hadaad i jeclaato waan u dhiman karaa saw ma ogid al muhim waan kugu dhaadan ilaa aqal dhisano❤❤❤❤❤❤❤❤
Waligey nah wn ku jeclan dona intan nolohy apdimaligow 😢❤️🩹
Rahma classic huno🎉
Fankaba adaa noo shida Rahma hassan
Hesahaga heesti ugu liidatay iga dheh xaga codka labisku waa shidan yahay
Rahma xasan hees wey dhameysay macaan soodhawaaaw halo bixiyo heesta
Rahmo hassan fanaanad jirta🎉
Rahma😢wll Malin waxa dhici donto dhihi dontid allow Hal jer Nafta igu celi wan tobad kenaya anan laga ogalan donin inta adunka Saran tahay ilahy u dupad keen 😭ilahy waa Naxris badne si walbo danpi ogu jirto Wu ka cafin allah u so labo
Qoftaa haraxeysatoo 😢udaay noloshedaa
Abayo raxmo hasan Alahi wankujeclahay guuuleso ok lakin hailowin salaada ok abayo inoolow❤❤❤❤❤❤
Waaw mcnteydii❤
My favorite fananad ❤❤
Like walee kaama bakhiilo guulayso rahmo
Rahma Hassan qurux badan
Hees iyo badh Ika dhee rahmadeydiii ❤❤
Hit song rahma Hassan well done music new style ababina Mustafa karama 🎵
Axyaa sowt❤
j aime cette chanson❤❤❤❤
Laxanka io cadka mcn weye lkn cod qabashada 10/4
The song is on another level
❤❤❤❤❤
Rahma 🔥
Ani single ahay jacel ansodhaweyo rawa oo dacad ah❤
heestn waxay isku laxan yihiin midii ahayd jacaylkaygaa ubaahan ictiraaf runtay miy mise waa kaligay😂
Wow! May favourite singer ❤
RAXMA Xasan ❤️❤️
Ina hassan farax abtidon ❤🎉
Rahma Hassan ❤❤
Amazing ❤❤
Rahma Hassan boqoradii fanka🙏🙏🙏🔥💪💪💪
Rahma caadi maaha❤
Yaa kabiir mulaxmiste sharmaarke maxamed bulle . Ninkaas fanka soomaaliyeed taalo weyn buu ku yeelan doona 🔥🔥
Woow rahma hassan ❤❤❤❤❤❤❤
10/10
Codkan codkii raxma maaaaha codkan cod qabashada looga dheeelay
Wow🔥🔥🔥🔥🔥
Machaallah rahma 😊❤
Song ❤😊
farxadu waa furaha guusha Yan daneystayl io ku helinn qaar ka madhan deeqda😍💞
Xaqiq abayo aqligaga alle haa kubarakeyo ❤❤❤
Hees qabiilaysan
Maame codkaaga xumantaad samaysaba daah .zaaraya
GOLDEN VOICE
woooooiw wlhi waa jaceeyl aan ladhacay ee jaceeyl soodhawoow wallaashey adna soodhawooow
Dumashiday waka fidhaa 《from___CIISE RUUSH》
Boqorada fanka Jah ❤m.a
𝐣𝐞𝐜𝐞𝐲𝐥 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐨𝐰 ❤
Rahma hassan boqoradii fanka djbouti
𝙩𝙝𝙚 𝙧𝙚𝙖𝙡 𝙦𝙪𝙚𝙚𝙣 𝙧𝙖𝙭𝙢𝙖 𝙭𝙖𝙨𝙖𝙣 𝙢𝙮 𝙨𝙚𝙨𝙨𝙩𝙚𝙧
raxma❤❤❤❤❤❤❤❤❤
abdikarim ali shaaaah heer abwaanimu bu gaadhay layaab layaab walahi🔥🔥🔥
ina Ali shaah maaah😂 zxp c/kariin heelo weyaan
Esh cala hees ❤
YAA ZALAAM WLL RAHMA🔥🔥ONTHER DISING SONG
Waaaw eesh calaa sood isha doqontu kaa dadan raxma ❤❤❤❤❤❤❤
Rahmo hassan so beautiful girl ❤
Wax kale rahma Hassan hit song keep going team rahma 1000 like 🙏
qorada fanka sister Raxma hassan& Nabil bulle 🎉❤
waaw mcn waaye💯💯💯💯💯👸
Codkii Janada. Calayk Calayk Raxma Xassan. ❤
THE QUEEN❤❤
ʀᴀHᴍᴀ ɪɴ ᴛHᴇ ʙɪLᴅɪɴɢ❤